
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Ethiopian foreign minister pays surprise visit in Somalia Sat. May 26, 2007 07:46 pm.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article (SomaliNet) Ethiopian foreign minister Seyoum Mesfin who had secretly visited in the Somalia capital Mogadishu is reported to have had close doors meeting with the top officials of interim government. During his clandestine visit in Mogadishu, Mr. Mesfin met with Somalia president Abdulahi Yusuf Ahmed and his premier Ali Mohamed Gedi over the relations between the two countries and the role the Ethiopian can can take in the reconciliation process. Other reports say that the visit by the Ethiopian foreign minister was related to plans to open the Ethiopian embassy in Mogadishu. The relation between the two government of Somalia and Ethiopia has improved after the Ethiopian forces defeated the Islamic Courts Union which used to control much of southern and central Somalia.
-
Ciidamo Bolis Ah Oo La Wareegay Xamar -------------------------------------------------------------------------------- Muqdisho(Calanka.com) 25-May-2007 Taliye xigeenka gobolka Banadir, ahna madaxa howl-galinta ciidamada booliska G/sare C/qaadir Beebe ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada boliska ey la wareegeen gacan ku haynta caasimadda Somaliya ee Muqdisho. Ciidamadan boliska ayuu Beebe sheegay in ey si buuxda ula wareegeen lix iyo tobanka degmo ee gobolka Banaadir eyna ku sugan yihiin saldhig kasta oo bolisku ku lahaa degmooyinkan. Beebe ayaa ka codsaday shacabka gobolka Banaadir in ey la shaqeeyaan ciidamadan boliska uguna baaqay in wixii hadeer laga bilaabo ey tagi karaan ruuxii qaba dacwad shidhigyada ku dhowdhow si wax looga qabto cabashadooda. Arinkan ayaa kusoo beegmay xilli maalintii shalay eheyd ka dhawaajiyay gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb in ciidamada maleretiga banaanka looga saarayo Muqdisho lana geyn doono goobo loo cayimay. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
^^^Desperate people. Mohamed Dheere is securing the capital as he did Jowhar. Thus keep crying words are your last weapon. Mogadishu roads have been cleared.
-
More than a window of opportunity exists today.
-
Adeer, again you mention Tigray a tool you think spares you from adressing the key issue. 1. The governemnt of Somalia was attacked by armed groups interested only in keeping their loot and the status quo as it was. This group even introduced terror tactics and suicide bombings unheard of before in Somalia. It was they, who invited foreign fighters into the country, these rougue groups gave them the advantage they sought. To counter this the TFG asked for international help and Ethiopia answered this call in order to save itself from this group led by its arch enemy Asmara. Thus our [somali TFG] interest and that of Adis-Ababa have become one for this objective of breaking the back of the armed groups who were threatening both governemnts. 2. Is it propoganda that this group used suicide bomb attacks againts the President of Somalia [killing his brother]? Is it propoganda that this group burned the Somali flag in public in Kismayu? highlighting that what ever the pretences they were not interested in national matters. Is it mere "Melez propoganda" that these fools declared war on Ethiopia and then cried about their use of tanks and airplanes in this war? Adeer it is easy to blame Ethiopia for our shortcomings, it is easy to hide behind nationalisam and then support those who never build a single admin and even burned the flag. Again adeer, the TFG never started this war, it was the clan courts who did, it was them that sent the children on a holly mission which they fled. They promised heaven but never risked their lives as they did the children. The TFG used what ever method in its disposal to break their back and, now you complain while you was quite in the build up. Duke.
-
Suldaan Maxamed C/qaadir oo Shaaciyey inaan Cidna ka Horjoogsan Shirka Muqdisho Last Updated::2007-05-24 17:51:55 Hargeysa (Jam)- Suldaan Maxamed Suld Cabdiqaadir oo ka tirsan madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in aan ciidina iska hortaagi karin ka qayb galka shirka dib-u-heshiisiinta Soomaalida ee la filay in lagu qabto. Bisha June magaalada Muqdisho, hase yeeshee ay tixgalin doonnaan hadday xukuumaddu dan u aragto inaan laga qayb galin. Suldaanka oo shalay u warramayey TV-ga madaxabannaan ee “SLTV” waxa uu ka jawaab celinayey go’aan golaha Guurtidu ku cusbooneysiiyey Salaasadii Doraad qaraarkii hore loogu xaarantimeeyey ka qeyb galka shirarka dib-u-heshiisiinta. Waxa aanu ku bilaabay oo yidhi; “Arrin aanu maamulka Somaliland kala tashan in la lays kaga kaco, runtii ma qurux badna, laakiin arrinta Guurtida ka soo yeedhaya, salaadiinta iyo guurtida laba shirguddoon bay kala leeyihiin, iyaga [Guurtida] waa gole xukuumadda, kana [salaadiintuna] waa mid dhaqan. Golaha dhaqanku waa bilaa xudduud, waa gole nabad uun u taagan lamana odhan karo meel ma tagi kartaan meel uma kici kartaan, anigu waxaan qabaa in aanay goluhu [Guurtida] na xukumin nana haysan karin arrintayadana aanay faro galin karin, laakiin haddii ay lana noqoto in aanu ka qayb galno [shirka dib u heshiisiinta Somaliya] waanu tixgalinayaa xukuumadda iyo maamulka jira, waananu kala tashanaynaa hadday na ogolaato iyo hadday nadiidoba.” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo la waydiiyey in uu isagu shaqsi ahaan shirka Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in aanu isagu tallo goosanayn kalidii balse ay salaadiintu ay iska arkayaan kana wada tashanayaan arrintaa. Suldaan Maxamed oo la waydiiyey inay Madaxweynaha iska arkeen arrinta ku saabsan shirka Dib-u-heshiisiinta iyo in kale, ayaa waxa uu ku jawaabay; “Waxaanu ka ballansanahay Madaxweynaha in aanu iska aragno [arrinta shirka] iyadoo maalmaha soo socda oo bariba laga yaabo kulanka aanu Madaxweynaha kula ballansanahay arrintaa in uu qabsoomo.” Hase yeeshee Suldaan Maxamed waxa uu ka gaabsaday in uu sheego tirada Salaadiinta ay barito ay Madaxweynaha kula yeelanayaan. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ku eedeeyey xubno ka mid ah golaha Guurtida in ay u dhuun daloolaan oo iyagu ka warhayaan shirka laga abaabulayo Muqdisho iyo Dawladda Embagaati. Waxaanu yidhi; “Dadkani maalinba walba madaxda Xamar joogta way la hadlaan, Cali Mahdi shalaytoo [doraato] u dambaysay ayey la hadleen xalayto [habeen hore] ayey Golaha Guurtidu la hadlayeen. Dee ma iyagaa waxqarsanaya oo ummadda doonaya inay daba waydaartaan, anigu waxaan leeyahay Golaha Guurtidu waxay ka siidaynayso idaacadaha, waar waa la is ogyahay oo rag badan oo Golaha Guurtida ku jira ayaan ognahay oo u dhuun daloola xukuumadda Embagaati oo habeen walba la hadla, haddaad doonaysaa annigaa qaa’imada ku soo qori magacyadooda oo idiin sheegi doona maxaa ummadda loo wareerin.” Suldaan Maxamed Suld Cabdiqaadir, waxa uu Golaha Wakiillada ku eedeeyey inay dalka galiyeen xaalad siyaasadeed oo adag, isagoo tusaale u soo qaatay tallaabada ay Madaxweynaha kaga dhimeen kharashkii u qornaa Madaxweyihii hore ee geeriyooday [Cigaal], sida uu eedayntiisa ku tilmaamay. Sidoo kale, waxa uu Suldaanku ku tilmaamay hoggaanka uu madaxda ka yahay Madaxweyne Rayaale, mid aan fahmid ujeedadii ay dadweynuhu u soo doorteen, isagoo ku dhaliilay in loo baahan yahay sidii loo furfuri lahaa shacbiga go’aankooda loo caddayn lahaa, warkana Burco iyo Hargeysa la dhaafiyo oo caalamka loo sheego in Somaliland la soo noqtay wixii 1960-kii la tagtay, “balse,” ayuu yidhi; “aqoosiga aan lagu koobin wasiir arrimo dibadeed ayaa meel heblaayo tagay iyo Madaxweynihii ayaa wafti qaabilay.” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka tirsan madax-dhaqameedyada ka soo jeeda gobolka Hargeysa, waxa uu hore uga qaybgalay shirkii dib-u-heshiisiinta soomaalida ee lagu qabtay magaalada Carta ee dalka Jabuuti sannadkii 2001-dii, shirkaas oo ahaa kii lagu soo dhisay xukuumaddii uu madaxda ka ahaa Cabdiqaasim Salaad Xasan. Suldaan Maxamed markii uu shirkaa ka soo laabtay ay xukuumadda Somaliland xabsiga u taxaabtay, waxa sii-dayntiisu ka dambeysay cafis ay xukuumaddu u fidisay markii dambe. Xigasho Jamhuuriya HorseedNet.com
-
Stealth: With all due respect Puntland is the main problems sited by Somaliland authors and web journals. Even this author admits Puntland[sSC] is no go zone for the secessionist movement. The people of the state chased Riyaale out of LA, and defetaed an armed group led by the war chief who was sacked for this debacle Th author even points out that even the economy of the secessionist state are conneceted to Puntland. Thus what are these claims you are making? As for the titel much ado about nothing. What are you celebrating, you are unrecognised, you can not even convince the clans you claim are oart of your phanton state. As for Ethiopia, you used to boast about this special relationship with Adis, all your leaders covet it. Thus is Adis decided to support your competitors rather than you, this highlights a weakness from your side than anything else. Somalithinker. You ahve yet to address the main issue of the thread. 1. Economic, defence and international affairs. All are arena's your secesionist junta have failed in thus far. So whats there to celebrate?
-
Lower Shabbele admin announced: victory for locals
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
THE CIRCUS IS IN TOWN SELF-DELUSION OF ANOTHER RECONCILIATION
General Duke replied to Qudhac's topic in Politics
In Somaliland, we don't' settle arguments at the point of an AK47, or through self-martyrdom, we debate, cajole and reach a consensus." What was the war between Egaal & Tuur? Or the attacks on the Somali people of SSC? People seem to make things up as they go... -
Lower Shabbele admin announced: victory for locals
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulka Cusub ee Gobolka Sh/Hoose oo Maanta Kulan ku yeeshey Hotel Lafweyn ee Magaalada Muqdisho: Muqdisho DMC 26 May 2007. Waxaa maanta kulan isbarasho yeeshey Maamulka Cusub ee Gobolka Shabeellada Hoose,kaas oo ay ka soo qeybgaleen odeyaasha iyo waxgaradka Beelaha ,waxaana Kulanlaas ka soo qeybgaley Guddoomiyaha iyo 3da Guddoomiye ku xigeen ,Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Baraawe,Awdheegle,iyo Marka . Kulanka ayay si fiican isku barteen masuuliyiinta,siyaasiyiinta,nabaddoonnada Beelaha Gobolka dega,waxaana halkaas laga soo jeediyey hadallo aad u qiiro badan oo lagu guubaabinaayo maamulka Cusub iyo Bulshaweynta shabeellada Hoose. Hadalada halkaas laga soo jeediyey ayaa waxaa ka mid ahaa inay Beelaha Biimaal iyo Digil joojiyaan Khilaafaadka iyo tanaasulaad la,aanta dhax yaalla,waxayna isku booriyeen in la beddelo dhaqankii horey loogu yiqiin Beelahaas kaas oo ah inay isxasdaan. Sidoo kale maamulka iyo waxgaradka ayaa isku raacey inay isu tanaasulaan Beelaha isku hasytey maamullada Degmooyinka,Taas oo muuqatey inay aad ugu faraxsan yihiin maamulka mar haddii maamulka laga reebey Kuwii muddada dheer u maamulaayey gobolka oo halkaas ka geystey dhibaato aad u culus. Qaar ka tirsan odeyaasha Beelaha ..... ee Demooyinka Qoryooleey,Baraawe iyo Awdheegle ayaa waxay na soo gaariisyeen dhambaallo Taageero ah oo ay u hayaan maamullada Gobolka iyo kan degmooyinka oo shaley lagu dhawaaqey,waxaana Beelahaas ka mid ah Beelihii dhowaan Cabashooyin u gudbiyey wasiirka Koowaad. Waxayna sheegeen inay Tanaasuleen mar haddii dadkii la magacaabey ay yihiin shucuubta ka soo jeedda Mandiqadda shabeellada Hoose,waxaana Odeyaashaas ka mid aha Sheekh Cabdisalaan Sheekh Axmed Fiqi,Xuseen Maxamed Xasan,oo ka tirsan odeyaasha Degmada Qoryooleey ee Sidoo kale odeyaasha Beesha dhowaan cabashooyinka u gudbiyey wasiirka Koowaad ayaa caddeeyey inay ka tanaasuleen Cabashooyinkooda mar haddii waxa maamulada Loo dhiibey ay yihiin dad walaalahooda. Ugu Dambeyntii Guddoomiyaha Cusub ayaa sheegey inay u diyaargaroobaan sidii ay maamulladooda u hanan lahaayeen,wuxuuna sheegey inaan laga aargoosan doonin dadkii deegaankaas xukumi jirey sidoo kale waxaa loo oggolyahay inay si nabad ah ku noolaadaan haddii aysan la imaanin dhibaato,waxaana la gudboon buu yiri inay aqoonsadaan martinimadooda. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegey in si adag loogu diyaargoroobo sidii loo hanan lahaa guusha usoo hoyatey Beelaha Gobolka shabeellada Hoose,wuxuuna sheegey in xornimo buuxda la gaari doono marka uu maamulka shaqeeyo,wuxuuna ku adkeystey in loo diyaargaroobo dhimasho dhaawac,Hanti oo la bixiyo,maxaa yeeley buu yiri Gobolka waxaa yaalla Qodaxyo badan oo ay maleegeen dadka dhulkaas si xaqdarro ah ku maamuli jirey. Mar aan Guddoomiyaha weydiiney sida uu u arko magacaabistiisa, ayaa waxa uu sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay magacaabistiisa wuxuuna sheegey inuu u gudan doono si caddaalad ah,mar aan weydiiyey waxa uu qaban doona marka ugu horreysa ee uu Gobolka Tago wuxuu sheegey inuu xoogga saari doono dhinaca nabadgelyada. Sidoo kale waxaan weydiiney sida uu ka yeelaayo dadkii Gobolka maamuli jirey,wuxuu sheegey haddii aysan dhibaato la imaanin ma ka aarsaneyno waxayna ka mid noqonayaan Rayidka loo Talinaayo,haddiise ay dhibaatooyin la yimaadaan waxaan ka qaadi doonaa tallaabada ku habboon,sidoo kale ma jiri doonto in si sharciga ka baxsan qof loogu xadgudbo Asagoo hadalkiisa sii wata ayaa sheegey inay qaarkood u soo hambalyeeyeen islamarkaasna ay si buuxda noola shaqeyn doonaan,waan soo dhoweyneynaa haddii ay sidaas ku socdaan. -
Lower Shabbele admin announced: victory for locals
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Lower Shabbele admin announced: victory for locals
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulka Gobolka Shabeellada Hoose oo Shaley La Magacaabey: Wareegto ka soo baxdey xafiiska Ra’iisulwasaaraha ayaa shaley si rasmi ah loogu dhawaaqey maamulka gobolka SH/Hoose,waxaana xubnaha lagu Dhawaaqey ee Gobolka ay ka kooban yihiin 11 Xubnood, iyo 6 maamul degmo. Xubnaha la magacaabey ee Gobolka ayaa intooda badani waxay ka kooban yihiin dadka ka soo jeeda Gobolka shabeellada Hoose,inkasta oo ay ku jiraan 3 xubnood oo kala ah Taliyaha asluubta Gobolka iyo ku xigeenka Maxkamadda Gobolka oo ka soo wada jeeda ...........,sidoo kale waxaa xubnaha Maamulka degmada Kunturwaareey ku jira qof ka soo jeeda Beelaha......... Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada ayaa ka soo jeeda Beesha ,halka ku xigeenka arrimaha siyaasadda uu yahay Biimaal ,ku xigeenka dhinaca Maamliyadduna uu yahay Beesha Digil . Si kastaba ha ahaatee Maamulka Gobolka Shabeellada Hoose ayaa markii ugu horreysa waxaa hurmuud ka noqdey dad ka soo jeeda Beelaha Gobolka,waxaa maamulka Gobolkan lagu soo darin Beelihii mudada dheer halkaas xoogga ku maamuli Jirey . -
Dowladda KMG ah oo maamul u sameysay gobolka Sh/hoose Mogadishu 25, May.07 ( Sh.M.Network) Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa maanta maamul cusub u magacowday gobolka Sh/hoose, iyadoo xafladda magacaabista ay ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddaan oo ka dhacday Hotel Lafweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay Mas'uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda KMG ah ee Somalia iyo madax ka socota maamulka gobolka. Qoraal uu ku saxiixan yahay Ra'isulwasaaraha xukuumadda Somalia oo ay ku qornaayeen magacyada gudoomiyaha gobolkaasi iyo K/xigeenadooda ayaa waxaa saxaafadda u aqriyay wasiiru dowlaha arimaha gudaha dowladda KMG ah Max'uud Sayid Aadan. 1. Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose: Dr. C/qaadir Sheekh Max'ed Nuur 2. K/xigeen dhinaca siyaadada: C/laahi Muuse Abuukar. 3. K/xigeenka labaad: Max'ed Ibraahim Xuseen. 4.Arimaha bulshada: C/laahi Cabdi Cumar. 5. Xoghayaha gobolka: Sheikh Sayid Sheikh Abbe. 6.Taliyaha booliska gobolka: G/sare Aadan Xasan Cali. 6.Taliyaha nabadsugidda gobolka: G/le Xasan Ibraahim Aden. 7.Taliyaha ciidanka asluubta: G/le Max'ed Cali Maalin. 8.Taliye K/xigeenka Asluubta: Dhamme Cabdi Nuur Sheikh Max'ed. Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose oo hadal kooban siiyay suxufiyiinta magacaabistiisa ka dib uu sheegay in uu wax weyn ka qaban doono dhinacyada bulshada iyo amaanka gobolkaasi, waxaana uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in loo magacaabo gobolkaasi. Magacaabista gudoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli amaanka gobolkaasi uu sii xumaanayay maalmihii la soo dhaafay Click here to find shabelle news in english Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Baarlamanka KMG ah oo maanta ansixiyay qorshaha dib u heshiisiinta qaran Mogadishu 26, May.07 ( Sh.M.Network) Baarlamanka Somalia oo maanta ku kulmay magaalada Baydhabo waxa uu ku ansixiyay cod aqlabiyad ah qorshaha guddiga dib u heshiisiinta Somalia ee uu madaxda ka yahay Cali Mahdi Max’ed. Kulankaan oo ay soo xaadireen in ku dhow 160 mudane ayay uga doodeen qorshaha shirka dib u heshiisiinta qaranka ee dhowaan dowladda KMG ah ay ku dhowaaqday in uu ku qabsoomayo magaalada Muqdisho bartamaha bisha June ee soo socota. Dood dheer ka dib ayaa baarlamanka Somalia uu isku raacay in la ansixiyo qorshaha shirka dib u heshiisiinta qaran, iyadoo ilaa 151 mudane ay u codeysay halka 8 kalena ay ka aamustay sida uu ku dhawaaqay natiijada Gudoomiye K/xigeenka labaad ee Baarlamanka Somalia, Cismaan Cilmi Boqorre oo shir gudoominayay kulankaan. Kulankaan oo uu ka qeybgalay Ra’isulwasaaraha Somalia, Cali Max’ed Ghedi ayaa Ra’isulwasaaraha qudbad dheer oo uu halkaasi ka jeediyay waxa uu kaga hadlay howlaha shirka dib u heshiisiinta qaran. Geedi ayaa waxa uu sheegay in shirkaaasi uu yahay mid lagu heshiisiinayo beelaha kala duwan ee Somaliyeed ee khilaafka uu ka dhaxeeyay 16 ka sano, isagoo sheegay in guddiga shirkaasi hagaya ay ku shaqeyn doonaan axdiga KMG ah iyo siyaasadda dowladda Somalia. Waxa uu sheegay inuu jiro in dadku ay kala saari la' yihiin guddiga qaranka ee dib u heshiisiinta ee baarlamanka kal hore uu ansixiyay iyo guddiga aan dowliga aheyn ee kal hore Baarlamanka uu ansixiyay, waxaana uu tilmaamay in gudigaasi uu ka mid yahay hay'adaha kala duwan ee dastuuriga ah halka gudiga aan dowliga aheyn uu howlihiisa ku eg yahay qabashada shirweynaha dib u heshiisiinta. Kulankaan ayaa ku soo beegmaya xilli guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta qaran Cali mahdi Max'ed uu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay hay'adaha deeqaha bixiya gaar ahaan hay'adda UNDP oo bixineysa qarashaaadka shirka. Click here to find shabelle news in english Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
^^Adeer, I am not disputing that fact, nor do I care much for Mr Raage or the other Mogadishu former strong men. However why critice these men and yet support the likes of IndaCade [allleged drug baron UN] and Abukar Cadaan who was a business partner and ally in street battles with Raage. As for intellegence agencies Sharif Ahmed gave some info as he fled the battle he sent the children into. Alleged drug barons, warlords and criminals who sent children to their deaths are made into saints. When one mentions them they mention "Ethiopia" it wont wash
-
Somalia: The Dynamics of Post-Intervention Political Failure
General Duke replied to Castro's topic in Politics
Northerner I have answred your questions, and the evidance is posted on SOL daily. I know I will not convince a secessionist and other die hard haters of peace and stability. However so far so good, the backs of the Asmara group is broken. -
The important word here is renegade their address is in Asmara. Oh its ammusing to say the least.
-
Somalithinker, I am pleased you responded in defence of the Somaliland project. However was I unfair in my simple analysis of the situation on the ground? Also the evidance I presented was not from a unionist but the author is a secessionist and the site which posted it is a Somaliland one. I would never play down the achievements of my own people saxib. But a small dose of reality is essential in movong forward.
-
^^^Xiin is not being honest. This man was a business partner with Abukar Cumar Cadaan for years they started the Banadir company together and managed the natural port of Ceel Macan. Thus if one accuses him of dirty money and then is a beloved supporter of Abukar Cadaan, its not being honest. Anyhow now he is working with the AMISOM troops.
-
Somalia: The Dynamics of Post-Intervention Political Failure
General Duke replied to Castro's topic in Politics
Northerner I am not surprised you believe you achieved something in our exchange, because as a secessionist supporter I know delusional grandeur is at the heart of the break away groups dilema. So I give you this "goal" that you ahve scored in your mind, after all I don’t much care for personal gratification. Somalia is ok, Mogadishu is getting face lift and the government against the odds is still standing growing stronger by the day. -
Somalia: The Dynamics of Post-Intervention Political Failure
General Duke replied to Castro's topic in Politics
Xoogsade: Adeer, I understand why you are so pessimistic, but I don’t think your negative feelings have some how given you the ability to see the future or gage what the average elder from various clans feel. I told you before it was the clan courts who were build on quick sand and the TFG was made up of solid stuff, now lets see this event take place without taking much notice of those “Somali experts”. As for begging, adeer those who are in Asmara led by former Qad merchant and Qaynyare lackey Sharif Xasan and the fake Mujahid Sharif Ahmed are begging, Yusuf Yey is in Villa Somalia. -
^^^Adeer you seem to hold allot in your heart, hence you are constantly harking on about revenge and even using upper case letters to highlight the differences between an “US” and a “WE” What ever do you mean lad? Does that mean you played a role in the genocide of 1991, or do you hold it against me that I mentioned the grave historical crimes committed against many clans including those of Mogadishu by these factions in the 16 year period? Do tell lad, and mentioning Tigray every other line will not make up for your lack of an argument. Nor make it easier for you.
-
Somalia: The Dynamics of Post-Intervention Political Failure
General Duke replied to Castro's topic in Politics
Ah well, it’s a case of moving the goal post a bit further. Yesterday it was all about “they can not control” the capital. Now its about the reconciliation conference, we shall have to wait a little while to see of its success. Remember President Yusuf went through two important reconciliation conferences one in Garowe which created Puntland state the other abroad in Nairobi which put in place the Federal charter and this government. Thus he has the experience in such matters. Anyhow it matters not what the donors give, it will go to Mogadishu, for food, accommodation and transport, but you neo-nationalists would like it to be held in Asmara in order to help the economy of Mogadishu, amusing. Northerner You seem to have lost your composure and are sounding ever more desperate with regards to the success of the TFG. I am surprised that you are now an expert on the south. Let me give you some truth, Mogadishu is calm, and if the likes of known trouble makers like Ahmed Diriye, Goobanle, Cirfo and Qare and not being harmed then the average innocent person will fare better. You see how Puntland has been quite and Jowhar was quite, Mogadishu insha Allah will be even more secure and it is being transformed by the minute, the evidence is even on SOL, one only has to open the eyes and the heart and go beyond one’s prejudices. PS: I am disapointed you have no answer to the questions I posed, thus highlighting the bankruptcy of the secessionist movement today.