General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^As usual one is bereft of ideas nor does one take any positive action to change the situation while at all times criticizing the efforts of others and defending the moron clan court leadership all from the comfort of ones own home. Wonderful stuff adeer.
  2. Degmooyin Cusub oo Puntland lagu darey Last Updated::2007-07-10 14:45:54 Garowe:-Maalintii shaley Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe oo ay yeesheen Golaha Wakiilada. Kalafadhiga Caadiga ah ee ay yeelanayeen Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Goluhu Degmooyin cusub oo ay yeesheen Gobolada Mudug, Nugaal iyo Sool. Gobolka Mudug ayaa waxaa loo ansixiyey in Degmada Xarfo ay ku soo biidho Degmooyinka Gobolka Mudug oo horey dhinaca maamul Goboleedka Puntland ay ahaayeen Sadex Degmo oo kala ah Xarunta Gobolka, Degmada Goldogob, iyo Degmada Degmada Jariiban. Gobolka Sool ayaa sidoo kale waxaa loo ogolaadey in ay Degmo Qaadato Magaalada Kalabayr, waxaana Gobolka Nugaal Maanta loo ansixiyey in Degmooyinkeeda ay ku soo biidho Degmada Godobjiraan. Maamul Goboleedka Puntland oo Cago ku taagnaa teer iyo sanadkii 1998-deedi tan iyo xligii uu jirey waxaa lagu soo kordhiyey Gobolo Cusub iyo Degmooyin dhawr ah, waxaana ay taasi timid ka dib markii Deegaanada Puntland la arkey in uu u baahanyahay in maamulku uu ku fido Deegaano hore. waxaana sababtu ay timid ka dib marki la arkey Degmooyinka iyo Gobolada Cusub in ay heli karaan dahqaalo ay ku daboolaan habsami u socodka maamuladooda. Mohamed Ali (Dalmar) HorseedNet News Desk.
  3. Israel: Arab League Envoys Postpone Visit July 10, 2007 15 19 GMT Envoys from the Arab League, including the Egyptian and Jordanian foreign ministers, have postponed a scheduled visit to Israel on July 12 and will instead meet on July 25, Israeli Prime Minister Ehud Olmert's office reported July 10, declining to state a reason. During the meeting, which will mark the first visit of Arab League envoys to Israel, the two sides are set to discuss the revived Arab peace initiative.
  4. Hawl gallo ka socda Muqdisho Last Updated::2007-07-10 15:03:48 Mogadischo:-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadanka Soomaaliya waxaa maanta ka socda hawl gallo xoogan oo ay wadaan Ciidamada Amaanka ee Gobolka. hal galladaan ayaa waxaa ay ka socdaan inta u dhaxaysa waddada soddonka ilaa waddada wadnaha ee magaalada Muqdisho, labadaas waddo oo labada dhinac ee Woqooyi iyo Koofur ka kala xiga suuqa weyn ee Bakaaraha, iyada oo Ciidamada Dawlada ku meel gaarka ahna ay Baarayeen Goobaha Ganacsiga Guryaha iyo Gawaarida marayey Wadooyinka. sidoo kale Wadada aadan Cade ayaa iyana maanta waxaa ka socdey Baaritaano xoogan oo lagu baarayey Gawaarida. Shirkadaha Isgaarsiinta iyo kuwa Xawilaadaha ayaa Ciidamada DF Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa Itoobiyaanka ay Baarayeen, waxaana maalint shaley Irdaha loolaabey shirkada Hormood Qeybteeda Degmada Heliwaa ka dib markii lagu eedeeyey in ay qarsadeen Hub farabadan. Maanta ayaa waxaa ay soo ururiyeen Hub u farabadan Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka waxaana ay ka soo ururiyeen Baaritaano ay ka sameeyeen Shirkado ku yaala Deegaanada Waqooyi iyo Guryo si gaar ah loo leeyahay. Afhayeen u hadley Ciidamada Booliiska DF Soomaaliya ayaa sheegey in ay sii wadayaan Hawl gallada nabad ku soo dababalida iyo Hub ururinta. sidoo kale waxaa saaka hawl gal laga sameeyey Degmada Dharkeenley gaar ahaan agagaarka halka lagu magacaabo Macmaanka iyada oo halkaas habiinkii xaley lagu dhaawcay Taliyihii Ciidamada ee Degmadaas xili uu ku guda jirey haw gal. Ciidamada ayaa waxa laga soo xigtey in ay wadayaan hawlahaan tan iyo inta ka horeyso shirka dib u heshiisiinta qaran xiliga uu dhacayo oo ku aadan 13-ka Bishaan. Mohamed Ali (Dalmar) mohamedali11@gmail.com HorseedNet News Desk.
  5. Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo Dowladda Federaalka oo ka wada hadlay Mushkiladda ka taagan Suuqa Bakaaraha Talaado, July 10, 2007(HOL): Qalalaase iyo kala-haad muddo shan maalmood ah ka taagnaa Suuqa Bakaaraha ayaa ugu dambeyntii waxaa shir isugu yimid Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, Guddiga Ammaanka Qaranka iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir, iyagoo ka wada hadlay sidii loo maareyn lahaa mushkiladda ka aloosantay Suuqa Bakaaraha. Labada dhinac oo dood ka yeeshay sidii xal loogu heli lahaa arrinta Suuqa Bakaaraha oo aaney wax dhaqdhaqaaq ganacsi ah ka jirin muddo shan maalmood ah ayaa ugu dambeyntii waxaa la isku af-gartay qodobo ay ka mid ahaayeen: In la sameeyo Guddi Ganacsatado ah oo Ciidamada Dowladda Federaalka la socda marka ay howlgallada baarista ah sameynayaan. In gudaha Suuqa Bakaaraha laga sameeyo Saldhig Boolis oo laga sugo ammaanka Suuqaas oo ah midka ugu weyn Soomaaliya. In Shirkadaha waa weyn ee Ganacsiga loo sameeyo Ciidamo Boolis ah oo ilaalo u noqda, maadaama hubkii ay heysan jireen ay Dowladda Federaalka horay uga qaaday Iyo in Ciidamada Dowladda Federaalka lagu gacan siiyo howlgallada ay ammaanka ku sugayaan, isla markaana lagu wargeliyo dadka ka dambeeya falalka nabadgelyo darrada ah. Suuqa Bakaaraha oo ay ka xoogsadaan dad badan Soomaaliyeed ayaa muddo shan maalmood ah wuxuu ahaa mid aaney ka socon howlo ganacsi, waxaana taasi ugu wacnaa iyadoo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku daadisay ciidamo tiro badan oo holwgallo baaris ah ka sameynayay, iyadoo intii ay howlgalladaas socdeena ay dhaceen ilaa 6 qarax oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah iyo Ciidamadii howlgallada sameynayay. Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa iyagu waxay maalmahan ka cabanayeen falal aan wanaagsaneyn oo kula dhaqmeen Ciidamada Dowladda Federaalka oo ay sheegeen in ay mararka qaarkood kala kulmaan dhac iyo handadaad, sidaas darteedna waxay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ka codsadeen in ay Ciidamadaas ka xakameyso. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku yaala oo ah Suuqa ugu weyn ee Soomaaliya ayaa waxaa ku xiran nolosha dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo manaafacaadsada raashin quutul-daruuri ah oo Suuqaas looga iibyo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com
  6. ^^He was elected by the resp's of the people, like all presidents before him even the late great Adan Cade, A/rashid and so on. He has a mandate, however this article is bull, Puntland is part of the TFG and thats that.
  7. ^^^Adeer not my hero's these men what ever their history are doing a good job as the mayor of Mogadishu and as the coordinator of the NRC respectively. Their past is not a prerequisite to their future actions. Also adeer there is a group still who have not overcoem their desire for loot and blood. One group is now throwing bombs and making noises the other continues to day dream about occupaying lands. Those individuals who lead them are worse than Ali Mahdi and MDheere, who at least have changed thus far.
  8. The bombers can not hide any where, and they should not use the house of Allah as sanctuary.
  9. ^^^Tragic indeed. May Allah give them peace..amin
  10. ^^^The clan elders are not the same as the politicians and militiamen thats true for every clan. They want reconciliation and have chosen that path. Shame on those who propogated the false news in the first place. Horn, Bravo brother.
  11. Israel has full diplomatic relations with Egypt (the Israel-Egypt Peace Treaty was signed in 1979), Jordan (the Israel-Jordan Treaty of Peace was signed in 1994) and Mauritania and trade relations with Qatar. :confused: Yet these countries continue to fuel the Somali fire.
  12. Arab League Delegation to Make Unprecedented Visit to Israel By Robert Berger Jerusalem 09 July 2007 Berger report (mp3) - Download 624k Listen to Berger report (mp3) The Arab League is sending a delegation to Israel this week for the first time. As Robert Berger reports from VOA's Jerusalem, the 22-nation organization is pushing a new initiative for Mideast peace. The visit of the Arab League delegation to Israel is a sign of deep concern about the violent takeover of the Gaza Strip last month by the Islamic militant group Hamas. Moderate Arab states want to push Israel to revive peace talks with Palestinian President Mahmoud Abbas, who heads a western-backed government in the West Bank. They believe that negotiations on the creation of a Palestinian state could prevent a similar takeover of the West Bank by Hamas. So the foreign ministers of Egypt and Jordan will visit Israel this week on behalf of the Arab League to discuss what is known as the Arab peace initiative. It calls for all Arab states to establish full diplomatic ties with Israel in exchange for a full Israeli withdrawal to the 1967 borders. Israel rejects that demand because it would mean giving up Jerusalem's Old City and all West Bank settlements. But Israeli officials say the visit of the Arab League delegation is "historic." Israeli Foreign Minister Tzipi Livni "The opportunity is to find the common denominator between Israel and the other moderates in the world, but also in the region," said Foreign Minister Tzippe Livni. "And there is [a] common denominator and there are mutual interests. Nobody wants to see Hamas succeed." But after the forces of Mr. Abbas were routed by Hamas in Gaza, many Israelis believe handing him major concessions would be a grave mistake. Israel TV journalist Yohanan El Rom says Mr. Abbas did not abide by the internationally-backed "Roadmap" peace plan, so he should not be rewarded with a Palestinian state. "He is a leader of the Palestinian Authority in name only. He is weak, he has not kept his promises, the first item on the Roadmap was to dismantle the terrorist infrastructure, he did not do it," said El Rom. "He is reaping now his inaction. He is a failure as a leader." President Abbas is also pushing for peace talks with Israel, saying the hope of a Palestinian state will improve his standing among his people and show them the benefits of moderation. But Hamas, which seeks Israel's destruction, says Mr. Abbas is an illegitimate leader and any negotiations with him are doomed to failure. Israeli officials say Prime Minister Ehud Olmert is to meet with Mr. Abbas next week. The exact date and location of the meeting has not been announced.
  13. Cali Mahdi oo qudbad dheer ka jeediyay galabta gunaanudkii shirka wada tashiga beelaha ******. Mon-09-July-2007 audio
  14. Its unfortunate if this clan actually does not turn up. However I doubt that any one man actually speaks for the whole clan and one will get sub-clans with various degrees of interest. For example here is a title I came across on HornAfrik.com Hadalo isqilaafsan oo ka soo baxaya qaar ka mid ah mas'uuliyiinta beesha ....... Mon-09-July-2007 audio Thus expect more contradictions in the coming days. Its a hot ticket this NRC
  15. In Somalia's 'city of death,' hope is reborn By Marc Lacey The New York Times MONDAY, MAY 1, 2006 BAIDOA, Somalia It can be hard to shed a nickname after it has caught on, especially one as potent as "city of death." That is the title this place earned in 1992 when a famine struck Somalia and the suffering was centered in Baidoa, a bush settlement in what had been the country's breadbasket. But Baidoa is eager to redefine itself after years of war and drought. There is something in the air here that has not been around for ages: a glimmer of hope. There was little of that 14 years ago, when Baidoa's streets were lined with the skeletal bodies of the dead and the only orphanage was losing 10 to 15 children a day to hunger. The first President George Bush, who at the end of his term initiated an ill- fated attempt to bring aid to this war- torn region, visited Baidoa in January 1993. He saw refugees sleeping on patches of cardboard along roadsides. At Baidoa's orphanage, he visited ailing children. "I don't think there will be any leaving of the Somali people to suffer the fate they had been suffering," Bush said. Things did not turn out that way, as the U.S. peacekeeping mission soon collapsed. Nine months into the Clinton administration, the U.S. involvement in Somalia was ended after an American Black Hawk helicopter went down in Mogadishu, the capital, and a deadly battle ensued between the U.S. soldiers and a local warlord, General Mohammed Farrah Aidid. Gunmen continued a long history of terror in this city, which had witnessed Somalia's slow descent into chaos. It was overrun four times by Aidid's fighters or government troops during the civil war that led to President Mohammed Siad Barre's ouster in 1991. Virtually all of Baidoa's larger buildings have been destroyed in the fighting, and the people have become used to what would be considered anarchy anywhere else. Baidoa's dismal past hung heavy in the air Saturday, as scores of Somali leaders gathered in a food warehouse converted into the country's Parliament building. There was speech after speech about everyone's desire to end the suffering. "We appeal to Somalis wherever they are to stop fighting," said the Parliament's speaker, Sharif Hassan Sheik Aden. Somalia's transitional government, carefully balanced by clan, came into being in 2004 after marathon peace talks in Kenya. It had a rocky start, with the first session of Parliament, in a Nairobi hotel, descending into a melee. In fact, because the fighting by militias continues, finding a foothold in Somalia has been difficult. Mogadishu is considered far too unsafe for the new government, so President Abdullahi Yusuf Ahmed and Prime Minister Ali Mohamed Gedi opted instead for the town of Jowhar, about 100 kilometers, or 60 miles, to the north. But Aden, the Parliament speaker, objected, paralyzing the effort. Baidoa, about 225 kilometers to the northwest of Mogadishu, is the compromise. It will be the capital until Mogadishu's warfare can be quelled. Gedi predicted that will take months, but years appears more likely, as Islamic militants battle with warlords who have formed what they call an antiterrorism coalition. There have been 13 failed attempts at creating a government since 1991. Mario Raffaelli, Italy's special envoy to Somalia and a veteran of the peace efforts, contends that the talks that led to this government were more inclusive than in the past. Another reason for the hopeful atmosphere in Baidoa is that the only way to go, it seems, is up. The first step at governance was to repair and paint the tin-roofed food warehouse and stock it with desks and chairs. "This is the only big building that is still standing," said Abdallah Dero Isaac, the minister of constitutional affairs. "The rest are destroyed." Standing at attention along one wall of the Parliament were smartly dressed police officers, men and women, who had recently graduated from a United Nations-sponsored police academy. The problem: the officers lack guns to take on the outlaws. Fortunately, the militias that ruled Baidoa until recently have been relocated to camps outside of town, where they have received food and retraining. But creating an oasis of calm remains a huge challenge. "We want Baidoa to be an example for the rest of Somalia," said Mohamed Ibrahim Habsade, who is a member of Parliament as well as the warlord who controls Baidoa. Habsade was helping to kick off reconciliation meetings among the country's traditional elders, who have played an important role historically in Somalia's clan-based culture, but have been pushed aside by warlords who rule by the gun. "The warlords are the problem creators," said Malak Muktar Malak Hassan, chief of the traditional chiefs in Baidoa, who puts his age at 104. He is optimistic, but only if the power shifts to the vast majority of Somalis seeking peace. "They are living on war," he said of the warlords, many of whom have top roles in the government. "If there is no war, they can't live. "Traditionally," he added, "the elders ran the country." Nobody does now. Somalia is divided up by men with guns. But the people of Baidoa clearly want to break with the past. "We want this to be over," said Ibrahim Mohamed Omar, 26, who has grown up as his city has fallen down. He and others want Baidoa to replace its awful nickname with something forward-looking. Something like: Baidoa, the interim capital. BAIDOA, Somalia It can be hard to shed a nickname after it has caught on, especially one as potent as "city of death." That is the title this place earned in 1992 when a famine struck Somalia and the suffering was centered in Baidoa, a bush settlement in what had been the country's breadbasket.
  16. ^^Adeer A/Qasin evil is contained his armed forces are defeated and as you have hinted he is getting a good security by the NSS. preoccupied with some other minor issues like (Baidao, Gedo, SNF, Baardheere) rather than the pressing issues like Kismayo's & this failed reconciliation process on July 15th Adeer Baidoa is booming economicly and socially and the locals are are in control. Bardheere and Gedo need allot of work untill there is Justice Kismayu is simple matter of removing some clan militia out of their holes and restoring the beauty of that much raped city. As for the reconciliation conference, well its on course and it matters not if a small desperate groups like A/Qasin or a "spokesperson" are pissed.
  17. Kulan dhexe maray Madaxda Puntland iyo Ergooyinka uga qeyb galaya shirka dib uheshiisiinta Qaranka, deegaanada Puntland. Kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Puntland iyo in kabadan 162-Ergo, oo matalaaya deeganada Maamul Goboleedka Puntland kuwaasoo isku diyaarinaya sidii ay ugu anbabixi lahaayeen magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya oo uu ka furmoyo shirka dib u heshiisiinta qaranka oo furmaya bartamaha bishaan aanu ku jirno, ayaa waxaa hadalo ka jeediyey Madaxweyne Cade Muuse iyo kuxigeenkiisa. Kulankaan oo ay soo qabab qaabisay Hayada PDRC,ayaa waxaa ugu horeyntii hadalka jeediyey,Agaasimaha Hay'adda Cilmi baarista Puntland oo marka la soo gaabiyo looyaqaan (PDRC)-C/raxmaan C/lle (Shuuke), ayaa sheegay in kulankaan looga hadlayo sadex armood oo kala ah. 1.In la isbaro, Ergada oo kakala yimid, deegaano kala gadisan oo kawada tirsan Maamul Goboleedka Puntland. 2.In ay ahaadaan kuwo isku Mawqif ah. 3.In Ergada iyo Madaxda Puntland ay wada kulmaan inta aysan dhoofin.. Sidoo kale waxaa halkaasi hadal ka jeediyey C/qaadir Nuur Dirir, oo ah Gudoomiyaha Gudiga,Ergada Puntland,uga qeyb galaya shirka dib uheshiisiinta qaranka ee dhawaan ka furmaya magaalada Muqdisho, isagoo sheegay Gudoomiyuhu in aysan jrin wax caqabad ah oo hada hortaagan Gudiga, isagoo intaasi raaciyey, in uu la hadlay gudoomiyaha shirka dib u heshiisiinta qaranka uuna ka codsaday, in Ergada Puntland, la dajiyo isku meel ama meel isku dhoow si ay isaga warqabaan, amaan koodana, la'adkeeyo, tasina waa nalka aqbaley ayuu yiri,C/qaadir Nuur Dirir. Dhanka kale waxaa halkaasi hadal ka jeediyey Madaxweyne Cade Muuse oo sheegay in Ergada matalaysa Beelaha Puntland, ay u tanaasulaan walaalhooda Soomaaliyeed, ayna ku dhiiri galiyaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen, nabad kusoo dabaalida dalka Soomaaliya oo mudo kabadan 17-sano ku jirey xaalad fowdaa. Cade Muuse oo la'sii dardaarmaya Egarada ayaa yiri"waa in aad difaacadaan danaha Deegaanada Puntland,aadna ahaataan dad isku duuban oo isku mawqif ah. Waxaa isna halkaasi hadal ka jeediyey Madaxweyne K/xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqurac, oo sheegay in Ergada matalaysa Beelaha Puntland ay ahaadaan kuwa isku dooban oo mideysan sidaas daraadeedna ay sameystaan Afhayeen u hadla oo mar walba soo bandhiga Mawqifkooda. Si kasbata ha ahaatee Ergadaan oo gaaraysa 162, sida uu sheegay Gudoomiyaha Gudiga Ergada PL,C/qaadir Nuur Dirir, ayaa sheegay in 15 ka bisha ka hor ay ka dagi doonaan Ergadaan ka socota Pl magaalada Muqdisho. Isku soo wada duuboo waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku qulqulaaya dhamaan Odayaasha iyo waxgaradka Beelaha Soomaaliyeed kuwaasoo, ka qeb galaya shirka dib uheshiisiinta qaranka ee furmaya 15 ka bsihaan aanu ku jirno sida ay shaaciyeen Gudiga daadihin doona shirkaas,balse waxaa is waydiin mudan, maadaama magaalada Muqdisho ay ka socodaan qaraxyo dilal, sidee usocon doonaa shirka dib u heshiisiinta qaranka. Said Ahmed Husein,umalx85@hotmail.com
  18. Muqdisho: Cali Mahdi oo maanta soo gabagabeeyay shirkii beelaha ****** ee Hotel Lafweyn (Muxuu ka yiri halkaasi) 9. July 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa maanta hotelka Lafweyn ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulankii shalay ugu furmay beelaha ****** oo ay ka soo qeybgaleen ku dhawaad 200 ergo oo kala madalayey beelaha ******. Kulankan oo maanta arrimaha looga hadlayey ay ugu weynaayeen labo arimood oo kala ah in marka hore beelaha ****** ay dhexdooda ka heshiiyaan iskana cafiyaan wixii colaad ah ee horay u soo kala dhex maray oo ay iska ilaabaan, sidoo kalena ay cafis weydiistaan beelaha kale ee walaalahooda oo ay iyagu wax u geysteen iyo qodobka kale oo ahaa u diyaar garoowga iyo ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee la filayo inuu ka furmo Muqdisho qodobadaasi oo ay isku raaceen dhamaan xubnihii ka soo qeybgalay shirkaasi. Kulanka maanta oo ahaa mid aad u qiiro badan ayaa waxaa ka hadlay xubno kala madalayey beelaha ****** kuwaasoo ku dheeraaday in ay lagama maarmaan tahay 17 sano kadib in la iloobo wixii horay u dhacay kuwaasoo isugu jiray odayaal dhaqameedyo, culumaa’uddiin, aqoonyahano, siyaasiyiin magic ku leh beesha ****** iyo haweenka. Gabagabadii kulankaasi oo la isku waafaqay qodobadaasi ayaa hadal qiiro leh uu halkaasi ka jeediyay Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta shirweynaha beelaha Soomaaliyeed Md. Cali Mahdi Maxamed oo ku dheeraaday in Soomaaliya ay maanta ku sugan tahay marxalad adag xalkana uu ku jiro in ay iyada gudaheeda ka heshiiyaan bacdamaa buu yiri dhowr jeer shirar loogu qabtay dalka dibadiisa. “Soomaali marka laga hadlayo waa hal qoys mana ahan qoysas iska soo horjeedo, waa ******, kaas waa *******, qoladaas waa *** waxaasi waa caqabadaha keenay dhibaatada hada taagan, anigu waxaan ogaa hal Soomaali oo jirtay, ma ogi meel ay ku soo kala hartay” ayuu yiri Md. Cali Mahdi oo ka soo qeybgalayaasha shirka ay sacab iyo mashxarad loogu garaacay. Md. Cali Mahdi ayaa ugu baaqay ka soo qeybgalayaasha kulankan hadii ay daacad ka tahay sida uu maanta indhihiisa ku arkayey in ay Soomaaliya gaareyso xal loogu gudbo dhibaatada taagan, “waayo udub dhexaadka mushkilada Soomaaliya waxaa la sheegayaa inay tahay beesha ******, hadii ay heshiis gaaraana ay sahlan tahay sidii looga gudbi lahaa caqabadaha taagan loona gaari lahaa midnimo Soomaaliyeed” ayuu yiri Cali Mahdi oo kula dardaarmay ergooyinkaasi iney fuliyaan qodobada ay maanta ku heshiiyeen isla markaana ay horsed u noqdaan ka soo qeybgalka shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  19. Kulan odayaal ****** ah uga socday Hotel Lafweyn oo la soo gabo-gabeeyay Marko 09, July 07 ( Sh.M.Network)- Shir Balaaran oo ay yeesheen Beelaha ****** oo muddo labo maalmood ah uga soconayay Hotel Lafweyn ayaa galabta lagu soo gabogabeeyay, iyadoo ay isla gaareen in ay si buuxda uga qeybgalaan shirka dib u heshiisiinta qaran ee Bartamaha bishaan lagu wado in lagu qabto caasimadda Somalia. Shirka beelaha ****** oo ay ka qeybgaleen in ka badan 400 oo ruux oo isugu jira odayaasha dhaqanka, siyaasiyiin, waxgarad, dhalinyaro iyo haween ayaa gabo-gabadiisa waxaa ka hadlay guddoomiyaha guddiga beelaha ****** Xaaji Cabdi Iimaan oo sheegay in ay ka qeybgalayaan shirka dib u heshiisiinta qaran. Kulankaan ayaa gabogabadiisa waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo uu aqriyay Max'ed Xasan Doob oo ka mid ah xoghayeyaasha kulankaasi. Kulankaan oo uu ka qeybgalay guddoomiyaha shirka dib u heshiisiinta beelaha Somaaliyeed Cali mahdi Max'ed ayuu ka sheegay in ay tahay in laga gudbo caqabadihii hortaagnaa beesha ayna tahay lama huraan in laga midoobo dhan kasta. Cali Mahdi waxa uu yiri "Somalia waa mid qura oo hal heyb ah. Isagoo ka hadlayay howl-gallada ka soconaya suuqa Bakaaraha maalintii 5aad ayuu sheegay in kulan maanta ay yeesheen madaxweynaha dowladda KMG ah, C/laahi Yuusuf, Guddoomiyaha gobolka Banadir Max'ed Dheere iyo ganacsatada magaalada Muqdisho ay isla gaareen in la furo meelihii la xirey ee suuqa Bakaaraha, ciidamada ka howl-galaya in lagu daro guddi ganacsato, isla markaana saldhig boolis laga furo suuqa dhexdiisa, iyadoo ganacsato kasta lagu dari doono 5 ka mid ah ciidamada booliska si ay u ilaaliyaan hantidiisa. Click here to find this article English Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.
  20. ^^^I just found it funny. Ya Qudach. Its good when we all recognise each other. The TFG and we recognise the rights of the North West to be part of the Federal system.
  21. From Mbagathi to the TFG, things are changing in the North West of Somalia.
  22. Wasiirka Arrimaha Dibaddu, waxa uu kula taliyey dowladda Cabdillaahi Yuusuf ee Soomaaliya inay xoogga saarto xaaladda adag ee weli ka jirta Muqdisho, kana waantowdo ishortaagidda iyo carqaladaha ay ku hayso madax bannaanida Somaliland. Waxa kale oo uu ka digey in siyaasadaha dowladda Cabdillaahi Yuusuf kaga soo horjeeddo arrinta Somaliland ay keenayso xaalad aan loo baahnayn inay ka abuurto Mandaqadda. Waxana uu yidhi qoraalka wasiirku, "Dowladda Federaalka Ku-meelgaadhka ahi waa inay u jeestaan xasilinta xaaladda weli cakiran ee ka jirta Muqdisho, inta ay ka soo horjeedsanayaan Somaliland madax bannaanideeda oo ah arrin xaqiiqo ah". "Sida ishortaagnimada iyo hal-abuur la'aanta ah ee dowladda TFI (Dowladda Federaalka Ku-meel-gaadhka ah) uga soo horjeeddo Aqoonsi-raadiska Somaliland iyo Dimuqraadiyaddeeda sida fiican u sii horumaraysa, waxay ku kordhinayaan xiisad aan loo baahnayn Geeska Afrika, waxayna wiiqayaan dedaalkeeda ku wajahan xasilinta Muqdisho, " ayuu raaciyey qoraalku. Source: Wargeyska Geeska Afrika