
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Goldogob + Bur Salah: Candidate Nuradiin A Diriye tours Mudug
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Goldogob + Bur Salah: Candidate Nuradiin A Diriye tours Mudug
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Goldogob -
MUSHARAX NURADIIN AADAN DIIRIYE OO SI WEYN LOOG SOO DHAWEEYEY DEGMADA GALDOGOB EE GOBOLKA MUDUG Isniin 24. 11. 2008 Halkaan ka daawo sawiradii Goldogob Nofeembar 23, 2008 Musharaxa iyo waftigiisa oo ka koobnaa waxgarad, nabadoono, iyo aqoon yahano ayaa maanta gallinkii hore waxay booqasho ku tageen degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Musharaxa iyo wafdigiisa ayaa halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyey, waxaana meel ka baxsan magaalada uga horyimid maamulka degamda, nabadoono, culumaa’udiin, waxgarad iyo dadweyne aad u faro badan. Soo dhaweenta kadib waxaa uu musharaxu soo dhexmaray magaalada Goldogob iyadoo dhinacyada wadooyinka magaalada ay buuxiyeen dad lulayey caleemo qoyan kuwaas oo doonayey inay arkaan musharaxa. Intaas kadib ayuu musharaxu wuxuu kulamo kala duwan la yeeshay waxgaradka iyo odoyaasha degmadaas, wuxuuna u bandhigay barnaamijkiisa badbaadinta Puntland. “Ujeedayduna waxay tahay in aan maanta Puntland badbaadiyo. Waad ogtihiin waxa ay Soomaaliya ku sugan tahay waad ogtihiin in maanta Puntland ay ka jirto Cadaalad darro dhanka arimaha bulashadda sida Waxbarashada, caafimaadka, nolosha, ammaanka. Waad la socotaan caruurteena in aysan waxbarasho joogta haysan,… in ay maanta u baahan yihiin waxbarasho…. Waad la socotaan hooyooyinka caafimaad darada haysata..…Anigu maanta waxaan doonayaa in aan Puntland badbaadiyo waxaana idinka doonayaa in aad ila badbaadisaan” ayuu yiri Musharax Nuradiin Aadan Diiriye. Waxaa ayaguna goobtaas hadal ka soo jeediyey waxgaradka iyo isimada reer Galdogob oo halkaasi ka cadeeyey sida weyn ee ay u taageersan yihiin Musharaxa mudane Nuuradiin. Dadkii halkaasi ka hadlay waxaa kamid ahaa: Mudane Nuuradiin intii uu ku sugnaa Galdogob wuxuu soo booqday qaar ka ka mid ah goobaha wax barashada waxaana halkaasi aad ugu soo dhaweeyey Ardayda iyo macalimiinta iyo maamulka dugsiyadaas. Mudane Nuuradiin Aadan Diiriye oo baryahaanba booqoasho ku kala bixinayey deganada Puntland ayaa maanta booqashadii uu ku tagay Degmada Galdogob oo ka mid ah degmooyinka ugu waaweyn ee Gobolka Mudug ayaa waxay ku dhamaatay guul iyo is afgarad, waxayna reer Galdogob u ballan qaadeen Musharaxa inay hiil iyo hooba la garab istaagayaan Musharaxa ololaha uu ugu jiro inuu ku hanto hogaanka Puntland, si markaasi loo badbaadiyo dalka hooyo.
-
I am for Gen Abdullahi as well with Pro Yusuf Ali as VP.
-
NY: School in Long Island named after Barack Obama
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I dont mind at all mate, just does not make sense how you found that fact ammusing. -
Has Presidnet Yusuf ever insulted a nation or state, even a rival?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^Rudy you still around mater?? -
NY: School in Long Island named after Barack Obama
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^lol. why is that so ammusing? -
Has Presidnet Yusuf ever insulted a nation or state, even a rival?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Now that we have dealt with the topic and Somliland just being a state within the Somali republic,,, Oh my what did he say about her? -
Has Presidnet Yusuf ever insulted a nation or state, even a rival?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Adeer this was not about the secessionist agenda and yet we have two brothers who do not belive in unity rushing in. As for your comment, it is not relevent at all. -
Gen Ilka Jiir in SANAAG SANAAG
-
Has Presidnet Yusuf ever insulted a nation or state, even a rival?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Somaliland is a state within the republic, like Puntland State of Somalia, President Yusuf has never insulted the Puntland state since he left its helm either. -
Mogadishu: 30 Al Shabaab corpses left after battle
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
They are sending youths to their deaths. -
Maleeshiyaad hor leh oo meydadkooda laga helay Muqdisho Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 22-November-08 Ku dhawaad 30 meyd ah ayaa laga helay goobihii ey dagaaladu ka dheceen shalay galab ee degmooyinka Yaaqshiid iyo Huruwaa, waxaana saraakiisha ciidamada dowladdu ku sheegeen meydadkaasi kuwo lagu dilay dagaal qaraar oo shalay dhexmaray iyaga iyo kooxaha kasoo horjeeda dowladda. Dagaalkan oo ku bilowday markiisii hore rasaas teel-teel ah ayaa isu badalay mid xoogan oo jilbaha la isu duugtay, waxaana uu yimid dagaalkani kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa Itobia ey ka war heleen goob ey isku urursanayeen kooxahani, sida ey xaqiijiyeen saraakiil horkacayay ciidankii shalay dagaalka galay. Ciidamada dowladda ayaa ka gaabsaday qasaaraha kasoo gaaray dagaalkani, laakiin ilo xog ogaal ah oo shabakadda calanka la xiriirtay ayaa xaqiijiyay in ey iyana jiraan qasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray ciidamadii dagaalkaasi galay. Dagaalkan oo socday ku dhawaad laba saacadood ayaa ku fiday deegaano dhowr ah oo ka mid ah degmooyinka Huruwaa, Yaaqshiid iyo qeybo ka mid ah Wardhiigley, waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Saraakiisha ciidamada ayaanan kala saarin kooxahan meydadkooda la helay maanta, laakiin waxa ey carabka ku dhifteen in ey ahaayeen kooxo isugu jira kuwa Maxkamado sheegta iyo Al-shabaab. Dhanka kale afhayeen u hadlay mid ka mid ah kooxihii shalay dagaalka la galay ciidamada ayaa sheegay in ey iyaguna dileen 10-askari oo Itobian ah, laakiin warkan ayaanan laga cadeyn meelo kale. Inta badan meydadka maanta la helay ayaa ahaa dhalinyaro da`dooda lagu qiyaasay 16-20-jir, waxaana ey wali yaalaan halkii ey dagaaladu ka dheceen. Doraad ayay aheyd markii 17 ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu dilay degmada Wadajir, waxaana dilka maleeshiyaadkani ey yimaadeen kadib markii weerar ey kusoo qaadeen guri uu daganaa gudoomiyaha degmadaasi oo lagu magacaabay Amed Daaci.
-
The main contenders. Gen Mohamoud [Cade] Muse Hirs Gen Abdullahi Ahmed Jama [ilka Jiir] Prof. Muxyadiin Ali Yusuf Prof. Umar Sheikh Ali [Farjac] Abdirahman Mohamed Mohamoud Faroole Col. Hassan Abshir Farah Nurudin Diriye Said Mohamed Raage There are many others, and they will be added to the list as the threads gets updated.
-
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Layzie G, we should send you as one of our future MP's in the future Federal Parliment. As for Red, adeer only one group have carried out suicide bombings in Somalia, and actually introduced it and braged about it. Thus Puntland and all the other factions from entral regions to Mogadishu have never done this. Also you suppose Puntland also bombed itself as it did Hargaysa just to make it interesting. Red you seem more confused than usual saxib. -
Djibouti: President Yusuf to lead Government delegation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwan adeer you seem to be on some other medicine these days. The US will ontinue to marganalise the Al Shabaab group and the networks that support them. The Djibouti initiative is simple to divide the opposition into the good lads and the bad ones, the bad group are led by Xasan Dahir and are combined with Al Shabaab. The good lads are led by Sharif Ahmed and Janagow they are politicians who want to make deals. Hence what does Sjarif Ahmed want and what can President Yusuf offer? The points were clear the US policy is not going to switch to secessionists dreams. There are too many seperatist areas in Afria and Somaliland is not even a feasable one. Thus the meaningless Oodweyne comments is just like the man who paints his own prison. Adeer Somaliland if it was to be anything it would be reognised by Djibouti which evidently has long recognised the TFG and Yusuf Yey. -
Has Presidnet Yusuf ever insulted a nation or state, even a rival?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
JB: Adeer in every engagement between Yusuf and the secessionist Yusuf ame out on top. Was he not the one who hased you fellows out of LA years ago? Thus stik to the topic and dont re write history. Abwan, again the topi is simple and your response has supported the posters premise. Yusuf does not insult nations and states, he might make ironic comments to get on the nerves of some warlords and their lackeys, but in terms of diplomay he is old school. Thats why he had the support of Uganda, Yemen, Saudi, Ethiopia and others at the same time. Unlike the secessionist who as JB knows can get the support of no one. -
NY: School in Long Island named after Barack Obama
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lool. My case with through family. -
Djibouti: President Yusuf to lead Government delegation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saacadaha soo socda gaaraya dalka Jabuuti (Breaking and Carmooyin Exclusive) Sida ay sheegayaan ilo ku dhow dhow xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliyeed Mudane cabdulaahi Yuusuf Axmed waxaa lagu wadaa in sacaadaha soo socda uu madaxweynuhu gaaro magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti oo haatan ay ka socoto qaban qaabada wareeg kale oo ka mida wada hadalada nabada dalka Soomaaliya. Sida ay sheegayaan ilo ku dhow dhow xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliyeed Mudane cabdulaahi Yuusuf Axmed waxaa lagu wadaa in sacaadaha soo socda uu madaxweynuhu gaaro magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti oo haatan ay ka socoto qaban qaabada wareeg kale oo ka mida wada hadalada nabada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa iminka ku sugan dalka Kenya magaalada Caasimada ah ee Nairobi waxaana uu isu diyaarinayaa in daqiiqado yar kadib uu gaaro garoonka diyaaradaha Wilson Airport oo ay diyaar iu tahay diyaaradii u qaadi lahady dhanka jabuuti. Wax badan lagama oga ujeedka socdaalka madaxweynaha waxaase warar aanu helnay ay sheegayaan in uu madaxweynuhu doonayo in uu dar dar geliyo barnaamijka dib u heshiisiinta ah ee gogoshiisu taalo dalka Jabuuti. Wixii warar ah ee kusoo kordha safarka madaxweynaha ka filo carmooyin.com goor kasta oo inasoo aadan Insha Allaah. -
As usual we have some people here making snide comments with regards to the Somali President. For example they are saying that he is afraid to insult a certain nation as if his usual manner is to shout down and insult those nations he sees as rivals or againts his interest? This is absolute falsehood. The President is a man who attacks lawless criminal groups such as the warlords who occupied Mogadishu for the past 17 years. Yes we know what he thinks of the fake clan militias pretending to be religious scholars. However even at the hight of the mini war did he ever insult Eritrea & Aferwarki? Did he ever even insult Somaliland, or even deny it was a real regional entity? No, its not in the old Col nature to bad mouth nations and he will not start now. Sorry to those who would like to make an Ant into an Elephant.
-
Djibouti: President Yusuf to lead Government delegation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
loool.The US policy is to support Al Shabaab? did they not just put more of them on the finance black list. Also did they not take out most of their leaders including Cayrow? Anyhow President Yusuf seems to be at the top of his game now, with his diplomatic shuttle, which has resulted in more AU support even Kenya sending more troops. Uganda promising more, and Libya with financial assitance. The defunct cabinet of Nur Cade was trashed by the old man regardless of what Mesfin or anyone wanted or threatened. All in all Yusuf if involved can speed up the results. -
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer Al Shabaab could not storm a minor officials home and lost 17 militias just this morning. Thus go with your fantasy and talk about how big and brave they are in Hargaysa maybe the victims of the suicide atacks will want to get your perspective on this group.. -
One has to be recognised for something in order to make such a statement ..
-
NY: School in Long Island named after Barack Obama
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. I dont have an American accent yet, I have a confused, Cockney & Yankey thing going on.lool. My daughter is the only one who undertsands. But when I want to I can put on that East London slang nah mean.