General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Money, for the firts time I agree with you old man. Khat is a cancer in our society, like how Opium was to the Chinese.
  2. Somalipride adeer, we are not there you are. Take good pics of the cities, Garowe, Qhardo, Carmo, Bossaso and all others you visit. Put a well rounded report together about what you see, get others to help and put a late 2008 early 2009 picture of Puntland State. I also welcome the Presdients comments today, wonderful step and keep it up sir.. Duke
  3. ^^^Yup they have stated they mis spoke , and it was only a section of their admin. The old man has a great deal of support. Hey pride, why not give us a photo update of Puntland How things look Garowe and all..
  4. Caawa iyo Xaqiiqada Baydhabo 18. december 2008 Waxaa kor u kacay xildhibaanada la safan Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaraya caawa 105 xildhibaan Waxaa Xarunta madaxtooyada lagu soo bandhigay cajalad Video ah oo laga ´duubay kulankii baarlamaanka ee 15-kii December 2008 oo uu gudoomiyaha Baarlamaanku sheegay in lagu ansixiyay golaha wasiirada Nuur Cade soo magacaabay, cajalada waxaa ka muuqda xildhibaano labo gacmood taagaya oo gacantiiba loo xisaabiyay hal cod, taasoo ka dhigaysa in xildhibaankii labo cod lee yahay Waxaa Baydhabo ka dhoofay Nuur Cadde oo wata laba warqadood oo uu u saxiixay Gudoomiyaha Baarlamaanka laba garab u qaybsamay La soco APL, wargalnimo iyo waayeelnimo
  5. NN: I get you old man, the effort of the people helped. But these folks are upset at what? The Pics are from Bossaso port, for equipement going to LasQoray for its port. One must highlight the posative aspects of our region as others like to highlight the negetive. Again wonderfull pics and may the second port development take shape and a new Bossaso emerge..
  6. Taliye madaxeed ka tirsan Xoogaga Maxkamadaha oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaalada Beledweyne Khamis 18. 12. 2008 Somalia - Sida aan wararka ku helnay waxaa Magaalada Baldweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay dagaal u dhexeeyay Isbaheysiga Garabka Jabuuti iyo Isbaheysiga Garabka Asmara oo ay waheliyeen Kooxaha Alshabaab shalay gabal dhicii ilaa xalay saqdii dhexe. Dagaalkan oo si kadis ah ku biloowday ayaa marki danbe isu rogay dagaal aad u weyn oo ay si toos ah ooga wada qeeyb galeen kooxihii la isku oran jiray Maxakamadaha,kuwaaso in muda ahba isu muujinayay cadow nimo iyo colaad. Warar aan lagu klasooneyn ayaa sheegaya in Gabi ahaanba ay la wareegen Gacan ku heeynta Magaalada kooxo ka amar qaata Xassan Daahir Aweys iyo Alshabaab. Ugu yaraan 3-qof ayaa ku dhimatay oo kujiro Taliye madaxeed lagu magacaabi jiray Cilmi Indho yare, tiro kalena weey ku dhaawacantay Dagaaladaan ka dhacay Gobolka Hiiran. Allidamaale.com Ilyaas
  7. Banaanbax Balaran oo maanta ka dhcay Magaalada Garoowe Xarunta DGPL Isusoobax balaaran oo ay soo abaabuleen ururada haweenka iyo dhalinyarada ayaa manta ka dhacay gudaha magaalada Garoowe Ee Xaruta gobolka nugaal ayagoo socod ku soo maray dariiqyada waaweyn ee isla magaalada . Banaanbaxayaashan ayaa waxay wateen Calanka soomaaliya islamarkaana waxay ku dhawaaaqayeen ereyo ka dhan ah lidina ku ahaa dowlada Dalka Kenya , kadib markii ay dowlada Kenya ku dhawaaqday in Xanibaad dhabka hawada iyo hantida ka taala dalkeed ay ku soo rogeyso Madaxweynaha soomaaliya C/laaji Yuusuf Axmed iyo Qoyskiisa mudo hada laga joogo laba maalmood . Dhaliyaradaan iyo Haweenkan ayaa hadba waxay dhinac istaagayeen goobaha dowlada iyo weliba goobaha ay dadka ku badan yihiin kuwas oo siweyn u muujinayay dareenkoda ay kaga soo horjeedaan dowlada Kenya . Dadkan banaanbaxayay ereyada ay ku dhawaaqayeen ayaa waxa ka mid ahaa Kenya ha joojiso qaadka ay keento dalka gaar ahaan DGPL waxayna sidookale ku dhiiragelinayeen dadka ku sugan dalka Kenya in ay iyana ka qaashaamadan ay isaga soo baxaan . Socodkan dheer oo ay markaasi ay ku soo maren madaxtooyada DGPL ayaa halkaasi qudbadkooban oo ay ka soo jeediyeen haweenku oo ku aadaneyd in ay Kenya dhaliil xoogan usoo jeediyaan . Dhanka kale Degmada Burtinle Gobolka Nugaal ayaa iyana waxa isugu soo baxay dad aad u farabdan islamarkaana ka banaanbaxayay Arintan Ayagoo dhaliil culus u soo jeediyay dowlada dalka Kenya waxaana siweyn uga dhexmuuqday banaanbaxaasi Uruada haweenka Degmadaas. C/naasir Yaasiin SBCInternational- Garowe,
  8. Isbaheysiga Asmara oo Qarka u saaran in ay la wareegaan Xarunta G/hiiraan Balad-weyne Magaalada B/weyn oo ah xarun u ah Gobolka Hiiraan ayaa labo u kala qeybsan iyadoona Magaalada ay ku wada sugan yihiin Xoogag Asmara iyo Jabuuti, waxaana magaalada ka taagan cabsi laga qabo in uu halkaasi ka qarxo dagaal uu dhiig ku daato. Kala qeybsanaanta Magaalada ayaa ka dambeysay ka dib markii goor dhoweyd ay is rasaaseyn gaaban dhex martay Xoogaga kala fikir ahaan kala taabacsan Garabka Asmara iyo Jabuuti, waxaana xoogagaas ay ku kala sugan yihiin labo qeyb oo Magaalada ka tirsan. Xaalada kacsanaanta ee wali ka taagan Magaalada ayaa ka dambeysay kadib markii xalay maqribkii gudaha Magaalada B/weyn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha oo sida la rumeysan yahay taabacsanaa Garabka Jabuuti iyo darawalkii qaaska ahaa ee Cumar Xaanshi oo ah xoghayaha ciidanka ee garabka Jabuuti. Xoogagan oo Siyaasad ahaan is khilaafsan isla markaana kala taageersan Garabyada Jabuuti iyo Asmara ayaa lagu arkayaa dhammaan Isgoysyada Magaalada iyaga oo wata gaadiidka dagaalka kuwaasi oo shaki iyo cabsiba ku abuuray dadka rayidka ah ee ku dhaqan Magaalada Beledweyne. Taliyaha Maleeshiyada Gobolka Hiiraan garabka Jabuuti Sheekh C/raxmaan Mocow ayaa sheegay in kooxaha magaalada qasaya ay yihiin kuwo maleeshiyaad gadooday ah, isla markaana ay ka saareen sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu diiday in aanu midna uu taageersaneyn garabyada ay u qeybsan yihiin Maxkamadaha, isagoona ku soo koobay kaliya inuu taageerayo go'aanka culumaa'udiinka dhex dhexaadinta wada. Sheekha ayaa ka digay in la isku dayo in iyadoo gobolka uu ka jiro Maamul islaami ah hadana la damco in Maamul kale oo laga hirgeliyo, isagoo ugala jeeday dhinacyada Islaamiyiinta ee ku wada sugan Gobolkaas. Dhinaca kale Rasaas goos goos ah ayaa laga maqlayaa gudaha Magaalada B/weyn, iyadoona saacad kasta iyo daqiiqad kasta lacaga cabsi qabo inay iska horyimaadaan dhinacyada loolanka u dhaxeeyo.
  9. Press release: 95 Somali MPs denounce actions of the Speaker of the House. We, the 95 MPs of the Transitional Federal Parliament of Somalia, who were present at the session of the parliament on 15/12/2008 convey our compliments to all Somalis, the International Community (Governments, International Organizations, the UN, AU, IGAD, Arab League, OIC, EU), and have the pleasure to inform you that no voting took place during the session of the parliament on 15/12/2008 as is clearly shown by the live video footage captured by the independent press who were present on the session. We strongly affirm that the speaker of the parliament, Hon. Sheikh Aden Mohamad Nur (Adan Madobe), has intentionally violated the internal regulations as well the Charter of the TFG in his attempt to usurp the powers vested in the presidency by Articles 46(5), and Article 44(2) of the Charter. The authority to approve members selected as ministers and assistant ministers by the prime minister is vested in the presidency. A cabinet or a minister cannot be put before the parliament for endorsement unless the president assents to and issues an official decree to that effect. Unfortunately, the speaker has in the first place allowed the former Prime Minister, Nur Hassan Hussein, whose term of office has already expired, to address the parliament. The majority of the parliamentarians present on 15/12/2008 have reluctantly tolerated the presence of the former prime minister so as to politely hear his farewell statement. Nevertheless, the former prime minister did not make any request to the parliament regarding either a vote of confidence or approval of cabinet members. Unfortunately, the speaker has in person raised the issue of approving Nur Adde's cabinet members without distributing a motion. Every motion legally requires at least 24 hours for study. After that the motion has to be thoroughly discussed or debated in the parliament. Only then, can a vote on a motion take place. Regrettably, the speaker, without even allowing any MP to second his proposal on the issue of giving approval to cabinet members urged the MPs to give vote. Instantly, the whole parliament exploded with commotion rejecting the naked violation of the internal parliamentary rules and procedures. Whenever there is disorder of such magnitude in the parliament, parliamentary rules instruct that the session must be adjourned until the next scheduled meeting. To intimidate and coerce the MPs into his desired scheme, the speaker poured into the parliament hall an assortment of armed members of the police as well as his own militia who threatened a number of MPs. In the middle of the ensuing confusion the speaker announced the result of a vote casting that has never taken place, and claimed that the cabinet has been endorsed. In response to the speaker's gross misconduct and violation of the Charter as well the internal rules and procedures of the parliament 95 MPs immediately held an extra ordinary meeting to denounce and refute the false and illicit pronouncements made by the speaker. Therefore, we would like to inform the world community that the act of the speaker amount no less than treason against the laws of the country, and are naked violations of the Charter. Consequently all his claims of approval are null and void in accordance to the Charter of the TFG and other laws of the country. Signatories:
  10. Beledwayn, Dec 18 - Dagaal culus ayaa dhexmaray Kooxaha Al Shabaab iyo Maxkamadaha ee ku wada sugnaa Gudaha Gobolka Hiiraan oo ay haatan isku haystaan Gacan ku haynta Magaalada Beledweyn. Dagaalkaan ayaa Daqiiqado gudahood dib u soo laabtay iyadoo la isku adeegsaday Hubka nooc yadiisa kala duwan oo Gabi ahaanba Magaalada Baladwayne Argagax galiyey, Sida Daljir ka heshay Dad goobjoogayaal ahaa Saraakiisha labada dhinac ayaa kala sheeganaya in mid kasta ay iyagu ka arimiyaan Magaalada, labadaan Kooxood ayaa waxay horay uga midaysnaan jirjeen la dagaalanka Ciidamada Dawladda FKG ah iyo Kuwa Ethiopia, waxaana dhawaanahaan soo baxaysa in ay iskaga hor yimaadeen maamulka magaalooyinka ay ka taliyaan ayadoo inta la ogyahay Dagaalada ugu badan ay galaan ururka Al Shabaab oo weli wax heshiis ah aan marna la galin Dawladda Soomaaliya, kaas oo taageero fiican ku leh meelaha ay joogaan, inkasta oo uu haatan Dagaalkii joogsaday hadana waxaa xiran isku socodkii Gaadiidka iyo Dadwaynaha sidoo kale waxaa gabi ahaan xiran Ganacsigii magaalada. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  11. Garowe, Dec 18 - Mudaaharaad lagu taageerayo M/weyne Yusuf & R/wasaare Gacmadheere oo maalintii labaad ka dhacay caasimada Puntland ee Garowe. Waxaa maalintii labaad ka dhacay magaalada Garowe mudaaharaad balaaran oo ay isugu soo baxeen dadweyne aad u fara badanay oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada, buuxiyeyna wadooyinka magaalada. Mudaaharaadka ayaa la ujeedo ahaa mudaaharaadyo shalay ka dhacay magaalooyinka Puntland, ujeedadooduna ay ahayn taageero M/weynaha dawlada federaalka ah, C/llahi Yusuf Axmed, iyo R/wasaaraha cusub ee uu dhawaan magacaabay Max'd Maxamuud Gacmadheere. Waxaa sidoo kale dadka mudaaharaadayey ay sheegeen in ay diidan yihiin tallaabada ay qaaday dawlada Kenya ee ah in cunaqabatayn ku soo rogtay M/weye Yusuf. Dadka ayaa sitay tabeelayaal ay ku qoran yihiin erayo ay ka mid ahaayeen "Doono mayno Dollar qaate", "Dooni mayno Kenya", "Dooni mayno Nuur Cadde" iyo erayo kale oo la mid ah. Waxaa sidoo kale ay muujiyeen in ay ka soo horjeedaan go'aamada baarlamaanka Somaliya uu dhawaan ku ansixiyey xukuumad R/wasaare Cadde, aanayna aqoonsanayn R/wasaare Nuur Cadde. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  12. Garowe: Caasha Geelle oo shir uqabatay Musharaxiinta utaagan Hogaanka Puntland. 18. december 2008 Garowe(AllPuntland)- Wasiirka Haweenka iyo horumarinta Qoyska ee dawladda Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa maanta shir uqabatay Musharaxiinta utaagan xilka Madaxweyne-nimo ee dawladda Puntland, waxa ayna kala hadashay sidii doorasho xor ah uga dhici lahayd gudaha dalka Puntland. Musharaxiinta ayaa loo bandhigay Su'aalo kooban oo wax ka qabanaya xaaladaha waqtigan, lugu jiro markaasna wax ka qabaneysa xaalada Puntland, wuxuuna si toos ah Caasho usheegtay in looga baahan yahay Musharaxiinta in la ilaaliyo Midnimada deegaanada Puntland. Xasan Abshir Faarax oo ah ka mid ah Musharaxiinta utaagan xilka Madaxweyne-nimo ee deegaanada Puntland, wuxuuna sheegay in ay Musharaxahaan ay doonayaan in ay doorashada Puntland ku dhacdo si cadaalad ku jirto, markaasna loo baahan yahay in ay dadweynuhu qeyb ka qaataan. Xasan Abshir ayaa tibaaxay in ay Musharaxiin ahaan soo dhaweynayeen hadaladii iyo go'aamadii Isimada ka soo baxay ee ku aadanaa doorashada deegaanada Puntland, wuxuuna intaasi daray in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo nabadgalyada deegaanada Puntland. Mr. Xasan Abshir Faarax wuxuu ku eedeeyey Bulshada Caalamiga ah in ay ka gaabiyeen in ay gacan siiyaan doorashada deegaanada Puntland, wuxuuna ugu baaqay dawladda, Aqoonyahanada iyo Musharaxiinta Puntland in ay cod dheer uga hadlaan xaaladahan, maadaama Somaliland la siiyo Lacag iyo waqti dheeri ah ayna Puntland ubaahan tahay taasoo kale. Aaden Maxamed Ciise ayaa isna sidoo kale sheegay in ay Musharaxiin ahaan doonayaan dawlad ka dhalata Puntland, loona baahan yahay in si sharci ay ku hirgasho doorashadaasi, Gaadaale ayaa sheegay in ay Isimadu ku taliyeen 3/4 loo kala qaato Gudiga Ansixinta iyo xalinta khilaafaadka baarlamaanka Puntland, balse ay wali dawladda Puntland diidan tahay sadexdii Xubnood ee Musharaxiintu soo xuleen. Musharaxiin kala duwan ayaa maanta ka hadashey shirkan, waxaana ka mid ahaa Kobra Keyse Jaamac, Nuuridiin Aaden Diiriye, Cali Baashi Xaaji Maxamuud, Maxamed Cabdi-Nuur Xirsi, C/rixmaan Maxamed Faroole, Cali Cabdi Awaare, Saleemaan Ciise Axmed, Xasan Abshir Faarax, Aaden Maxamed Ciise iyo Axmed Macalin Jaamac. F. C. Geylan AllPuntland
  13. Garowe: Banaanbax ka dhacay Magaalada Garowe (NO KENYA). 18. december 2008 Garowe(AllPuntland)- Caasumada Puntland maalintii labaad waxaa ka dhacay Banaanbax balaaran oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne fara badan, waxaana ay dad badan maanta iskugu soo baxeen gudaha Magaalada Garowe. Boorar ay ku qoran yihiin Halku dhagyo looga soo horjeedo Nuur Xasan Xuseen iyo dawladda Kenya ayaa ay wateen dadkii iskugu soo baxay Magaalada Garowe, waxaana ka mid ahaa Halkudhagyadii ku qornaa Boorarkaasi (DOONI-MEYNO DOOLAR QAATE, DOONI-MEYNO KENYA, DOONI-MEYNO NUUR CADDE), qoraaladan iyo kuwa kale ayaa ka mid ahaa boorarkii ay watee dadkii iskugu soo baxay. Dadweyne fara badan ayaa si aad ah uga soo horjeestay Hadaladii Kenya iyo Nuur Xasan Xuseen, ayaa maalintii labaad si rasmi ah uga soconayay Magaalada Garowe ee Caasumada Puntland. Qaar ka mid ah haweenka sida aadka looga yaqaano Puntland iyo Aqoonyahanada Puntland oo hadalo ka jeediyey Banaanbaxyadan, ayaa sheegay in aysan marnaba soo dhaweyneyn hadaladii Kenya iyo Nuur Xasan Xuseen. Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay taageersan yihiin dadaaladii iyo magacaabidii Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ku magacaabay Raysalwasaare Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma dheere). F. C. Geylan AllPuntland
  14. Advice to the new PM Gacmo Dheere 1. Build a strong cabinet which represents all the Somali clans within the parliament. 2. Every minister must set out achievable goals to be met before the completion of the transition. 3. Your top priority should be strengthening the national institutions the armed forces, the police and setting up the foundation of the civil service. 4. Seek to relay a clear vision to the Somali people, on why the Federal government their only national institution must survive. 5. Set a clear path for the illustrious reconciliation and make it home grown affair. You have come in a difficult time, insha Allah you will prevail.
  15. Qalbi- brother its up to us to break and we will never do it as a reaction to any event. Secessionisam is a bad idea, and we shall not rush to it. Somaliweyn is the dream to be realised and it will not die with anyone or anytime.
  16. ^^^Adeer you seem to confuse us for the secessionist as a clan we live all over Somalia. Our power base is Puntland, thus all this talk about the south clan is confused on your part. We are the south as much as anyone else so are the diverse multitude of clans.
  17. ^^^lool. Adeer you are highlighting your ignorance again. The old mans clan live in the south as well and have never left nor will leave. And if our 10,000 troops and armour comes to Garowe, you know the firts areas they will head to. From Gedo, Lower, upper Juba's is their domain. You must mistake people for the Burco-Berbera Traingle?
  18. ^^^Adeer the clans of the south are great and I hope and belive they will survive the pesky NGO's and the fake Islamists . But your angel is clear, you will sing "Somaliland is here to play" if things turn out bad in the south..
  19. ^^^Horn adeer you need to get a backbone and stop craving to men who wont do a thing for you or your interets. You are smarter than to belive the old man's demise will do anything to the power play fot the country..