
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Farole iyo ku xigeenkiisa Cabdi Samad Cali shire ayaa saakay Jan 14,2009 kormeer ku sameeyey xarumaha iyo Talisyada ciidamada Daraawiishta iyo Booliiska, iyadoo ujeedka booqahsda aheyd sidii ay madaxda sare u ogaan lahayd baahiyaha dhabta ah xilligan haysta ciidamada. Ugu horayntii Madaxweyne Farole iyo kuxigeenkiisa Cabdisamed Cali shire waxay kormeerkooda ka bilaabeen Taliska Boliiska gobolka Nugal iyo saldhiga dhexe iyagoo halkaasi salaan kaga qaatay ciidamadii ku sugnaa, waxayna qol qol u galeen dhamaanba xafiisyada iyo qaybaha kala duwan ee uu ka koobnaa saldhiga dhexe, iyadoo xarunta ay ku soo dhoweeyeen sariikasha ciidamada Booliiska, Asluubta iyo ciidamada sugida Wadooyinka ee taraafikada loo yaqaano, Madaxweynaha Farole oo intii uu ku guda jiray xurumaha ciidamada Boliiska & ayaa waxaa si qoto dheer u darseen bahiyaha indhuhu qaban karaan iyada oo qaybta Boliiska gobolka Nugal Koranto la'aan ahaayeen xafiisyada lagu shaqeeyo. Madaxweyne Faroole ayaa markuu dhamanba maray xafiisyada kala duwan ee qaybta Booliiska waxaa uu la hadlay ciidamadii Boliiska oo goobtaasi ku suganaa isga hadlkiisana ku bilabay inay ahmiyada kowaad siinayaan ciidamada si looga shaqeeyo amaanka. "Maanta waxaan idinku nimi inaan idin aragno madaama aad tihiin ciidamadii sugida amniga waxyana booqashadayadu ka turjumaysaa ahmiyada balaadhan ee aan idiin hayno gaar ahaan waxaan is tusnay inaan ka bilawno kuwa dadka amaankooda suga dambiyadana baadha ee madaniga ah waana waajibaad na saaran inaan idhahayaga ku aragno si aanu isha uga bogano baahida ay qabaan iyo ta cafimaad iyo daryelkoda " ayuu Madaxweyne Faroole hadalkiisa ku bilaabay. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Madaaxweyne ku xigenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo in badan ku dheeraaday marxaladihii ay soo mareen ciidamada Puntland oo uu isagu xogogaal u ahaa madaxna ka ahaan jiray intii maamul goboleedka la asaasay, wuxuuna uu halkaasi ka sheegay in dhamaan ciidamada ay heli doonaan xuquuqda ka maqan isagoo ciidamada booliiskana ugu baaqay inay waajibkooda iyo shaqadooda si daacadnimo ku dheehanatahay ay u qabtaan, Intaasi kadib ayaa waxa ay u dhaqaaqeen Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu xarunta ciidamada Daraawiishta ee 54aad halkaasi oo ay salaan kaga qaateen cutubyo ka ciidamada, waxaana halkaasi ay Faroole & Shire ka dhegaysteen cabashooyin ay soo gudbiyeen hogaanka sare ee Daraawiishtu iyagoo tibaaxay inaysan 32 bilood wax mushahar ah. RADIO GAROWE -
Garoowe: Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo booqday xerooyinka ciidamada daraawiishta iyo kuwa Booliska 14. Januar 2009 Garoowe(AllPuntland)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta booqasho ku tegay xerooyinka ciidamada Daraawiishta Maamul Goboleedka Puntland iyo kuwa ciidamada Booliska ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa oo ugu horeyn booqday saldhiga Booliska Garoowe ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay ciidamo ka tirsan Booliska ugana war bixiyay xaalada saldhiga iyo baahidooda, waxayna mas'uuliyiintaasi ay booqdeen qeybaha uu ka kooban yahay saldhiga. C/raxmaan Faroole ayaa ka waramay qiimaha Boliisku leeyahay iyo in loo baahan yahay ahmiyada koowaad ay tahay in la siiyo Booliska, wuxuuna Madaxweynaha cusub ee Puntland uu ugu baaqay dhamaan ciidmada Puntland in ay muujiyaan isku duubni iyo wada shaqeyn, wuxuuna Madaxweynaha uu ka codsaday ineysan noqon ciidamada kuwa ku qoran Waraaqo oo aan waxqabadkooda la arkin balse marka mushaarka la bixinayo ay isa soo xaadiriyaan. Sidoo kale Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa ayaa waxay booqasho ku tageen xerada 54-aad ee duleedka magaalada Garoowe halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamo Daraawiish ah oo aan badneyn, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay ciidamada daraawiishta oo u badan Odayaal da' ah oo Salaan sharaf Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa ay ka gudoomeen, Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta ayaa u soo bandhigay Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa waxayna sheegeen in mudo 32 bilood ah aysan helin wax mushaar ah, ayna ku dulmanaayeen sidaasi. Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa ayaa ku dhiirigeliyay ciidamada Daraawiishta Puntland in wixii hada ka danbeeya ay heli doonaan wixii ay xaqa u lahaayeen isla markaana waxaa uu sheegay Madaxweynaha in ciidamada dhinacooda looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan nidaamka iyo in ay ka digtoonaadaan masuq maasuqa.. Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali shire oo si wanaagsan ugu xeel dheer dhinaca ciidamada ayaa sheegay in uu ka war qabo xaalada ciidamada Puntland ay ku sugan yihiin, wuxuuna ka codsaday in ay adkeystaan inta laga habeynayo ciidamada isla markaana la isku keenayo mudo gaaban, wuxuuna balan qaaday in sharaftii ay ciidamada lahaayeen dib loo soo celin doono. Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in Todobaadkan gudahiisa la dhisi doono guddi ka shaqeeya isu keenida ciidamada kala duwan ee Puntland si loo soo celiyo awoodii ciidan maadaama ay ciidamadu yihiin laf dhabarka qaranimada dalka. AllPuntland, Garoowe
-
Eed iyo Jawaab: Ahmed Godane vs. C/raxmaan Jiniqow.
General Duke replied to RedSea's topic in Politics
One has to agree with Red Sea Janagow lost the argument and he was one of the best characters in the Clan Courts movement.. -
Eed iyo Jawaab: Ahmed Godane vs. C/raxmaan Jiniqow.
General Duke replied to RedSea's topic in Politics
One has to agree with Red Sea Janagow lost the argument and he was one of the best characters in the Clan Courts movement.. -
Eed iyo Jawaab: Ahmed Godane vs. C/raxmaan Jiniqow.
General Duke replied to RedSea's topic in Politics
One has to agree with Red Sea Janagow lost the argument and he was one of the best characters in the Clan Courts movement.. -
^^^Look at Nur Cade & Abdisalaan, they got paid and now they are out, who cares about the people of Mogadishu leave them to the wolves to fight over. Canada & UK here they come.
-
^^^They look bored the AU, & Ethiopians. These men look worried Get your passports ready.
-
One does not need to preach to the converted, it will just be a bore and not to mention waste ones energy. Thus as a secessionist you should be proud of the SNM and be happy with the terms used here, if you think its anti-clan or your clan then that’s you my dear, one has already given you that it’s the ideology of the secessionist and their nonsense about colonial borders and hogwash about controlling other peoples land that is detestable. Why would I hate a clan that is no different from mine? Its likes of Riyaale and Warrabe that’s the problem, duhh, but you know that already, don’t you.
-
Garowe: Range oil hunt still on...Press release
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
I think secessionism is an idiotic idea, but in this difficult time its important that local issues are dealt by the locals, what’s happening in the NW is great as long as they stop with the fascist falsehoods. Puntland is not a secessionist enclave it is a Somali state that welcomes all Somali’s; it does need to look after its interest for now. You are right we should be united but brother we are paying for the mistakes of our father’s which is a damn shame. -
My dear you seem to ask irrelevant questions just to make a statement. As I am unionist who does not recognize the phantom state that you people try to feed us on a daily basis, the terms secessionist political and SNM militia stand for those who want to break up the Somali lands and claim the British as their sacred guides and have the audacity to bring their militias to others regions who don’t want this secessionist nonsense. Hate a clan, nah my dear I don’t think much of old men and their names. I dislike the secessionist fakery and their never ending quest to humiliate the Somali people. Thus keep asking questions you know the answer to, you will get the appropriate response. Secessionist have already failed, the last decade was their best opportunity, its your problem to come to terms with Somalia and its republic and the reality that you are Somali’s nor better nor worse.
-
Adeer they are secessionists, it’s not a derogatory term and they glorified the SNM. All this political correctness is bull; this group has benefited from the demise of the state, and are now claiming other groups lands. Thus if Somalia is divisible so is NW Somalia. We are not only human beings but the same people, but unity should be more powerful than division and if one feels selfish and paranoid then don’t expect people to just follow you, your path is not sacred and you are no more powerful nor stronger than others. Do unto others as you would want them to do to you..
-
Garowe: Range oil hunt still on...Press release
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The exploration is concentrated in Bari & Nugaal areas for now, insha Allah if they hit oil other regions will be explored. -
Bushisam is amazing. The man had a way with words.. On his father "He was a great father before politics, a great father during politics and a great father after politics." —On his father, George H.W. Bush, Washington, D.C., Nov. 12, 2008 On Religion "I've been in the Bible every day since I've been the president." —Washington, D.C., Nov. 12, 2008 "The people in Louisiana must know that all across our country there's a lot of prayer—prayer for those whose lives have been turned upside down. And I'm one of them." —Baton Rouge, La., Sept. 3, 2008 On the Economy: "I've abandoned free market principles to save the free market system." —Washington, D.C., Dec. 16, 2008 "We got plenty of money in Washington. What we need is more priority." —Washington, D.C., June 2, 2008 "Let's make sure that there is certainty during uncertain times in our economy." —Washington, D.C., June 2, 2008 On history & his enemies "One of the things important about history is to remember the true history." —Washington, D.C., June 6, 2008 "Should the Iranian regime—do they have the sovereign right to have civilian nuclear power? So, like, if I were you, that's what I'd ask me. And the answer is, yes, they do." —Speaking to reporters in Washington, D.C., July 2, 2008 I remember meeting a mother of a child who was abducted by the North Koreans right here in the Oval Office." —Washington, D.C., June 26, 2008 "And they have no disregard for human life." —Describing the brutality of Afghan fighters, Washington, D.C., July 15, 2008
-
107yr Old Woman Seeks to Marry For the First Time
General Duke replied to Nephissa's topic in General
What a nice heart warming topic, she kept it late, but the lady has life in her yet. Good luck.. -
Garowe: Range oil hunt still on...Press release
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Whats your point? -
Somalia: Puntland's new leader frustrates Secessionists
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qof cuna Qaad ama Khamri caba xil uma dhiibayo sidaa waxa yiri Faroole Shacabka Reer Puntland ayaa sugaya in ay arkaan isbedel la taaban karo oo ay sameeyaan maamulka cusub ee la doortay khamiistii la soo dhaafay,hadaba isbedelkii 3 aad ayaa la arkay uu sameeyey tan iyo intii uu xilka qabtay Madaxweynuhu cusub ee Puntland,wuxuuna maanta u dhawaaqay in qofkii Cunaa Qaad ama Cabaa Khamri aanay xil u qaban karin maamulkiisa cusub,Halka ka soo dhegeyso waraysigii uu ku sheegey in aanu xil u dhiibi doonin qof qaad cuna ama khamri caba Riix Halkan Waxaana ka mid ahaa isbedeladii hore ee la arkay kuwan hoos ku qoran Isbedelkii kowaad wuxuu ahaa hadalkii cadaa ee uu ku yiri maamulka Riyaale ee ku aadanaa gobolada Sanaag.Sool,Cayn,Haylaan Isbedelkii Labaad wuxuu ahaa madaxweyne Faroole wuxuu noqday madaxweynihii ugu horeeyey ee agaasimaha madaxtooyada ka dhigay nin aanay isku jifo ahayn Isbedelkii Sadexaad wuxuu ahaa kan uu maanta sheegey oo ah qof cunaa Qaad ama cabaa Khamri in aanu xil u dhiibayn Hadaba marka la fiiriyo wakhtiga yar ee uu hayey xilka madaxweynenima Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Faroole waa mid haboon in la soo dhaweeyo laguna bogaadiyo si uu u sii wado isbedelada shacabku rabaan Dr C/raxmaan Maxamed Faroole tan iyo intuu uu xilka hayey waxaa la oran karaa wuxuu fuliyey isbedelkii ay rabeen dadku oo ahaa in la helo maamul ka shaqeeya 8 gobol ee Puntland Siciid C/laahi -
Garowe: Range oil hunt still on...Press release
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
ENGLISH -
Range Resources oo qoraal u dirtay Suuqa Ganacsiga Australia Qoraal maanta lagu soo daabacay Boga internetka ee shirkada Range Resources,kaas oo loo diray Suuqa Ganacsiga Australia waxaana laguwargelinayaa dhaman Saamileydeeda in uu sii socon doono heshiiskii hore loola galay maamulkii hore ee Puntland.Qaraalkii halka ka soo eeg[Riix Halkan] Wal wal badan oo hayey bilihii la soo dhaafay shirkada Range Resources kaas oo ku saabsanaa meesha uu ku danbayn doono heshiiskii ay wada galeen iyaga iyo maamulkii Cadee Muuse ayaa hada u eg mid meesha ka baxay ka dib markii shalay loo magacaabay Magacaabidda madaxweynihii hore Hirsi (Gen. Cadde) loo magacaabay lataliyaha khaaska ah (ee DGPL uu noqon doono lataliyaha khaaska ah ee dawladda ee arrimaha la xiriira horumarinta. Walaacii badnaa ee uu qabtay Range Resources waxaa ka hadlay agaasimaha guud ee Range, Peter Landau, oo arrintaas faallo ka bixinayey waxa uu yiri "Shirkaddu waxay xiriir shaqo oo wanaagsan la soo lahayd Dawladda Puntland, waxayna aad u jeceshahay inay sii waddo taas. Magacaabidda madaxweynihii hore Hirsi (Gen. Cadde) loo magacaabay lataliyaha khaaska ah (ee DGPL) waxay anaga naga caawin doontaa in uu sii jiro xiriirkaasi" ayuu yiri Mr Landau. Isagoo intaas ku daray "Ku dhawaaqidda madaxweyne Faroole ee hagaajinta ammaanka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo horumarinta ganacsiga waxay caawin doontaa dhammaan shirkaduhu in ay ka hawl galaan gobolka, islamarkaasna Puntland waxay ka dhigeysaa meel soo jiidata maalgashiga Qaraalkii ay shirkadu u dirtay suuqa Suuqa Ganacsiga Australia waxay Saamileydeeda oo walaac badan qabtay u sheegeen in madaxweyne Cade muuse uu sii wai doono heshiiskii uu horay u galay oo ay sii socondoonaan heshiisyadii hore loo galay
-
^^^lool. Lool the Qad lobby now want to change the subject, the pirates are a small outfit and a problem for the world, this has nothing to do with Puntland president and his anti Qad/alcohol view. The President has already stated he would crackdown on the pirate ring, that was one his first words when he won the election. Obviously you just rushed in and did not do a background on the topic.
-
The AWDAL MOVEMENT (No Somaliland, Yes Somali Republic)
General Duke replied to Somali Castro's topic in Politics
^^^lool. You could not respond anyway adeer, you lack information in this and many a topic, soem fake Somali nationalist you people are, hence your asinine claims.