General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Again, the secessionists do not have anything new to add, anyhow the days of claiming the regions of SSC are over, done with and the past.
  2. Ms Warlord the name is appropriate you don’t have the capacity to reason and just keep coming back for more blood. As for FB he has his own mouth or are you his boss now?
  3. I must agree with LSK and Xiin, the Kismayu admin have brought stability to the areas as well as those in Marka. However this incident is not excusable by the encouraging development in security.
  4. ^^^Creating a viable economy is the only way to get out of our predicament. Its high time Puntland build up its regions, cities and real infrastructure, that’s the greatest deterrent in the world.
  5. Juje, whatever you say old boy. Emperor, there is a power vacuum and already finger pointing from various groups, the Al Shabaab feel rightly they took the brunt of the Ethiopian force and now want to get their reward. May Allah save the civilians and bring peace into the hearts of everyone.
  6. Qoraalka shirkadda Africa Oil ayey ku sheegeen in ay ka gudbeen caqabado badan bishii la soo dhaafay waxay kaloo ku sheegeen in markab siday qalab uu tegey magaalada Boosaaso 9/12009 lagana dejiyey qalabkii saarnaa tan iyo 13/01/2009 kaas oo ka furtay dekeda boosaaso 14/01/2009 Things are moving well, and with the new admin Puntland prospects for 2009 are looking great.
  7. Dharoor and Nogal Oil Exploration Projects, Puntland Seismic recording in the Dharoor Valley of Puntland, Somalia is continuing. The Company had acquired approximately 425 kilometres of 2D vibroseis data as of September 30, 2008. To date, the Company has acquired approximately 740 kilometres. The Company is reviewing the scope of the seismic program and anticipates completing the acquisition by the end of 2008. In the Nogal Basin, Africa Oil has acquired all of the more than 4,000 kilometres of existing good quality 2D data which was recorded in the late 1980's. This data has been interpreted and several high quality prospects have been identified. The Company is pleased with the progress made to date on the concessions and continues to enjoy strong support from the Puntland Government
  8. Juje, I have always been a good lad to my relatives, on both sides, unlike some.
  9. Somali-Pirate adeer you have no power to speak for anyone let alone the people of Mogadishu. The point here is that I and all Somali’s don’t need to see another meaningless war in Mogadishu and those who were anti government like the secessionists are prancing around as if they care. If you cared you would not want disunity. As for the other comments, it’s the same usual people devoid of ideas and changing their shirts every other day. Deal with the topic, is Al Shabaab, Ras Kamboni and Yusuf InadCade’s land grabs positive?
  10. ^^^Yup including my Grandmother, aunts, uncles and their children my cousins. It’s in my own personal interest my family stay safe in that city.
  11. Shirkada Africa Oil oo qalab hor leh geysay Puntland sheegayna in ay rajo w Qoraal shirkadda Africa Oil u dirtay 14/01/2009 Suuqa dhaqaalaha ayaa shaaca ka qaaday in ay weli ku guda jiraan shaqadii ay ka wadeen Puntland oo ahayd Baaris Shidaal,waxayna sheegeen in ay shaqo balaaran ka wadaan Dharoor Valley waxayna tilmaameen in 2008 & 2009 ay gareen rajo wanaagsan Kaamka ama Xarunta uu ka socdo Baarista Shidaalka Dharoor oo ah midka ugu weyn ee laga dhiso dalka Soomaaliya tan iyo intii ay burburtay dowladii hore ee Soomaaliya 20 sano , ayaa waxaa ka muuqday hawlgalo baaxadleh oo ay halkaasi ka wadaan shirkada Africa oil iyo maamulka Puntland. Qoraalka shirkadda Africa Oil ayey ku sheegeen in ay ka gudbeen caqabado badan bishii la soo dhaafay waxay kaloo ku sheegeen in markab siday qalab uu tegey magaalada Boosaaso 9/12009 lagana dejiyey qalabkii saarnaa tan iyo 13/01/2009 kaas oo ka furtay dekeda boosaaso 14/01/2009 Waxay sheegeen in la guda geli doono maalmaha soo socda drilling program waxayna qabaan rajo wanaagsan in ay u gudbi doonaan wajidii kale,waxayna sheegeen in ay sii wadi doonaan qodista shidaalka Halka ka soo akhri warkii oo English ah [Riix Halkan] Siciid C/laahi
  12. Somali-Pirate so Mogadishu is just yours only? Adeer go take that to the Looters, and don’t get offended by the news. We wish the people well and insha Allah peace. As for Norf adeer, go and preach to the secessionist you are a Somali patriot of the Faisal Warrabe type.
  13. Africa Oil Operations Update U sheeg saaxiib Warkan daabaco VANCOUVER, BRITISH COLUMBIA--(Marketwire - Jan. 14, 2009) - Africa Oil Corp. ("Africa Oil" or "the Company") (TSX VENTURE:AOI) is pleased to provide the following update on the Company's 2008 operations and anticipated 2009 operations. In 2008, Africa Oil became the first operator to record seismic data in Somalia for 20 years. The data is now in the final stages of processing and it is anticipated that interpretation will begin within the next two weeks. The Company's technical staff are extremely encouraged by the data so far. As previously announced, the survey was completed on December 3, 2008 and the seismic contractor, IMC/TESLA of the UK and Canada, demobilized their equipment from the field to a holding area in the port city of Boosaasso. A vessel was subsequently chartered by IMC/TESLA to transport the equipment to their next area of operations. The vessel arrived in Boosaasso on January 9th and loading was completed on January 13th. The vessel departed port this morning, January 14th. The Company's focus will now switch to implementation of an exploration drilling program. It is anticipated that a drilling rig will be mobilized to the Dharoor Valley to begin drilling during 2009. These operations will establish yet another milestone, no drilling having taken place in Somalia since 1992. The Company is proud of its achievements to date in Puntland and is eager to embark on the next stage of its ambitious program. ON BEHALF OF THE BOARD Rick Schmitt, President
  14. Dadka Muqdisho oo markii ugu horeysay maanta banaanbax isugu imaanaya kadib bixitaankii Ciidamada Itoobiya Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa maanta markii ugu horeysay waxay isugu imaanayaan isu soo baxoodii ugu weynaa, iyadoo aaney is-karin muddo labo sanadood ah oo ay Muqdisho ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah. Banaanbaxan ayaa waxaa shaaciyay Shiikh Nuur Baruud Gurxan oo ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaano Soomaaliya, wuxuuna sheegay in isu soo baxaas uu yahay mid dadka Muqdisho ay isaga wareysanayaan isbedelka dhacay iyo tallaabta la qaadayo. Shiikh Nuur Baaruud waxaa uu sheegay in Banaanbaxan loogu magac-daray MAALINTA GUUSHA, wuxuuna dadka Soomaaliyeed ka codsaday in ay Salaadda Jimcaha kadib isugu yimaadaan Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium, halkaasi oo ay dhawaan ka baxeen Ciidamo Itoobiyaan ah. “Dadka Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan kuwa ku dhaqan Magaalada Muqdisho waxaa waajib ku ah in ay Allaah uga mahad-naqaan guusha uu siiyay, isla markaana ay ugu towbad keenaan”ayuu yiri Shiikh Nuur Baaruud Gurxan. Dadka Muqdisho oo ay Ciidamada Itoobiyaanka kala dhumiyeen labo sano ka hor ayaa maanta kuwii ka badbaaday dagaalladii Muqdisho ka dhacay waxay isku arki doonaan Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium, iyadoo ay iska caddahay in ay halkaas isugu imaan doonaan dad badan oo ay waqti hore isugu damaneysey samatar said salah dhahar.com
  15. ^^^lool. Adeer at least one has relatives in Mogadishu, and has lived there my dear Norf, stop the pretences ya secessionist. Al Falisiin, but not Al Somali, what nonsense.
  16. Is ballaarinta Islaamiyiinta ee Muqdisho iyo dareenka colaadeed ee ka taagan Waqooyiga Muqdisho . January 16 2008 Radiofreesomalia.com Kadib bixitaanka Ciidamada Ethiopia ee Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxday dareen dadka reer Muqdisho ay ka qabaan dagaalo lagu hoobto oo mar kale ka dhaca Caasimada Muqdisho, bedelkii la filayay inay wax walba xasilooni noqdaan marka ay baxaan Ciidamada Ethiopia. Dareenka cabsida ee ka taagan Caasimada ayaa u muuqda mid kaliya ku kooban Deegaanada dhul dowladeedka ahaa ee markii hore Dowladda KMG ku howl galeysa, taasoo haatan laga dareemayo ifafaalo dagaal. Ciidamada Dowladda ayay haatan soo wajahday xaalad adag, kadib markii inta badan Islaamiyiinta ay qabsadeen Caasimada Muqdisho, waxaa hadaba yar magaca jiritaanka Dowladda oo sida muuqata Magaalada oo idil ay Xoogaga Muqaawamada wada qabsanayaan, isla markaana u muuqata qaab xafiiltan uu ku jiro. Ciidamada Dowladda cabsi ka qaba in la ugaarsado, iyagoo meelaha qaar isku aamini waayeen, isla markaana bilaabay inay isu ekeysiiyaan sida Islaamiyiinta lagu yaqaan iyagoo u baqaya naftooda, waxaana xaalad adag ee heysata tahay mid isa soo tareysa. 48-saacadood kaddib bixitaanka ciidamada Ethiopia waxay xaaladdu isu rogtay qaabka duwan sidii markii hore la filayay ee aheyd inay ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ah ee hoos yimaada Sheekh Shariif iyo ciidamo ka tirsan Dowladda inay iyagu degaan goobaha ay Ethiopianka ka baxaan, balse wax walba wey isku qasmeen, waxay noqotay in fariinkii uu go', isla markaana maleeshiya kasta uu camaamad soo xirto, goob walbana uu tago, taas ayaana keentay cabsi hore leh oo xilligan laga dareemo Deegaanada Waqooyi ee horay loogu aqoonsanaa dhul dowladeedka, marka loo eego deegaanada kale oo dagaaladu ay ku bateen, isla markaana dadkii ka yaaceen Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa is weydiinaya tallaabooyinka aan qorshaha ku jirin ee Xoogaga Islaamiyiinta wataan, taasoo ah mid lagu dhul ballaarsanayo, waxaana dadka ay saadaal ka bixinayaan sida wax walba ay isu badali karaan, isla markaana sheekada faraha ka baxdo, hadii ay dhacdo in qolo ay giirato. Hada Cabsida waxay ku soo beegantay dhanka Waqooyi ee Magaalada oo lagu qiyaasayo inay ku sugan yihiin %80 dadka Muqdisho, kuwaasoo isugu jira kuwa ka soo cararay deegaanada dagaaladu ka dhaceen iyo kuwo horay u daganaa. Ciidamada AMISOM ee Midowga Afrika ka socda ayaa iyana dhankooda si gaar ah feejignaan ugu jira, iyagoona ka cabsi qaba in xaalada ay ku soo roganto, waxaana muuqanaya is aaminid la'aan baahsan marka loo eego dhaq dhaqaaqyada ay wadaan Xoogaga Islaamiyiinta ee aan xadka laheyn. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur ayaa markii u horeysay shaki ka muujiyay dhaq dhaqaaqyada Xoogaga Islaamiyiinta ee aan xadka laheyn, isagoona sheegay in heshiiskii Jabuuti aan waxba ka dhaqan gelin. Waxa uu sheegay in caado uu sheegay inay ka jirto magaalada oo ah HA YAACDO ay u ku socdaan wax kastaba, wuxuuna ka digay in shacabka Soomaaliyeed oo markii horeba dhibaateysnaa haatan loo horseedayo dagaallo iyo burbur hor leh. Dhagaxtuur ayaa sheegay in goobo markii hore ammaan ahaa haatan laga abuurayo cabsi iyo qal qal, isagoona sheegay in la doonayo in qax cusub laga bilaabo goobo markii hore deganaa. Sidoo kale Xuseen Siyaad Qoorgaab oo ah Madaxa gudiga isku dhafka xabad joojinta Isbaheysiga Dib u Xoreynta ayaa ugu baaqay Madaxda Islaamiyiinta inay xadeeyaan dhaq dhaqaaqyada Maleeshiyaadka oo aanay wax dhaq dhaqaaq ah sameyn, isagoona u jeediyay inay ku sugnaadaan meelihii qorshaha ahaa ee ay baneeyeen Ciidamada Ethiopia. Qoorgaab ayaa ku baaqay in aan Ciidamada Dowladda loo arkin cadaw, isla markaana la weerarin meelaha ay ku sugan yihiin, isagoo sheegay in wixii shalay ahaa laga noqday xalay dhalay oo Soomaali wada heshiiso. Arrintan ayaa ku soo beegantay kadib markii Xoogaga Islaamiyiinta ay qabsadeen goobo hor leh oo aan qorshaha ku jirin, iyadoona dadka qaarkiis ay arrintaas shaki xoogan ka muujiyeen. RFS _ Muqdisho
  17. Xoogaga Mucaskarka Raaskambooni oo ku hanjabay inay dagaalka sii wadayaan haddii aysan ciidamda AMISOM Hubka soo wareejiyaan ama dalka isaga bixin, iyagoo Bayaan soo saaray. WAA BURBUR HOR LEH OO LALA DOONAYO MAGAALADA MUQDISHU 16 Jan 2009 Kismaayo: Xoogaga Urur Diimeedka Mucaskarka Raaskambooni oo uu hogaamiyo Wadaadka caanka ah ee Sheekh Xasan Turki ayaa ku goodiyay inay dagaalka sii wadayaan, ilaamaa dalka lagaga xukumo shareecada Islaamka, iyagoona u jeediyay Ciidamada AMISOM inay hubka soo wareejiyaan ama ay dalka isaga baxayaan. Afhayeenka Mucaskarka Raaskambooni Barre Cali Barre ayaa sheegay in dagaalka uu sii soconayo ilaa Ciidamada AMISOM ay dalka joogaan, isagoona u diray fariin ah in maalmaha soo socda hubka ku soo wareejiyaan. "dagaalka waa soconayaa ilaa kuwa lagu sheegay AMISOM ee saliibiyiinta ah ku sugan yihiin dalka, kuwa kalee la doonayo in dalkan la keeno waan u digeynaa"ayuu yiri Afhayeenkan oo ugu baaqay Mujaahidiinta inay dagaalka sii wadaan oo ay u midoobaan AMISOM. Ugu dambeyn bayaan Kooxdan islaamiga ka soo saartay xaaladaha dalka uu marayo iyo bixitaanka Ciidamada Ethiopia ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Saadaq Maxamed Mursal (Abuu Xamza) isagoona bayaan talooyin ah u soo jeediyay shacabka iyo Mujaahidiinta 1· Mucaskarka Raaskambooni marka uu arkay isbadalka ku soo kordhay Dalka Soomaaliya waxa la gudboonaatay in bulshada u soo gudbiyaan baaq arimahas wax ku tara. 2· Waxaan ugu baaqeynaa Mujahidiinta meel kasta oo ay joogto in ay mideeyaan sufuuftooda kana fogaadan kala qobqobanata iyo wax walba oo keeni kara qilaaf iyo kala tag. 3· Waxaan Alle uga mahad naqeynaa ka bixitaanka Ciidamada Xabashida iyo Daba******ka, taas oo ku timid fadliga Alle, kadibna Mujahidiinta iyo shacabka Soomaaliyeed oo iskaashanaya. 4· Waxaan shacabka Soomaaliyeed u cadeyneynaa in aanu weli dhamaan Jihaadka uuna socon doono ilaa uu sharciga Alle noqondoono midka lagu dhaqmo, kufriga lagu zuuliyo Soomaaliya oo idil 5· Waxaan si cad uga soo horjeednaa Ciidamada Shisheeye ee ku sugan gudaha Soomaaliya iyo kuwa cusub ee la doonayo in la keeno Dalkeena, Dowladii isku daydana ay qaadi doonto Mas’uuliyadeeda dhibaatadii ka timaada. 6· Waxaan kaloo aan cadeyneynaa in aanu jirin farqiga u dhexeeya Ciidamada AMISOM ee kufaarata ah iyo Ciidamada Ethiopia in sha alah waana la dagaalamidoonaa AMISOM inta ay ku jiraan gudaha Dalkeena ee Soomaaliya 7· Waxaan kaloo aan ugu baaqeynaa Mujaahidiinta oo dhan iyo inta jihaadka jecel in ay isku mashquulin meelaha ay cadaowga ka baxaan, taa badalkeedana ay u diyaar garoowaan sii wadida jihaadka iyo sifeenta Dalka 8· waxaan Ummadda Soomaaliyeed uga digeenaa arrimaha cusub ee cadowgu uu adegsanayo iyo iska horkeenida shacabka iyo mujaahidiinta iyo dib u soo celinta hogaamiye kooxeedyadii ayaga oo ku gabanaya Ururo diimeedyo. 9· Wxaan Ummadda Soomaaliyeed uga digeenaa in ay ka fogadaan abuurida dagaalo sokeeyo iyo kala qeybinta shacabka Muslimka ah, ugu dambeyntii waxa ay mujaahidiitu cadeynayaan inen marna ogalaandoonin Dowlada waliba oo loo dhiso Dalka oo aan sharciga Alle ku maamuleyn, Qeybaha kala duwan ee bulshada sida odayaasha dhaqanka ayaa ka digay dagaal laga dhex qaado shacabka dhexdiisa, iyagoona u aqoonsaday Ciidamada AMISOM in aanay cadaw aheyd, waxaana Afhayeenka Beelaha ****** Axmed Diiriye uu sheegay in ninkii shacabka ka dhex tuura xabad ay u aqoonsan doonaan cadaw Hanjabaada ka soo baxday Mucaskarka Raaskambooni ayaa ku soo aadaya xilli Ururka Alshabaab ay sheegeen in dagaalkooda ay u wareejin doonaan isgoyska KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha, halkaasoo dagaalo ay ku qaadi doonaan Ciidamada AMISOM. Wixii wae ah kala soco somalidoon.com (16 Jan 2009) (reads: 6)
  18. Totally confused yourself by trying to act clever, stick to the Tolka talking points boy. Ibti the SOL’s only female warlord needs to chill the Duke has dealt with bigger warlords on the site. I do like the fictitious conversation between the Zack & Abwan which centers as usual on the Duke, forget medicine you can not even concentrate on a simple topic on SOL.
  19. Puntland elections have had a profoundly posative effect.
  20. Its a confusing issue, they killed him without a trail. Much like the girl who was stoned to death.
  21. Kismaayo: Kooxahaha maamula Kismaayo oo xukun dil ah ku fuliyey Siyaasiga Cabdiraxmaan Wal-diire 15. Januar 2009 Kismaayo(AllPuntland)- Kooxaha gacanta ku haaya maamulka magaalada Kismaayo ayaa toogtay Siyaasiga caanka ah ee lagu magacaabo Cabdiraxmaan X. Axmed Wal-diire, kadib markii ay Labo Todobaad ka hor ay ka qabteen Hotel ku yaal magaalada Kismaayo. Cabdiraxmaan Waldiire ayaa waxaa la sheegay in markii la soo qabtay kadib Kooxaha heysta Kismaayo ay Maxkamad soo taageen iyagoo ku eedeeyay inuu basaas u ahaa Col. Barre Hiiraale iyo Ciidamada Itoobiya, sidoo kale waxay ku eedeeyeen in magaalada Kismaato uu colaad ka hurinayey sidaasi darteedna ay marsiiyeen ciqaab dil toogasho ah, Maamulka ka taliya Kismaayo ayaa horay sidan oo kale xukun ceynkan oo kale ah ku fuliyay nin lagu soo qabtay dagaaladii Kismaayo, kaasoo ka tirsanaa ragga la shaqeeya Barre Hiiraale, waxaa iyana xusid mudan dilkii lagu fuliyay Gabar da'yareyd oo kooxo hubeysan ay ku kufsadeen magaalada Kismaayo, taasoo dhagax lagu dilay. AllPuntland, Kismaayo