General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. “The most heinous and the most cruel crimes of which history has record have been committed under the cover of religion or equally noble motives” Ghandi .................... .................... ............... Since 2004 these two men have been at the centre of street battles in Mogadishu. 1. 2004-2006 The rise of the clan courts they led fighters who fought inside heavily populated areas of the city. That displaced thousands and killed hundreds. That time the excuse was the warlords, it was their fault 2.2006-2008: They led the "insurgency" criminals who send mortars into the city and killed vast number of civilians, mostly women and children and caused. That time it was the fault of Ethiopia, and TFG, and the international community 3. 2008 -Present: The two war criminals are fighting it out in the city, since Sharif Ahmed return we have had new names, new excuses and many street battles a few months ago in few days over 70 civilians were killed. Since Xasan dahir returned many have been killed, maimed and the largest exodus in Mogadishu is taking place. Now who do they and their supporters blame?
  2. ^^^lool. The man is happless, anyhow we shall watch the progress of the "armed forces" so far they captured a road and lost it and now are near it.
  3. Ciidamada dowladda oo isugu jira kuwii Maxaakimta iyo kuwii hogaamiye kooxeedyada ayaa maanta galinkii horay waxa u suurto gashay inay si dhib yar ku qabsadaan ilaa warshada Caanaha, suuqa Bakaaraha, saldhiga wardhiigley iyo maxkamada Xararyaale, Towfiiq ilaa wadad soddonka, laakiin sidii lagu yaqaanay maleeshiyaadka beelaha ayay markii la gaaray galabnimadii usoo laabteen meelihii ay ka duleen, taasoo keentay inay si dhib yar xoogaga mucaaradku dib ugu qabsadaan goobihii laga saaray saakay, marka laga reebo saldhiga Wardhiigley iyo agagaarka warshada Caanaha oo ay wali ku sugan yihiin. source Emperor was spot on. Clan militias are leading the charge for "FREEDOM" braveheart Mohamed Dheere and Sharif the Bruce Ahmed are liberating from Jowhar to Mahaday is the new war cry.
  4. Sharif Al Hoteli has great confidence in Mohamed Dheere after all that was his former boss in jowhar.
  5. Xiin, if I am confused you must be insane. For you actually believed in the simple lies, the illogical expansion, the Djibouti charade you took it as holly scripture. Your Sharif has been measured and found wanting, his lack of education and experience is showing shinning throw. Now you a staunch supporter of Al Shabaab’s Bakara hideout is now attacking their tactics? It would be laughable if so many were not dead and maimed and displaced. Since 2004 Sharif has been the centre of the fighting, displacement of Mogadishu. As leader of the crazy gang, as an exile in Asmar and now as the President of a parliament of 500 that can not sit, a government that has sold the sea to Kenya and which controls parts of the road that leads to Villa Somalia. If that was your caravan it must have been one meant for mice and not men.
  6. Your Propaganda of ''close to Villa Somalia'' has been busted like Bagdad Bob's propaganda of ''There is no US tanks inside Bagdad'' LOL Adeer how far is the fighting from Villa Somalia? How far is the jidka wadnaha from Villa Somalia? You are as weak as all the prediction you make. There is no Mogadishu society, now they are the displaced society because of the ego, pride and ignorance of your likes. :rolleyes:
  7. faahfaahino ka soo baxaysa khsaraarooyinka uu gesytay dagaalkii maanta ka dhacay Muqdisho Posted to the MOL May 22, 2009, 11:17 am Ilaayo haata010n inta la ogyahay in kabadan 37 qof ayaa ku geeriyootay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo ilaayo hada lamaqlayo xabadaha ay iswayddaarsanayaan labada dhinac. dagaalka oo saaka ka bilowday jidka wadnaha ee suuqa bakaaraha ayaa ku fiday deegaano hor leh islamarkaana dhaliyey khasaarihii ugu badnaa ee soo gaata dadka rayidkaa ayadoo rasaastii ay iswaydaarsanayeen kooxaha dagaalamaya ay dad badani ku dhinteen , dagaalka ayaa la sheegay inay ciidamada dowladu ku qaadeen fariisimo ay fadhiyeen kooxaha kasoo horjeeda inkastoo mar dambe ay sheegtay dowladu inaysan qaadin balse lagu soo qaaday waxaana jirta in dagaaladii maanta ciidamada dowladu ku qabsadeen goobo ay haysteen mucaaradku inkastoo dib looga qabsaday. waxaa sidoo kalle jira in masuuliyin ka mida dowladu intuusan dagaalku bilaaban ay sheegeen inay dhawaan ka sifayn doonaan kooxaha mucaaradka magaalada muqdisho gaar ahaan wasiirka gaashaandhiga ee dowlada soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka muqdisho inay samraan maalmo inta kooxahaasi ay ka sifaynayaan magaalada. madaafiic farabadan iyo duqaymo aan loo meel dayin oo maanta ay gesyteen labada dhinac ayaa sababtay inay dad badani ku dhintaan waxaa jirtay in 7 qof ay isku mar meel qura kuwada dhinteen ka dib markii gaari Bl ah oo ay raaci lahaayeen uu ku dhacay madfac ay soo rideen dhinacyada ku hardamaya magaalada muqdisho waxaa sidoo kalle lasoo sheegayaa inay magaalada ka bilaabatay qax iyo barakac baahsan ayadoo dadku lasheegay maanta inay dhoobnaayeen wadooyinka magaalada oo ay isku aamini waayeen xataa guryahooda. magaalada muqisho oo dhowrkii bari oo ugu dambaysa yara xasiloonayd ayaa dad badani tani ay ku noqotay filanwaa maadaama ay ka rajo qabeen in magaaladu xasili doonto si kastaba ha ahaatee xabada ayaa hada yara qabowday ayadoo la maqlayo rasaas teelteel ah iyo madaafiic ay iswaydaarsanayaan labada dhinac waxayna isku hor fadhiyaan goobahay saaka ku dagaalameen gaar ahaan tarabuunka. Rabiile Cabdikariin Gabanow Mudugonline.com Boosaaso
  8. ^^^lool. Thats not even funny adeer. Considering the promises made by the Mogadishu society great army against Al Shabaab.
  9. Qasaaraha Dagaalo xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac dad badan oo ka dhacay Muqdisho oo sii kordhay. Posted: 5/22/2009 2:32:00 PM Shabelle: MUQDISHO Dagaalo xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac dad badan una dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Xoogaga Mucaaradka ayaamaanta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo qasaaraha ka dhashayna uu sii kordhay. Dagaalkaani oo ahaa mid aad u xoogan isla markaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ku bilowday kadib markii ciidamada dowalada ay dagaal qorsheeysan ku soo qaadeen saakay inta badan wadada wadnaha oo ay ku sugnaayeen xoogaga ka soo hor jeeda dowladda KMG Soomaaliya. Dagaalka ayaa waxaa uu ahaa mid maanta oo idil si xoogan uga socday Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska K.p.p halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada dowladda KMG iyo Xoogaga Mucaaradka waxaana dagaalku markii dambe uu dib uga laabtay Suuqa Bakaaraha halkaasi oo subuxii hore uu dagaal xoogan ku dhexmaray ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Hubaysan. Inta la ogyahay in ka badan 35-ruux ayaa ku geeriyootay dagaalka kuwaasi oo 7-ka mid ah uu madfac kula dhacay gaari Bl-ah oo ay ka raacayeen Isgoyska Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho,waxaana dagaalkaasi ku dhaawacmay in ka badan 80-kalena iyadoo la arkayay gaadiidka gurmadka deg deg ah oo galaya goobaha dagaalka kana baxaya iyagoo sida dhaawacyo kala duwan. Cusbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la geeyay dhaawac ka bdan 55-ruux kuwaasi oo maanta ku waxyeeloobay dagaalada ka dhacay Magaalada Muqdisho sida uu warbaahinta u xaqiijiyay agaasime ku xigeenka Cusbitaalkaasi Daahir Max'ed Max'uud Daahir Dheere. Dagaalada oo marba dhinac isku rogayay ayaa dhinacyadii dagaalamay waxaa midba uu guul ka sheegtay Dagaalka waxaana ciidamada dowladda KMG Soomaaliya maanta ay gacanta ku dhigeen fariisimo horay loogala wareegay iyadoo halkaasina uu dagaal xoogan ka socdo. Dowladda KMG Soomaaliya ayaa iyadu sheegtay in dagaalkaasi ay qaadeen ciidamadeed islamarkaana uu qeyb ka yahay howlgalo lagu sifaynayo sida ay sheegeen kooxaha mucaaradka ku ah dowladda KMG Soomaaliya. Dagaalka oo galabta gabaldhicii ka yara qaboobay sidii hore ayaa waxaa labada dhinac ay isku horfadhiyaan Agagaarka Tarbuunka ee degmada Hodon Halkaasi oo laga maqlayo dhawaqa rasaata iyo madaafiic ay labada dhinac is weydaarsanayeen. Si kastaba ha ahaatee waxaa caawa degan xaaladda goobaha ay dagaaladu ka dhaceen inkastoo dadka fara ku tiriska ah ee ku haray xaafadahaasi ay heeyso cabsi ku aadan dagaalo mar kale ka qarxa goobaha ay wali isku horfadhiyaan labadii dhinac ee maanta ku dagaalamay gudaha Magaalada Muqdisho.
  10. ^^^lool. Its breaking news adeer and Jowhar are well known like you to give a feel good factor. you are looking for good news Even if this is true your success today is that 30-50 died, and a hundred injured so your troops with AU firepower could capture a road near the Villa? :rolleyes: You have fallen to lower depth than one imagined.
  11. 30-50 dead, over 100 injured foreign troops as well extremists shelling the city. More civilians displaced than anytime before [according to UN] The government troops did not even take a single district back. Thus whats your arguments? Those who used to defend the Al Shabaab are now defending the Sharif with Ethiopians entering Hiiraan, and Ugandan’s , Burundians fighting in Mogadishu? Give us a break you are worth less than an atom lads..
  12. Dagaalka oo la isku gabal dhacsaday iyo dhaawacyo gaaraya 100 ruux oo la dhigay Cusbitaalka Madiina. Dagaalada maanta ka bilowday Magaalada Muqdisho ayaa galay marxalad aad u adag, iyadoona dagaalka uu waqtiga ugu dumay Degmada Hodan, halkaasoo dagaal xoog badan uu ka soconaya galabta ilaa caawa. Warar laga helay ilo madax banaan ayaa sheegaya in dagaal la isu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan uu maqribkii caawa soo gaaray agagaarka Baar Jabuuti ee degmada Hodan, halkaasoo labada dhinac uu dagaal ku dhex marayo. Xaalada Degmooyinka Wardhiigley iyo Yaaqshiid oo qeyb ka ahaa dagaalada ayaa xaaladeeda caawa ah mid degan, inkastoo ay is hor fadhiyaan dhinacyadii ku dagaalamay. Labada dhinac oo dagaalkooda yahay mid is heysta ayaa ku kala dagaalamayay maanta xaafadaha Degmooyinka H/wadaag iyo Wardhiigley iyo Hodan, waxaana dagaalka xoogiisa uu galabta u weecday dhanka Degmada Hodan. Isgoyska Bakaaraha ayaa hada la soo sheegayaa inay gacanta ku hayaan Ciidamada Dowladda, iyadoona Isgoysyada H/wadaag iyo Aadan cadde ay joogaan Xoogaga Mucaaradka, waxaana Wadada Wadnaha ay labada dhinac yihiin kuwo qeyb qeyb kala heysta, loolan xoogan uu ka jiro gacan ku heynteeda. Cusbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa maanta la gaarsiiyay dhaawacyadii ugu badnaa, waxaana Cusbitaalka Madiina oo maanta ahaa mid aad u mashquul badan, marka loo eego dhaawacyada la geynayo ayaa waxaa la gaarsiiyay 107. Agaasimaha Cusbitaalka Madiina Cali Cadde ayaa u sheegay Wariyaha Jowhar.com in 53 ka mid ah dhaawacyada ay yihiin kuwo dhaawacooda uu culus yahay, halka 5-ruuxna ay ugu geeriyoodeen dhaawacooda. Labada dhinac ayaa dagaalka guulo ka kala sheeganaya, mana muuqata ilaa iyo hada guulo muuqda oo labada dhinac ka soo muuqanaya, marka laga reebo in qoloba mar la dib loo riixayo, iyadoona dagaalka uu noqday mid iska daba wareeg ah. Dhimashada dadka rayidka oo aan xisaab laheyn ayaa caga cageynsa in ka badan 30-ruux oo ah dad ay Madaafiicdu leysay, rasaasta wiiftana ay dishay, dadkaasoo ahaa kuwo aan waxba galabsan oo aan dagaalka ku laheyn. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Jowhar.com isha koowaad ee wararka xaqiiqda ah
  13. ^^^Xiin even Jowhar.com a pro Sharif mouth pice is reporting they were pushed back from the areas they captured, what are you talking about?
  14. ^^^Midnimo adeer is a very pro Sharif, very anti Al Shabaab clan website. Thus they are biased.
  15. Muqdisho:Dagaaladi Muqdisho oo la isku habeensaday iyo madaafic la laga seexan la'yahay (warbixin dheer oo ku saabsan dagaaladi maanta iyo caawa ) 22. maj 2009 Muqdsiho(AllPuntland )- Dagaaladii soo bilawday saaka ee u dhaxeeyey cidamada dawlada iyo kooxaha mucaaradka ayaa caawa la isku habeensaday, waxaana lagu kala habeensaday meelihii xabadu saaka ay ka bilowmatay. Dagaalki maanta oo ahaa mid aad u culus marka la fiiriyo hubka la isku adeegsanayey ayaa galaaftay nolosha dad lagu qiyaasay 50- iyo dhaawaca dad ku dhaw 100-qof oo isugu jira rayid iyo dhinacyadi dagaalamayey. Dad ku dhaw 15-qof ayaa hal goob ku geeriyooda maanta markii gaari ay la socdeen oo ahaa Basaska yar yar uu ku habsaday madfac dusha sare kaga soo dhacay , waxaana la sheegay in gaarigaas uu ka badbaaday kaliya ha wiil oo 13-jir ah. Isgoyska Hawlwadaag waxaa ku dhimaaty ku dhawaad 17-qof oo u ay ku jiraan dhimacyadi dagaalamayey , waxaana sidoo kale gudaha suuqa bakaaraha la sheegay in dad ku dhaw 9-qof ay wiifto ku dishay ama rasaasta habawga ah. Ciidamada dawlada ayaa saaka weerarki ay soo qaadeen waxa ay isu qeybiyeen dhawr aag . Ciidamo dacad u ah Taliyaha police-ka C/qeybiid ayaa ka soo galay dhanka Tarabuunka oo soo gaaray ilaa Taleex , halka ciidamo wasiirka arimaha gudaha hoostagana ay ka soo galeen dhanka warshada Caanaha iyo wadada wadnaha , waxaana labada ciidan ay ku kulmeen wadada wadnaha marki si saf ah ay dagaalka ku soo wadeen laakin dagaal rogaal celis ah oo ay so qaadeen xoogaga mucaaradka ayaa ciidamadi dawlada dib loo celiyey . Dhinaca W/Muqdisho waxaa dagaalka kaga jiray ciidamo gaar u ahaa gudoomiyaha G/Banadir dhagaxtur iyo xildhibaano ay ka mid ahaayen Muuse Suudi , Salaad Jeele , iyo Xuseen Caraale waxaana ay tageen Hotel Tawfiiq laakin galabta ayaa loo soo celiyey oo la keenay isgoyska darjiinka. Cisbitaalada Madiina iyo keysaney ayaa la dhigay dad ku dhaw 90-qof sida ay APL u sheegeen hawlwadeenada labadaa cisbitaal , wxaana ka badan kuwa aan cisbitaalo helin ee guryahooda jiifa . Dawlada Somaliya ee dagaalki saaka soo qaaday ayaan soo kordhin wax aan ahayn khasaare askarteeda iyo shacabka soo gaaray , waxaana aad loola yaabay markii maanta daqiiqao looga soo qabsaday dhul baaxad leh oo ay saaka ku kalaheen ciidamda dawlada dhawr aag. dagaalka ayaa sida ay sheegayaan labada dhinac ee is haya ma aha mid dhamaad ku dhaw , waxaana dadka ku xeeldhaer siyaasada Somaliya ay sheegayan in dagaalkaa uu adagyahay sida loo kala adkaado marka arimo badan laga eego sida wax u socdaan. Dawlada ayaa gashay heeganki ugu sareeyey waxeyna tijaabisay saaka awoodeedi dagaal ha yeeshee ma noqon mid lagu najaxay , waxaana la filanaa waqtiyada soo aadan in ciidamada dawlada ay galaan weeraro kale oo mucaaradka ka dhan ah. mucaaradka oo ah laba xisbi oo isu tagtay waxa ay heystaan maleeshiyooyin badan , waxaana ay ka yimaadeen gobolada Soomaliya badankood qaab gurmad ahaan ah . Waxaa dadka Muqdsiho ku haray ay dhawrayaan sida xaal ahado dagaalada soo socda ee la filanayo iyo cida Muqdisho u harta. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  16. ^^^The fake Caravan is to blame, you prolonged the war, now they shoot from the Bakara Market you used to defend, remmeber Xiin?
  17. AMISOM have the heavy weapons, thus dont hide the fact that they are defending the Sharif and his admin, its a fact. Xiin: Adeer you are trying your best, its not enough and nor is Sharif's performance. I told you before I will judge him on what he does, and he has lost Jowhar for the sake of love.
  18. ^^^Xiin: Adeer you were the one giving the Al Shabaab a clean bill of health and excusing their actions and making fun of those who warned this was troubling and criminal. Now you are crying out like a lost child, as ever trying to prove your worthless caravan that has resulted in prelonging the conlict of Somalia was right. You are a light weaight like your Sharif.
  19. LG, My position is very clear. I am against them ALL! The nearest man to have saved Somalia was AY (and this is why I mention him). The options available now are all hopeless. How could I truly sympathise with either group when I know that I would not trust any of them to run a mafrash, never mind a country. My gripe with Norf (and lately Xiin) is that they are turning into a cult. Unlike you, they refuse to admit it and try to rationalise their mad love for Sheikh Sharif. THAT, is as crazy as the M Society idea. I mock the poor man who coined the phrase and I mock these men for their obsession with an obvious (political)loser (I mean, he's no Riyaale after all). A polished performance from a heavyweight. Xiin is alright, Norf is as ever a headless chicken and Layzy is wonderful
  20. Wararkii ugu dambeeyay dagaalada ka socda Muqdisho (Dagaalka oo iska daba wareeg noqday) Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa daqiiqadba daqiiqada ka dambeysa sii yeelanaya wajiyo cusub, iyadoona kolba meel u guur guuraya, waxaana haatan dagaalada ay yihiin kuwo saf ballaaran ku socda, dhowr jihana ay ka dhacayaan rasaas xoog badan. Dagaalada oo waabarigii saaka ay ka bilowdeen Xaafadaha Hodan, H/wadaag iyo Wardhiigley ayaa ku fiday gobo dhowr ah, iyadoona dagaalka uu yahay mid marba marka ka dambeysa ay qolo ku gacan sareyso oo dhinacii meel ku fida laga soo durjinayo. Ciidamada Dowladda oo saaka ilaa barqanimadii maanta dagaalka horumar ka sameeyay, kadib markii ay qabsadeen gobo dhowr ah, ayaa iminka u muuqda kuwo dib loo soo caabiyay, oo laga soo saaray meelihii ay qabsadeen. Dadka Muqdisho oo la yaaban sida daqiiqad kasta wax isu badalayaan, isla markaana dagaalka uu marba aag u bedalanayo ayaa aad ugu jahwareersay sida ay wax u socdaan, waxaana dadka ay aad ugu mashquulkeen xaaladaha bed bedelka badan ee dagaalka. Ciidamada Dowladda oo saaka weerar ballaaran qaaday ayaa si kedis ah waxay kula wareegeen inta badan Wadada Wadnaha oo mudooyinkii u dambeeyay aheyd goob gacan ku heynteeda ay ku loolamayaan Mucaaradka iyo Dowladda, waxaana ay qabsadeen Isgoyska H/wadaag, Aadan Cadde iyo Isgoyska Bakaaraha, inkastoo markii dambe laga soo saaray. Dagaalada ayaa hada ah mid goos goos ah, waxaana ay ka socdaan xaafado ka tirsan Degmooyinka H/wadaag iyo Wardhiigley, waxaana dagaalka la soo sheegayaa inay geysteen qasaaro lixaad leh oo ah dhimasho iyo dhaawac. Ku dhowaad 100 ruux oo ku dhaawacmay dagaalada ayaa la geeyay saddex ka mid ah Cusbitaalada ku yaal Magaalada Muqdisho, kuwaasoo 58 ka mid ah la dhigay Cusbitaalka Madiina, sidoo kale dhimashada ayaa gaareysa ilaa 30 ruux sida ay xaqiijinayaan ilaha caafimaadka. Dadka dhintay oo u badan dhinacyadii dagaallamay ayaa waxaa ku jira dad rayid ah oo ay guryahooda ugu tageen madaafiic iyo rasaas habow ah, waxaana dadkaasi ka mid ahaa Wariye C/risaaq Gaadaco oo Idaacadda Shabeelle ka tirsanaa. Dhimashada ugu badneyd ayaa ka dhacday agagaarka Isgoyska Baar Ubax, halkaasoo gaari rakaab ahaa uu ku habsaday Madfac habow ah, waxaana ku dhintay in ku dhow dad gaaraya 10 ruux oo ahaa rakaabkii gaariga. Xaaladda Magaalada Muqdisho ma xasiloona, welina waxaa qeybo ka mid ah degmooyinkii saaka dagaallada ka bilowdeen ee Hodan, Howl-Wadaag, Wardhiigley iyo Yaaqshiid laga maqlayaa rasaas ay isku ridayaan dhinacyada dagaalladamaya. Xafiiska Jowhar.com Muqdisho jowharnews@gmail.com Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  21. Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Dr. Cumar Iimaan Abuubakar ayaa guulo ka sheegtay dagaalka ka socda Magaalada Muqdisho, isagoona sheegay inay dib ula wareegeen goobihii ay qabsadeen saaka. Dr. Cumar Iimaan ayaa ku eedeeyay Dowladda inay dagaalka ku soo qaaday Muqaawmada iyo Mujaahidiinta, isagoona tilmaamay inay ka bar bar dagaalamayaan Ciidamada AMISOM sida uu hadalka u dhigay. "Dowlad ku sheega weerarka ay soo qaadeen waa mid ay maalmahan abaabulayeen, waxaa jirtay inuu Hub uga yimaaday Uganda iyo Ethiopia"ayuu yiri Dr. Cumar Iimaan Abuubarak oo intaa ku daray in dagaalka uu haatan marayo agagaarka Madaxtooyada. Waxaa uu sheegay in Ciidamadii Dowladda oo uu ku tilmaamay kuwii dulmiga waday ay haatan isku uruursanayaan Madaxtooyada, waxaana uu cadeeyay in halkaas uu dagaal ka socda, laguna jebiyay sida uu hadalka u dhigay. Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa marba waji sii yeelanaya, iyadoona dhinac dagaalamaya ay guulo kala sheegayaan, waxaana ciidamada ay yihiin kuwo meel isku riixaya oo ay wali dagaalada u caaboon yihiin. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  22. Recovering romantic, You dont know who Zakaria is do you? He is a flip floper but was never an advisor to President Yusuf.