General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Juje Adeer, Puntland knows their enemies and we shall deal with them. Thus why the silly comments we are facing a cimetidine wave much like what is happening in Minneapolis today three Somali men where executed here. However you face a war in Mogadishu and so far you are losing the plot ,and may Allah.
  2. ^^^ lool that's not even the subjct here, I don't believe on arranged Marriage, my daughter insha Allah will have the right to choose who she wants, as long as e is decent she will get my blessing. I prefer a Somali though that's where I won't compromise, he is a revert , a nice Pakistan won't do, culture is important and no one wants cnfusion and difficultyfor their child.
  3. FuFU, I never said you was fat, just asked if you were that fat guy? Don't get all upset now Adeer, lately you seem to be ok. I saw the topcoat like anyone els and aside from Roble & Indho, the Romanian dud I could nt work out anyone else. Good idea though most people won't be up for it I guess.
  4. What about you, ever come across such incidents in your own life? What's your opinion, I don't get wen like the story above a grown man ould turn down a beautiful woman becaus of this nonsnse?
  5. May Allah give his verlasting mercy to the dead and strength to the familis. This as not a gang violence theese men were killed while at work, that's the more difficult news to take.
  6. Che, of course if the man was to her liking and decent. I would rather have that than an ***** who happened to be from the "big" clans. There is no doubt. Why descriminate my own people for no reason other than it's the norm?
  7. ^^^No doubt you are happy at a death of one MP, you have been making the same noises and wishing for the same thing for over 5 years, yet Puntland will stand the deaths of these men is an abhorant period, nothing more. The state is secure, and economically stronger than any time before. Thus keep wishing dear lads, the people of Puntland rule their state, and that shall continue insha Allah. The murders have been caught in most of the cases. Sabriye, has the Sharif caught the suicide bombers of Shaamo? Thus insecurity is relative, but we can not compare these things lads, can we?
  8. ^^^Nothing wrong with having some weight adeer, I am 6ft 5in and 380 pounds, so dont play around little man..
  9. Jaceylkiisa waxan ka qaaday xanuun fara-badan iyo cuqdad gooni ah. Haddii aan isdili lahaa si’uu xanuunka i dhaafo oo hadhow heli maayo meel aan ku bad baado oo haddii aan nafteeda jaro, in la’igu abaal gudi doono Cadaabtii Alle Subxanallah. Iyadoo uu xaalka igu xun yahay ayaa waxaa i soo wacday gabadhii ay habar-yartee dhashay iyadoo igula talisay in’aan dib danbe ula hadlin C/qaadir bacdamaa uu sidaan ii galay. Waxa arinkii u sheegay hooyadee oo awalba ogeyd inaan wada shekeysano C/qaadir iyo aniga halka uusan Aabahee waxba kala socon. Hooyo ayaa waxay igula talisay inaan faraha ka qaado maadaama uu sidaasi gartay. Ugu danbeen waxaan go’aaan ku gaaray in’aanan la sheekeysan wiil danbe wuxu doono ha-noqdoo, anigoo sugi doono inta calafkayga ka dhiman.
  10. Here is a story I came across online today.. ................. Qofka aad ifka ugu jaceshahay haddii uu kuugu xumeeyo qalbigaaga sidee buu-noqon lahaa (Dhacdo Xanuun Badan). Subax walba oo dilaaca adduun aanu ku nool nahay, wax yaabo kala duwan baa ka dhaca, qaar waala dilaa, qaar waala xiraa, qaar waala dhacaa, qaarna waala heyb soocaa. Hadaba tan ugu xanuunka badan ayaa waxay tahay Qof Muslim ah oo inala mid ah ayaa dhaawacyo kala duwan u geysanaa. Tusaale ahaan kaba soo qaad shaqsi ahaantaada, haddii uu ku heyb sooco nin asaagaaga ah, side baad noqon laheyd, Alla Xanuun badanaa. Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday Gobolka Ohio ee cariga Maraykanka iyadoo ay dhex martay lamaane Somaliyadeed oo uu ka dhaxeeyey jaceyl macaan. Hadaba lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Faa’iza iyo C/qaadir. Faaisa oo inala soo xiriirtay ayaa inooga sheekeysay sida wax u dhaceyn, sheekadiina waxay ku bilaabaneysaa sidatan:- waxan ku dhashay magaaladda Muqdisho sanadka markuu ahaa 1982-kii. Waxaan ku dhashay degmada Waaberi balse waxan ku soo bar-baaray degmada Xamar weyne, dugsigayga hoose dhexe waxan kusoo qaatay Xaawo Taako Iskuul. Balse balse waxbarashayda dugsiga Sare waxan kusoo qaatay Al massal Primary and Secondary School oo ku yaallay 21 Oktoobar ama aga-gaarka Kmg-4. sanadka markuu ahaa 2003-dii ayaa Alle wuxu qadaray Aabahay oo ku noollaa dalka Maraykanka inuu inoo dacwoodo aniga iyo dhamaan inta xubnood ee qoyskayna. Nairobi ayaa tagnay balse nasiib wanaag 5 bilood kadib waxaanu caga-dhigana Magaaladda Columbus ee gobolka Ohio. Waxaan durbadiiba bilaabay waxbarasho. Balse sanadkii 2004-ta ayaa waxa dhacday in’aan booqdo Habar-yartee oo ku nooleyd Mineapolis, Alla maxaa i geeyey. Alla maxaa igu watay, waa meesha i hor-seeday dhibaatadaan oo dhan in’ay i soo gaarto. Si kastaba ha’ahaatee waan tagay, waxaan maalin maal maha kamid ah ayaa waxaa Jaamacad u raacay gabar ay dhashay Habar-yartee oo xilligaas dhiganeysay Jaamacadda, waxaa inagu soo leexday wiil ay aqoon fiican isku lahaayeen gabadha ay Habar-yartee dhashay, kaasoo ay jaamacadda wada dhigan jireyn. Wiilkii ayaa waxay wada hadleyn gabadhii, isagoo si kaftan ah igu yiri maxaa dhacay adiga wadaad miyaa tahay oo wiilasha maba salaantit miyaa?, anigoo aanan juuq iyo jaaq dhihin ayaa gabadhii u jawaabtay kuna tiri gabadhaan maba qososho ee ka leexo, markaas baan is-celin waayey oo halmar uu qura ayaan qosol ku dhuftay, xaqiiqdii weligee wiil kuma aanan hor qoslin haddii uusan waxba naga dhaxeyn, balse maalintaan maba aqaano sababta uu qosolka iga soo fakaday. Hase yeeshee waan isbaranay aniga iyo wiilkii, wuxu i sheegay in C/qaadir ladhaho anna waxan u sheegay in Faa’iza la’idhaho. Teleefanada ayaa kala qoranay waxaa u soo laabtay magaaladda Columbus, xirir fiican ayaa ina dhex maray aniga iyo C/qaadir, dhaaxaa wada- sheekeysano jaceylkaynii waa uu sii xoostay. Waxaan wada soconay in ka badan 3 sano, weligee maanan weydiin Qabiilka uu ka dhashay sidoo kale isaga qudhiiso muusan i weydiin. Waxaan ku heshiinay inaan isguursano marba haddii aanu is-fahanay oo aanu iska helnay. Inta badan nolosheyda waxan kusoo qaatay magaaladda Muqdisho, misa-na Jaceylka aan u qaaday C/qaadir maanan arag weli wiil aan u qaaday. Xitaa waxan gaaray habeenkii haddii aan seexanaayo inaan ku seexdo anigoo codkiisa maqlaayo, cajiib Walee naf jaceyl haayo hawli kama dhamaato. Sidoo kale C/qaadir qudhiisa wuxuu i sheegi jiray jaceylka uu iga helay in’uusan weli ka helin gabar kale. Habeen habeenada kamid ah ayaa wuxu yimid magaaladdii aan ku noolaa, isagoo habeenkaas i sheegay Qabiilka uu dhashay, halka uu isna iga codsaday in’aan u sheego Qabiilkii aan ka dhashay, hase yeeshee waan u sheegay, weliba wuxu dareemay in’aan kasoo jeedo Beelaha Laheyb Sooco. Waxba Dareen ah kama aanan arag. Balse laba cisho kadib ayaa wuxu ku laabtay Magaaladda Mineapolis oo markii horeba uu ka yimid. Wuxuu u tagay gabadhii ay dhashay Habar-yartee isagoo kala dul dhacay CAAY IYO AF LAGAADO tii ugu xumeyd. isagoo ku yiri Naayaa maxaad i bartay naag aanan aheyn Gayaankayga. Halka ay iyana isku difaacday, war maalintii aad inagu soo leexaneysay aniga miya ku dhahay inagu soo leexo ama gabadhaan baro ayan ku dhahay. Adeb malihid ee gabadhaas meel ay la’dahay maleh ee dhaqaaleyso ama si-tartiib ah iskaga fasax. Laba habeen iyo maalin muusan i soo wicin, oo haddii aan waco teleefanka igama qabanaayo, sidoo kale gabadha ay habar-yartee dhashay maysan i soo wicin oo waxba maysan i sheegin oo way iga qarineysaa. Goor ay tahay habeen xilli danbe ah ayuu i soo wacay isagoo Abaalkayga ka dhacay Caay iyo in uu wax ka sheego Qabiilka aan ka dhashay, waa yaabanahay oo weli wax jawaab ah maanan siinin. Ugu danbeen wuxu igu yiri aniga iyo adiga isma-geyno ee Shimbirkaaga la-duul, halka aan aniguna ku danshay Teleefanii. Waxaan sameyo garan maayo, aniga tayda meel iska dhigto, adiga oo ah akhristaha sheekadaan akhrisanaayo bal fikir tanoo kale haddii ay kuugu dhici laheyd walaalkey ama walaashey side baad noqon laheyd, Alla joogis adduun dhibaato badanaa. Jaceylkiisa waxan ka qaaday xanuun fara-badan iyo cuqdad gooni ah. Haddii aan isdili lahaa si’uu xanuunka i dhaafo oo hadhow heli maayo meel aan ku bad baado oo haddii aan nafteeda jaro, in la’igu abaal gudi doono Cadaabtii Alle Subxanallah. Iyadoo uu xaalka igu xun yahay ayaa waxaa i soo wacday gabadhii ay habar-yartee dhashay iyadoo igula talisay in’aan dib danbe ula hadlin C/qaadir bacdamaa uu sidaan ii galay. Waxa arinkii u sheegay hooyadee oo awalba ogeyd inaan wada shekeysano C/qaadir iyo aniga halka uusan Aabahee waxba kala socon. Hooyo ayaa waxay igula talisay inaan faraha ka qaado maadaama uu sidaasi gartay. Ugu danbeen waxaan go’aaan ku gaaray in’aanan la sheekeysan wiil danbe wuxu doono ha-noqdoo, anigoo sugi doono inta calafkayga ka dhiman. Intaasi ayey Faa’iza ku soo goobtay caashaqii xanuunka badnaa ee soo maray. Hadaba akhristaha sharafta lahow qisadaan darankayga maxay ku abuurtay,
  11. The title of the thread is to ask the general Nomads in SOL, what their views are on the discrimination of the “minority” clans or those that some ignorant masses within our society deem as unworthy to marry and look down upon. While not dwelling on the historic injustice of this issue, what is the modern Somali specially those in the Diaspora’s perspective, have you come across such cases in your own lives? Would you as a member of the "big" clans marry from these clans? Wouls you allow your children, and many of us are parents to marry into these clans and vica versa? Do share
  12. ^^Rudy, you need to get a hard on on something else dude, your soft predictions of bloodshed wont be realised. As for the news, the two men were caught, there is nothing new here. Ayoub, criminals dont have clans, what ever they are they will be dealt as they have already been caught.
  13. Lool @kk, you are funny wallahi, I might just go and set up an FB account and paste my Rick Ross frame with the shades of course online for the ladies.
  14. ^^^lool. I am Ismael's fat twin, Good one KK, I aint that brave to post my pic online, so bravo.
  15. Tee iimaleysaa horta? Duke, ba'aaa oo ma sawirkeygaa la arkaa? KK, I wont eneter your ocean, so dont cut my legs. You are pretty though, who is the other girl? Y 5. where is your pic? FUFU, are you that fat guy?
  16. ^^^Oh pardon me my Romanian friend, I was just giving my feedback on what I saw on FB, I apologies if you took as an insult.. Which one was KK? The girls in that pic are both beautiful though I wont say anything about my cousin and neither should you FUFU..
  17. This seems to be more than a clan dispute, but thus far the suspects are in custody and strong measures are required. Violent crime is becoming a norm in even developed countries now. Those who blame the PIS and point fingers at this institution, are the same groups who used to say a year ago we had no "terror" problem in south Somalia and it was the "Ethiopians". The fact is the state is being attacked, this never happened in our short history. Faroole's honeymoon is over. He is the President and must take the blame for the weaknesses in the state security.
  18. Yeah I saw a few people on there, the Romanian dude looked drugged. Indo-Blue was there, and a few SOL elders, funny stuff, maybe we should have a thread where people could post their real pics and we can have a guessing game.
  19. ^^^I agree with you on that, individuals are behind this and not any clan or community. The aim is to kill us all, one at a time.
  20. Yes, King Riyaale is looking well in his seat. The Mugging has done wonders for his health..
  21. ^^^there is no fear of the government, people are hiding behind their clans. This needs to change big time.
  22. Lets not start some nonsense here lads. There is no dispute here between clans or groups in the state. There are criminal groups setting up operations for what ever reason. The news thus far has been consistent and clear, two men shot an MP, they were chased from the scene and caught. There is nothing disputing this. Lets not get into sub clan finger pointing, and lets not defend a criminal act that will undermine our state and hurt our poor people. Paragon, your attack on ThankfulSP is unwaranted.
  23. Funniest morning I had looking through the SOLe's facebook page. could not work out anyone, no one I knew was on there, must be getting old I guess.
  24. ^^^I agree both men, should be executed in public. Kooro, adeer I don’t care if they came from Mars, what’s important is that no one should get away with shooting anyone least of all a legislator in the city of Bossaso. The idea that their region or clan affiliation is important is ludicrous a criminal does not have a clan adeer. As for the news media, only the one you posted seems to be out of line, ,maybe they have better investigative journalist than the others, or are playing a different game. Blaming PIS, wont wash, the men were caught red handed and one even ran into a house being chased by the mob, and now are talking out loud. It’s a victory adeer that cold blooded killers are caught, no need for any cover ups or other talk.
  25. Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka wada mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii u horeysay bilaabay dhaq dhaqaaqyo lid ku ah Gudoonka Baarlamaanka, iyagoo ku guda jira qaban qaabadii u dambeysay oo ay ku diyaarinayaan Mooshin. Xildhibaanada ayaa waxay sheegeen in ay dhamaatay mudadii xilka uu hayay Gudoonka Baarlamaanka, isla markaana haatan iyo wixii ka dambeeyay ay sharci daro tahay in Gudoonka Baarlamaanka sii shaqeeyo. Saalax Badbaado oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka kuwooda ugu afka dheer ayaa sheegay in aanay ogolaan doonin in Gudoonka Baarlamaanka sii wadaan howshooda, isagoo sheegay in ay tahay mid sharci daro ah. Xildhibaan Cumar Islow ayaa sheegay in la gaaray xilligii la dooran lahaa Gudoon cusub, isagoo ugu baaqay Xildhibaanada dibada ku maqan in ay dalka dib ugu soo laabtaan. Dhaq dhaqaaqyada Mudanayaashan ay wadaan ayaa waxay hubanti ka dhigi kartaa in ay Mooshin ka diyaariyaan Gudoonka Baarlamaanka ee uu madaxda u yahay Aadan Madoobe oo xilligan ku fooraarta caqabado fara badan. Baarlamaanka Soomaaliya oo xilligan fadhiid ah ayaa u suura geli waayay inuu ku guuleysto kalfadhiyadiisa Baarlamaanka, waxaana labo jeer oo hore uu ka fashilmay inuu kulan isugu yimaado, kadib markii Kooramka uu u buuxsami waayay. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com