General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ould Abdallah at UNSC stakeout, rejection of his LOS deal not shown
  2. Xafiiska Qarammada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WAR-SAXAAFADEED 05/2010 Ergayga Gaarka ah: Soomaaliya waxay si tartiib-tartiib ah uga guureysa xaladii aheyd dawlad fashilaney, waxayna u sii guureysa hab ah dawlad jilacsan Nayroobi, 15 Marso 2010 – Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Soomaaliya Ahmedou-Ould Abdullah ayaa maantay ku amaaney Dawlada Ku-meel gaarka ah iyo Ururka Ahlu Sunnah Wal Jameeca heshiiska ay sida rasmiga ah ugu saxixeen Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Heshiisku wuxuu labada dhinac ku waajibinaya, sida uu qabo heshiiki Jabuuti, inay si buuxda iska kaashadaan arrimmaha nabadeenta iyo dib-uheshiisiinta dalka. “Waxaan ku hanbalyeynayaa saxiixayaasha heshiiska ay gaareen, kaas oo waafaqsan maslaxada dadka, iyo qaranka Soomaaliyeed, sidoo kale heshiisku wuxuu waafaqsan sharafta Ummadda iyo nabadeenynta Gobalka. Heshiisku waa guul ay gaareen labada dhinac, wuxuuna cadeynayaa in arrimmaha Soomaaliya isbedeli karaan hadna ay isbedelayaan ” ayuu yiri Mudane Ould-Abdullah. Heshiisku waxaa la gaaray ayada oo la raacaayo Habkii Nabadayntii Jabuuti, wuxunna daba-jooga baaqii ay Nayrobi kuwada saxiixeen Dawladda iyo Ahlu Sunnah Wal Jameeca 21 Junn, 2009 anyna garwadeen ka aheed Qaramadda Midoobay. “Waxaan ku celinayaa hadalkii aan horey u iri oo aan aad u rumeysanahay kaas oo ah in Soomaaliya ay hada ka guureyso habkii ahaa dawlad fashilantay una guureyso dawlad jilacsan. Waxaan ku qanac sanahay in ficilkaani ka danbeyn doono isu-soo dhawasho farabadan oo dhowaan ka dhexdhico ummadda Soomaaliyada. Kala qoqobiddi horey looga dhex sameeyey habkii lagu nabadeyn lahaa ummada Soomaaliyeed ayaa hadda si tartiib tartiib ah loo burburinayaa”. “Waxaan jecelahay in aan ka mahadceliyo dowrka muhiimka ahaa ee ay ka qaateen arrintan Ururka Midowga Afrika, Jaamacada Carabta, Midowga Yurub, Norway, iyo Dawlada Mareykanka. Sidoo kale waxaan u mahadcelinaya wadamada xubnaha ka ah Urur Gobaleedka IGAD, gaar ahaan shirgudoonka Etoobiya sida ay uga go’aneed iyo dadaalka ay ka geysteen meel-marinta heshiiskaan”. “Aniga oo u mahad celinayaa dhamman dhinacyada iyo qeybaha gacanta ka geeystay heshiiskan, ayaa haddana waxaan ugu baaqaya dhammann saaxibadeyda iyo walaalaheyga Soomaaliyeed in ay hirgeliyaan xaqiiqada soo muuqaneysa, ee ah dib-u dhalashada dawladnimadda Soomaaliyeed”. Wixii war dheeraad ah fadlan kala xiriir: Susannah Price ama Donna Cusumano, saraakiisha qaabilsan isgaarsiintab guud, Xafiiska Qaramad Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya, Nairobi Tel. +254 20 762 7132/7133 ama +254 733902020 ama 737400133
  3. Soomaaliya: Xaaladdu sida ay hadda tahay lagu hayn karo | Walad Cabdalla Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com: Monday, March 29, 2010 // 2 Jawaabood Neyroobi 26 Maarso, 2010 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midaabay u Qaabilsan Soomaliya, Md. Ahmedou Ould-Abdallah, ayaa maalin ka hor shir madaxeedka Dowladaha Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya dalka Libya sheegay inuu ku faraxsanyahay dardata xaaladda ka jirta Soomaalia ee ku aaddan xagga geeddi socodka nabadda. “Waxaan ku jirnaa rubicii ugu horreeyay ee sannadkii labaad ee muddada Dowladda Federaalka Ku Meel Gaarka, mana habboona in xaaladda sida ay hadda tahay sii ahaato. Waxaa la qaaday dhowr tallaabo oo adadag oo wax ku ool ah, kuwaasoo muujinaya rabitaanka iyo awoodda ay Dowladdu u leedahay inay u isticmaasho muddada kalaguurka ah si habbon oo ay dani ugu jirto dadka Soomaaliyeed.” Md. Ould-Abdallah wuxuu sheegay heshiiskii dhexmaray Dowladda iyo Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo la saxiixay 15kii Maarso waa caddeyn dheeraad ah ee muujinaya in Dowladdu ay ka go’antahay inay kala shaqeyso soo celinta nabadda iyo dibuheshiisiinta dhammaan qaybaha doonaya. Md. Ould-Abdallah oo ay weheliyaan Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Boubacar G. Diara, oo ah madaxa Hawlgalka Midowga Afrika, ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa 23kii Maarso magaalada Neyroobi ka furay kulan uu yeeshay Guddiga Amaanka ee Wadajirka (JSC). Kulanku wuxuu eegay horumarka ilaa iyo maanta laga gaaray dibuhabeynta dhanka amaanka, waxaana laga wadahadlay waxyaabaha loo baahan yahay in laga qabto dhinacyada qorshaha amaanka iyo xasilinta qaran. Waxaa kaloo laga wadahadlay hindiso tababar oo ay gacan siiyaan Midowga Yurub iyo xubno kale ee ka tirsan Bulshada Caalamka. “Dowladdu waxay – si sii kordheysa oo xawaare dhab ah leh – ula shaqeynaysaa dadka Soomaaliyeed iyo saaxibadeeda ee addunka si loo fuliyo shuruudihii uu dhigayey Heshiiskii Nabadda ee Jabuuti,” ayuu yiri Md. Ould-Abdallah. Shir hawleed socday 3 toddobaad oo Jabuuti loogu qabtay xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka (IFCC) ayaa lagu soo gabagabeeyay 23kii Maarso laguna soo bandhigay wadiiqooyin cusub oo loo marayo geeddi socodka dastuurka. Guddiga – oo horey uga koobnaa 15 xubnood – wuxuu ballaariyay xubnihiisa oo gaarsiiya 30 wuxuuna doortay guddoomiye cusub. Guddigu wuxuu isku afgartay inuu sameysto habdhismeed maamul, wuxuuna mas’uuliyaad u xilsaaray guddiyo kala duwan oo joogto ah iyo kuwa hoose oo u xilsaaran mawaadiic kala duwan sida waxbarashada madaniga, arrimada sharciga iyo wacyigelinta dadweynaha. Waxaa la filayaa in Guddiga Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Madaxabannaan ay soo gudbiyaan qabyoqoraalka dastuurka marka la gaaro 1da bisha Luulyo. Iyadoo la eegayo kulan bishii Diisembar lagu qabtay magaalada Jiddah oo ay Dowladda Ku Meel Gaarka ay arrimaha u muhimsan ugu soo bandhigtay Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG), kulan kale oo ay kooxdu leedahay oo ay martigelinayso Jaamacadda Carabta ayaa ka dhici doona magaalada Qaahira 22ka bisha Abriil. Kulanku waxaa lagu eegi doonaa guulaha la gaaray waxaana lagu go’aamin doonaa hawlaha u baahan in degdeg wax looga qabto. Iyadoo la tixraacayo Qodobka 11 ee Heshiiskii Jabuuti, waxaa la filayaa in 22ka bisha May magaalada Istanbul lagu qabto shir looga hadlayo Dibudhiska iyo Horumarinta Soomaaliya. Shirka oo ay martigelinayso Dowladda Turkiya waxaa ka soo qaybgeli doona wufuud heer sare ah oo ka socda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda waxayna ka doodi doonaan mashaariic dhaqangal ah. Md. Ould-Abdallah wuxuu sheegay inuu magaalada Madrid kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka ee Spain, Miguel Ángel Moratinos Cuyaubé, Xoghayihiisa Doladda, Angel Lossada Torres-Quevedo, iyo saraakiisha ku dhowdhow si ay isu la jaangooyaan qorshaha kulamada iyo shirarka soo socda ee lagu kala qaban doono magaalooyinka Qaahira iyo Istanbul. Wuxuu sheegay in Wasiirku uu caddeeyay in Dowladdiisu ay sii wadayso xiisaha ay u hayso inay sare u qaaddo magaca ay Soomaaliya ku leedahay caalamka si kaalmo looga geysto sare u qaadidda xasilloonida iyo nabadgelyada waxna looga qabto falalka burcad badeed ee ka dhaca xeebaha Soomaaliya. “Inkastoo ay weli hortaagan yihiin caqabado badan oo halis ah, Dowladda Soomaaliya waxay maalinba maalinta ka dambeysa sii noqonaysaa saabiib lagu lagu kalsoonaan karo. Haddii iyada iyo Bulshada Caalamku ay sii hayaan waddadan oo ay feejignaadaan, marka la gaaro bisha Agoosto ee 2011 Soomaaliya waxay yeelan doontaa asaas adag oo wax lagu dhisi karo.” ____________________ Wixii war dheeraad ah fadlan kala xiriir: Susannah Price ama Donna Cusumano, saraakiisha qaabilsan isgaarsiintab guud, Xafiiska Qaramad Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya, Nairobi Tel. +254 20 762 7132/7133 ama +254 733902020 ama 737400133 Fadlan eeg rugta Internet-ka (website) www.unpos.unmission.org
  4. Sharif Xasan seems to be in every meeting with Sharif Hotel, the rest is stuff & nonsense.
  5. siir ka hadley qorshi-hiisa 29 Mar 29, 2010 - 7:59:25 AM Wasiirka cusub ee Wasaarada Caafimaadka Puntland Cali Cabdulaahi Warsame ayaa ka warbixiyey qorshihiisa howleed iyo sidii ay u taabo gali-lahaayeen kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahida caafimaadka ee ka jirta Puntland. Shir jaraa'id oo uu Wasiirku saakay March 29,2010 ku qabtey xarunta Wasaarada Caafimaadka Puntland ayuu ku sheegey in ay muhiim tahay daryeel Caafimaad oo bulshada reer Puntland hellaan islamarkana loo baahan yahay sidii la isaga kashan lahaa sidii loo gaari lahaa balanqaadkaas. Wasiirka ayaa sheegey in talaabooyinkii ugu horeeyey ee uu qaadey tan iyo markii uu la wareegey mas'uuliyada Wasaarada Caafimaadka Puntland aheyd dib u eegis uu ku sameeyey nidaamka Wasaaradu ku shaqeyso, iyada oo uu kulan la qaatey shaqalaha Wasarada si loo ogaado aragtiyadoda si loo saxo halka wax ka khaldan yihiin taasoo ugu dambeyntii sahashey in la soo saaro nidaamkii Wasaradu ku shaqeyn laheyd. Dr. Cali Cabdulaahi Warsame ayaa sheegey in isbedelkaasi uu noqonayo mid ka turjumaya baahida Wasaaradu u qabto in ay kasoo baxdo howlaha loo igmadey. "Wasarada Caafimadku waxa ay kamid tahay Wasaradaha laf dhabarta u ah Puntland islamarkaana loo baahan yahay in dadka ka shaqeeya ay noqdaan kuwo aqoon u leh Caafimaadka iyo Maaamul wanaaga si meesha looga saaro tayo xumada ka jirta Caafimaadka guud" ayuu yiri Wasiirka Wasarada Caafimaadka Puntland. Wasiirka oo ku dheeraadey sharaxida qorshayaasha uu doonayo in uu ka hirgaliyo Wasaarada Caafimaadka Puntland kuwasoo aan horey u jirrin ay kamid tahay ilaalinta daawooyinka lagu gadayo gudaha Puntland. Wasiirka Caafimaadka Puntland Cali Cabdulaahi Warsame ayaa ka mid ah Wasiiradii dhowaan uu soo magacaabey Madaxweynaha Puntland. GAROWE ONLINE
  6. On the beach, a fleet of skiffs sat ready to deploy. But villagers we met assured us they were fishermen’s boats. The pirates had moved south due to government pressure, they said. It’s a plausible argument. Puntland has a functioning government and some security forces. The pirates could do better in the south closer to Mogadishu where there is nearly no government control. It was also clear many residents didn’t miss the pirates. Their complaint? They had never shared their wealth. Eyl had no fancy cars , only simple palm shacks and a scattering of brick houses – little sign of the pirates’ millions here.
  7. Pirate Stronghold in Small Town in Somalia 30 Mar 30, 2010 - 10:11:40 PM Jim Sciutto: From the Front Lines The most important international stories – and the ones you don’t hear about – from ABC News Senior Foreign Correspondent Jim Sciutto based in London. News, commentary, views from the ground and adventure from around the world with ABC News Senior Foreign Correspondent Jim Sciutto You get a sense of why the pirates chose the tiny coastal village of Eyl as their base the moment you start your trip. There are no roads there – just a long dusty dirt track across more than a hundred miles of desert. It is a hot, rugged, and dangerous drive. We travelled protected by two truckloads of guards riding in the legendary Somali ‘technicals’: pick-ups mounted with .50 caliber marchine guns. We left Bossaso at 3 a.m., so we’d hit the dirt tracked at sunrise. There are no road signs – and about a dozen different tracks to choose from. On our first attempt, even our driver who’s from Eyl couldn’t find his way. So we turned around and tried again the next morning. We were on the right road this time but stopped dead in our tracks less than halfway through. Bouncing up and down on the rocky dirt track, our SUV cracked it’s a rear shock absorber. If you need a shock absorber anywhere, it’s here. With our Toyota Landcruiser balanced on two stones in the middle of the desert, our driver removed it, vowing to drive the SUV – and us – the rest of the way without it. Just after noon, we pulled up to a cliff overlooking Eyl to find that a local official had driven out to meet us. He carried a warning: Puntland intelligence had received a trip that four Al Shabaab fighters were in the city attempting to plant bombs. We weren’t expecting this. We’d come here to see if the government’s attempt to rein in the pirates was working. Al Shabaab had carried out attacks elsewhere in Puntland, including Bossaso, but not a remote town like this. Intelligence officials suspected we were the targets. The mayor had planned to greet us with a big lunch attended by several village elders. The word was out, an American television crew was on the way. We’d come a long way – and planned this trip for months. Do we turn around now? The mayor advised one SUV of guards ahead to check the roads for bombs. I didn’t know how they could spot anything in the rock-strewn sands, but the guards pronounced the route safe. As we pulled into town, a beautiful landscape unfolded before us: a beach of powder white sand several hundred yards wide, a slow rolling surf, and bright turquoise waters. Eyl is a vacation resort waiting to happen. But for now, it is a pirates’ dream hideout, protected by miles of desert, a curtain of craggy mountains surrounding the town, and frontage on the major sea lanes of the Indian Ocean. On the beach, a fleet of skiffs sat ready to deploy. But villagers we met assured us they were fishermen’s boats. The pirates had moved south due to government pressure, they said. It’s a plausible argument. Puntland has a functioning government and some security forces. The pirates could do better in the south closer to Mogadishu where there is nearly no government control. It was also clear many residents didn’t miss the pirates. Their complaint? They had never shared their wealth. Eyl had no fancy cars , only simple palm shacks and a scattering of brick houses – little sign of the pirates’ millions here. After an hour or so in town, the police ran toward us saying they’d captured someone at a local guest house. It was, they said, one of the four terrorists. In the court yard, they questioned a tall slim Somali with his shirt wrapped over his head as a makeshift blindfold. As the soldiers inspected his car for explosives, I saw the suspect standing – a little awkwardly – by himself. So my translator and I walked up to him and asked him ourselves, “Are you with Al Shabaab?” He insisted he was innocent. He didn’t even know why he had been stopped. The police never found explosives. Had they found the real suspects? We didn’t know. But we had seen the two challenges facing Somalia – piracy and terrorism – in one very remote place. With a 12 hour trip back to Bossaso, we started the drive home by mid-afternoon. Our luxury was a stop at a down-and-dirty roadside cafe. Normally, I’d say the goat and rice wasn’t worth risking the stomach pains but we did – and it was the best meal I’d had in Somalia. But it couldn’t be that easy. By early morning, within sight of Bossaso, we hit the next roadblock: a flash flood. I’d seen the lightning from thunderstorms in the distance but had never imagined this much rain. The road was a torrent. We watched an SUV like ours attempt the trip, then stall and get washed to the side of the road. We were back in our cars to doze off and hope the water fell. Three hours later, with the sun rising and the water down to a couple of feet, we made it. ` SOURCE: ABC NEWS
  8. lool. He is hunting drones? Thats the intellegence of these people.
  9. Dhismo lagu bilaabay Waddada tagta Laas Qoray iyo Bander Siyaada (Qow) – Sawiro March 30, 2010| NEWS: maalinimadii shalay ka bilowday Duleedka Airporka magaalada Bosaaso dhismo lagu dayactirayo jidka aaa magaalooyinka Laas Qoray iyo Bander Siyaada (Qow), halkaasi oo uu dhawaan Jaanka iyo biyaha wadadaasi xayiray. Dayactirka wadada ayaa waxaa wada dadka ku dhaqan deegaanka Bander Siyaada, ayadoo shalay goobtaasi ay booqdeen mas’uuliyiinta gobalka Bari iyo Degmada Bosaaso oo ay wehliyaan Saraakiisha Booliiska iyo kuwa Asluubta. Hawshan balaaran ee ka socota wadada marta duleedka koonfureed ee Bander Qasim International Airport ayaa ah mid hada si habsamileh u socota. Xubnihii shalay goobtaasi booqday ayaa waxaa kamid ahaa Wasiir kuxigeenka Arrimaha Guddaha Col.Axmed Yassin, Guddoomiyaha gobalka Bari Cabdixaafid Cali Yusuf, Duqa magaalada Bosaso Maxamuud Beeldaaje Faarax, Taliyaha Booliiska G/Bari Col.Cismaan Afdalow, Taliyaha Xabsiga dhexe iyo xubno kale oo badan. Mas’uuliyiinta goobtaasi booqatay ayaa sheegay in Dowlada ay ka qeyb qaadan doonto hawshan ay bilaabeen bulshada ku dhaqan deegaanka Bander Siyaada, ayadoo wadadan muhiim u tahay dhanka deegaanada ku teedsan xeebta ee Waqooyiga degmada Bosaso ka xiga. Horseed Media
  10. Dalmar, adeer you are making no point, SSC is part of Puntland and there is nothing else to get confused over. Even "Somaliland" is part of Somalia, nothing has changed, but labels. The Xabsade issue is an internal clan issue, which you need to address, no one will come and take out Xabsade for you. Everything has a timing, the SSC community make up a big chunk of the Puntland admin, from Ministers, police, military and business community, and they are still part of the state.
  11. ^^^I think you are making noise for no reason dear Dalmar, Puntland is doing ok, Faroole time to leave will come..Also Puntland is not a confederacy, no one is going to leave anything. If you are upset at Faroole, work to get rid of him the way he did Cade, and so on. Through the system. Multi party system is important for the future..
  12. lool. Every site is reporting it, even Jowhar.com, Mohamed Dheere might be coming back..
  13. ^^^Lool. No one was speaking to you lad, this is for the record. There is no country called, Somaliland
  14. ^^^Nos so fat lad. JB, and many of the clan media outlets in Hargaysa were saying the same thing. Even when the state in question denied such a story, they continued. Now you are trying to safe face, there is no relationship in terms of recognition between "Somaliland" and any other state in the world
  15. Dhulkaani iyo dadkaaniba, SSC hormar waxa kaliya ee ku gaarayaan waa midnimadooda ina laga shaqeeyo...hadana hadaad itiri, "Shacabka SSC waa ku heshiiyeen Buuro Wadal, Hogaan bee sameesteen, Parliament (Khusuusi) bee sameesteen, Ciidaanka SSC baa la abuuray, Sanduuq lacageed baa la furay, Shacabkii gudaha ee Laacaanood, Buuhoodle, Boocame, Buura Wadal, Xudun, etc iyo Jaaliyadihii dabada laga bilaabo Sydney ilaa Dubai, Nairobi, London, Minneapolis, dhamaan shacabkii gacmaha bee is qabsadeen oo waa heegan"-- aad baan ugu farax sanahay, Ilaahayna waxaa idiinka baryayaa inuu idiin fududeeyo wixii wanaaga ku jiro oo dhan. Well said. Qudac take note adeer...
  16. ^^^Well said, the secessionist have no leg to stand on. There is one unitary state in the North of Somalia and it covers SSCBNM The secessionists are waiting for the state of Israel to recognise them.
  17. Originally posted by Sherban Shabeel: A treasonous coup d'etat was attempted, which has led to a bloody continuation to the civil war which seemed to be over at that time. You are having a laugh mate.
  18. ^^^No Faroole is doing an ok, job, he has met the greatest internal challanges, economy, security and developmental issues head on.
  19. ^^^I have doubts about you adeer. You actually think this nonsense, secessionist movement can close borders between Somali people, let alone a single clan?
  20. ^^^Faroole is but a man,just like some people in the US, protest against President Obama, they are still American patriots. The important issue here is that the people of SSC, unlike their neighbours in NW Somalia, dont want Somalia to go away. A man of your intellegence surely can see that.