General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. 8 musharax baa ilaa hadda buuxiyay shuruudihii madaxweynenimo Posted by SEK5 on September 5th, 2012 Gudiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta sheegay in 8 musharax oo kaliya ay ilaa iminka buuxiyeen shuruudaha codsiga madaxweynenimo. Musharixiinta ayaa ka mid ah 37 murashax oo Guddiga doorashada ka qaatay foomamka codsiga. Afhayeenka guddiga doorashada madaxweynaha, xildhibaan Cismaan Libaax oo la hadlay saxaafadda maanta ayaa sheegay in 8 murashax oo ka mid ah xubnaha doorashada madaxweynimo u taagan ay illaa hadda u soo gudbiyeen foomam ay kusoo buuxinayaan shuruudaha looga baahan yahay. Wuxuu sheegay in 5 musharax ay saaka soo buuxiyeen shuruudaha, 3-na ay galabta soo buuxiyeen. Murashaxiinta illaa iyo hadda foomamkii shuruudaha soo buuxiyay waxay kala yihiin: 1) Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas 2) Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi (Baadiyoow) 3) Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 4) C/llaahi Axmed Caddoow 5) C/weli Cilmi Goonjeex 6) Prof. Axmed Ismaciil Samatar 7) Xasan Sheekh Maxamuud 8) Shariif Shiikh Axmed Afhayeenka guddiga doorashada Cismaan Libaax ayaa sheegay inay berri ku egtahay arji qabashada oo wixii berri ka danbeeya aan la qaban doonin wax araaji ah. Murashaxiinta u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya oo maanta araajidooda gudbiyay ayaa waxaa kusoo biiray xubno uu ka mid yahay Maslax Maxamed Siyaad . Doorshada madaxweynaha somalia ayaa la sugayaa inay dhacdo10-ka bishaan. Xafiiska Muqdisho
  2. Ducaysane;864781 wrote: Farmaajo is people's president. nac nacdiina galmudug iyo Garoowe la aada. What on Earth has this to do with a region.? Parading an intoxicated child, giving him a t-shirt and talking points is below decency..They could not even take the glue from his person. Shameful act..
  3. C/wali Gaas oo Noqday Musharaxii 2aad ee Buuxiya Shurruudaha…..+Sawiro. September 5, 2012 - Written by Webmaster - Edited byeditor (Muqdisho, September, 05, 2012) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen Gudiga Doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka. Kadib markuu u gudbiyay Gudiga Doorashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa saxaafadda kula hadlay xarunta golaha shacabka oo aheyd xaruntii la geynayay Araajida Musharaxiinta. Wuxuuna R’iisul Wasaaruhu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu maanta gudbiyay arjigii musharaxnimo, isagoona intaasi ku daray iney guul u tahay shacabka Soomaaliyeed in Caasimada dalka ee Muqdisho lagu qabto doorashooyinka Madaxweynanimada markii ugu horaysay mudo 45 sano ah, kuwaas oo ka dhici jiray labaatankii sano ee lasoo dhaafay dalka dibadiisa. Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in haddii uu ku guuleysto doorashooda uu waxbadani ka qaban doono Arrimaha Amniga,Dhaqaalaha, Waxbarashada, Shaqo la’aan, Caafimaadka, Dib u dhiska dalka, La dagaalanka musuq maasuqa, Kana shaqeyn doono sidii loo hormarin lahaa arimaha Cadaalada.
  4. oba hiloowlow;864633 wrote: Who ever taped this is a moron..
  5. oba hiloowlow;864765 wrote: Waxaan shariif ku raacay waxqabad iyo daacad inuu yahay. Sharif in 2006 declared a Jihad on Ethiopia, TFG and declared that there was no constitution than the Holly Quran. In 2012 he wants seperation of Masjid & Government?
  6. Sharif is what he is, a man of few principles.. He states one thing to Somali's and another to western audiences.
  7. ^^ while they are all dining in a Mogadishu restaurant who is taking care of the "State"?
  8. Dufaaan, Adeer what happened in 1969 we have been baring it's fruits since 1991. As for Abdiweli compare his CV to Farmaajo's or even their speeches, I have net both men and hey don't compare. A_Khadar, It's a fact that Sharif's famous translator Abdikarin Jama was the link between Khatumo & Snarif Ahmed, thus we can make the correct assumption without emotion that both Sharif's found Galayr to their advantage. If as you are now saying Sharif supported Jawaari, then this man stabbed Galayr like Farmaajo before him & Abdikarin Jama is no more than toilet for Sharif to piss in...
  9. Adeer speak for yourself winners don't get nightmares, Ali Khalif could not liberate Laascaanood, nor could he win an election. Nightmares? Yu should burry yourself of shame for supporting such nonsense.. As for this election, we are hopeful & unlike you not making up numbers from thin air..
  10. Duufaan; so far its Galayr/Sakiin/ Sahrif Ahmed who have lost the first battle, the race for the Speaker post. Sharif wanted to eliminate the biggest clan threat, Sakiin wanted to advance his agenda, Galayr wanted to hurt his in-laws. They mustered 77 votes, Galayr had about 5, Sakiin 30 and Sharif Ahmed 42..
  11. ^^^^Yeah Farool and Abdiweli are the problem, while Galayr who has empowered the occupation and humiliation of the clan is a hero...
  12. Mooge;864327 wrote: khadar, duke would not have posted these pictures if they bothered him. that is the whole point. wax fahan ninyoow. A_Khadar, is still confused as hell. Adeer confidance is not in having old ladies sing for you. Or making up numbers as you were doing for adeer Galayr/...
  13. ^^^^Lets deal with facts lads. This is not 2000, and Mr. Galayr gamble was to be speaker. He lost badly. However we have A_Khadar still angry and miserable about the whole thing..
  14. The point is that A/Weli does not need a huge welcome and looks confident in every way. As for heart attacks, I shall ask you for how one recovers..
  15. ^^^^ Get a hold of yourself... Is this unexpected victory the same as when he got 189MP's in the bag?
  16. Mooge;864272 wrote: ninyoow is deji. loool. abdiweli doesn't need a red carpet or IPD rented crowds. he is humble, and is not desperate for attention ninyooow wax fahan. it is how he goes ninyoow. his style is more substantive. NGOONGE, if only you wre following the game on the ground, Sharif's recent rants, creation of non existent districts & regions, failure to get Warlords into the Parliment all indicate the opposite to what you have been repeating over and over again...
  17. Musharixiinta goobta ka sheegay in ay tanaasulayn *waxa ay kala yihiin:- * 1- Abdulqaadir Xaashi Cali (fish) * 2- Aasha Ahmed Abdalla.. * 3- Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle. * 4- Gen. Maxamed Nuur Galaal * 5-Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf) * 6-Hussein Khaliif Jaamac * 7- Mohamed Abdi rahmaan Nadiif. * 8- Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa. * 9- Maxamad Maxamuud Guuleed * 10-Mohamed Amiin Abdullahi * 11- Prof Ahmed Muumin Warfaa * 12- Yaasiin Ibraahim Ciise * 13- Yaasiin Maahi Malim * Go’aanka ay gaareyn musharrixiintan ayaa ku soo aadayaa iyadoo shaley guddiga doorashadda madaxweynaha dalka Soomaaliya ay araajidooda ka qabteyn 22-musharrax oo doonaya in ay ka qeybgalaan doorashadda madaxweynaha dalka Soomaaliya oo dhaceysa 10-ka bishan September. *
  18. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;864147 wrote: Galeyr in uu isku sharxo madaxweynimada fiican. It isn't too late yet. Let him keep pissing some certain folks. MMA is for once being consistent, his love for corrupt officials & hate for a certain sub clan. He supported Sharif Saakiin against Prof Jawaari. Also his hate fir certain folks may go back to the old days... However Galayr loss is an indication of how things will play out. Those who are not in the game can dream all they want... Sakiin & Galayr did a real damage to Sharif Ahmed...