
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Xamar 20 dhimasho ah 70 dhaawac ah Wararka ka imaya saacadan Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay dhinteen 20 qofood , in ka badan 70 qofna ay dhaawacmeen waxaa la xaqiijiyay in ay duqeeyeen Ciidamada Amisom oo la beegsadeen suuqa bakaaraha. TVga Al Jazeera ayaa waxa uu soo daayay dad ku dhintay suuqa bakaaraha , waxaana ay sheegeen in tirada dhimatay ay gareeso 20 qof. Xasuuqan ayaa imanaya maalmo ka dib markii uu is cazilay Rasisul wazaarahii hore ee Soomaliya kaasoo lagu qanciyay lacag gaareeso boqol kun oo doolar. Waxaa maalin walba lagu laayaa caasimaad soomaliya dad aan waxba galabsan oo Shacab ah , iyadoo intooda badana ay u badan yihiin dadka aan wax ba haysan.
-
Dhamaan Raggan waxay isugu jiraan Suxufiyiin iyo Mas'uuliyiin,waxaana dilay Shabaab
-
horrific pictures
-
Originally posted by Sayid*Somal: don't copy if you can't paste - comes to mind That made no sense what so ever, but you did not know what a decade was. So never mind.
-
Mogadishu fighting kills 19 civilians Mustafa [Haji Abdinur September 23, 2010 - 10:49PM AFP Somalia's al-Qaeda inspired Shabab militants launched a fresh offensive in Mogadishu on Thursday, sparking clashes that killed at least 19 civilians, medics and witnesses said. The insurgents attacked positions held by government forces and troops from the African Union mission in Somalia (AMISOM) in several districts of the beleaguered capital. "We have counted 19 civilians killed in the clashes so far. At least 86 others were also wounded," Ali Muse, the head of Mogadishu's ambulance services, told AFP. Advertisement: Story continues belowMuse said that most of the dead civilians were killed in the Bakara market area, a Shabab stronghold, when government and AMISOM forces fired retaliatory mortar rounds. "It is a disaster, the shelling is indiscriminate, they are killing innocent civilians in a densely populated marketplace," he said. Abdirahman Adan, an eyewitness in Bakara, said at least nine of the victims were killed by the same hit. "I have never seen such bloodshed. Nine people died in one spot in Bakara and nearly 20 others were wounded," he said. "I was completely shocked when I saw so many dead bodies, some of them torn to pieces," Adan told AFP. "There are women and children among the casualties and the number of dead could increase because there were so many wounded people," said Ahmed Abdullahi, another witness. Sporadic gunfire could still be heard in the neighbourhoods of Shibis, Bondhere, Hodan and Holwadag following the violent exchange of artillery fire between the two sides. On August 23, the Shabab, who control most of southern and central Somalia, announced a major offensive "to eliminate the invading Christians and their apostate government". The fresh push wreaked panic in government ranks for a few days. AMISOM stepped in and pinned back the insurgents before they could achieve their objective of taking over the presidential palace and cutting the city's main thoroughfare, a key supply line for AMISOM and the government.
-
War deg deg ah: Madfac goor dhaweyd 6 ruux ku dilay wadada Olombik ee Suuqa Bakaaraha War goor dhaweyd naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya ay hal meel ku wada geeiyoodeen lix ruux oo rayid ah marki uu ku habsaday mid ka mid ah madaafiic lagu garaacay daqiiqado ka hor Bakaaraha. Duqemahan oo ahaa kuwo lagu garaacay Bakaaraha daqiiqado ka hor xilli uusan socon dagaal toos ah ayaa waxaa intoobada badan ay ku habsdeen wadada koowaad oo ah wado ay dadku ku badanyihiin, waxaana qasaaraha laba madfac oo hoobiyaal ahaa lagu sheegay in ay gaarayaan dhimashada lix ruux. Warka ayaa intaasi ku daraya in gaadiidka Ambalaasta ee gurmadka deg dega ah ay hada ka qaadeen halkaasi dhaawacyada 17 ruux oo isugu jiray rag iyo dumar kuwaasoo qaarkood ay liiteen. Goob jooge ku sugan halka ay mashaqadu ka dhacday oo nala soo xiriiray ayaa sheegay in madaafiicda qasaaraha geysatay ay ka dhaceen agagaarka Tukaanka Tokyo Watch iyo wadooyinka soo gala dhinaca Masjidka Abu Hureyra, waxaa sidoo kale uu inoo sheegay in madaafiic kale ay ku habsadeen agagaaraha sharikadaha isgaarsiinta. Duqeymahaan ayaa sida muuqata waxaa ay daba socdaan dagaalo iyo duqeymo ka dhacay saakay degmooyinka Hodan iyo H/wadaag kuwaasi oo dhexmaray ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Al Shabaab.
-
Shiekh Zayid farm, Afgooye, Shabeellaha Hoose (2006). They laughed and plotted on the holly Quran, and now the people of Mogadishu have been rewarded with genocide.. The title more than applies. :mad:
-
Qosolkii dhacay shibaa ka dambeysay
General Duke replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
^^^Yeah right, maybe he lived next to your uncle who told you he was a good man. Now do tell us why there is still even worse fighting in Somalia over the last two years? -
Introducing the ONLF's [Siilanyu-Gaboose Trail]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Breaking News: Abdi Iley threatens severe action against hargaysa if they dont close down the Siilanyu-Gaboose trail ASAP.... -
Mogadishu: 19 civilians die 70 wounded, who's fighting?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
What are the civilians being punished for? -
19 killed in fighting in Somalia's capital city By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 43 minutes ago MOGADISHU, Somalia — Heavy fighting between Islamist militants and pro-government troops raged in several parts of Somalia's capital Thursday, killing at least 19 people and wounding nearly 70, an official said. Mortar shells pounded northern and southern neighborhoods in Mogadishu as militants launched attacks with rocket-propelled grenades and machine guns, according to a witness. In Mogadishu's south, government soldiers and African Union peacekeepers tried to push insurgent back from a strategic road often used by government officials. Ali Muse, the head of the city's ambulance service, said at least 19 had been killed and 68 wounded. Somalia's most dangerous militant group, al-Shabab, has launched a series of attacks over the last month after declaring a "new" war against the Somali government. There are 7,100 African Union peacekeepers stationed in Mogadishu that protect the small enclave where the weak, U.N.-backed Somali government operates. The country hasn't had a functioning government since 1991, and the militants hope to overthrow the transitional government and install a harsh brand of Islam across the country. Copyright © 2010 The Associated Press. All rights reserved.
-
President Yusuf holds court in Mogadishu.PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
H.E. Yusuf again was spot on who deserves "Cafis" and who is fighting right now in Mogadishu? hummmm The leaders of the clan courts of course Xasan Dahir supreme leader of the courts[/i] -
Puntland Oo Loogu Deeqay Qalab Idaacadeed. Posted by Ali on September 23rd, 2010 Muqdisho(Puntlandi.com);-Wasaarada warfaafinta somaliya ayaa Dawlada Puntland ugu deeqday qalab idaacadeed oo dhamaystiran. Qoraal ay siwadajira u soo saareen wasiirada warfaafinta somaliya iyo Puntland ayaa lagu sheegay in dawlada somaliya deeqdaa gudoonsiisay mudane C/xakiin Axmad Guuleed. Qalabkan ayaa ah idaacad FM ah oo dhamaystiran taa oo dhawaan laga hirgalindoono deeganada Puntland. Wasaarada warfaafinta somaliya ayaa sheegay in ay ugu goleeday deeqdan sidii Dawlada puntland shacabkeeda ugu wacyigalinlahay Idaacadan. Waxaa kale oo ay sheegtay in ay wadi doonto taageerada dhinaca warbaahinta oo ay siinayso Dawlada puntland. Wasiirka warfaafinta Puntland C/xakiin Axmad Guuleed ayaa ugu mahadceliyay wasaarada warfaafinta somaliya deeqda ay gudoonsiiyay. C/xakiin ayaa sheegay in dawlada somaliya ka caawin doonaan soo noo laynta wakaaladihii wararka somaliya. Ali Ahmed Abdi
-
Showgi, this is a pic of Caluula, Bari It was taken last year at the innugaration of the local Noble Beeldaaje Cal-Bari Beeldaaje Ismael last September
-
Though we are deviating from the topic somewhat. The mans face Liiban ina adeer, dont get me wrong no one minds the SSC. Xaglatosiye with all his short comings is playing real politics, creating a movement, a brand a bargaining chip and a power base for his sub clan. He does not hide his face and loves the blue flag. Our differences are minimal and our commonalities are many..
-
^^^Will try to do so. Thanks bro.
-
Puntland iyo DKMG oo qorshaynaya in ay adkeeyaan Xiriirkooda. Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ay adkaynayaan xiriirka ay la leeyihiin DKMG,iyadoona labada dhinac ay siweydaarsanayaan waxyaabaha ay isku dhaamaan khibrad ahaan. Wasiirka Warfaafinta Puntland C/xakiim Axmed Guuleed oo socdaal ku tagay magaalada Muqdisho ayaa xili uu u waramayay SBC waxaa uu sheegay in uu kula kulmay Magaaladaasi masuuliyiinta ugu sarsareysa DKMG,iyadoona si gaar gaar ah uu ula kulmay iyagana masuuliyiin kale oo si aad ah u xiisaynaya tagitaankooda Puntland iyagoona doonaya in ay khibrada isdhaafsadaan masuuliyiinta kale ee dhigooda ah eek u sugan Puntland. Wasiirka Warfaafinta Puntland C/xakiim Axmed Guuleed waxaa uu muqdisho ku tagay casumaad uu ka helay dhigiisa DKMG Injineer C/raxmaan Yariisow. Wasiirka waxaa ay dhigiisa ka wada hadleen arimo inta badan diirada saarayay saxaafada Soomaaliya,iyadoona dhinaca DKMG ay sheegeen in ay dib usoo celinayaan Wakaaladii warar Soomaaliya ee Sonna,iyadoona dhinaca Puntland loo samaynayo Idaacad codka dowlada ku hadasha. Heshiisyada iyo xiriirada uu Wasiirka Warfaafinta Puntland sheegay in ay la sameeyeen DKMG ayaa ahaa kuwo dhacay kahor iscasilitaankii Raysal Wasaaraha KMG Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Lama oga sida ay ku hirgali doonaan heshiisyada labada dhinac Puntland iyo DKMG ay dhinaca saxaafada ka wada galeen,xili DKMG dhowaan la filayo in loo magacaabo Raysal Wasaare Cusub. Xuseen Xuska SBC International Monitoring.
-
-
^^That would be most welcome..
-
Deg Deg:Al-Shabab oo caawa ku soo rogaal celiyay Shabakada Horn Afrik War Goor dhow naga soo gaaray Suuqa Bakaraha ayaa sheegaya in ay Al-Shabab ku soo rogaal celiyeen Shirkada Horn Afrik oo ay daraad inta badan qalabkeeda qaateen . A/nasir oo ka mid ah qarabada Cali Imman Sharma'arke oo haatan ku sugan Gudaha Suuqa Bakaraha gaar ahaa Idacada Horn Afrik ayaa Midnimo u xaqiijiyay in ay haatan Shabab furanayaan qalabkii ugu danbeeyay ee ka haray Idacada. " Cawada sacadu marka ay aheed 7:15 ayee Ciidanka shabab soo koreen sarta kuwaasi oo nagu amray in aan kuwada xaroono hal qol ,isla markaan waxa ay bilaabeyn in ay furtaan Anteenada Idacada iyo TV-ga Horn Afrik iyo Capital Voice " A/nasir Ciidan farabadan ayaa wili dul saaran daarta ay ku taalo Horn Afrik kuwaasi oo ku mashquulsan soo dajinta Anteenadii Idacada oo aad u dheer . Dhamaan wadooyinka soo gala Suuqa bakaraha waxa ay haatan u xirantahay Xarakda Shabab kuwaasi oo fidnimadii cawa ka saaray aaga ay ku taalo Daarta Horn Afrik ciidamda Xisbul Islaam oo ka dhawaay. Dhanka kale A/nasir waxa uu inoo xaqiijiyay in ay dhalinyro wijiga u duubanyihii ay garaaceen Waardiyaha joogay Albaabka idacada marka ay soo galayeen ragani hubeesnaa. Si kastaba ha ahaatee Shabaab ayaa ku soo rogaal ciliyay Idacada Horn Afrik kadib xog ay soo heleen in ay idaacada xurun u aheed wakaalada wararka ay Reuters iyo qalab ka haray Tv-ga Horn Afrik .
-
Thankful; You are correct ina Adeer. The PIS will be improved and become more deadly. The Puntland admin with time inshaAllah will also be improved, and new leadership will emerge. The same people here will be waving the flag when their uncle or next door neighbour becomes a leader. However its just funny how anyone who supports a crazy silly clan courts leader can lecture the people of Puntland who have built thier institutions from scratch.
-