General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xarunta_East_Somalia University_Gardo (1)10 of 13 imagesnextpreviousclose
  2. Xarunta_East_Somalia University_Gardo (1)10 of 13 imagesnextpreviousclose
  3. Cali_Gamoote_Wasiirka_Kuxigeenka_Waxbarshadda Afrika_Education_Trust Masuul ka Socday
  4. Cali_Gamoote_Wasiirka_Kuxigeenka_Waxbarshadda Afrika_Education_Trust Masuul ka Socday
  5. Jaamacad Cusub Oo Laga Furey Degmada Qardho(Sawiro) September 23, 20100 Share Xaflad lagu furayay Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Degmadda Qardho (East Somalia University) ayaa maanta(24-09-2010) si rasmi ah xariga looga jaray. Furitaanka Jaamacadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuulyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarshadda Puntland,Aqoonyahano iyo dad waxgarad ah. Xaflad Qado sharaf ah oo Madaxda Jaamacada ay ku qabteen Hotelka Guffurre ka dib ayaa waxaa loo soo dhaqaaqay Halka ay ku taalo Xarunta Jaamacadda taasi oo masuulyiinta ay kormeer ku sameeyeen Qeybaha kala duwan ee Dhismaha Cusub ee Jaamacadda. Ugu horeyn waxaa halkaas hadal kooban ka jeediyey Ustaad Sakariye Maxamud Ciise oo ka mid aha masuulyiinta hirgelisay furitaanka Jaamacadda Bariga Somaliya. Proff. Axmed Maxamed Barre oo isagana ka tirsan Maamulka Jaamacadda East Somalia University ayaa wax uu in badan ka hadlay heerka waxbarsho ee Qardho ay soo martay isaga oo sheegay in 1984-tii ay aheyd halkii ugu horeyay ee la rabay in laga furo Jaamacad Goboladda Waqooyi bari, hasse yeeshee mudooyinkaas intii ka dambeysay aysan suurto gelin. Wax uu sheegay in aysan hirgelin illa wakhtigaas, hasse yeeshee dadaal badan oo loo galay furitaanka Jaamacadda ay maantay suurto gashay. Proffka wax uu si aad ah ugu dheeraaday in uu rajeynayo in Jaamacadda Bariga Soomaaliya ay noqto mid kaalin wayn ka qaadata dhiiro gelinta xagga waxbarshadda degaanka gaar ahaan Dhalinyaradda. Maxamed Siciid Hogaama la roor Duqa Cusub ee Qardho ayaa isagana wax uu sheegay in isaga ay si gaar ah farax ugu tahay furitaanka Jaamacadda, sabatoo ah wax uu sheegay in in badan lagu rajo weynaa furitaanka Jaamacadda. Duqa ayaa wax kale oo uu ka hadlay kaalinta Qardho ay kaga jirto waxbarshadda Puntland, isaga oo xusay in dadka u dhashay degaanka ay ahaayeen kuwa inta badan ku mashquulsan sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka jira dalka Soomaaliya. Wax uu soo qaatay in hirgelinta Jaamacadaha kale ee Puntland ay fikradeeda iyo weliba hirgelinteeda kaalin weyn ku lahaayeen dhalinyaradda Degaanka Qardho, kuwaas oo maantayna u soo jeestay degaankooda. Madax badan oo halkaas ka hadshay ayaa wax ay ku dheeraadeen ka hadlida Waxbarshadda degaanka , Ustaad C/ladiif Bilaal Cabdow Gudoomiyaha Waxbarshadda Gobolka Karkaar ayaa waxa uu isagana ku dheeraada Qiimaha Waxbarshadda ay u leedahay qofka, isaga oona ka sheekeyay in Qardho rag badan oo Wasiiro Waxbarsho ka soo noqday Puntland ay ka mid ahaayeen Ragii Qardho wax ku bartay. Waxa uuna soo qaatay Wasiir ku xigeenka Waxbarshadda Puntland Cali Gamoote,Wasiirkii hore ee Waxbarshadda Axmed Siciid Aw Nuur iyo Agaasimayaal badan oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarshadda. C/ladiif Bilaal waxa uu sheegay in uu ahaa Macalinkii wax soo baray dhalinyaradaas iyo kuwa kale oo jira dibadaha, laakiin waxa uu sheegay in markaan looga baahan yahay sidii ay gacan ugu geysan lahayeen sii socsiinta Tacliinta guud ahaan. Ugu dambeyntii Waxaa lagu soo dhaweyay Wasiir ku xigeenka Waxbarshadda Puntland Cali Gamoote oo ka sheekeyay Waxbarshada Qardho heerkii ay soo martay iyo maantay halka ay joogto. Waxa uu sheegay in uu isaga ka mid ahaan Dhalinyaradii dugsiga hoose illa Sare ku qaatay Qardho, isla markaana gacan ka geystay dhismaha Iskuulo badan oo laga hirgeliyay Degaanka xilligii dowladii dhexe. Cali ayaa sheegay in sanadkii 2003dii Madaxweynihii Xilligaas C/laahi Yusuf Axmed, qoraal codsi ah oo loo gudbiyey oo ka hadlay Furitaanka Jaamacado laga hirgeliyo Puntland, Warqad uu xilligaas qoray ku cadey in Qardho laga hirgeliyo Jaamacadda Koowaad ee laga furay Puntland. Dhan kale waxa uu sheegay in Ragii xilligaas dadaalka ugu jiray Furitaanka Jaamacadda Qardho ay ahaayeen Proff. Khaliif Maxamed Barre iyo C/waaxiid Cali Xundhur, hasse yeesheen maantay ay suurto gashay in la hirgeliyo. Waxa uu si gaar ah dadka degaanka kaga codsaday in ay Caruurtooda geeyaaan Jaamacadda East Somalia University si ay Aqoontooda meel sare u gaarto. Xafladii furitaanka ayaa wax ay ku soo dhammaatay sidii ay ugu talo galeen Madaxda Jaamacadda East Somalia University Qardho iyagga oona sheegay in ay dhawaan bilaabayaan Qoritaanka Arday ugu horeyay ee dhiganeysa. Horseed Media Qardho-Somalia
  6. Jaamacad Cusub Oo Laga Furey Degmada Qardho(Sawiro) September 23, 20100 Share Xaflad lagu furayay Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Degmadda Qardho (East Somalia University) ayaa maanta(24-09-2010) si rasmi ah xariga looga jaray. Furitaanka Jaamacadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuulyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarshadda Puntland,Aqoonyahano iyo dad waxgarad ah. Xaflad Qado sharaf ah oo Madaxda Jaamacada ay ku qabteen Hotelka Guffurre ka dib ayaa waxaa loo soo dhaqaaqay Halka ay ku taalo Xarunta Jaamacadda taasi oo masuulyiinta ay kormeer ku sameeyeen Qeybaha kala duwan ee Dhismaha Cusub ee Jaamacadda. Ugu horeyn waxaa halkaas hadal kooban ka jeediyey Ustaad Sakariye Maxamud Ciise oo ka mid aha masuulyiinta hirgelisay furitaanka Jaamacadda Bariga Somaliya. Proff. Axmed Maxamed Barre oo isagana ka tirsan Maamulka Jaamacadda East Somalia University ayaa wax uu in badan ka hadlay heerka waxbarsho ee Qardho ay soo martay isaga oo sheegay in 1984-tii ay aheyd halkii ugu horeyay ee la rabay in laga furo Jaamacad Goboladda Waqooyi bari, hasse yeeshee mudooyinkaas intii ka dambeysay aysan suurto gelin. Wax uu sheegay in aysan hirgelin illa wakhtigaas, hasse yeeshee dadaal badan oo loo galay furitaanka Jaamacadda ay maantay suurto gashay. Proffka wax uu si aad ah ugu dheeraaday in uu rajeynayo in Jaamacadda Bariga Soomaaliya ay noqto mid kaalin wayn ka qaadata dhiiro gelinta xagga waxbarshadda degaanka gaar ahaan Dhalinyaradda. Maxamed Siciid Hogaama la roor Duqa Cusub ee Qardho ayaa isagana wax uu sheegay in isaga ay si gaar ah farax ugu tahay furitaanka Jaamacadda, sabatoo ah wax uu sheegay in in badan lagu rajo weynaa furitaanka Jaamacadda. Duqa ayaa wax kale oo uu ka hadlay kaalinta Qardho ay kaga jirto waxbarshadda Puntland, isaga oo xusay in dadka u dhashay degaanka ay ahaayeen kuwa inta badan ku mashquulsan sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka jira dalka Soomaaliya. Wax uu soo qaatay in hirgelinta Jaamacadaha kale ee Puntland ay fikradeeda iyo weliba hirgelinteeda kaalin weyn ku lahaayeen dhalinyaradda Degaanka Qardho, kuwaas oo maantayna u soo jeestay degaankooda. Madax badan oo halkaas ka hadshay ayaa wax ay ku dheeraadeen ka hadlida Waxbarshadda degaanka , Ustaad C/ladiif Bilaal Cabdow Gudoomiyaha Waxbarshadda Gobolka Karkaar ayaa waxa uu isagana ku dheeraada Qiimaha Waxbarshadda ay u leedahay qofka, isaga oona ka sheekeyay in Qardho rag badan oo Wasiiro Waxbarsho ka soo noqday Puntland ay ka mid ahaayeen Ragii Qardho wax ku bartay. Waxa uuna soo qaatay Wasiir ku xigeenka Waxbarshadda Puntland Cali Gamoote,Wasiirkii hore ee Waxbarshadda Axmed Siciid Aw Nuur iyo Agaasimayaal badan oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarshadda. C/ladiif Bilaal waxa uu sheegay in uu ahaa Macalinkii wax soo baray dhalinyaradaas iyo kuwa kale oo jira dibadaha, laakiin waxa uu sheegay in markaan looga baahan yahay sidii ay gacan ugu geysan lahayeen sii socsiinta Tacliinta guud ahaan. Ugu dambeyntii Waxaa lagu soo dhaweyay Wasiir ku xigeenka Waxbarshadda Puntland Cali Gamoote oo ka sheekeyay Waxbarshada Qardho heerkii ay soo martay iyo maantay halka ay joogto. Waxa uu sheegay in uu isaga ka mid ahaan Dhalinyaradii dugsiga hoose illa Sare ku qaatay Qardho, isla markaana gacan ka geystay dhismaha Iskuulo badan oo laga hirgeliyay Degaanka xilligii dowladii dhexe. Cali ayaa sheegay in sanadkii 2003dii Madaxweynihii Xilligaas C/laahi Yusuf Axmed, qoraal codsi ah oo loo gudbiyey oo ka hadlay Furitaanka Jaamacado laga hirgeliyo Puntland, Warqad uu xilligaas qoray ku cadey in Qardho laga hirgeliyo Jaamacadda Koowaad ee laga furay Puntland. Dhan kale waxa uu sheegay in Ragii xilligaas dadaalka ugu jiray Furitaanka Jaamacadda Qardho ay ahaayeen Proff. Khaliif Maxamed Barre iyo C/waaxiid Cali Xundhur, hasse yeesheen maantay ay suurto gashay in la hirgeliyo. Waxa uu si gaar ah dadka degaanka kaga codsaday in ay Caruurtooda geeyaaan Jaamacadda East Somalia University si ay Aqoontooda meel sare u gaarto. Xafladii furitaanka ayaa wax ay ku soo dhammaatay sidii ay ugu talo galeen Madaxda Jaamacadda East Somalia University Qardho iyagga oona sheegay in ay dhawaan bilaabayaan Qoritaanka Arday ugu horeyay ee dhiganeysa. Horseed Media Qardho-Somalia
  7. ^^^The "teacher" is being taught lol. Anyhow ........................................................... Qasaaraha ka dhashay dagaalada ka socda Muqdisho ayaa sii kordhaya , iyadoo qasaaraha ugu badan ay gaareen dadka rayidka . Ugu yaraan 20-ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay halka 70-kalana dhaawacmeen kuwaasi oo xaaladooda qaarkood si weyn u liitaan . Dagalaadaan dhex maraya ciidamda dowlada oo tageeero ka helaya Amisom iyo islaamiyiinta ayaa waxaa bar bar socda duqeymo Amisom geysanayaan kuwaasi oo inta badan Suuqa bakaaraha marti u noqday . Guud ahaan isu socodka dadka ayaa ka xayiran magaalada , iyadoo ay adag tahay in dadka dhaawacmay cisbitaalada lala gaaro . Dagaaladaan ayaa soo baxaya xilli dowlada bartanka kaga jirto dhibaato siyaasadeed oo ugu dambeyntii keentay in xilka uu macsalaameyo ra`isul wasaarihii dowlada . Maryama (Umu Shureem) seymuun@yahoo.com
  8. Every region needs development and stable admin. Its time for the central and southern states to come together and form a Puntland type union and bring an end to the chaos.
  9. Originally posted by Sayid*Somal: Masha'Allah, sifiican baad isugu daayday,wax badan baad baran markaas. Thanks my brother, we all must strive to improve ourselves.. Now back to the topic...
  10. “Sannad wax ka yar ayaa ka hartay xuilliga kala guurka ah oo dhammaanaya bisha Agoosto 2011, waxaana la doonayaa in la qabto hawlo aad u badan”, Whats he talking about here ?
  11. Ergayga Gaarka ah ee Xoghaya Guud uqaablisan Soomaaliya oo hadal ka soo saaray go’aanka Ra’iisal Wasaaruhu is ku casilay Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com: Thursday, September 23, 2010 // u Jawaab WARSAXAAFADEED 019/2010 Nayroobi, 21 Sebtember 2010 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa arkay go’aanka uu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, uu isku casilay isagoo tixgelinaya danaha nabadda iyo amniga Soomaaliya. Dr. Mahiga ayaa ku tilmaamay iscasilaadda Ra’iisal Wasaare Sharmaarke inay tahay caqabad ama dhibaato culus oo muujinayso khilaafka ka dhex taagan hay’addaha federaalka ku meelgaarka ah. Wuxuuna hayadaha u rajeeyay inay xalliyaan wixii khilaaf ah ee dhexdooda ka jiray, khilaafkaasoo curyaamiyay awooddii Dowladda Federaalka Ku Meelgaarka ah ay u lahayd inay wax kaga qabato arrimaha muhimka ah. Hogaanka Soomaaliyeed waa inay ahaadaan kuwo midaysan kuna hawlan waajbaadkooda. “Sannad wax ka yar ayaa ka hartay xuilliga kala guurka ah oo dhammaanaya bisha Agoosto 2011, waxaana la doonayaa in la qabto hawlo aad u badan”, ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah. “Mar labaad waxaan ugu baaqayaa dhammaan dadka taageera nabadda iyo amniga inay wadashaqayn muujiyaan. Bulshada caalamka iyo dadweynaha Soomaaliyeedba waxay madaxda Soomalida ka dhowrayaan inay midoobaan mana doonayaan inay arkaan dhibaato siyaasadeed ee soo noqnoqota. Waa inayna jirin cudurdaar kale oo lagu hakinayo geeddisocodka nabadda.” Wixii war dheeraad ah fadlan kala xiriir:
  12. Dhaawacyada in ka badan 80 ruux oo maanta la dhigey Isbitaalka Madiina. Muqdisho: (Sh. M. Network) Dhaawacyada in ka badan 80 ruux oo ku dhaawacmay dagaalo Maanta ka dhacay Muqdisho ayaa saacadihii ugu dambeeyay la dhigay isbitaalka Madiina oo ay horay u buuxdhaafiyeen bukaano kale oo ku dhaawacmay dagaaladii hore. Xili saacadihii u dambeeyay Magaalada Muqdisho ay ka dhacayeen dagaalo iyo duqeymo is bar bar socda islamarkaana geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka rayidka ayaa qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladaasi waxaa la gaarsiiyay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Isbitaalka oo maanta ay Shabelle booqatay ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa la gaarsiiyay dhaawacyo kor u dhaafaya 80 ruux oo 10 ka mid ah dib loo celiyay markii gurmad caafimaad loo fidiyay halka 2 kalana ay ku geeriyoodeen gudaha isbitaalka sida idacaada Shabelle ay u xaqiijiyeen saraakiisha Caafimaadka ee Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Dhaawacyada la geeyay isbitaalkaasi ayaa isugu jiray Caruur Haween iyo dad da’a ah oo ku soo dhaawacmay duqeymihii iyo dagaaladii maanta ka dhacayay qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana dadkaasi intooda badan ay ku soo dhaawacmeen Madaafiic ku dhacday Suuqa Bakaaraha. Saraakiisha Caafimaadka ee isbitaalka Madiina oo gudaha isbitaalka kula hadlay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in saacad saacad isbitaalka loo soo gaarsiinayo dhaawacyada dad rayid ah oo ku soo waxyeeloobay madaafiicda iyo dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho. Marka laga soo tago dhaawacyada 80-ka ruux ee isbitaalka Maanta la gaarsiiyay ayaa isbitaalkaasi waxaa horay ugu jiray bukaano kor u dhaafaya 280 ruux kuwaasi oo ku dhaawacmay dagaaladii iyo qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  13. Now lads this topic is not about Dhooro, or Digaag... So lets get back.. Xasuuq
  14. Originally posted by NGONGE: Idaaya, nacal digaagak (that's chicken, Duke ). Ngoonge, I am from east London so I know the NW "Dee..Walaal" Lingo , however you should have said "Waar dee, idaaya nacalaa Dhooro" for Sayid to get the jist of your point..
  15. UNHCR: More Than 230 Civilians Killed In Latest Mogadishu Fighting 9/7/2010 3:22 PM ET The United Nations refugee agency today voiced alarm over worsening security in Somalia’s capital, Mogadishu, where fighting between forces of the Transitional Federal Government (TFG) and armed Islamists has killed more than 230 civilians and wounded at least 400 others during the past two weeks. An estimated 23,000 people were displaced by the clashes pitting Government forces against Al-.....................(UNHCR). “So far this year over 200,000 civilians are estimated to have fled their homes,” she told reporters in Geneva. source
  16. and this was my reply to you: lol@ Sayid adeer, why are you having this exchange with me in English? I thought you would only converse with me in Somali? Or did the fact that I reminded you of the decade debacle unnerved you so much you forgot your last asinine statement? Be off, I am bored with you, go entertain a secessionist if you must entertain someone.
  17. The United Nations refugee agency today voiced alarm over worsening security in Somalia’s capital, Mogadishu, where fighting between forces of the Transitional Federal Government (TFG) and armed Islamists has killed more than 230 civilians and wounded at least 400 others during the past two weeks. An estimated 23,000 people were displaced by the clashes pitting Government forces against Al-Shabaab insurgents during the same period, according to Melissa Fleming, spokesperson for the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR). “So far this year over 200,000 civilians are estimated to have fled their homes,” she told reporters in Geneva. “People who have been able to reach northern Somalia and neighbouring countries are mostly arriving on foot and by small buses and travelling without shelter. They tell our staff that the streets of Mogadishu are completely deserted and that people are too afraid to leave their houses,” Ms. Fleming added. “In these dangerous and difficult conditions, aid distributions are becoming rare and those who venture out are risking their lives,” she said. Those fleeing were reportedly giving away their possessions in exchange for seats in vehicles going out of the city, according to UNHCR, which said the refugees faced further security risks en route to the self-declared autonomous region of Puntland in the northeast, and to neighbouring Ethiopia and Kenya. Some 7,300 Somalia have reached Yemen by boat this year, where they have spoken of going through numerous checkpoints manned by armed groups before reaching the towns and villages along country’s Gulf of Aden coast to board boats that smuggled them to Yemen. A total of 37,000 Somali refugees have entered Kenya so far this year, down by roughly a third in comparison to the first eight months of 2009, according to Ms. Fleming. However, UNHCR registered 6,500 new Somali refugees in Kenya in August, the highest monthly total since June last year. Those who make it to the Kenyan border and register at the Dadaab complex of refugee camps have said that that many people were staying in makeshift camps for internally displaced persons (IDPs) in Somalia because they feared being forcibly recruited and mistreated by militias. Further more, many cannot afford to pay for transport to the border and heavy rainfall has made some roads impassable. Ethiopia is the only country in the region showing a continuing increase in the number arriving Somali refugees. More than 20,000 have sought safety there this year, bringing the total Somali refugee population in that country to almost 76,000. Overall, almost 68,000 Somalis have fled this year to countries in the region. As of the end of August, there were more than 614,000 Somali refugees outside the country and at least 1.4 million IDPs inside the country. Meanwhile, the UN High Commissioner for Refugees, António Guterres, today begun a three-day visit to Kenya to review a green-energy initiative at the Kakuma refugee camp in the country's northwest and assess progress on the expansion of the overcrowded Dadaab camps near the Somali border. In Kakuma, Mr. Guterres will view a pilot project that aims to deliver electricity to camp residents, schools, hospitals and other community services, while introducing solar and wind-powered energy. The project, being implemented by the Clinton Global Initiative, UNHCR and the Portuguese energy company EDP, is the first of its kind in a refugee camp in the world. If successful, UNHCR will consider replicating the model throughout Africa and elsewhere for the benefit of refugees and displaced persons. Tomorrow, Mr. Guterres will visit Dadaab to evaluate progress on the extension of the Ifo section of the camps. The first phase of the expansion will allow the transfer of 40,000 refugees from the most congested areas of the camps. Dadaab was established in the 1990s to host 90,000 refugees. It is now home to nearly 300,000 mostly Somali refugees. Source: keydmedia.net
  18. Muqdisho:(Allpuntland)-Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay degenaan & Xasilooni aan la’isku halaynkarini kajirtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa maanta ay markale halkaas ka qarxeen Dagaalo & Duqeymo culus oo ay isku weydaarsanayaan dawlada & Kooxaha Mucaaradku. Dagaalada ayaa ka dhacay Degooyin kaladuwan oo kuyaala Waqooyiga & Waqooyi bari Muqdisho gaar ahaan Boondheere,Howlwadaag & Hodan,waxaana ay si toos ah u dheceen kadib markii ay Xoogaga Mucaaradku ay weeraro u eg kuwo Qorshaysan ku ekeeyaan Xarumaha ay Amisom xaafadahaas ka joogaan. Weerararadan oo ahaa Baasuukayaal & Garnaylada gacanta lagu tuuro ayey Barqanimadii maanta si xoogan uga qarxeen Xaafadahaas,waxaana ay Amisom & Ciidamada dawladu ku jawaabeen Qoryaha waaweyn oo lagu garacay Qaarkood xaafadaha Rayidku degenyahay. Suuqa Bakaaraha ayaa maanta guud ahaanba xaniban,mana jirto cid furtay goobahooda ganacsiga,waxaana taas loo eedaynayaa Ganacsatada oo ku dhiiran weyday inay goobahooda furaan iyagoo ka cabsi qaba dagaalada Culus ee imika soconaya. Wixii War ah oo kasoo kordha Dagaalada APL kalasoco. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  19. Xassan Daahir oo kasoo muuqday taleefishin ay maleeshiyaadkiisu xoog kula wareegeen