General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Boqor Sucuudi oo buujimo ku dilay booyaaskiisa 32-jir reer boqor ah islamarkaana kasoo jeeda dalka Sucuudiga ayaa feer ku dilay mid ka mid ah shaqaalihiisa (booyaas) kaasoo uu ku helay gudaha wiish ku yaal hotel ay daganaayee xilli ay fasax ku joogeen dalka Ingriiska. Abdulaziz bin Nasser al Saud oo lagu magacaabo ina boqorkan ayaa falkan ku kacay xilli uu saqraansanaa, sida uu u sheegay booliska. Daawo Video Falkan ayaa ka dhacay hotel lagu magacaabo Landmark oo ku yaal xaafadda Marylebone ee magaalada London horaantii sanadkan. Maxkamadda ayaa soo bandhigtay film muujinaya ninkan reer boqor oo feer ku dilaya shaqaalihiisa. Warar la isladhex marayo ayaa sheegaya in ina boqorka iyo booyaaskuba ay ahaayeen qaniisiin. Waxa uu isku dayay in uu dafiro dilka isagoona sheegay in la dhacay booyaaska. Xeeldheerayaal ayaa sheegay in ninkan uu fakan lahaa haduu falkan dilka ah ku sameyn lahaa gudaha Sucuudiga. WARKAN OO INGRIIS AH: http://www.google.com/hostednews/ap/article/ Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
  2. Prosecutor: Video shows Saudi prince beating aide By RAPHAEL G. SATTER – 1 day ago LONDON — Security camera footage captured a Saudi prince savagely beating his servant in a luxury hotel elevator only weeks before the aide was slain, a British prosecutor said Tuesday. Prince Saud Abdulaziz bin Nasser al Saud is accused of murdering Bandar Abdullah Abdulaziz in a frenzied sex attack at London's Landmark Hotel Feb. 15. Abdulaziz was found beaten and strangled to death in the room the two shared at London's Landmark Hotel. Prosecutor Jonathan Laidlaw told London's Central Criminal Court Abdulaziz there was evidence of a sexual assault, including bite marks on the victim's cheeks. Laidlaw also said there was evidence that the 34-year-old royal, whose grandfather is a brother of the current Saudi king, had abused his aide in the past, showing jurors video shot in the Landmark's elevator which appears to show the shaven-headed prince, dressed in white, throwing his 32-year-old servant around and battering him. Abdulaziz, dressed in black, occasionally tries to protect his head but otherwise meekly absorbs the punches. "It is a nasty assault with the victim suffering a whole series of blows being struck with both fists and elbows," Laidlaw said. "What is also evident from the victim's behavior is that he had become by this point almost entirely submissive. "He either could not or did not at any stage offer any sort of resistance to the assault, attempt to fight back or even raise his hand to the defendant." Al Saud originally told police that he and Abdulaziz had been drinking into the early hours of the morning, and that when he awoke at 3 p.m. he could not rouse him. But Laidlaw said Al Saud has admitted manslaughter but denied charges of murder and causing grievous bodily harm. The defense has yet to present its case.
  3. Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Wasiirka Warfaafinta Yemen October 7, 20101 comment| leave your own!Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud iyo wefdi u hogaaminaayo oo maalmahaan socdaal ku jooga dalka Yemen ayaa kulan la qaatay Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Yemen. Wasiirka Warfaafinta ee Dawladda Yemen Xussein Al-Lawzi ayaa xafiiskiisa magaalada Sanca ku qaabilay wefdiga Madaxweynaha Puntland oo ay kawada hadleen arrimo dhowr ah. Labada masuul ayaa kawada hadlay sidii ay isu dhaafsan lahaayeen macluumaad kala duwan oo ku aadan xaaladdaha labada dal. Wasiirka Warfaafinta Yemen ayaa xaqiijiyey in Yemen ay ka qayb qaadanayso soo celinta nabada iyo xasiloonida dalka Soomaaliya iyadoo ay xoojinaysa arrimaha dib u heshisiinta siduu sheegay. Wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday in Wasaaradiisa diyaar u tahay in Xukuumada Puntland ka caawiso dhanka horumarinta arrimaha Warfaafinta. Madaxweynaha Puntland ayaa isaguna ka hadlay oo faahfaahiyey socdaalkiisa dalka Yemen isagoo sheegay in waxyaabaha uu halkaas u tegay ay kamid tahay inuu madaxda Yemen uga warbixiyo xaaladda Soomaaliya ka taagan iyo sababaha ka danbeeyey asaaska Puntland. Wuxuu sidoo kale ku dheeraaday xaalada xilligaan ka jirta degaanada Puntland isagoo aan meesha ka saarin in maamulkiisu dagaal kula jiro waxaa uu ugu yeeray argagaxiisada. Wefdiga Madaxweynaha Puntland ayaa kulamo kala duwan la qaatay Wasiirada Dawladda Yemen oo ay kamid yihin Wasiirada arrimaha gudaha iyo dibada. Horseed Media
  4. Sanca:Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo qaabilay Wafdiga Madaxweyne Faroole ee Sanca…(Warbixin). 6. oktober 2010 APL Sanca:(Allpuntland)-Iyadoo ay maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen ku sugnaayeen Wufuud heer sare ah oo kasocda Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaasna uu horkacayo Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa wararka laga helayo safarka Wafdigaasi ay kusoo waramayan in Wafdigaas uu Qaabilay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane,Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo sanadihii lasoo dhaafay degenaa magaalada Sanca. Kulanka oo ka dhacay Qasriga uu Duleedka Sanca ka degenyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa uu ahaa Booqasho sharfeed uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud & Wafdigiisu ay ugu tageen Cabdulaahi Yuusufu Axmed,Waxaana looga hadlay Arimo badan oo quseeya Xaalka Soomaaliya si gaar ahna isugu biyo shubanaya Xaalka amaan ee Deegaanada Puntland. Warar hoose oo ay APL ka helayso Kulankaas ayaa kusoo waramaya in Kulankan ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland,Wasiirkii hore ee Dawladaha Hoose & Hor’umarinta reer miyiga,Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya,Siyaasiyiin & Waxgarad kale islamarkaasna ay bilowgii wada hadalka kadib uu kulanku si gaar ah u dhexmaray Madaxweynaha Puntland & Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Wararku waxay intaas ku darayaan in Madaxweyne Faroole uu Madaxweynihii hore ee Soomaaliya uga warbixiyey Xaalka imika ee deegaanaada Puntland,Waxaana iswaraysi kadib uu Mudane,Cabdulaahi Yuusuf ka mahadceliyey Booqashada Wafdigan islamarkaasna uu talooyin & tusaalooyin kala gedisan siiyey Madaxda Puntland ee imika jirta islamarkaasna uu ugu baaqay Midnimada & Iskuxirnaanshaha Bulshada reer Puntland oo uu ku tilmaamay mid Muqadas ah. Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Soomaaliya Wuxuu shacabka reer Puntland salaan usoo faray Wafdiga Madaxweyne Faroole,Waxaana uu ugu baaqay in la joojiyo Dagaalada ku dhexmaraya Beelaha Walaalaha ah Deegaano kamid ah Nugaal & Bari,isagoo sidoo kalena shacabka Puntland uu baaqay in ay Amaankooda ilaashadaan ayna waxkasta ka hormariyaan Amaanka Puntland. Dhinaca kale Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa intii uu kulanku socday u mahadceliyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya,waxaana uu sheegey in Puntland ay markasta tahay mid iskuxiran,isagoo sheegey in Dawladiisu ay ku dadaalayso wax kaqabashada Xaaladaha imika jira oo ay u horeeyaan Dagaalka ay Xukuumadu kula jirto Kooxda Atam & Dagaalo kale oo Siyaasadeed oo uu sheegey in dhamaantood ay guula ka rajeynayaan. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  5. Abu S, Goodnight bruv will talk to you soon insha Allah..
  6. Abu S, thanks for the update, not sure about the famous wife.. Anywho, what about Mr Omaar and the NW, what is the likelyhood that Sharif goes for them? Thanks for the update, keep them coming.
  7. ^^^So he was sacked but in a nice way , who else was purged from the "old guard" and who is the new FM Minister?
  8. Abu S: There was a name I came across today.. Who is Saacid Salaad?
  9. ^^^Now answer the second question about Ato Mesfin, what happen to the all powerful foreign Minister?
  10. Thanks for the breakdown. Now another question why was Mesfin sacked?
  11. So if I am right 17 members of the Cabinet are Christian in a country with Muslim majority population?
  12. Somalia: Puntland and Yemen to cooperate on security, fisheries development 5 Oct 5, 2010 - 12:53:43 PM A government delegation led by the president of Somalia's Puntland State has been on an official visit to Yemen, where Yemeni and Puntland leaders are discussing closer cooperation in the fields of security and economic partnerships, Radio Garowe reports. President Farole and Foreign Minister al-Qirbi It is the first official visit to Yemen by Puntland President Abdirahman Mohamed Farole since his election as Puntland's fourth president in Jan. 2009. The President's delegation includes Puntland Interior Minister Gen. Abdullahi Ahmed Ilkajir and Mr. Ali Abdi Aware, an adviser to the president. On Sunday, the delegation met with Yemeni Foreign Minister Dr. Abu-bakr al-Qirbi, where discussions centered around security and economic relations, according to a press statement issued by President Farole’s office. "The two parties discussed how cooperation on the war against fundamentalist insurgents, human smugglers, pirates and foreign countries whose vessels are bringing destruction to the sea between Yemen and Somalia," the press statement said. Puntland President Farole and Yemeni Foreign Minister al-Qirbi discussed the security and political developments in Somalia. Yemen hosts upwards of 88,000 Somali refugees and its government has keen interest in Somali stability. Government insiders tell Garowe Online that the Puntland leadership wants to make strong and committed partnership with the Yemeni government. Yemen has become a key ally of the U.S. government and is receiving military and training support in the war against a terror group that calls itself, 'Al Qaeda in the Arabian Peninsula.' Puntland, located at Somalia's northeastern tip, is across the narrow Gulf of Aden from Yemen, and both regions are facing local insurgencies. Somali peace activist Mohamed Deeq Yusuf, in an op-ed published by Garowe Online, argued that Puntland's government is at war against 'Al Qaeda in the Gulf of Aden,' a misnomer given to Al Shabaab-linked insurgents led by a Puntland native named Mohamed Said Atom. READ: Puntland's war against 'Al Qaeda in the Gulf of Aden' On Saturday, Yemeni news agency SABA reported that Puntland officials met with Yemeni Fisheries Ministry officials to "review fisheries cooperation." READ: Yemen, Somali Puntland to review fisheries cooperation The meeting's participants included Yemeni Deputy Fisheries Minister Abdullah Ba-Sunbul, Puntland Petroleum Director Isse Mohamud Dhollowa and Mr. Abdiwahid Hersi Jo'ar, Director-General at Puntland’s Ministry of Fisheries and Marine Resources. GAROWE ONLINE
  13. ^^^Nicely put. Thank you brother. Dr jama was introduced to the audience looking around all this seemed a mere formality as the gathered folk all seemed to be aware of his work and sang his praises even before the introduction. I soon discovered why the man needed no such introductions. The moment had finally arrived. A slender man in his sixties stood before us and peered through his glasses. After the niceties and cordial greetings, Dr jama dived into his work. Having been a young medical student in Italy, he returned to Somalia in 1995 to help his people after the collapse of the central government. He and his aid partners set up a health charity called COMSED based in the capital of mudug. Initially he shuttled back and forth between Italy and Galkacyo carrying with him essential drugs and equipment. The country has been experiencing a breakdown of infrastructure as it disintegrated into regions all plagued by hunger, disease and a lack of basic necessities. This lack of healthcare impacted heavily on women and children. Dr Jama's specialty of gynecology and obstetrics cannot be over emphasized in a country that has the highest mortality rate in world.
  14. Ferguson thanks, now for the TPLF how many posts did they get? The Muslim sounding names seem to be allot also, who are these people?
  15. ^^Kindly breakdown the cabinet by Killings and Religion..
  16. ^^^Not sure what you meant by that, but do try again.
  17. Ferguson, whats the change in the cabinet line up? Who gets what.
  18. ^^^Thanks sis, but this is more than fund raising the Dr, has a round of meetings in Rochester & the Twin Cities Medical institutions. The ground work is complete and the word is going around.
  19. Yemen:Dawlada Yemen oo amaanay Hor’umarka Baaxada leh ee Puntland..(Warbixin). 5. oktober 2010 Yemen:(Allpuntland)-Wasaarada Arimaha Dibada ee Jamhuuriyada Yemen ayaa amaantay islamarkaasna bogaadisay Hor’umarka ay Xasiloonidu keentay ee kajiray Puntland 12-kii sano ee lasoo dhaafay taas oo badalkeeda Koonfurta Soomaaliya ay holcaysay,waxaana ay Yemen bogaadisay dadkii ku dhiiraday Asaaska Puntland. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee Jamhuuriyada Yemen Abuubakar Alqarbi ayaa Xafiiskiisa magaalasa Sanca warbaahinta ugu sheegey in Yemen ay ku faraxsantahay Saan qaadka Wanaagsan ee Puntland kajira,Waxaana uu intaas ku daray inay Puntland ka taageerayaan dhinacyo kaladuwan. Mr,Alqarbi ayaa sheegey in kulankii uu horaantii Todobaadkan la qaatay madax katirsan Dawlada Puntland uu hogaaminayey madaxweynaha Dawlada Puntland Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ay wafdiga Puntland isdhaafsadeen Qoraalo kaladuwan islamarkaasna uu aad ugu farxay Waxqabadka Maamulka Puntland oo uu sheegey in uusan marna rajeynayn in Maamul ka jira Soomaaliya waqtigan uu sameyn karo Waxqabad intaas le’eg. Wasiirka Umuuraha Dibada ee Yemen Wuxuu fariin udaray Beesha Caalamka oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan ku mashquulin dagaalada kajira Soomaaliya oo kaliya ee ay eegaan dhinaca deegaanada Nabdoon islamarkaasna wuxuu ugu baaqay In shacabka & Xukuumada Puntland lagu dhiira galiyo Hor’umarka ay samaynayaan. Mar uu ka hadlayey taageerada Yemen ee Puntland ayuu sheegey in ay noqon doonto mid mira dhal ah islamarkaasna ay ka taageeri doonaan dhinacyo kaladuwan,waxaana uu si gaar ah usoo qaatay Xiriirka Wasaaradiisa & Puntland kaas oo uu sheegey inu rajeynayo in la balaariyo islamarkaasna ay Dawlada Puntland Yemen ay ka taageerayso dhinaca Hor’umarka gaar ahaan wanaajinta Maamulka,Caafimaadka,Amaanka & Waxbarashada oo uu sheegey in dhamaantood ay muhiim u yihiin isdhexgalka labada Shacab. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  20. Its better to have Yemen on board than against the state. Puntland State today has good relations with all ite neighbours. It is gaining support from Washington and has dealt with the terror threat in its own region very well.
  21. ^^^You can donate also, I think they are coming to Canada after their stop in Minneapolis.
  22. If you have much, give of your wealth; if you have little, give of your heart” An Arab proverb
  23. ^^^The most active site of SOL, with the most Minneapolis and twin cities warriors is an important section to promote this event. Kindly dont spoil the thread..