
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
source
-
Horjoogayaasha ayaa sheegay in dhowaan dagaalo ka dhacay degaanada Colmadow oo ka tirsan Toga Sugarre oo wada hoos taga degaanka Galagala ay ku dileen horjooge ka tirsan Somaliland. Horjogahaan ayaa lagu sheegay magaciisa Saciid Saalax Ceynab , wuxuuna ka sioo jeeda beesha Siilanyu, sidoo kale maleeshiyaad ka tirsan maamulka oo lagu xoojiyay daagaalada Galgala kana yimid magaalada Burco, kuwaasoo tiradadoodu lagu qiyaasay 70-dabley ah, ay ku lug lahaayeen dagaalada todobaadyada ka socda degaanka Galgala.
-
Garowe: Djibouti MP calls for Somali peace, unity praises Puntland..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garoowe:Dawlada Jabuuti oo Puntland ka codsatay isku keenista Soomaalida Dirirku dhaxayso. 28. oktober 2010 APL Garoowe:(Allpuntland)-Xukuumada Jabuuti ayaa dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ka codsato inay u istaagto sidii ay isugu keeni lahayd qeybaha kaladuwan ee Soomaalida ah oo ay Dagaaladu ka dhexeeyaan kuwaas oo ay Jabuuti sheegtay in Puntland ay awood u leedahay ka qeybqaadashada Xalinta Khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya. Xildhibaan Caasho Dhubad Geelle oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Jabuuti islamarkaasna ka qeybgalaysay kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimada dawlada Puntland ayaa dawlada Puntland ku amaantay sida wanaagsan ee ay uga qeybqaadanayso isku keenista dadka Soomaaliya. Xildhibaanadu waxay intaas kudartay in ay ku faraxsantahay in meel kamid ah gudaha Soomaaliya uu ka dhici karo shir noocan oo kale ah oo ay sheegtay inaysan marna rajeynin,waxaana ay shacabka Puntland & Xukuumada ku dhiiri gelisay inay u istaagaan isku keenista Soomaalida ay Dagaaladu ka dhexeeyaan. Cabdiqani Xayir Allpuntland -
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti oo ku baaqay in nabadda Soomaliya laga shaqeeyo Xildhibaanad Caasho Dhabar Geelle Jimco, 29 October, 2010 (HOL) - Xildhibaanad Caasho Dhabar Geelle oo ka mid ah xildhibaanada Barlamanka Jabuuti kagana qayb gashay Garowe shir u socday haween Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u dirtay dhinacyada isaga soo horjeeda Soomaaliya. Hadalkan ayey caasho ka sheegtay qado sharaf sa gootin ahayd oo uu sameeyay gudoomiyaha barlamanka Puntland ,waxaana ay xustay in lama huraan ay tahay nabadda Somaliya iyo midnimada umadda. "Waxaan u mahadcelinayaa wasaarada haweenka Puntland oo shirkii noo socday suurtagalisay,waxaana ugu baaqayaa dhinacyada somalida in nabadda ay markasta qaataan " ayey tiri xildhibaanadda oo warbaahinta Garowe la hadashay. Sidoo kale xildhibaan caasho ayaa sheegtay in shacabka Puntland ay salaan uga gayn doonto madaxda Jabuuti,isla markaana labada shacab ay kulumada noocaan oo kale isu soo dhawaynayaan. "Markasta waxaan jeclahay in walaalaha Soomaaliyeed ay midoobaan ,si looga soo kabto wixii dhacay " ayey hadalkeeda sii raacisay,iyada oo ku sugan Garowe Xildhibaan Caasho Dhabar Geelle oo ka mid ah barlamanka dalka Jabuuti ayaa ka mid ahayd haweenkii ka qayb galay shirkii nabadda ee Garowe ,waxaana madaxda Puntland ay ku umaantay qabsoomada shirkii la soo gaba gabeeyay. Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Boosaaso,Soomaaliya
-
Marwo Fadumo Jibril speaks out against allegations
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ha’yadda Horn Relaef oo iska fogaysay edayn uga timid Maamulka Gobolka Sanaag Ha’yadda Horn Relaef ayaa iska fogaysay edayn uga timid Maamulka Gobolka Sanaag iyo iyo dadka deganka qaar ka mida, Faadumo Jabrill oo ka tirsan Saraakiisha ha’yada oo maanta shir Ja’id ku qabatay Magaalada Garowe ayaa sheegtay in hayadooda la been abuurtay oo laga sameeyay wax aysan u qalmin oo kadib markii la sheegay in ha’yadu ay waday mashaariic lagu dhisay Dekada Laasqoray taas oo ay hayadu waday in qalabkii loogu tala galay dhismaha ay Gadanayso, warkaasina uu yahay mid sumcada looga dilay oo ay sheegeen dad ujeedooyin kale leh oo kicinaya dadka, Fadumo jabriill waxaa kale oo ay ka sheegtay in hawshaan uu ku yimid hakad kadib markii ay la soo gudboonaadeen caqabado badan oo ay ka mid tahay taageero, isla markaasna mudo uu qalabku yaalay meel xeeba kuna baabayo ha’yaduna ay sheegtay in qalabka la gado si dhaqalaha ka soo baxa dadka wax loogu qabto, balse si kale loo fasirtay. Waxaana ay timaamtay in ay mudo baadi goobaysay cidii wax kala qaban lahayd ama kala wareegi lahayd hawshaan, haday noqon lahayd Maamulka iyo cidii kale oo ay qusayso, ha’yada Horn releaf waxaa ay mudo ka shaqaynaysay degaanada Sanaag halkaas oo ay la qaban jirtay hawlo badan oo la xirira dhanka mashaariicaha hormarineed C/naasir Yaasiin Salaad SBC International Garoowe -
breaking news
-
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Godane links with the secessionist authorities is both deep and profound. In fact Al Shabaabs' mayhem benefits the secessionist agenda of keeping South Central regions in their status quo. -
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lagu magacaabi jiray Siciid Saalax Ceynab uu ka barbardagaalamaya islamarkaasna la shaqeynayey Kooxdii uu hogaaminayey Maxamed Siciid Atam kuwaas oo ay Dawladu ku guulaystaya Dagaalo lagu soo afjaray. Just find out who this man is,. JB probably knows. -
Originally posted by NinaNC: Dr. Abdi Mohamed Ulusso Thursday, October 28, 2010 Dr. Abdi Mohamed Ulusso E-mail: drabdi2000@yahoo.com HOL That made my day. This man is still around after all this time?
-
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Tragic, David Rose and now agent Caynab. It’s a heavy blow indeed. -
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by AfricaOwn: I don't know why Libaahe and Xaji always spoil threads by entering it. . They are here, the same reason you are. All of you are shook to death. -
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Suldaanka, you tried but Cade was far smarter than the Qad merchant who tried to create a war between Puntland. President Cade Muse was a man who loved the State deeply.. Now the links are there, and Godane the leader of Al Shabaab is no doubt in touch with the secessionist leadership in Hargaysa.. -
Marwo Fadumo Jibril speaks out against allegations
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio -
Marwo Fadumo Jibril speaks out against allegations
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
"Alaabta waan iibinaynaa, anaa iibinaya, hadana saasaan u imi, in aan doono wax iibsada; waa qalab qiima leh, inkasta oo uu waqti yiil xeebta" marwo Fatima J. Jibriil. -
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats already a big deal, however the ellegations against Gabose Siilanyu, the Attam affair & Caynab's death as well as the safe passage to the ONLF fighters makes Somaliland very weak..