
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
2011: A Miracle Year for Somalia or more of the same?
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
^^^Adeer you can never lectrue anyone. You are a secessionist who hates the Somali people. Who's great leader Faisal Warrabe claimed a child in Mogadishu was nothing to him, yet the one born in Addis was his beloved brother. You claim the Queen of England is your lost mother and her Orphans? And you called upon and begged Ethiopian troops to attack a town in Cayn. No adeer the pathetic secessionists who get nightmare of 1988 over a plane full of uniforms, have no place opening their mouths. You Ayoub are the very example of secessionist hypocracy, and Somalia can see who is full of fear and envy over the return of the republic of Somalia and it aint us. -
Galkacyu: Mogadishu Governor delegation arrive in Puntland..
General Duke posted a topic in Politics
Waxaa Maanta Deegaanada Puntland soo gaaray Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Banadir maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo isla Maanta ka soo Ambabaxay Magaalada Muqdisho. Wafdiga Gudoomiyaha oo abaare 11:00 barqanimo ka soo Degay Gagida Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Kulamo gaaban oo uu la qaatay Maamulka Gobalka, kan Degmada gaalkacyo iyo Waxgaradka kadib Wuxuu u sii gudbay Magaalada garowe halkaasi oo la filayo in ka qaybgalo Ciyaarta Finalka ah ee Malinimada bari ah ay Wada Ciyaarayaan Kooxaha Banaadir iyo Bari oo u soo baxay Wareega ugu Dambeeyay ee Ciyaaraha Goballada Soomaliya ee Dhawaantan ka socday Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Wafdiga Gudoomiyaha Gobalka Banaadir maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa la filayaa isla maanta in ay Garowe kulamo kula qaataan Madexda Sare ee Dawlada puntland iyo Madexda Xiriirka kubada Cagta Soomaliya, Waxaa sidoo kale iyana la filayaa gudoomiyuhu in uu Dhiirigalin ku sameeyo kooxda Gobalka Banaadir Matalaysa ee u soo baxday Ciyaarta Finalka ee Koobka kubada Cagta Soomaliyeed. Safarka Wafdiga Gudoomiyaha Gobalka banaadir ayaa ka dambeeyay kadib Markii uu Casuumaad ka helay Dawlada Puntland si uu Dhiirigalin ugu noqdo Ciyaaryahanada Goballada Banaadir Matalaya, inkastoo sidaasi si la mid ay Magaaladaasi Garowe ku suganyihiin Xubno ka socda Maamulka Gobalka Bari oo iyaguna Diirigalinaya Kooxda ka socota gobalka Bari, Waxaana aad loo hadalhayaa Cida Malinimada Bari ah ay Guushu raaci doonto Xilli labadani koox ee Finalka Ciyaarah u soo baxay ay yihiin Laba Koox oo aad u Ciyaar adag islamarkaana haysta Ciyaaryahano ay ku xisaabtamayaan taas oo Muujinaysa in ay suurtagal tahay in ay Kooxwalba Guushan hanan karto. -
2011: A Miracle Year for Somalia or more of the same?
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
AYOUB;684089 wrote: ^ Says a collaborationist who cheered Ethios genocide of reer Benaadir. Name calling from the man who's leaders requested ethiopian troops to invade Buhudle and failed, and who are scared to death of Military uniforms. Its 1988 all over again... -
lol. Adeer its raining Mortars in Mogadishu today and more people are daying right now, with most of the south in the hands of Al Shabaab. Obviously Yey was not successful and hence resigned. Now its been two years, with no progress and the situation is worse should these men not also go and give peace a chance? Also no one cares who leads, its about the national interest, a national conference in peaceful Puntland will change the game for good.
-
2011: A Miracle Year for Somalia or more of the same?
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Abtigiis;683915 wrote: They are a dependent independent country, Dear Timur. Their independence is dependent on anarchy and bloodlettting in the South. Perfect... -
Governor of Banadir Tarzan to attend Final in Garowe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Adeer the clans of the south are part of Somalia. Of course we are excited to host such a big event as the National Football Tournament and also the National conference. Every Somali is welcome and we will wave the blue flag together. You on the other hand hate the blue flag and believe a child born in Addis is closer to you in blood & culture than the one born in Mogadishu. Thats the bottom line lad. -
Governor of Banadir Tarzan to attend Final in Garowe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
You seem to be bothered adeer, hence the fact you did not even comprehend the title of the man in question. He is welcome like any other in Garowe, and let him see what Puntland is, and learn a few things. -
^^^I think you are afraid adeer. An admin thats afraid of uniforms and who used Ethiopian troops to invade Buhudle and lost can never speak about such grand ambitions as the one in this title. Puntland insha Allah will host this conference and trust me the war will end with that simple fact. You dont want a Somali government, and thats your problem.
-
Governor of Banadir Tarzan to attend Final in Garowe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Can you read? and I dont care if he comes or not. -
Waxaan ku soo gabagabaynayaa; Puntland waxay mutaysatay in lagu qabto dib u hishiisiinta soomaaliyeed ee la hadal hayo iyadoo la tixraacayo tusaalooyinka aan kor kusoo xusanay waxayna isku raaceen indheergaradka soomaaliyeed sida sawir yahanka qaranka amin caamir uu ugu gartay puntland in ay noqotay hoyiga nabada bal wuxuu u doortay hoyiga nabadda ee sanadkan2010 fiiri sawirkan muujinayo aragtidda bulshadda waxaana la ogyahay amiin sawiradiisa waa kuwa katarjumaya aragtida dadka soomaaliyeed inteeda badan. Allaylahe,dhabowday in puntland ay noqotay xudunta soomaaliyeed waxaana laga yaabaa in dadka qaar ay is yiraahdaan qoraagani waa caadifad hadlay horayna waxaa loo yiri aqalkaaga hortiisana oodafaa la dhigaa oraahdaana horteedna afeef baa la dhigaa. Ha iga fahmin aragti khaldan ee eeg xaqiiqada aan kuu soo gudbiyay sida uu ku cabiray amiin sawiro dhawr ah bishan gudaheeda oo kaliya. Alihaayow inoo ilaali Puntland oo u siyaadi nabadda iyo horumarkay gaareen koonfurna alow sii nabad iyo horumar waqooyina ka dawee waxa ay tirsanayaan oo soomaali ka dhig far iyo faraanti
-
QODOBKA AFARAAD ku qanacsan, midnimadda jamhuuriyada Soomaaliyeed. Puntland waa laf dhabaka jamhuuriyadda soomaaliya hanoqoto juqraafi ahaan sida ay iskugu xirto soomaaliya waqooyigeedda iyo koonfurteeda, ama honoqoto dhaqan ahaan waxay u dhaxaysaa labadaa qabood mid walban si gooni ah ayay xiriir taariikhi iyo mid dhaqan iyo daaqsi la wadaagtaa. Puntland waxay ku qanacsantahay dastuurkeedana kamid ah midnimadda umadda soomaaliyeed waxayna u aragtaa qodob asaasi ah oo ay ku ababiyeen ardadda wax kabarata dhulkay kataliyaan halka aanu ognahay dhibtii kasoo gaaray maamulkii kaligiis taliyaha ahaa xiliyaduu ugu awooda badnaa iyo dhibtii loo gaystay deegaanadda Puntland waxa dhibtaa gaystana waxaa kamid ahaa saraakiil hada ka shaqaysa waqooyiga soomaaliya hadana marna kama maqlaysid cid dib u jaleecaya wixii tagay bal qaar ka gayb qaatay xasuuqii ka dhacay dhulkaas xiligii kacaanka ayaa si nabad ah uga soo dago goroomadda puntland waxaana laysku hilmaamsiiyaa mahan in aan la awoodin in la xag xagto ee laakiin waxaa laga doorbiday in lays hilmaamsiiyo si mustaqbal fiican oo midnimo leh loogaaro lagana baaraan dago khaladaadkii dhacay oo kale dib unuusan u dhicin oo waxdanbe oo halmeel layskugu geenayo awoodeedii aysan dhicin ee awooda labaahiyo si siman sida dowlad gobaleedyo dhowr ah oo aan badnayn .waxaana cad in Puntland ay horsed ka tahay. Qodobkan waxayku mutaysteen in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto. Waqooyiga galbeed ee soomaaliya waxay sheegteen in ay soomaaliya ka go`een iyagoon marna isku dayin in ay isku keenaan dadkan soomaaliyeed ee kala anfariiray waxayna ku qanceen in aysan dan kagalin sida ay jaar yihiin waana arin xanuunkeeda leh halka ay puntland dhaxdda u xirteen in si uun wax loo yagleelo si loo gaaro midnimo soomaaliyeed.
-
QODOBKA SAXAAD Deegaan shirarkii lagu qabtay ay guul ku dhamaatay. Ka shaqaynta iyo abaabulidda shirarka soomaaliyeed waxaa lagu asaasay maamulka Puntland oo ay maantay ku naaloonayaan malaayiin soomaaliyeed kadib markii ay burburtay dowladdii dhexe ee soomaaliyeed. Waxaa la yagleelay oo guntiga dhaxda ay uga xirteen siyaasiyiintii deegaanadda Puntland sidii lays kugu keeni lahaa soomaalidda kala firdhatay waxay hadba meel soo martaba waxaa suura galay in lagu qabto sadax shir oo mid waliba muhiimadiisa gaarka ah leeyahay. Waxaana lagu qabtay sanadkan gudahiisa sadax shir oo kala ah shirka Culimadda Soomaaliyeed ee ay kasoo baxday go`aamo aad muhiim ugu ahaa dhamaan soomaalidda iyadoo lagu cadaeeyay in dhiiga Soomaaliyeed in ladaadshaa uusan banaanayn iyo qodobo kale oo muhiim u ahaa kala dajinta fidnadan ka aloosan koonfurta dalkeena iyo halbawlihiisa ee muqdisho alle haka samata bixiyo dhibta ku habsatay oo daba dheeraatay aamiin ay ka soo baxeen. Waxaa kaloo lagu qabtay Puntland shirwaynihii gabdhaha,hooyooyika soomaaliyeed iyo shirwaynihii isboortiga oo ahaa mid ay aad usoo dhaweeyeen mujtamaca soomaaliyeed meel ay joogaanba ilaa uu farshaxanka wayn ee amiin caamir uu sawiro isdaba joog ah uu ku cabiray ra`yigiisa isagoo bogaadin iyo dhiiragalinba ku muujiyay taageeradiisa qabashada ciyaarahan ilaa huu siiyay caasimadda Puntland hoyiga nabadda ee sanadkan2010 ku tilmaamayna sawiradiisa yaabka leh samaha ay horseedka ka tahay Puntland iyo dariiqa cusub ee uu hormeedka ka yahay Dr C/rahmaan faroole madaxwaynaha Puntland. Qodobkan waxay ku mutaysteen Puntland in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto.
-
QODOBKA LABAAD Nabad iyo xasiloonidda. Nabadda iyo xasiloonidda waa laba shay oo gun dhig u ah qabsoomiddda Shir larabo inay iskugu yimaaddaan ergooyin badan. Hadaba Puntland waxaa marag madoonta ah in ay amnigeedda uu suganyahay(kana adkaatay cidwalboo isku dayday inay amnigeeda wax udhinto shanoqoto kooxo diimeed iyo kuwo qabyaaladeedba) ayna ku diirsadeen malaayiin soomaaliyeed daafaheeda arintana waxaa qiray soomaalidda ku nool ee deegaanadda kale ka yimid tusaala ahaan waxay ii gu yaab badnayd markii la ii sheegay in bosaaso uu ku yaal hotel layiraahdo Somaliland hotel taana waxay ku tusaysaa in aysan aragtidda qafka soomaaliyeed aan lagu caburin inkastoo aan marna la ogolayn kala go a soomaaliyeed hadana nin hoteelkiisa goostay waxba in la caburiyo waxba matarayso ee waxay reer puntland iyo maamulkeeda ay garteen in loo baahanyahay in qalbiyadda dadka in lahanto ay ka muhiimsantahay in qori iyo is nacayb in lagu hanto dadka waxaana inoogu filan labadaba inaan waxba taraynin waaqica iyo fikirka ka socdo koonfur oo ah qori iyo waqooyiga oo ah in koonfur lanaco lagana fuquuqmo meeshii xal iyo caqli celin loosamayn lahaa ileen waa jirkii u madda qayb kamid ah bal qaybihii ku muhiimsanaa ayaa la orankaraa mana ahan in lagu dheeraado guulaha ay kasoo hoyisay puntland ka shaqaynta isku keenka afkaarta soomaaliyeed. Qodobkan labaad ee nabadda iyo xasiloonidda deegaanadda Puntland waxay ku mutaysteen in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto.
-
QODOBKA KOOWAAD Dhul soomaaliyeed in lagu qabto shirwaynaha dib u hishiisiinta. Qodobkan waa qodob soomaalidda meel ay joogtaba ku midaysantahay in soomaaliya shirarkeeda ay fashiliyeen mari galintii ay sameen jireen dawladaha shisheeye say doonaanba hanoo kala waxaana laga dhaxli jiray isqabqabsi iyo kana tag horleh.Waxaana xal laysku raacsanyahay ah in shirwayne dhulkeena hooyo meel kamid ah lagu qabto si ay u helaan soomaalidda jawi ay isku fahmaan , loogana hortago doco docaynta gacmaha shisheeye waxaana kugu filan in soomaalidda wixii ay iyaga yagleelaan ay waarto nabadeedana lagu naaloodo sida tusaala ahaan ku cad maamuladda xasiloon ee ka jira gaygeena soomaaliyeed ee Puntland iyo Somaliland waxaana yagleelay dadkii waxgaradka ahaa ee labadaa maamul deegaankeeda ku noolaa inkasta aysan isku mid ahayn labadda maamul(midna wuxuu aaminsanyahay midnimo midna kala tag). Waana xaqiiqo jirto oo u baahan in si fiican loo iftiimiyo oo misaan cadaalad ah lagu eego marka la eegayo isbabar dhiga iyo wadaniyadda. Qodobkan koowaad markii aan eegno Puntland waxay xaq u leedahay inay marti galiso shirweyne soomaaliyeed sida ay xaq ugu leeyihiin marka laga eego qodobkan dhamaan soomaalidda idilkeed inta harsata calanka jamhuuriyadda soomaaliyeed hoostiisa.
-
PUNTLAND SHIRWAYNE SOOMAALIYEED WAY MUTAYSATAY XAQNA WAY U YEELATAY. Posted to the Web Dec 29, 15:00 Waxaa Diyaariyey: qasim egaal Kala xiriir: puntlander@hotmail.co.uk AKHRISTE: cinwaankan kor kor ku xusan waxaan uga gon leeyahay inaan iraahdo intaadan mala awaalin ama aadan mucaaradin bal jaleecso shuruudda lagu xiri karo qabashadda shir wayne somaaliyeed. Markii aan ku eegno shuruuda dib u hishiisiin (pre condition of hosting reconciliation) iyadoo la eegayo waxa ay ku jirto danta ummadda soomaaliyeed lagana tagayo isjiid jiidka ku dhisan qabyaaladda iyo caadifadda aan waxtar iyo horumar toona laga rajaynayn. Waxaa la`orankaraa ayadoo kooban ``maamulkii laga helo shuruudaha hoos ku qoran waa uu martigalinkaraa shirwayne soomaaliyeed". 1-Waa in shirwaynaha dib u hishiisiinta soomaaliyeed lagu marti galiyaa dhul soomaaliyeed,oo nabad iyo xasilooni kajirto,isla markaana lagu tijaabiyay qabashadda shirar soomaaliyeed oo guul ku dhamaaday, iyadoo dadka ku nool deegaanka shirka lagu qabanayo laga rabo in ay ku niyad sanyihiin midnimadda jamhuuriyada Soomaaliyeed iyo isku keenka umaddii kala anfariirtay wixii kadanbeeyay dowladdii dhexe. Akhristow waxaan ku dul istaagi doonaa arintan kor ku xusan ma buuxin kartaa Puntland mise maya anigoo eegaya tilmaana ka bixinaya wixii ay qabteen puntland iyo fikirka ay ku dhisantahay?
-
Why Puntland Should Host the 2010 Peace Conference? Editorial
General Duke replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
Waxaan ku soo gabagabaynayaa; Puntland waxay mutaysatay in lagu qabto dib u hishiisiinta soomaaliyeed ee la hadal hayo iyadoo la tixraacayo tusaalooyinka aan kor kusoo xusanay waxayna isku raaceen indheergaradka soomaaliyeed sida sawir yahanka qaranka amin caamir uu ugu gartay puntland in ay noqotay hoyiga nabada bal wuxuu u doortay hoyiga nabadda ee sanadkan2010 fiiri sawirkan muujinayo aragtidda bulshadda waxaana la ogyahay amiin sawiradiisa waa kuwa katarjumaya aragtida dadka soomaaliyeed inteeda badan. Allaylahe,dhabowday in puntland ay noqotay xudunta soomaaliyeed waxaana laga yaabaa in dadka qaar ay is yiraahdaan qoraagani waa caadifad hadlay horayna waxaa loo yiri aqalkaaga hortiisana oodafaa la dhigaa oraahdaana horteedna afeef baa la dhigaa. Ha iga fahmin aragti khaldan ee eeg xaqiiqada aan kuu soo gudbiyay sida uu ku cabiray amiin sawiro dhawr ah bishan gudaheeda oo kaliya. Alihaayow inoo ilaali Puntland oo u siyaadi nabadda iyo horumarkay gaareen koonfurna alow sii nabad iyo horumar waqooyina ka dawee waxa ay tirsanayaan oo soomaali ka dhig far iyo faraanti. Daabacaada: Puntlandpost.com -
Why Puntland Should Host the 2010 Peace Conference? Editorial
General Duke replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
QODOBKA AFARAAD ku qanacsan, midnimadda jamhuuriyada Soomaaliyeed. Puntland waa laf dhabaka jamhuuriyadda soomaaliya hanoqoto juqraafi ahaan sida ay iskugu xirto soomaaliya waqooyigeedda iyo koonfurteeda, ama honoqoto dhaqan ahaan waxay u dhaxaysaa labadaa qabood mid walban si gooni ah ayay xiriir taariikhi iyo mid dhaqan iyo daaqsi la wadaagtaa. Puntland waxay ku qanacsantahay dastuurkeedana kamid ah midnimadda umadda soomaaliyeed waxayna u aragtaa qodob asaasi ah oo ay ku ababiyeen ardadda wax kabarata dhulkay kataliyaan halka aanu ognahay dhibtii kasoo gaaray maamulkii kaligiis taliyaha ahaa xiliyaduu ugu awooda badnaa iyo dhibtii loo gaystay deegaanadda Puntland waxa dhibtaa gaystana waxaa kamid ahaa saraakiil hada ka shaqaysa waqooyiga soomaaliya hadana marna kama maqlaysid cid dib u jaleecaya wixii tagay bal qaar ka gayb qaatay xasuuqii ka dhacay dhulkaas xiligii kacaanka ayaa si nabad ah uga soo dago goroomadda puntland waxaana laysku hilmaamsiiyaa mahan in aan la awoodin in la xag xagto ee laakiin waxaa laga doorbiday in lays hilmaamsiiyo si mustaqbal fiican oo midnimo leh loogaaro lagana baaraan dago khaladaadkii dhacay oo kale dib unuusan u dhicin oo waxdanbe oo halmeel layskugu geenayo awoodeedii aysan dhicin ee awooda labaahiyo si siman sida dowlad gobaleedyo dhowr ah oo aan badnayn .waxaana cad in Puntland ay horsed ka tahay. Qodobkan waxayku mutaysteen in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto. Waqooyiga galbeed ee soomaaliya waxay sheegteen in ay soomaaliya ka go`een iyagoon marna isku dayin in ay isku keenaan dadkan soomaaliyeed ee kala anfariiray waxayna ku qanceen in aysan dan kagalin sida ay jaar yihiin waana arin xanuunkeeda leh halka ay puntland dhaxdda u xirteen in si uun wax loo yagleelo si loo gaaro midnimo soomaaliyeed. -
Why Puntland Should Host the 2010 Peace Conference? Editorial
General Duke replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
QODOBKA SAXAAD Deegaan shirarkii lagu qabtay ay guul ku dhamaatay. Ka shaqaynta iyo abaabulidda shirarka soomaaliyeed waxaa lagu asaasay maamulka Puntland oo ay maantay ku naaloonayaan malaayiin soomaaliyeed kadib markii ay burburtay dowladdii dhexe ee soomaaliyeed. Waxaa la yagleelay oo guntiga dhaxda ay uga xirteen siyaasiyiintii deegaanadda Puntland sidii lays kugu keeni lahaa soomaalidda kala firdhatay waxay hadba meel soo martaba waxaa suura galay in lagu qabto sadax shir oo mid waliba muhiimadiisa gaarka ah leeyahay. Waxaana lagu qabtay sanadkan gudahiisa sadax shir oo kala ah shirka Culimadda Soomaaliyeed ee ay kasoo baxday go`aamo aad muhiim ugu ahaa dhamaan soomaalidda iyadoo lagu cadaeeyay in dhiiga Soomaaliyeed in ladaadshaa uusan banaanayn iyo qodobo kale oo muhiim u ahaa kala dajinta fidnadan ka aloosan koonfurta dalkeena iyo halbawlihiisa ee muqdisho alle haka samata bixiyo dhibta ku habsatay oo daba dheeraatay aamiin ay ka soo baxeen. Waxaa kaloo lagu qabtay Puntland shirwaynihii gabdhaha,hooyooyika soomaaliyeed iyo shirwaynihii isboortiga oo ahaa mid ay aad usoo dhaweeyeen mujtamaca soomaaliyeed meel ay joogaanba ilaa uu farshaxanka wayn ee amiin caamir uu sawiro isdaba joog ah uu ku cabiray ra`yigiisa isagoo bogaadin iyo dhiiragalinba ku muujiyay taageeradiisa qabashada ciyaarahan ilaa huu siiyay caasimadda Puntland hoyiga nabadda ee sanadkan2010 ku tilmaamayna sawiradiisa yaabka leh samaha ay horseedka ka tahay Puntland iyo dariiqa cusub ee uu hormeedka ka yahay Dr C/rahmaan faroole madaxwaynaha Puntland. Qodobkan waxay ku mutaysteen Puntland in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto. -
Why Puntland Should Host the 2010 Peace Conference? Editorial
General Duke replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
QODOBKA LABAAD Nabad iyo xasiloonidda. Nabadda iyo xasiloonidda waa laba shay oo gun dhig u ah qabsoomiddda Shir larabo inay iskugu yimaaddaan ergooyin badan. Hadaba Puntland waxaa marag madoonta ah in ay amnigeedda uu suganyahay(kana adkaatay cidwalboo isku dayday inay amnigeeda wax udhinto shanoqoto kooxo diimeed iyo kuwo qabyaaladeedba) ayna ku diirsadeen malaayiin soomaaliyeed daafaheeda arintana waxaa qiray soomaalidda ku nool ee deegaanadda kale ka yimid tusaala ahaan waxay ii gu yaab badnayd markii la ii sheegay in bosaaso uu ku yaal hotel layiraahdo Somaliland hotel taana waxay ku tusaysaa in aysan aragtidda qafka soomaaliyeed aan lagu caburin inkastoo aan marna la ogolayn kala go a soomaaliyeed hadana nin hoteelkiisa goostay waxba in la caburiyo waxba matarayso ee waxay reer puntland iyo maamulkeeda ay garteen in loo baahanyahay in qalbiyadda dadka in lahanto ay ka muhiimsantahay in qori iyo is nacayb in lagu hanto dadka waxaana inoogu filan labadaba inaan waxba taraynin waaqica iyo fikirka ka socdo koonfur oo ah qori iyo waqooyiga oo ah in koonfur lanaco lagana fuquuqmo meeshii xal iyo caqli celin loosamayn lahaa ileen waa jirkii u madda qayb kamid ah bal qaybihii ku muhiimsanaa ayaa la orankaraa mana ahan in lagu dheeraado guulaha ay kasoo hoyisay puntland ka shaqaynta isku keenka afkaarta soomaaliyeed. Qodobkan labaad ee nabadda iyo xasiloonidda deegaanadda Puntland waxay ku mutaysteen in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto. -
Why Puntland Should Host the 2010 Peace Conference? Editorial
General Duke replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
QODOBKA KOOWAAD Dhul soomaaliyeed in lagu qabto shirwaynaha dib u hishiisiinta. Qodobkan waa qodob soomaalidda meel ay joogtaba ku midaysantahay in soomaaliya shirarkeeda ay fashiliyeen mari galintii ay sameen jireen dawladaha shisheeye say doonaanba hanoo kala waxaana laga dhaxli jiray isqabqabsi iyo kana tag horleh.Waxaana xal laysku raacsanyahay ah in shirwayne dhulkeena hooyo meel kamid ah lagu qabto si ay u helaan soomaalidda jawi ay isku fahmaan , loogana hortago doco docaynta gacmaha shisheeye waxaana kugu filan in soomaalidda wixii ay iyaga yagleelaan ay waarto nabadeedana lagu naaloodo sida tusaala ahaan ku cad maamuladda xasiloon ee ka jira gaygeena soomaaliyeed ee Puntland iyo Somaliland waxaana yagleelay dadkii waxgaradka ahaa ee labadaa maamul deegaankeeda ku noolaa inkasta aysan isku mid ahayn labadda maamul(midna wuxuu aaminsanyahay midnimo midna kala tag). Waana xaqiiqo jirto oo u baahan in si fiican loo iftiimiyo oo misaan cadaalad ah lagu eego marka la eegayo isbabar dhiga iyo wadaniyadda. Qodobkan koowaad markii aan eegno Puntland waxay xaq u leedahay inay marti galiso shirweyne soomaaliyeed sida ay xaq ugu leeyihiin marka laga eego qodobkan dhamaan soomaalidda idilkeed inta harsata calanka jamhuuriyadda soomaaliyeed hoostiisa. -
Why Puntland Should Host the 2010 Peace Conference? Editorial
General Duke replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
PUNTLAND SHIRWAYNE SOOMAALIYEED WAY MUTAYSATAY XAQNA WAY U YEELATAY. Posted to the Web Dec 29, 15:00 Waxaa Diyaariyey: qasim egaal Kala xiriir: puntlander@hotmail.co.uk AKHRISTE: cinwaankan kor kor ku xusan waxaan uga gon leeyahay inaan iraahdo intaadan mala awaalin ama aadan mucaaradin bal jaleecso shuruudda lagu xiri karo qabashadda shir wayne somaaliyeed. Markii aan ku eegno shuruuda dib u hishiisiin (pre condition of hosting reconciliation) iyadoo la eegayo waxa ay ku jirto danta ummadda soomaaliyeed lagana tagayo isjiid jiidka ku dhisan qabyaaladda iyo caadifadda aan waxtar iyo horumar toona laga rajaynayn. Waxaa la`orankaraa ayadoo kooban ``maamulkii laga helo shuruudaha hoos ku qoran waa uu martigalinkaraa shirwayne soomaaliyeed". 1-Waa in shirwaynaha dib u hishiisiinta soomaaliyeed lagu marti galiyaa dhul soomaaliyeed,oo nabad iyo xasilooni kajirto,isla markaana lagu tijaabiyay qabashadda shirar soomaaliyeed oo guul ku dhamaaday, iyadoo dadka ku nool deegaanka shirka lagu qabanayo laga rabo in ay ku niyad sanyihiin midnimadda jamhuuriyada Soomaaliyeed iyo isku keenka umaddii kala anfariirtay wixii kadanbeeyay dowladdii dhexe. Akhristow waxaan ku dul istaagi doonaa arintan kor ku xusan ma buuxin kartaa Puntland mise maya anigoo eegaya tilmaana ka bixinaya wixii ay qabteen puntland iyo fikirka ay ku dhisantahay?