General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. There you go again, maybe the combination of the words General and Ugly somehow is conjuring up images of General Morgan pointing out in Hargaysa, "that girl is ugly". Poor XX, were you there at that time, maybe a waiter or handy man for the old General? As for the topic. the fact remains, Mr Farmaajo is a good man who tried hard. He was stabed in the back by the very man he was defending. That’s ugly. Faroole if you can read was given the title bad. He is bad, but what Sharif did was beyond bad it was ugly.
  2. ^^^To me Sharif's logic makes no sense. He must have feared the new group under Farmaajo more than he did the old typical, Ibbi's, IndaCade's and the like.
  3. ^^^Faroole's beef was and is with Sharif Ahmed, Farmaajo was just collateral damage..
  4. ^^^Farmaajo has a future, Sharif Ahmed does not. Anyone who still belives this man has any ambition to make this country better is deluding themselves..
  5. ^^^love the way he changed his statement..
  6. Axmed-InaJaad;727491 wrote: y dont u start mr armchair genaral I am starting today. No more adeer.
  7. Guddiga doorahada: Labada Shariif ma badali karaan waqtiga doorashada Muqdisho: (Sh. M. Network) Guddiga doorashooyinka barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in doorashada ay dhacayso a hor bisha Augusta ee Sanadkan. Afhayeenka guddiga doorashooyinka barlamanka KMG Soomaaliya Xildhibaan Xareed Xasan Cali oo u waramayay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay howlaha doorashooyinka barlamanka, wuxuuna tilmaamay in doorasho Madaxtinimo ay dhacayso ka hor bisha Augusta. Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in doorashada Madaxtinimo aysan badali karin Madaxweynaha dowladda iyo gudoomiyaha barlamanka, isagoo shaaca ka qaaday inaysan jirin cid is hortaag ku samayn karto howlaha doorashada, wuxuuna carabka ku adkeeyay in doorashada ay dhici doonto xiligii loo qorsheeyay sida uu hadalka u dhigay. Xareed Xasan Cali ayaa waxaa uu sheegay in go’aanadii kasoo baxay shirarkii Kampala iyo Nairobi aysan ahayn kuwa dhaqan gal ah dhaqan gali ah, isagoo tilmaamay in hadii la badalayo Ra’iisul wasaare Farmaajo iyo Xukuumadiisa ay u taala Golaha barlamanka maadama ay horey Xildhibaanada kalsooni ay u siiyeen Xukuumadda, wuxuuna intaasi ku daray in Madaxweynaha Uganda iyo Madaxda kale ee dowladda aan badali karin wax aan ogayn Golaha barlamanka Soomaaliya. Arintaan ayaa waxaa ay imaanaysaa xili Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya laga dhaadhiciyay in uu is casilo islamarkaana Xukuumadda ay awood qeybsi ka dhigtaan Madxweynaha dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  8. ^^^lol@ XX, you must be mistaking the title with that old beauty contest Morgan held in his Hargaysa villa back in the late 80's..
  9. Ra'iisul wasaaraha xilka haya ee Somalia ayaa sidoo kale lagu faray heshiiska inuu isku casilo mudo bil ah, iyadoo baarlamaanka laga doonayo inay heshiiskaas ku meel mariyaan 14-maalmood sida uu heshiiskoodu dhigayo. Guux iyo muran fara badan ayuu heshiiska ka dhaliyay gudaha dalka, iyadoo xubnihii Baarlamaanka ee la kala safnaa Labada Shariif ay sheegeen inay si wadajir ah u taageerayaan doorasho la qabto inta aan la gaarin [Aug 21, 2011], iyagoo sheegay in heshiiskan uusan dib u dhigi karin go'aan uu baarlamaanku gaaray. "Doorashada Madaxweynaha iyo Mida Gudoomiyaha Barlamanka waxay dhacaysaa xiligii loo qorsheeyay, mana bedeli karaan go'aankaas Labada Shariif iyo Museveni meeshii ay doonaan haku shireene" ayuu Afhayeenka Gudiga doorashada Xil. Xareed Xasan Cali u sheegay Warbaahinta. Xil. Xareed, wuxuu sheegay in go'aanka doorashada uu yahay mid baarlamaanku uu gaaray uuna dhacayo hadii amar kale uusan dhicin, isagoo sheegay in heshiiska ay labada Shariif ku gaareen dalka Uganda uu yahay mid danahooda ay ka dhex arkeen. Heshiiska ayaa waxaa ka mid ah inan muddada sanadka ah laga keenin madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka, iyadoo hadii mooshinka laga keenayo xukuumada uu ahaado daliil adag loo hayo. Dibadbax weyn oo lagu diidan yahay iscasilaada Farmaajo ayaa isaguna ka dhacay maanta Muqdisho, waxaana ka qaybqaatay ciidamada DF oo sheegay inaysan aqbali karin in Ra'iisul wasaaruhu uu xilkiisa iska casilo.
  10. ^^^Mooge, spare us the nonsense. You are not making any sense.
  11. The Ugly “I never completed high school and I am very rich and very successful.” The two Shari’s, two hero’s of many who are now crying for senior Farmaajo, are today the ugliest Somali politicians left in the game. Sharif Sakin, a man with rudimentary education has enriched himself beyond his wildest imagination and wields a great deal of power through the use of his former and now returned tool Sharif Ahmed. This is the truth. Sharif Ahmed, the former Shiekh, Mujahid, Amir, the great clan hope of many has proven beyond doubt why he is a failure. Sharif Ahmed is the first "President" to get rid of his ally, an asset and for that he secured a single year in “office”. Now he is more than a lame duck, anyone he appoints must be vetted by Sharif Sakin, will also appoint 50% of the new cabinet. All the while Sharif Sakin has total power in the Parliament. Its time for a real change.
  12. The Bad. Garowe we have a problem If Faroole supports this illegal and dangerous extension as seems to be the case. Then he has a problem on his hands. The majority of Somali’s will not accept that the real functioning part of this TFG be replaced. While the rotting, corrupt and greedy sections be left to get an extension. The problem is clear, the bloated Parliament, the incompetent Sharif Hotel and the illeteratate Sharif Xasan. The problem was never Farmaajo & his cabinet but those who they served. If Faroole and his admin agree to this extension, it will send a signal that he to is playing the same old tired game of get rich quickly and led the people die horribly while trying.
  13. The Good, “Et tu, Shiekh Sharif” My sincere sympathies go out to Mr Farmaajo, for the poor way that he was treated at the end. He brought a fresh approach to managing the affairs of Transitional Somalia. The man trusted those around him way to much and took Sharif Ahmed way too seriously. Alas it was not the brutal attacks from Mahiga and UN. Or the rounds emptied into him by Faroole and others. The fatal blow came from where Farmaajo least expected it.
  14. ^^^If they continue in this rate they will be worse than Somalia.
  15. An excerpt from Ali Abdullah Saleh's audio speech aired on Yemeni state television moments ago: We also need to understand that this gang of the al-Ahmar sons will be defeated. They really put the situation on a bad moment today. I am asking, calling upon all citizens of Yemen to support the country. Ali A Salah
  16. ^^^He did, it cost him dearly. Sharif Ahmed's Minister signed an agreement to give away Somalia waters which was rebuked by the Parliment..
  17. Garoowe:25 dhakhtar oo ka socda Guud ahaan Soomaaliya oo Tabobar 3bilood soconaya uu uga furmaya Isbitaalka Guud ee Garowe. 3. juni 2011 APL Garowe:(Allpuntland)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka dowaldda Puntland Dr. C/risaaq Xirsi Xasan iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Caafimaadka ayaa maalintii Arbacadii la kulmey wafti sare oo ka socdey Hay'ada laanqayrta cas ee caalamiga ah ee ICRC, waxaana xubnaha uu agaasimuhu la kulmey ay ahaayeen dhakhaatiir gaareysa 5 xubnood kuwaas oo tabobaro ka fulinaya Isbitaalka guud ee Garowe. Waftiga ICRC waxaa hogaaminaysay haweenayda u qaabilsan Soomaaliya iyadoo qorshuhu uu dabasocdey heshiis ay bishii Maarso magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ay ku kala saxiixdeen Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame iyo Agaasimaha guud Dr. C/risaaq Xirsi heshiiskaasi oo dhigayay in ICRC ay tabobar Garowe ugu qabato 25 dhakhtar oo ka mid ah dhakhaatiirta dalka Soomaaliya iyadoo tabobarkaasi uu soconayo 3 bilood. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. C/risaaq Xirsi oo waftiga ICRC ku qaabiley xarunta Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegay in ICRC ay tabobarkeeda bilaabayso maalinta sabtida ah ee ay bishu tahay 4-June-2011, tabbarku waxa uu ka dhacayaa Isbitaalka guud ee Garowe iyadoo uu noqon doono saddex qeybood oo loo kala qaybinayo saddexda dhinac ee Soomaaliya Puntland, Somaliland iyo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Tabobarkan waxa uu noqonayaa mid ku saabsan qaliimada deg deg ah oo dhakhaatiirta Soomaalida laga caawinayo inay aqoontooda kor u qaadaan ayna ka faa'iadystaan dhakhaatiirta khubarada ah ee hay'ada laanqarta cas ee caalamiga ah ee ICRC, sidoo kale tabobarka waxaa ka faa'idaysanaya Suuxiyeyaasha iyo Kalkaaliyeyaasha ka shaqeeya Isbitaalada Puntland kuwaas oo iyagana aqoontooda kor loogu qaadayo. Tabobarkan Sabtida ka furmaya Magaalada Garowe ee caasimada Puntland waxa uu yahay mid muhiimad badan u leh Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland iyo bahda Caafimaadka Soomaaliya waxaana codsatey wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland iyado ay wasaaraddu doonayso inay ka shaqeyso kor u qaadida aqoonta bahda Caafimaadka iyadoo ay tahay markii ugu horeysay oo tabobar mudda intaa le'eg soconaya uu ka dhaco Puntland ayna fulintiisa iska kaashanayaan Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland iyo hay'ada ICRC. Cabdulqaadir Warsame Yuusuf Wasaaradda Caafimaadka Puntland
  18. ^^^He might have not lied, but he was sacked for his efforts and then joined Sharif Ahmed in Asmara. Aydeed gave his opinion, Sharif sighned an agreement that the Somali nation came against. Sheikh Shariif oo Ka hadlay Heshiiskii Badda: Heshiiskaas sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa (Heshiiskaas is-faham): baarlamaanka maadaama la dhex geeyey oo uu diidey ma rabno in baarlamaanka iyo xukuumadda dhexdooda uu buuq ka abuurmo, markaa sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa Idaacadda British Broadcasting Corporation (Maarso 11, 2010) la yeelatay Sheikh Shariif - waa kaddib markii Amaal Cali ay Sheikh Shariif hor dhigtay sida is fahamkaasi ku noqonayo sharci darro)
  19. Sheikh Shariif: Is-fahamkii Badda "Lagama hadli karo.... maxaayeelay waaba la baabi'iyey" Su'aal ay Sheikh Shariif weydiisey Amaal Cali (Xisbiga Hanoolaato) Waraysi Idaacadda British Broadcasting Corporation la yeelatay Sheikh Shariif -------------------------------------------------------------------------------- Sheikh Shariif oo Amaal Cali iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Ka Qancin waayey Su'aal ku saabsanayd Heshiiskii Badda ee Xukuumadiisu la gashay Kenya oo ay weydiisey Amaal Cali Madaxweynaha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo wafti uu hoggaaminayo oo booqasho ku tegey dalka Ingriiska (Maarso 8, 2010) ayaa la kulmay ra'iisul wasaaraha dalkaasi Gordon Brown iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee UK David Milband. Isla markaasna waxa ay la kulmeen jaaliyadda Soomaaliyeed. Sheikh Shariif waxaa su'aalo la weydiiyey (Maarso 8, 2010) mar uu khudbad ka jeediyey Xarunta Chatham House ee London. source
  20. ^^^Yes and what was Abdullahi's response to ina Caydiid? Anyhow you are defending Sharif's actions by others wrongs? Oba, is Yusuf running for en extension or en election? No..