
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Video
-
Gheele: I agree we must do allot more for the people on the ground. I try to do what I can at the moment. However the least we can do in the Diaspora is speak truth to power. If we just clap and ululate when ever we see these "important" people, then we will never get anywhere. Degal, pardon me but I am not familiar with who or what you are..
-
^^^Your point is we should not hold our leaders accountable? I disagree, from the back of a PC, one can voice his concerns regardless.
-
^^^Its all performance related. Thus far I am disapointed with his just react policy. He needs to step up and deal with certain issues.. Again I supported the call for the National Conference in Garowe- I supported the call to defend the SSC regions from the secessionist- I support the development of the regions- I support the opening up of the election process. I am not bothered about the man himself and respect the title.
-
Gheele; what makes Puntland strong is its size and population. That Faroole’s admin has just been reacting to events at every turn. The Attam nonsense, the SSC & secessionist issue, the Mudug violence. At every turn he just reacts and has no real foresight, no planning and is devoid of strategy. As for the infrastructure, the airport was near complete, what happened? He wasted a great deal with regard to the Oil exploration and much more, smaller initiatives could and should have been done by the state and its people. Puntland deserves better, and we should all work towards that. Lack of criticism is dangerous and Faroole has become complacent.
-
Your point is well noted. However it does not excuse the fact that he has failed to engage any of these regions and their development. If you don’t develop your regions, and utilize what God has given you then you will not get far. Faroole lazy approach with regards to the above highlighted issues is unacceptable, inexcusable and counter productive to the interest of the State.
-
^^^lol@ Samafal you are correct. The news I get from Galkacyo is that he has a great deal of support from all sections of the region.
-
Mas'uuliyiinta Guddiga Amniga & Shaqaalaha dowladda hoose
-
Kampala Accord: Somalia surrenders its soveignty for the two Sharifs?
General Duke replied to Gheelle.T's topic in Politics
^^^How long will it take us to "find" out? He is quite on this for a reason. He was there acting like he had some influance. -
lol@Gheele. Ina Adeer, you know I have praised Faroole with regards to his appointments of a number of individuals, Cuuke, Juxa and Ina Abdullahi Warsame. However this appointment in Galkacyu took much arm twisting and death before it came about. So don’t confuse the issues, Galjkacyu's change is a good thing, but we need this change to be reflected in the whole state. Adeer Faroole has to know, this is just the beggining of our own election season. The honeymoon is over.
-
^^^Yes indeed, so why does this man always travel aboad? He could send a good envoy to these meaningless meetings. Now look how long was he in Addis & what for? Yet he is unable to visit the beautiful and important regions he claims to be President of.
-
Dadwaynaha magaalada Boosaaso oo ka hadlay go’aankii ra’isal wasaare Farmaajo 2 hours ago | 4 comments Dadweynaha ku nool magaaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa Soo dhoweeyey mowqifka uu qatay raysal wasaaraha Soomaaliya ee ku aadan in uusan iscasilayn inta ay golaha baarlamaanka ay xilka ay ka qaadayaan. dadkan oo maanta khadka taleefonka kaga qayb galayey barnaamijka Faaqidaada Todobaadka oo looga hadlayay go’aankii ra’isal wasaare Farmaajo uu ka qaatay iscasilaada loo soo jeediyay iyo heshiiska Kambla ku gaareen madaxwayne Sheekh Shariif iyo afhayeenka baarlmaanka Shariif Xasan,ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan go’aankii uu ra’isal wasaaraha uu ka qaatay heshiiskii Kambala ay ku gaareen madaxwaynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka oo dhigayay inuu iscasilo ra’isal wasaaraha. Siciid Axmed Xuseen oo ka soo hadlay xaafadda laanta hawada ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu ra’isal wasaaraha ku saxsanyahay inuu ka soo horjeesto qodobadii ka soo baxay shirkii ka dhacay magaalada Kambala ee dalka Uganda. Xuseen Maxamed Nuur oo isagana ka soo hadlay xaafadda New Boosaaso ayaa sheegay in ra’isal wasaaraha Somaliya uu wax qabad balaaran uu la yimid mudadii lixda bilood ee uu joogay xafiiska. Dhagaysatayaashii ka qaybgalay barnaamijka ayaa intooda badan waxaa ay aheeyeen kuwa fikradooda uu haldhinac ku qotomay islamarkaana ay ku soo dhoweynayaan mowqifka ra’isal wasaaraha Soomaliya ee ah inuusan iscasilayn xiligan inta ay xildhibaanada ka qaadayaan xilka. Aragti dadwayanaha ku nool Magalada Bosaaso ayaa imanaysa xili dhowaan raysalwasraha Soomaaliya uu sheegay in uusan xilka iskaga tagayn inta ay xilka ka qadayaan mudanayaaasha barlamaanka Soomaliya. Cabdisalaan Axmed Shire Horseed Media Boosaaso.
-
Kampala Accord: Somalia surrenders its soveignty for the two Sharifs?
General Duke replied to Gheelle.T's topic in Politics
^^^Faroole has played a key role in getting this "agreement" in place. He is to blame as much as anyone else. -
http://puntlandi.com/?p=16029
-
Dhageyso Barnaamijkan gaarka ah ee Aaya katalinta Gobolka Mudug Posted by Pi on June 16th, 2011 Gaalkacyo(Puntlandi.com)Dhaheyso Barnaamijka Aaya ka talinta Gaalkacyo:- Bishii Maajo ee sanadkan waxaa Gaalkacyo ka bilowdey kacdoon ay bilaabeen Dowlada Puntland iyo Shacabkuba kasoo lagu adkeynayo amaanka magaalada, Maamulka Gobolka Mudug iyo shacabkuba waxey balan qaadeen iney wakhtigooda qaaliga ah u hurayaan ka shaqeynta iyo ka qayb qaadashada amaanka, dhinaca saxaafada waxaan qaybtayada ka qaadaneynaa baraarujinta iyo intii karaankayo ah sidii aan anaguna uga qayb qaadan laheyn kor u qaadista amaanka Gaalkacyo. Idaacadaha iyo Website-yada ka howl gala Gaalkacyo ayaa Barnaamijkaan iska caawinaya baahintiisa, Waxaa idiinsoo tabinaya Wariye Cabdinaasir Cali Ibrahim. Waxaan Barnaamijka u qaybiney sadix qaybood ee ka bilaabo qaybta kowaad ka dibna usii wado sida ay isugu xigaan si aad u wada dhageysato Barnaamijka gabi nahaan
-
Faroole needs to engage everybody. The SSC groups, the Makhir groups, the RaasCasayr group, the Mudug group, the Bari group, the Diaspora group. The development of the Eastern regions/Indian Ocean is a must; even if one does not have the funds at least, one can articulate an action plan. Its like Faroole’s main strategy is to keep quite and do nothing. His stance on the secessionist is troubling and his overwhelming reliance on outside powers is disturbing. Yes he put together an admin, and has brought in some talent, we applaud him for that, however we will tell him his faults which so far outweigh his successes. My interest is that of the State and its people and not any man or sub clan or party..
-
Waxaan La’iman Doonaa Cadaalad Waxaan Ladagaalamayaa Musuqmaasuqa”Godomiye Cuuke. Posted by pi on June 11th, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Godomiyaha Gudiga Amniga iyo Mamulka Gobolka Mudug Maxamuud C/raxmaan Cuuke ayaa sheegay in ay mamulkiisa mudada ay talada hayaan ladagaalamidoonaan musuqmaasuqa una shaqayndoonaan si cadaalada. Godomiyaha ayaa sheegay in aysan udulqaadandoonin hanti dhunsashada iyo wax isdabamarinta waxaana uu sheegay in shaqada ay ka eryidoonaan cidii lagu helo falalkaasi. “Waxaa unimid musumaasuq aad ubaahsan waxaan aragnay dad mishaarkooda kabadan si cadaalad daraa ku hela isbadal ayaan ku samayndoonaa waana lala xisaabtamayaa ayuu yiri Maxamuud C/raxmaan Cuuke. Godomiyaha ayaa sheegay in aysan shaqada cidna ku keenidoonin Qabiil balse ay ku qaadandoonaan Aqoon iyo kartida uu leeyahay. Cuuke ayaa sheegay in warbaahinta ay kaxaysiindoon shaqadii mamulka kabanaanto taa oo meesha kasaaraysa waxyaabihii horay shaqada loogu qaadanjiray. Waxaa uu sheegay in ay lakulmeen Agaasimo guud oo aan wax School ah aan soo marin taa uu sheegay in ay kamidyihiin caqabadaha Gobolka hoos u dhigay. Markii ugu horaysay ayaa mamulka cusub waxaa uu shaqo kabaan mamulka shacab u soo bandhigay taa oo ay kafaaidayseen dhalinyo waxbaratay. Puntlandi.com Galkacyo
-
Youth Support Tashanayo Doorkooda Hormarinta Gobolka Laqatay Gudiga Hormarinta. Posted by pi on June 12th, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa maalmihii udanbeeyay waday kulamo xoogan oo looga goleeyahay sidii dhalinyarada doorkooda uga qaadanlahaayeen amaanka iyo hormarka Gobolka ka socda. Dhalinyarada iyo Ururada ay ku midaysanyihiin ayaa sameeyay Gudiyo loogu talagay in ay gacan siiyaan mamulka si joogtaana uga qaybqaataan hormarka iyo taalbooyinka uu qaadayo mamulka taa oo ah hiidiilo cusub oo dhalinyarada ugu soo jeesteen in ay wax kaqabtaan dayaca Gobolkooda. Kulamadii ugu horeeyay ayaa waxaa ay laqaateen Gudiga Hormarinta Gobolka mudug waxaana ay isla lafagureen sida ugu haboon ee wax looqabankaro iyo wadiiqooyinka dhalinyarada umarayaan wax uqabashada Bulshadooda iyo Gobolkooda. Xubnaha Gudiga oo uu kamidyahay Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud ayaa dhalinyarada ujeediyay talooyin ku aadan sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen hormarinta Gobolka waxaana ay u soo jeediyeen hadalo kiciyay dareen dhalinyaradii madasha goobjooga ahayd. Qaarkamida dhalinyarada oo hadalka qaatay ayaa sheegay in maanta ay joogaan wadii dhalinyarada wax uqabanlahayd shacabka waxaana ay sheegeen in aysan kacaajisi doonin hawlaha ay wadaan. Abuubulka ka socda Gobolka mudug ayaa gaaray meeshii ugu saraysay waxaana guud ahaan Bulshada Gobolka ay garawsadeen halka u Gobolkooda marayo iyo talaabooyinka loo baahanyahay in ay qaadaan. Puntlandi.com Galkacyo.
-
Town Hall meeting
-
Governor Cuuke has done wonders in his short time..
-
Gobolka Mudug oo Fooda Galiyay Kacdoon Salka ku Haya Sidii Ammaan iyo Hormar Loo hililahaa.(Sawiro) Posted by pi on June 12th, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Gobolka Mudug ayaa maalmihii udanbeeyay waxaa kahanaqaaday kacdoon aad ubalaaran oo Bulshada Gobolka qaybaheeda kaladuwan ay samaynayaan kaa oo salka ku haya amaan iyo hormar uu Gobolka Mudug gaaro. Kacdoonada iyo kulamada looga tashanayo xaalada Gobolka ayaa waxaa ay kadhaceen hoolka Dugsiga sare ee Cumar Samatar oo loogu magacdaray madasha ay Bulshada Gobolka ku soo bandhigaan dareenkooda. Hadaladii iyo aragtidii laga soo jeediyay kulamadaa ayaa waxaa ay sameeyeen qaybii Dhag kamaqalka ay ku ahaayen kulamadaa waxaana haatan Gobolka uu fooda lagalay kacdoon salka ku haya amaanka iyo barwaaqo uu Gobolka gaaro. Shacabka Gobolka Mudug ayaa waqtigan umuuqda kuwa laabtooda ay u jeestay waxqabad meeshana kasaaray muran iyo ismaandhaaf dhaxdoodaa waxaana lagu balamay in dhaxda loo xirto taageerida mamulka cusub iyo kagacsiinta waxyaabaha uu ugu baahanyahay. Doorka ugu wayn ee kicinta dadwaynaha waxaa qaatay waxgaradka iyo Dhalinyarada Gobolka Mudug waxaana dareenka bulshada aad ukuciyay hadalo qiiraleh uu jeediyay Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud oo qaybta ugu wayn kaqaatay in shacaba Gobolka ay aayahooda katashadaan. Dadka qaarkii ay ilmeeyay xiliyada ay kaqaybgalaan kulmada looga tashanayo aayaha Gobolka Mudug waxaana qaarkood ay sheegeen in waligood aysan lakulmin shacabka Gobolka oo isku raacay in Gobolkooda ay wax kaqabtaan. Waxaa sidoo kale baaq loo jeediyay qurbajoogta Gobolka Mudug kaa oo ku aadan in gacan balaaran kagaystaan hawlaha Gobolka ka soconaya soona bandhigaan fikradahooda ku aadan kulmada soconaya iyo wixii talooyin oo ay hayaan. Maqaalada iyo warbixinada ku saabsan kulamada waxaad si joogta ah ugu daalackartaan Barta internetka ee Puntlandi.com. Ali Ahmed Abdi
-
-
Bayaan Taageero: Wadahadalka Amniga Gobolka Mudug iyo Dadaalada hoprumarineed ee gobolka ka socda Posted by Pi on June 17th, 2011 Dubai:- Waxgaradka, siyaasiyiinta, culumada, aqoonyahanka, ganacsatada iyo dhalinyarada reer Puntland iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee samaha jecel ee ku nool United Arab Emirates waxay hambalyo iyo bogaadin balaaran usoo gudbinayaan Guddiga maamulka, Issimada iyo waxgaradka reer Mudug ee u istaagay sugida amaanka Galkacyo. Shirarkii iyo dadaaladii aad dhawaan muujiseen ayaa ahaa kuwa lagu diirsaday, iyadoo ay si gaar ah noo soo jiiteen erayadii qiirada lahaa ee Suldaan Cabdisalaam. Haddaba, waxaan idin ku dhiirigalinaynaa Guddiga, waxgaradka, gabdhaha iyo dhalinyaradaba inay xoojiyaan dadaalada lagu raadinayo xal u helida arrimaha amniga iyo nabadgelyada ee Gaalkacyo iyo guud ahaan Puntland. Waxaan idinka rajaynaynaa inaad kordhisaan, siina laban-laabtaan dadaalkiina. Dhinaca kale, waxaan idin sheegaynaa inaan idin la garab taaganahay taageero buuxda, annagoo idinku adkaynayna niyad sami, sama ka talin iyo midnimo aad ku wajahdaan xalinta arrimahaan soo noq-noqday. Ugu dambayntii waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo liibaan aad ka gaartaan barnaamijka nabadeed ee Guddiga cusub iyo waxgaradka reer Mudug isu xilqaameen inay ku wajahaan si midnimo iyo daacadnimo leh. Mahadsanidiin Waxgaradka reer Dubai
-
Gheele, the point is President Faroole has in two years spoken a great deal and yet delivered very little. In terms of infrastructure he has not added a single thing, the mahjar, Bossaso Airport, the Oil exploration were all started by the Cade Muse admin and the Faroole has not even completed the airport. In fact it is roughly in the same state that it was in 3 years ago. Why is he travelling so much? How does his support for Sharif Sakin/Ahmed help the state? With regards to the SSC, he is their leader yet allowed secessionists and others to highjack the whole agenda. That’s a failure that needs to be addressed. Faroole has now replaced Sharif Hotel for travelling abroad without much results. Puntland and Somalia as a whole needs better leadership in tune wit the reality on the ground. There is no anger here, its just I belive Puntland is better served with a more capable leader than Mr Faroole.
-
Faroole has failed miserably on all the key points stated at the beginning of this thread. 1. The SSC issue has been handled badly, he allowed the secessionist to take advantage of the disunity and lack of leadership of this community. 2. Faroole has failed in developing the infrastructure of the state and is to busy travelling to Addis Ababa, Kampala and other countries as if he was the Somali foreign minister. 3. The President has failed to implement the much talked about election reform 4. He has discarded the Somali National Conference initiative in support of an illegal extension for Sharif Sakin & Ahmed. All the while fighting Farmaajo. 5. As we speak he is in Addis Ababa for more than 10 days, on another long meaningless vacation and will pretend to have gained something tangible. The man is a complete joke.