
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
A new start for Somalia? Posted to the Web Feb 25, 11:07 Somalia:-Somalia seems to be heading towards a new chapter now that its interim leaders have arrived into the country from their exile base in Nairobi where the interim government is holding court. The peaceful reception received by the Speaker of the exiled parliament when he visited Mogadishu, the capital, last week has emboldened the new government elected in December to move into the country. It is, however, hard to be optimistic about this war ravaged country, which in 16 years has not had a working government; but is run by war lords, religious men and big business. The sterling diplomatic effort of Kenyan negotiators managed to bring about a government of national unity which should take the country out of its anarchy into a new life of democracy and peace. The AU has put into plans to deploy a peacekeeping force in the next few weeks to strengthen the new government. However, the involvement of traditional Somali enemies like Ethiopia has made many people in Mogadishu to express opposition to this force, which if not properly handled could end up being unable to end the instability. What happened to the US Marines in 1993 when they tried to enforce a ceasefire, and they were massacred and their bodies quartered and the parts dragged through the dirty streets of the capital, is still too fresh in the minds of even African politicians. The suggestion of a strong local police force to help keep order during the transition and not an international peace force should be given due consideration by the AU. If a peace keeping force risks inviting more trouble, as it is now, it should be reconsidered and replaced with a less controversial option. Somalia remains the running sore on the continent, where all the depravities that usually characterise Africa: war, famine and disease are writ large. Peace in Somalia is therefore of utmost necessity.
-
Somali president vows lawless Mogadishu will be new government's home - Friday, February 25, 2005 at 15:59 JOWHAR, Somalia, (AFP) - Despite rampant insecurity and threats to resist peacekeepers in the Somali capital, Somalia's exiled transitional government will relocate to Mogadishu, President Abdullahi Yusuf Ahmed vowed. On the second day of a brief fact-finding mission to his homeland -- his first since taking the helm of the government last year -- Yusuf also rejected opposition to the peacekeeping force, saying its deployment was certain. Before leaving this town north of Mogadishu on Friday, Yusuf politely turned down offers from leaders in Jowhar and other municipalities to temporarily host his the government led by Prime Minister Mohammed Ali Gedi. "The people of Jowhar have showed their willingness to host the Somali government as an interim seat before we move to Mogadishu," he told a reception of supporters. "Other towns are also (offering) the same but the capital of Somalia is Mogadishu and we shall go there to thwart efforts of the minority of rejecting peace," Yusuf said. On Thursday, the governor of Middle Shabelle province, where Jowhar is located, had offered the town as a temporary location for the government to sit. Mogadishu has been awash in a sea of anarchic violence for 14 years since the 1991 ouster of Somali strongman Mohamed Siad Barre in 1991 turned the Horn of Africa nation into a patchwork of fiefdoms ruled by violent warlords. To get a foothold there, Gedi's government has requested and received authorization from the African Union (AU) for the deployment of regional peacekeepers. But the proposed deployment has drawn vehement opposition from many Somalis, particularly hardline Islamic clerics in Mogadishu, who are opposed to the presence of any foreign troops in the country. In recent weeks, there have been several deadly attacks -- the fatal shooting of a BBC journalist and a roadside bombing that narrowly missed a visiting AU delegation -- that analysts believe were warnings against outside intervention. But Yusuf insisted that the peacekeepers -- initially from east African nations -- would be coming and said the government would not be deterred by "elements who are relentlessly fighting against" peace and the government. "Definitely, foreign troops will be deployed to support the disarment and that is the only way to achieve lasting peace," Yusuf said. Source: AFP
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cabdullaahi Yuusuf iyo Prof. Geeddi oo ka soo degey garoonka diyaaradaha Garoowe Garoowe - 25.February.2005 Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisal wasaaraha Cali Maxamed Geeddi ayaa haatan ka soo degey garoonka diyaaradaha Conoco ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha ayaa loo gogley roog lagu maamuusayey waxanay haatan salaan ka qaadanayaan ciidammada mabmoyda, waxanay sidoo kale haatan ay salaamayaan mas'uuliyiinta Puntland, suxufiyiinta iyo dadweynaha kale ee halkaasi ku sugan. Saddexda diyaaraddood ee haatan ka soo degey garoonka Conoco, Garoowe, ayaa midda hore waxaa la socda wafdiga horudhaca ah, diyaaradda labaad ayaa sidda madaxweynaha halka diyaaradda saddexaad ay iyana ay saarnaayeen ra'iisal wasaaraha iyo wufuud kale. Wafdigan ayaa haatan waxay diyaar ku yihiin Garoonka, waxaana si toos ah warkan u soo diraya Mowliid Xaaji Cabdi, tiiyoo idaacadda SBC-na si live ah loogala socdo. Madaxweynaha ayaa waxaa uu haatan salaan ka qaadanayaa cutubyo ka tirsan ciidanka bamboyda, waxaana halkaasi ku sugan mas'uuliyiinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo uu ugu horreeyo Madaxwenaha Puntland, Cadde Muuse Xirsi iyo dhammaan amaba inta badan golayaasha dawladda Puntland. Amaanka wafdigan ayaa si weyn loo adkeeyey, waxanu madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu salaamayaa qaybaha kala duwan ee bulshada iyo mas'uuliyiinta kale ee halkaasi ku sugan. (faahfaan dheeraad ah goor dhow...) Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wafdigii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo socdaal dhulka ah ku gaaray Beledweyne, isagoo ku sii jeeda Garowe Jimco, February 25, 2005 (HOL) @15:00GMT: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wafdigii ay hoggaaminayeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisul Wasaare Geedi ee shalay gaaray magaalada Jowhar ay maanta Duhurnimadii gaareen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Wafdigan oo saakay aroor hore ka guureeyay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe, isla markaana ay galbinayeen gadiidka dagaalka oo aad u tiro badan ayaa waxay socdaallo ku kala bixiyeen degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan oo u dhaxeeya magaalooyinka Jowhar iyo Beledwyene. Dadweyne aad u fara badan ayaa ilaa saakay waxay ku jireen diyaargarow ku saabsan sidii ay madaxweynaha iyo wafdigiisa u soo dhaweyn lahaayeen, iyagoo aanan wax daal ah dareemin, waxaana dadkaasi daqiiqad daqiiqad loogu sheegayay hadba meesha uu soo marayo wafdiga Madaxweynaha. Wafdiga madaxweynaha waxaa magaalada Beledweyne ku soo dhaweeyay mas'uuliyiin ay ka mid yihiin ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Eng. C/llaahi Cabdi Cali Koofi, Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif, Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Md. Cali C/llaahi Cosoble iyo xubno kale oo qaarkood wafdiga dhex uga hortageen. Ammaanka magaalada Beledweyne ayaa aad loo adkeeyay iyadoo dhamaanba la xayiray socodka gaadiidkii geli jiray iyo kuwii ka soo bixi jiray, iyadoo taasina ay magaalada Beledweyne kaga dayatay magaalada Jowhar oo iyadu shalay sidan oo kale aaney jirin wax gaadiid ah oo ka baxay amaba galay. Wafdiga madaxweynaha ayaa lagu soo waramayaa in ay isla galabtaba u kicitimi doonaan magaalada Garowe oo aad looga sugayo, waxaana lagu soo waramayaa in ay halkaasi u qaadi doonto diyaarad oo aaney dhulka mari doonin, wuxuuna madaxweynuhu haatan ku nasanayaa guri uu magaalada Beledweyne ku leeyahay nin ganacsade ah oo lagu magacaabo Raage Ceelle. .................................................... -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cabdullaahi Yuusuf iyo Prof. Geeddi oo si diirran loogu soo dhoweeyey Beledweyne Beledweyne - 25.February.2005 Waxaa galabta si diirran oo weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Beledweyne, Wafdigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Wafdiga Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisal wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa safar dheer oo saacado badan qaatay dhinaca dhulka uga soo galay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Mas'uuliyiin ka tirsan dawladda federaalka oo horay u joogay halkaasi, mas'uuliyiinta goboblka Hiiraan, Isimo, nabaddoonno iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed inkasta oo uu soo dhoweyntaasi sida weyn loo agaasimey uu uga mahad celiyey dadweynihii iyo maamulka gobolkaba, haddana umey suura gelin in uu halkaasi khudbad ka jeediyo sababo dhinaca wakhtiga ah darteed, waxase uu ballan qaaday in uu maalinta Salaasada uu dib ugu laabto Beledweyne halkaas oo uu hadal uga jeedin doono dadweynaha. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cabdulaahi Yuusuf Axmad oo gaaray Magaalada Baladwayne . Posted on Friday, February 25 @ 11:15:08 CET by editor Madaxwenaha DFKG C/Laahi Yuusuf Axmad ayaa Daqiqado ka hor Gaaray Magaalada B/Wayine ee Caasimada Gobolka Hiiraan waxaana soo Dhaweeyay Dad aad u Fara badan oo sita caleemo qoyan iyo Calanka soomalia Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliya Col,C/laahi Yuusuf Axmed iyo Wafdigi Balaarnaa ee uu hogaaminayay ayaa daqiiqado ka hor tagay Magaaladda Baladwayne. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somaliya oo Maanta ka ambabaxay Magaallada Jowhar isaga iyo Wafdi balaarnaa oo uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaaray Magaaladda Baladwayne. Waxaanak halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Dadwaynaha Magaaladda Baladwayne. intii uusan gaarin Madaxwaynaha Magaaladda Baladwayne waxaa uu ku sii hakaday Degamadda Buulo Barde. Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Boqolaal Dadwayne ah oo Calanka Soomaaliya lulayay. Madaxwaynaha ayaa Maanta salaan sharaf uga Qatay Magaallada Baled weyne Qeybo ka tirsan Ciidamda Xoogga Dalka Somaliyeed. kuwaasoo halkaasi ka muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin in Maanta ay Magaallada Xarunta ah Gobolka Hiiraan ay ku Qabilaan Wafdiga ka Socda Dowlada Ku meel gaarka ah ee Somaliya ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somaliya. Dhanka kale Madaxweynaha iyo Wafdiga uu hogaaminayo waxa ay inta ay Joogaan Magaallada Baled weyne ay kula kulmi doonaan Mas'uuliyiinta,Waxgaradka,Culimada iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Hiiraan. Safarka Madaxweynaha iyo Wafdiga uu hogaaminayo ee ay maanta ku tageen Magaallada Xarunta ah Gobolka Hiiraan ayaa ah lugtii labaad ee Safarka ay Somaliya ku marayaan. Waxaana la filayaa in Madaxwaynuhu uu Magaaladda Baladwayne uga sii gudbo Magaaladda Gaalkacyo. halkaasoo uu kaga billaabanayo Safar uu ku soo kala bixin doono Deegaanadda Punt Land. isagoo dabeetana laga yaabo inuu ku soo laabto Muqdisho. Dhinaca kale waxaa hada hadalka qaatay Ra'iisul Wasaaraha waxa uu u jeediyay Dadka hadal kooban oo hambalyo ah iyo mahad celin ah. wuxuuna sheegay in Dadwaynaha oo daalan awgeed aysan xilligan u jeedin karin Qudban. laakiin ay Caawa ka hadli doonaan Xaflad wayn oo ka dhici doonta Xarunta Gobalka Dhinaca kale haweenka Gobalka ayaa haatan Barxada soo galay oo ku dhawaaqaya ha noolaado C/laahi Yuusuf iyo hadal kale oo ay ku soo dhaweenayaan Dowalda oo ay ka mid yihiin Maanta.. Maanta waa Maalin waynee . C/casiis M. Guuleed "Afrika" abdiguuleed@yahoo.com Mogadisho, Somalia. -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
http://www.markacadeey.com/radiomarkacadeey/radio_marka.asp? -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Beledweyne: Wafdiga Madaxwaynaha iyo Raysulwasaaraha Soomaaliya oo Jooga Beledweyne - Friday, February 25, 2005 at 13:18 Beledweyne (AllPuntland)- Wafdigii uu hogaaminayay madaxwaynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaliya ayaa dhawaan gaaray magaalada Balad wayne ee xarunta gobolka Hiiraan iyagoo halkaas ku tagay safar xagga dhulka ah oo aykaga soo baxeen xarunta gobolka Shabeelaha dhexe oo ay shalay ku yimaadeen diyaarado kasoo qaaday dalka Kenya oo ay hadda dawladu daganayd. Wafdiga oo kusoo hakaday magaalooyinka iyo iyo tuulooyinka u dhexeeyaa Jowhar ila Badladweyne oo ay kula hadleen dadweynaha iyo waxgaradyada ku dhaqan ayaa markii ay soo galeen maagalada Beledweyne waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay dadweyne kumanaan ah oo safnaan wadada wafdigu marayay hareeraheeda. Intii aanay magaalada Balad wayne soo gaarin waxay Wafdiga Madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaruhu salaan sharaf kaga qaateen xerada jante kun dishe (115) oo shan km u jirta Balad wayne ciidammada raacsan maamulka gobolka Hiiraan. Kumannaan reer Hiiraan ah ayaa isugu soo baxay magaalada Balad wayne ka dib markii ay salaadda jimce soo dukadeen si ay ula kulmaam Wafdiga Dawlada Federaalka Soomaaliya, Wafdiga ayaa la filayaa in ay dadka la hadlaan dabadeedna ay u duulaan magaalada Garoowe oo ay caawa u hoyan doonaan iyadoo diyaarad wayn oo qaadaysana ay hadda ku sugan tahay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Rooble ee magaalada Balad wayne. Baledweyne oo ku taal bartamaha Soomaaliya ayaa ay u tahay markii ugu horeeysay mudo 14 sanno ka badan oo wafdi Dawlad Dhexe oo Soomaaliyeed ka socdaa uu yimaado, dadka soo dhawaynta wafdigaan usoo baxay ayaa si weyn waxaa uga muuqday dareenkooda wadiniyadeed iyo diiranaanta ay u hayaan soo dhawaynta dawlada Soomaaliya dib ugu curutay. Abshir Cali Gabre AllPuntland -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
C/llaahi Yuusuf iyo Wafdigii la socday oo Gaaray Magaalada B/weyne Warar goor dhaw naga soo gaaray Magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed uuna ka mid ahaa Wasiirkiisa koowaad Cali Maxamed Geeddi ayaa gaaray Magaalada B/weyn. Kumanaan dadweyne ayaa ku soo dhaweeyay Magaalada B/weyne, iyadoo si diiran soo dhaweynta uga qeyb qaateen Ugaasyada, Saraakiisha, Ururada Haweenka iyo ciidamo fara badan ayaa dhamaantood waxay wateen sawirada C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Cali Maxamed Geeddi. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Mr C/llaahi Yuusuf iyo wafdigiisa B/weyne sii joogi doonan ilaa iyo berito, in kasto warkaas weli la xaqijin, Saacad kadib ayaa la filayaa inuu khudbad u jeediyo dadweynaha Magaalada B/weyne, iyadoo xafladaas ka dhici doonta Xaruunta Maamulka ee Magaalada B/weyne, Amaanka Magaalada B/weyne ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la joojiyay dhaq-dhaqaaqa Ganacsiga, sidoo kale waxaa la diyaariyay goobihii ay degi lahaayeen Wafdiga, waxaa guud ahaan la xiray waddooyinka soo gala Magaalada b/weyne. Wararka ku saabsan socdaalka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo hadda ku jooga Magaalada b/weyne waxaad kala soconaysaan bogga midnimo oo si toos ah wararkaas u soo gudbin doona. -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xafladii Soo dhaweynta Ee Madaxda Sar-sare Ee Dowlada oo Habeenkii Xalay ka dhacday M/madaxda Gobolka Sh/Dhexe. Posted to the Web Feb 25, 10:11 Jowhar:- Waftigii ay hogaaminayeen Madaxweynaha iyo Ra,iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay waxaa Casho sharaf loogu sameeyey Xarunta dhexe ee Maamulka Magaalada Jowhar. Labada Mas,uul ee uga Sareeya DFS ayaa habeenkii xalay aad ula dhacay Casho sharaftii halkaas loogu sameeyey waxayna ka muujiyeen niyada sami aad u wanaagsan sidii sharafta laheyd ee Shacabka iyo Madaxda Gobolkuba ugu soo dhaweeyeen M/Madaxda Gobolka Sh/Dhexe. Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa qubadii ugu horeeyey ka jeediyey Goobtaas isagoo si fiican ugu hanbalyeeyey Mas'uuliyiinta Gobolka, Waxgaradka, Ardayda, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa isaguna goobtaas ka jeediyey khudbad aad u dheer oo meelo badan taabanaysa khudbadaas oo waqti dheer qaadatay ayuu Madaxweynuhu si toosa uga hadlay Amaanka Gobolka ayna la dhacsan yihiin nabadgelyada ka jirta Gobolka Sh/Dhexe siiba Caasimada Gobolka oo uu ku tilmaamay mid aad u sareysa. Madaxwene C/laahi yuusuf ayaa khudbadiisa meelo waxay ka taabanaysay shaqsi ahaan halgankiisii Siyaasadeed iyadoo oo uu Magaalada Jowhar uu ku tilmaamaamay waqti laga joogo 40 sano ka hor inay ugu danbeysay hadana ay u tahay imaatinka magaalada Jowahar inay qayb ka tahay sii wadida Dadaalka loogu jiro dowlad Soomaaliyeed oo lugaheeda ku istaagta. Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa casho sharaftii xalay loo sameeyey ku waheliyey qaar kamida Mas'uuliyiinta Labada gole ee Dowlada Federaalka Soomaaliyeed. Waa waqitii ugu horaysay ay labada Mas'uul ee uga Sareeysa Dowlada Federaalka Soomaaliya ay wadanka Gudihiisa ku imaadaan booqasho balaaran oo ku marayaan gobolo badan oo soomaaliya ka mida tan iyo intii loo doortay Jagooyinka ay u hayaan Umada Soomaaliyeed. Axmed C/salaam Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya Contacts:loole25@hotmail.com -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo goor Dhaw laga filayo inuu gaaro Magaalada B/weyne - Friday, February 25, 2005 at 09:08 Waxaa saaka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe Safar Dhulka kaga ambabaxay wafdigii uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Cabdullaahi Yuusuf Axmed,iyagoo ku sii jeeda Magaalada Bartamaha soomaaliya ku taala ee B/weyne. Wafdigan oo ka koobnaa madaxweynaha, Ra'iisal wasaaraha iyo mas'uuliin kale oo ka kala tirsan labada gole ee Dowladda ayaa habeenimadii xalay saqdii dhexe, xaflad ballaaran loogu qabtay garoonka weyn ee kubadda kolayga ee magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe,iyadoo uu halkaasi khudbad dheer ka soo jeediyay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf. Wafdigan ayaa waxay ku sii jeedaan dhanka magaalada Beledwene ee Xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo diyaar garow xooggan loogu jiro soo dhoweyntooda, waxaana la socda in ku dhaw 100 Baabuurta dagaalka oo uu leeyahay Maxamed Dheere,dadka lagu wado in ay Beledwene ku soo dhoweeyaan wafdigan ayaa waxaa ka mid ah, wasiirka waxbarashada dawladda federaalka ah, Cali Cabdullaahi Cosoble. C/llaahi Yuusuf waxaa uu sheegay in uu baarlamanka ka rajeynayo in ay oggolaadaan ciidamo shisheeye oo dalka yimaadda si ay nabadda, hub ka dhigista iyo ilaalinta xarumaha dawladda gacan uga geystaan, isago sheegay in ay jiraan Shaqsiyaad wata dano gaar ah, isla mar ahaantaana doonaya in ay qodax iyo masaamiir u dhigaan dawladda kuwaas oo aan dheg loo dhigi doonin, isaga oo xusay in mar walba rabitaanka umadda Soomaaliyeed lagu shaqayn doono waa sida uu hadalka u dhigay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf. Xigasho: Midnimo.com -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Buulo-barde: Wafdiga Madaxwaynaha iyo Raysulwasaaraha Soomaaliya oo socdaal ku maraya degmada Buula-barde ee gobolka Hiiraan - Friday, February 25, 2005 at 09:11 Buulo-barde (AllPuntland): Wafdigii ka socday dowladda FK ee Soomaaliya ee Madaxwaynaha Soomaaliya Md Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Raysul wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa booqasho ku maraya degmada Buule-bare oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee dalka Soomaaliya oo ay soo gaareen saaka. Wafdiga ayaa Buulo-barde loogu soo dhaweeyey si diiran, waxayna hadda kulano la leeyihiin duqeyda degmada. Wafdiga Madaxwayanaha oo aad u ballaaran waxay saaka hiirtii waaberi ka soo jarmaadeen magaalada jowhar oo ay joogeen illaa iyo shalay. Wafdiga ayaa xalay ka qayb-galay daawashada riwaayad ay dhigeen kooxda fanka ee Jowhar. Madaxwaynaha soo fagaarahaas xalay hadal ka jeedshay ayaa sheegay in dowladdiisu ay waddo howlo nabadeed ay mari doonto gobolada dalka oo dhan. Madaxwaynuhu wuxuu xalay sheegay in caasumadda dalku ay tahay Muqdisho dowladdiisuna ay dheqso u tagi doonto. Xalay saqdii oo uu soo dhamaaday kulanki ballaarnaa ee bandhig faneedka iyo khudbooyinka kadib ayaa boqolaal dadwayanaha jowhar ah iyo madaxdii dowladdu waxay socod lug ah ku soo mareen bartamaha magaalada ayadoo aysan jirin wax cabsi amaan darro ah. AllPuntland.com -
Waa Cusub oo Nabadeed oo la Filayo in uu u Baryo Somaliland & Puntland"Madaxweyne Reyaale waanu Taageersanahay Niyadd Samidda Cadde Muse Muujiyay. Feb/24/2005 Hargeysa-(HWN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Shir-kii Jaraa'id ee uu ku qabtay Qasriga Madaxtooyadda Saaka Ku muujiyaya Sida Ay Uga Go'antahay Nabad Dhex Marta Labada Umadood ee walaala Ah Ee Somaliland Iyo Puntland Madaxweyne Reyaale waxa uu u Muujiyay Ninka Ku Cusub Xilli-ka Mandaqadda Bariga Somaliya Cade Muuse wanaag Uu ku doonayo In Nabad Lagu Soo Afjaro Colaadda Mudada Sanadaha Ah ka Socotay Gayigaasi Madaxweyne Reyaale waxa Uu Muujiyay Sida Aanay Marnaba Ay Somaliland U aqabalahayn in ay Aqbasho Map-ka ku Dhisan Qabiil-ka Ee Maamulkaasi Puntland Iyo Sida Ay Aduunku U ogyihiin Xad-ka Caalamiga ah ee uu Dhigay Gumaysigu Kaas OO ka Maanta Afriki ku kala Badbaaday. Madaxweyne Reyaale Waxa uu meesha Ka Saaray In ay Jiraan Dad uu Ogyahay Oo ka Shaqeynaya Nabada Gayigaasi Laakiin waxa Uu xusay in Kii Wanaagsan Ee fikir-ka Wanaagsan Hayaa uu ka Mid Yahay Qaranka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Sheegay In Dhawaan Guddi Farsamo la Sameyn Doono Kuwaas Oo isla Jeex Jeexi Doona Nabad Lagu Soo Afjaro Colaadda U Dhaxaysa Labadda Dhinaca Tani waa WaaCusub oo u Baryay Labadda Umadood ee Walaala Ah ee Somaliland Iyo Puntland Waxaana Ay Dadweynaha Labada Dhinac rajeynayaan In mar Uun la Arko xidhiidh-kii fiicnaa ee ku Dhisnaa Walaaltinimadda Ee u Dhaxeeyay Labadda Umadood.
-
Views on foriegn army deployment, capital city, and disarmament examined
General Duke replied to Zaylici's topic in Politics
Its a great read, good analysis. A refreshing peace many thanks Zaylaci. -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne c/laahi yuusuf oo ka qeybgalay xaflad ka dhacday magaalada Jowhar Wafdigii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa caawa casho sharaf loogu sameeyay gudaha malaada Jowhar ee Gobolka Sh/dhexe, xafladaas oo ay kasoo qeybgaleen dhamaan wafuudii Madaxweynaha wehlisay iyo maamulka iyo dadweynaha magaalada Jowhar. Xafladaasi oo lagu soo bandhigay majaajilo iyo suugaanta dhaqanka oo ay sameynayeen barbaarta gaashaaman ee ku dhaqan gobolkaas iyadoo koox fanaaniin ahna ay halkaasi ku soo bandhigeen Riwaayad iyo heeso wadani ah oo soo jiitay wafdigii Dowladda KMG ah. Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda ayaa uga mahad celiyay dadweynaha iyo maamulka Gobolka sida ay u soo dhoweeyeen iyadoo ay balan qaadeen in xukuumada ay dalka sida uga dhaqsiyaha badan uga howlgeleyso. .................................................................................................... AFHAYEENKA MADAXTOOYADA OO SHEEGAY IN WAFDIGA MADAXWEYNAHA AY TAGAYAAN MUQDISHO Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda KMG ah Yuusuf Bari-Bari oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha ee soo gaaray magaalada Jowhar ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay ka mid tahay goobaha ay wafdiga Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha booqanaya. Yuusuf Bari Bari ayaa shaaca ka qaaday in Gobolka Banaadir oo ah Caasimada dalka Soomaaliya isla markaana ay imaan doonaan wafdiga Madaxweynaha marka ay bilaabaan socdaalka ay ku marayaan gobolo ka mid ah dalka, isagoo intaa raaciyay in dhinaca dhulka ay ku imaan doonaan wafdiga Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha. Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo soo gaaray magaalada Jowhar ayaa dad badan oo isugu jira Siyaasiyiin, Ganacsato iyo qeybaha kale ee bulshada ay ka caroodeen socdaalka ay ku tageen Jowhar taasoo dhalisay in fikrado kala duwan ay ka bixiyaan bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir. www.midnimo.com -
^^^^ Indeed some do claim to see the future, I will leave it in by saying insha Allah Somalia will be back.
-
Mr.Bari-bari, I guess you have some hope if you are at least memorising the names of government officials. Keep up the good work son
-
^^^^ Oh good you had enough time, I am sure your mind is opening up to new perspectives.
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xaflad balaaran oo magalada Jowhar loogu qabtay madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha Jowhar - 23.Feb.2005 Xafladan oo ay soo abaabuleen Madaxda Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa loo qabtey Madaxweynaha DFKMG ah C/laahi Yuusuf Axmed Ra'isulwasaare Cali Maxamed Geedi, Xubnaha Golaha Wasiirada iyo Golaha Baarlamanka. Sidoo kale waxaa xafladan ka soo qayb galey dadweyne aad u fara badan oo boqolaal gaaraya, Ururada Bulshada, Fanaaniinta iyo qaybo kale oo fara badan. Ra'isulwasaare Cali Maxamed Geedi oo halkaasi hadal kooban ka soo jeediyey ayaa wuxuu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in socdaalkii ugu horeeyey ee ay ku yimaadaan Soomaaliya ay ka bilaabeen Magaalada Jawhar taasi oo ah buu yiri mid aad u muhiim ah. Cali Maxamed Geedi wuxuu sheegay in socdaalkoodu uu ka qayb yahay socdaal ay Madaxda DFKMG ku marayaan wadanka taasi oo qayb ka ah dib u soo laabashada dawladda cusub ee Soomaaliya. Cali Maxamed Geedi ayaa intaasi ka dib wuxuu ku soo dhaweeyey hadalkii Madaxweynaha DFKMG ah C/laahi Yuusuf Axmed, waxaana ugu horeyn uu C/laahi Yuusuf u mahadceliyey Maamulka iyo dadweynaha Gobolka Shabeelaha Dhexe sidii diiraneyd ee maanta ay ugu soo dhaweeyeen Magaalada Jawhar, iyo waliba xafladan caawa oo aheyd mid aad qiimo badneyd. Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf wuxuu sheegay inuu si wayn ugu faraxsanyahay imaanshaha magaalada Jawhar oo uu sheegay inay ugu dambeysay mudo 40 sano ka hor ah. Cabdullaahi Yuusuf wuxuu ku nuuxnuuxsadey in wafdigoodu ay tagi doonaan gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah taasi oo qayb ka ah buu yiri hawsha Xukuumadu ay ku sahminayso amaanka iyo taageerada ay shacabku u hayaan xukuumadda. Fiidnimadii caawa ayaa madaxweynuhu wuxuu soo dhex lugeeyey bartamaha magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dhexe, taasi oo lagu sheegay arrin taariikhi ah. Unionist, Xildhibaan, Shiikh Xasan Ismaaciil Mire oo ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, ahan nin u taagan midnimada umadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu la yaabay nabadda iyo barwaaqada ka jirta gobolka Shabeellaha Dhexe isla markaasna ay habboonayd in dalka hooyo mar hore la yimaaddo oo laga shaqeeyo. "Caasimaddii waa 90 km bay inoo jirtaa, walalayaal dawlaaddii way soo guureysaa haddii ay soo guurtona dalkey imaneysaa, sharafti iyo qaranimadii bay idiin horseedaysaa. Way naga go’an tahay in aan soomaaliya ka dhigno sidii ay ahaan jirtey. Annagu dadaal la hari mayno, go’aankaasaan gaareny, ciidamona waa la keenayaa, ciidamo soomaaliyeedna waa la asaasayaa, qabiilkana aynu iska dhaafno" ayuu yiri Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed mar uu dadweynaha la hadlayey. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia PM, president arrive home from Kenya to hero's welcome Thu February 24, 2005 2:47 PM GMT+02:00 By Mohamed Ali Bile JOWHAR, Somalia (Reuters) - Somalia's president and prime minister arrived in their homeland on Thursday for the first time since their new government was formed in Kenya, winning a hero's welcome from thousands of cheering onlookers. The Transitional Federal Government, tasked with bringing order to a country broken by 14 years of strife between rival clan-based warlords, has remained in Kenya since its formation at peace talks last year. The meet-the-people tour by Prime Minister Mohammed Ali Gedi and President Abdullahi Yusuf had been due to leave on Wednesday but was delayed because of transport problems. Witnesses said the pair arrived in separate planes in the central town of Jowhar, just north of the capital Mogadishu, on Thursday and were due to visit other parts of Somalia in the next few days. A throng of onlookers danced and sang traditional songs, while waving placards bearing slogans for peace, pictures of the president and prime minister and flags, witnesses said. All the shops and schools in Jowhar were closed for the occasion, and witnesses said many people had come from neighbouring villages for the festivities. "The president is here and he is going to stay here tonight," an aide for Gedi told Reuters by phone from Jowhar. Several teams from Gedi's fledgling administration have made visits home from Kenya this year to assess security and prepare for their eventual return to the lawless Horn of Africa nation. Gedi intends to visit at least four towns in south and central Somalia on an eight-day tour for talks with elders, women's groups, businessmen and religious leaders. Diplomats say they expect the team to assess security in various regions and to visit the capital Mogadishu, Somalia's single most dangerous place. After Gedi's return to Kenya the government would decide where it should be based and where African Union troops should be deployed. Officials say Mogadishu may be too dangerous initially. The government, Somalia's 14th attempt at effective central administration since 1991, is trying to arrange sufficient protection to enable it to establish its authority and begin disarmament of the country's many militias. Yusuf has asked African and Arab states to supply 7,500 peacekeepers to help disarm militiamen roaming the capital. -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Exiled leaders in visit to Somalia Agencies Thursday February 24, 2005 Somalia's president and prime minister today touched down in the war-torn country for the first time since their transitional government was formed in Kenya last year. Reuters reported that the president, Abdullahi Yusuf Ahmed, and the prime minister, Ali Mohamed Gedi, received a rapturous welcome from a crowd of thousands in the central town of Jowhar, around 50 miles north of the capital, Mogadishu. They are scheduled to tour the country for a week before returning to Kenya. Somalia's transitional federal government was formed in October following 14 years of anarchy, during which the country, which has a population of seven million, had no effective central government. Clan-based warlords overthrew the dictator Mohamed Siad Barre in 1991, but then turned on each other. Since then, two groups have formed effectively autonomous regions within Somalia, Somaliland and Puntland, while regions in the south have been fought over by rival factions. Mr Gedi's government has remained in Kenya because heavily armed, clan-based militias make governing from Somalia too dangerous. The two men arrived in separate planes, leading a 47-member delegation - including eight cabinet ministers and several MPs - that will assess conditions for relocating the government and parliament. When Mr Yusuf arrived, he received a 21-gun salute from a lone man with a cannon. Onlookers danced and sang traditional songs, while others waved placards bearing slogans calling for peace, pictures of the president and prime minister, and flags. Shops and schools in Jowhar were closed for the occasion, and witnesses said many people had travelled from neighbouring villages for the festivities. "The president is here, and he is going to stay here tonight," an aide for Mr Gedi told Reuters. Neither Mr Gedi nor Mr Ahmed the prime minister nor president were scheduled to visit Mogadishu, which is considered -
^^^^^^^ Are you sure you understand, or do you require more time.
-
Terrible indeed, that shitt will hurt us for generations.
-
Toolstoy you deranged fake soothsayer you never give up do you old foggy. I bring facts and you just regurgitate your pathetic clannish sentiment here. You suppose that you are actually reasoning here while all you do is just rearranging your prejudices. Well my dear confused soul, the project for Somali unity is going full steam ahead. Nothing can stop the drive towards progress, the Tsunami that will soon engulf the whole of Somalia. Jowhar today Hargaysa tomorrow
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^^^ Insha Allah bro, we live in hope. Jowhar: Yuusuf iyo Geeddi oo Caawa xaflad loogu samaynayo Jowhar - Thursday, February 24, 2005 at 18:01 Jowhar (AllPuntland)- Madaxwaynaha dowladda federaalka kmg ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdigii uu hoggaaminayay uuna ka mid ahaa Ra'iisal wasaare Prof, Cali maxamed Geedi ee maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa caawa xaflad soo dhawayn ah loogu qabanayaa magaalada Jowhar. Qaban qaabada xafladdan soo dhawaynta ah oo la filayo in ay bilaabato cishaha ka dib ayaa si wayn uga socota halka madaxwaynaha iyo wafdigiisu ka dagganyihiin magaalada Jowhar oo haatan noqotay meel muhiim ah maaddaama ay ku suganyihiin raggii ugu sar sarreeyay dowladda kmg ah ee Somalia. Kooxo fara badan oo dhinaca musicada qaabilsan ayaa la diyaariyay si ay madaxwaynaha iyo wafdigiisa iyo mar ti sharafta xafladda soo dhawaynta ka qayb qaadanaysa u maddadaaliyaan,halkaasina heeso wadani ah uga qaadaan. Waxaa haatan magaalada Jowhar ku sugan qaar badan oo ka mid ah fannaaniintii soomaaliyeed kuwoodii ku sugnaa magaalada Muqdisho oo ka hor intii aan wafdiga madaxwaynuhu iman halkaa lagu diyaariyay. Waxaa sidoo kale halkaa ku sugan saxafiyiin badan oo caalamka iyo gudaha dalkaba ka socda oo dadwaynaha soomaaliyeed ee dalka iyo dibadaba jooga u soo gudbinaya qaabka ay wax uga dhacayaa degmada Jowhar oo haatan uu ku suganyahay madaxwaynaha soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo ay wehliyaan in ka badan 50 xubnood oo ka kala tirsan golayaasha baarlamaanka iyo wasiirrada . Abshir Cali Gabre AllPuntland, Jowhar