General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Che, I am still dncing bro Horn, Abdullahi is from my clan, is my uncle is the Somali President and yes I do support him. What a brain you have bro. However I did not elect him, nor did I bring him to power, nor do I advice him. The only thing we do here [at least some] is analyse the situation back home. I supported Carta until Abdiqasin messed up the whole thing by hiding out in Xamar and acting instead of leading. Again I played nor part no could I in his downfall. I belived then that Abdullahi was a strong alternative and could win the election, which he did. The funny thing is Abdullahi went to Jowhar, drove to beledweyne and these where till a couple of days ago out of bounds. That fact alone gives me and others who support the government more hope and vindicates our position. Does Somali politics even have an art Geedi asba couple of days ago he was a veteranarian Waxba yuusan dadka aflageedeen Horn are you serious about the statement above How can cabinet members be rebels? Thats unheard of and he [PM] showed how dumb these folks are for when the cabinet decides thats it. MP's can rebel but not cabinet members they can resign, but have they? The group[rebel ministers] they are in a monority, they have yet to convince the world they can do anything other than start a small skirmish or throw some mortars and catch some headline. Externally and internally they are marganalised, for AU, Arab league supports this government and wont sponsor a new SRRC/ G8 etc. So again people this decleration, which is good on paper seems to be only for the hard core supporters of our rebel-ministers. And Horn fell for it
-
Cabdilahi Yusuf :...Dadka Puntland waxaan u sheegayaa ..
General Duke replied to Jumatatu's topic in Politics
Juma, he did not say what they rported on Dayniile &waagacusb.net and you posetd. Just admit it bro. -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
PM Geedi speaks to the people in Garowe Xubno cusub oo kamid ah maamulka Federaalka oo soo gaaray maanta Garoowe Garoowe :- Maanta ayey magaalada Garowe soo gaareen wafdigii 4aad ee ka socda dowlada Federaalka waxaana wafdigan soo dhaweyn weyn loogu qabtay Airporka Konoka iyo Magaalada Garowe. Wafdigan ayaa qeyb ka ah wafuudii horey usoo gaartay dalka oo ay hogaaminayeen Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha Federaalka ee Soomaaliyeed. Wafdiga maanta soo gaaray Garowe ayaa waxaa kamid ahaa: Cabdalla Deerow ***** oo ah Wasiirka Dastuurka ee Dowlada Federaalka iyo waliba xubno kale oo uu ku jiro wasiirka horumarinta reer miyiga Md. Maxamuud Maxamed Gacmadheere xubnahan ayaa kamid ahaa wafdigii kayimid Nairobi ee todobaadkan soo gaaray Bartamaha dalka Soomaaliya. Wafdigan ayey Airporka Konoko ee magaalada Garowe u jira 50ka KM kusoo dhaweeyeen shacabweyne aad u badan iyo xubno kamid ah Dowlada Puntland guddiga u qaabilsan soo dhaweynta. Gawaari boqolaal ah ayaa kasoo galbiyey wafdigan Airporka illaa iyo bartamaha magaalada. Magaalada ayey ka muuqdaan jidadka iyo gawaarida masawirada Madaxweynaha Puntland, Cadde Muse, Madaxweynaha Federaalka C/laahi Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi. Xubnahan ayaa ku biiray wafuudii horey u joogay magaalada Garowe ayagoo berito u kicitimi doona magaalooyinka Qardho iyo Bosaaso. C/risaaq Shiino HorseedNet.com Garowe, PL Somaliya -
Cabdilahi Yusuf :...Dadka Puntland waxaan u sheegayaa ..
General Duke replied to Jumatatu's topic in Politics
Here is the audio of the speech of HE Abdullahi Yusuf Ahmed... http://www.sbconline.net/waraysi/abdalahyusuf.ram Juma when did he say this yiri'Shanta hogaamiye ee Muqdisho xooga ku heeysato wax gorgortan ah kula geli mayo waxaana tagi doonaa si sharuud la'aan ah marka aan gobolada kale ka soo Caasimadnimada Muqdisho maaha Aayad Qur'aan ah waa xeer beeg ay dad ku heshiiyeen lagana gudbi karo hadii loo baahdo ayuu yiri Madaxweyne Cabdilahi Yusuf Puntland ay siiso ciidamo gaara oo kala qeeybgalo hoowlahaas hubka dhigista iyo sugida amaanka dalka Care to check before you rush spreading lies?? -
Juma , its you who places small goal post as big obsticles brother. Putting your hopes on the men who robed the USC people is ironic at best. We wait and see if these declerations are any different from before, as for Ato and Musa when was the last time they visited Jowhar, Garowe and Beledweyne and welcomed by the people? Horn what can i say you are neither here nor there. Juma I understand 100% he is defending his position which is simple. He wants his clan to keep their guns and loot and thus feel important.
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Landmark Visit to Somalia- All the audio you require... http://www.radiogalkayo.com/news/0225-landmark.php -
Firinbi ''Madaxweynaha Xamar markuu yimaado dhabarkaan saaraneyna Posted on Saturday, February 26 @ 19:24:19 CET by editor Kadib markii Madaxweyne loo doortay Col.Cabdulahi Yusuf Axmed waxaa soo ifbaxeysay in uu muran badan ka yimid halka Caasimadda Soomaaliya loo ra'rayo iyo C/laahi Yusuf oo u socda Boosaaso Mas'uuliyiinta magaaladda Muqdisha ayaa si gooni gooniya u kala taageersan dowladdan cusub walow ay jiraan kooxo dano gaara leh oo si weyn uga soo horjeeda dowladda cusub. Duqa magaaladda Muqdisho Cabdulahi Xasan Firimbi oo maanta ka qeyb qaadanayay dood aysoo qaban qaabisay idaacada Shabeele oo loogaga hadlayay ciidamada la sheegay in ay kusoo socdaan Soomaaliya oo ay horkacayaan ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin soo dhaweynta madaxweynaha wuxuuna yiri. Madaxweynaha Xamar markuu yimaad dhabarkaan saaraneynaa''. Madaxweynaha ayaa sida la sheegay waxaa uu Muqdisho tagayaa 7-maalin kadib. dhinaca kale waxaa la filayaa in uu Col.C/Laahi yusuf uu aado Magaalada Boosaaso iyo Garawe inkastoo aan la cayimin waqtiga ay baxayaan Onkod News Desk
-
^^^^^^^ Horn you are one slow individual, how do you compare the SRRC with two rebel ministers Let me first congratulate our rebel ministers and MP’s for coming together in order to save the people of Somalia. I remember how these same individuals promised to create an administration for Banadir and open the port and airport of Mogadishu. That was two years ago and then they even had Abdiqasin and Qaynyare on board. Oh what a cheap trick for the ever gullible folks like Juma to swallow. Like the PM stated a couple of days ago these folks need to learn the art of politics. Even if they stuck to their guns they don’t speak for the whole Cabinet and not even for the majority of representatives from their clan. Government work in consensus , what the majority decides goes, so sorry to burst your bubble.
-
Instead of the Somaliland Times wasting its time talking about Lebanon or Somalia, as far away lands (especially in the case of the latter), it really should have looked after its readership’s best interests and tried to analyse the situation from a Somaliland standpoint. After all, the Somalia of Cabdullahi Yusuf is not in the Middle East or Las Vegas, saaxib. It’s right inside your beloved Somaliland; it’s in Laas Caanod. Good point indeed.
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garowe Puntland Somalia PM Geedi being welcomed in Garowe PL leaders Cade and Xasan Dahir with Pres Yusuf -
Fear of the few: The lies and propoganda of Xamar warlords
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^ It gets better.. Here is a Hiirranonline editorial.. MADAXWEYNUHU WAA WAR SAMEEYE HADAL YAQAAN AH OO AAN LA GAMBAN WAXA UU AAMINSAN YAHAY (Orator and News Maker) Sabti, February 26, 2005 (HOL) @17:00GMT: in Madaxweynuhu War sameeye yahay, hadal yaqaan-na uu yahay waxaa cadeynaya sida maalmahaan loo hadal hayo qudbaddii uu jeediyay markii uu gudaha dalka ku soo laabtay tan iyo markii loo doortay Madaxweynenimada Soomaaliya, qudbadaasoo uu qofba sidii uu doono u fasirtay. 24-kii bishan ayay madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ku jiray Ra'iisul Wasaare Geedi ku soo laabteen gudaha dalka Soomaaliya, iyagoo ka soo degay garoon ku yaala magaalada Jowhar, iyadoo taasina uu ka dhashay guux weyn oo ku saabsan in laga wanaagsanaa in mas'uuliyiinta dowladda ay ka soo dhul bilaabaan meel aanan ahayn caasimadda Soomaaliya, inkastoo hadana aysan meesha ka marneyn in madaxweynuhu uu ka maagayay indhawaalaba in uu caasimadda Soomaaliya yimaado arrimo badan oo is-biirsaday dartood. Waa tii horay loo yiri hadal waa Mergi oo kale oo hadba meel u jiidma , taas waxaan uga gol leeyahay oo aan u soo daliishaday waxaa micno badisay qudbadii uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ka jeediyay Magaalada Jowhar, taasoo sida aan aniga u qaatay ahayd mid uu madaxweynuhu jeediyay isagoo xamaasadeysan waayo wuxuu farxadda hareysay darteed daaha ka rogay taariikhdiisii ilaa muddo ku eg 40 sanadood, isagoo weliba sheegay in uu hoggaan u ahaa raggii bilaabay xabaddii Soomaaliya cuntay, wuu sii hadlay wuxuuna mar kale isku tilmaamay in uu yahay nin ma quuste ah oo halgankiisii ka miro dhaliyay, iyadoo uusan meesha ka saarin xarig 12 sanadood qaatay oo uu 6 sano oo ka mid ah ku soo qaatay Itoobiya, halka uu 6-da kalena ku liqay dalka Soomaaliya. Madaxweynaha qudbaddiisa waxaa ku jiro meelo ay ka dhiidhinayaan siyaasiyiinta ku jira Xukuumadda Federaalka ee la sheego in ay awoodda ku leeyihiin magaalada Muqdisho, waxayna ka caroodeen sida wararka ka soo baxaya ay sheegayaan hadal madaxweynuhu yiri oo ahaa in aaney jirin cid ka hor istaagi karta Muqdisho haddii ay tegayaan isaga iyo wafdigiisa, dadka Muqdishana ay yihiin dad dowladnimada raba 98%, inta yar ee soo hartayna aysan u af-duubnaan doonin. Dabcan hadalkaas waxaa uu meesha ka saaray mas'uuliyaddii hoggaamiyayaasha Dowladda ku jira ee Muqdisho fadhigoodu yahay, kuwaasoo aanan soo raacin wafdiga madaxweynaha, horayna aan Muqdisho u imaanin tan iyo markii ay ka mid noqdeen madaxda dowladda. Haddaba si ay awooddooda u muujiyaan ayay wararka naga soo gaaraya Nairobi sheegayaan in ay haatan bilaabeen shirar ay isku xulufeysanayaan, kuwaasi oo shalay iyo maantaba ka dhacayay magaalada Nairobi Hotello ku yaala, waxayna hoggaamiyayaashaas kala yihiin: Cusmaan Caato, Xuseen Caydiid, Maxamed Qanyare, Muuse Suudi, Bootaan Ciise Caalin iyo Cumar Filish. Dad badan ayaa is-weydiinaya sababta ay hoggaamiyayaashan u noqon waayeen kuwo hal abuur leh oo ugu yaraan intey Muqdisho yimaadaan, hubkooda iyo maleeshiyooyinkoodana xareeyaan ay bulshada ugu adeegi waayeen, caasimadda ammaankeedana u sugi waayeen, halka ay jiif dheer kadib ka daba qeylinayaan hadal uu yiri madaxweyne C/llaahi Yuusuf. Dabcan madaxweynuhu waa war sameeye af-tahan ah oo aan la gamban waxa uu aaminsan yahay waxaana taas u daliil ah inta jeer ee wareysiyo uu bixiyay amaba uu qudbado jeediyay dhamaantood micno badan ayaa loo yeelay, aan soo qaadanno habeenkii la doortay waxaa uu jeediyay qudbad iyaduna xamaasadeysneyd, wuxuuna sheegay hadal ay dad badan hoosta ka xariiqdeen oo ahaa in uu la shaqeynayo dadka habeenkii shaqeeya iyo kuwa maalintii shaqeeya, taasoo ay dad gaar ah isku qaloociyeen, isla markaana sheegeen in uu iyaga ula jeeday. Marka aan ka soo tagto dad mucaaradsan qudbaddii madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa jiro kuwo kale oo la dhacsan hadalka madaxweynaha, kuwaasoo kuu sheegaya in uusan ahayn qof jir jiroole ah oo marba midab la soo baxaya, waxayna tilmaamayaan in uu mar walba runta sheego, damaciisana aan qarsan sida hoggaamiyayaasha kale ay sameeyaan. Dhanka kalena, Wafdigii Madaxweynaha hoggaaminayay oo xalay ku hoyday magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxay u soo baxeen meel fagaare ah, iyadoo Ra'iisul Wasaare Geedi iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ay garoon lagu ciyaaro K/cagta oo ku yaala Garowe ay kula hadleen dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid deegaano ka tirsan Puntland. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo dadkaasi la hadlay waxaa uu mar kale ku celiyay lagama maarmaanimada in ciidamo shisheeye la keenayo dalka iyo in ay caasimadda Soomaaliya tahay Muqdisho, isagoo ku baaqay in dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland in ay xooggooda isugu geeyaan sidii ay Qarankii Soomaaliyeed u istaajin lahaayeen, isagoona caddeeyay in ay jiiri doonaan cid walba oo isku dayda in ay ka hortimaado dowladda Soomaaliyeed. Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa isaguna la hadlay dadkii isugu soo baxay Garowe, wuxuuna ku celiyay in ciidamo hub ka dhigis sameeya, ciidamada Soomaaliyeed tababarro siiya, xarumaha dowladdana ilaaliya loo baahan yahay, isagoo caddeeyay in ciidamadaas ay qaban doonaan howlo loo cayimay, welibana ay hoggaamin doonaan saraakiil Soomaaliyeed. Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweynaha oo booqasho lix cisho ah ku kala bixinayo lix magaalo oo ka tirsan dalka Soomaaliya ayaa laga sugayaa in ay tagaan magaalooyinka Boosaaso, Gaalkacyo iyo Baydhabo, iyadoo socdaalkooda ujeedadiisana uu yahay mid xaqiiqo raadin iyo kalsooni abuurid isugu jira (afact-finding and confidence building trip. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia -

Garowe pictures -
Fear of the few: The lies and propoganda of Xamar warlords
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MMA, I do like the left overs of Carta, and their waffle. Abdiqasin failed because he was not a compotent leader. He spoke, walked and acted like a leader but thats not enough it takes more than that. You have to plan, implement and evaluate before making decisions. He always spoke before thinking, he was not consistant nor brave and lacked vision, it seems he was stuck on Afweyne time. A man who belived himself to be president while not being able to cntrol his own back yard. An actor, who hid behind his subclan in section of Mogadishu. Four years and millions of Arab dollars later he was humiliated in Nairobi. Spare me the bull and all the niceties, Somalia needs a tough leader who can face of with these so called strongmen around the country. So far Abdullahi has said and done the right things, no compromise on security and order is what the nation needs. -

Magaalooyinka Qardho iyo Bosaaso ee Puntland oo si weyn looga diyaargaroobay soo dhaweynta dowlada Federaalka Bosaso :- Diyaar garow weyn ayaa ka socda magaalooyinka Qardho iyo Bosaaso oo lagu wado in ay maalinta berito ah ay booqdaan Wafuuda dowlada Federaalka ee hada ku sugan magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. Xarumaha dowlada ee magaalooyinkaasi ayaa laga dareemaya dhaq dhaqaaqa iyo diyaarinta goobihii ay kusoo degi lahaayeen wafuuda aad u balaaran oo lagu qiyaasay in ay kor u dhaafi doonaan illaa iyo 100 xubnood. Waxaa la filayaa in wafdiga dowlada Federaalka uu gaari doono 56 xubnood halka in kale oo gaaraya 52 la filayo in ay ka soo raacaan magaalada Garowe xubnahaasi oo kamid ah maamul Gobaleedka Puntland. Magaalada Qardho ayaa waxaa hada ka muuqda diyaar garow waxayna wararku sheegayaan in si weyn loo diyaariyey goobo badan oo kamid ah magaaladaasi. Wafdigan ayaa beri subax saacadu markay tahay 8da subaxnimo soo gaari doona haduu alle idmo magaalada Qardho ayagoo halkaasi loogu diyaariyey Quraac kadibna uga sii gudbi doona magaalada xeebta ah ee Boosaaso halkaasi oo ay ka qadeyn doonaan. Magaalooyinka ku teedsan jidka dheer oo ay sii mari doonaan wafdiga ayaa lagu dhajiyey masawirada Madaxda Dowlada Federaalka ee Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi iyo Madaxweynaha C/laahi Yusuf Ahmed. Xassan Ciise Bosaso, PL Somaliya -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garowe-The PM and President speak to the people -
Fear of the few: The lies and propoganda of Xamar warlords
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lol, fooling yourself again dear ol Juma? Why the fake smirk you have been underground the past days, still in need of shock therepy I suppose. "He cant go to "H" country", they shouted out loud, yet he drove through the heart of beautiful Shabbele and Hiiraan. "He wont come to Mogadishu" yet he has declared loud and clear its the capital and insha Allah will be the seat of his government. HE. Abdullahi Yusuf Ahmed has demonstrated in three days what Abdiqasin [Juma's hero]and his Carta crew could not achieve in 4 years. Jowhar, Beledweyne, Garowe- Somali's from different clans dancing under the sun, oh my The alliance is getting bigger, HIIRAAN, SHABBELE, BAY&BAKOOL and PUNTLAND, BANADIR Qorshel, its amazing how they wish for all out war at every turn. D & H , whats that, is Geedi and Abdullahi not from those clans? Like PM Geedi stated " we will teach them [Musa, Ato]politics, you cant be a rebel and be in the cabinet" -

Hoggaamiyeyaasha ****** oo Saacad kadib C/llaahi Yuusuf u jawaabi doonan Galabta Casarka ayaa lagu wadaa in hoggaamiyeyaasha ****** ee ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay qabtaan shir jaraa’iid oo ay kaga hadlayaan dhawaaqa dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, socdaalka Madaxweynaha, keenista ciidamo shisheeye iyo caasimad ahaanshaha magaalada Muqdisho. Shirkan Jaraa’iid ayaa waxaa uu ka dambeeyay kulan shalay kooxaha ****** ku yeeshen Magaalada Nairobi, iyagoo sheegay inay ka heshiiyeen dhamaan wixii khilaafaad ah u dhaxeeyay. Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa sheegay in shirka Jaraa’iid wax badan laga soo saari doona, waxaana la filaya in shirkaas goor dhaw bilaabado. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com -

Hoggaamiyeyaasha ****** oo Saacad kadib C/llaahi Yuusuf u jawaabi doonan Galabta Casarka ayaa lagu wadaa in hoggaamiyeyaasha ****** ee ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay qabtaan shir jaraa’iid oo ay kaga hadlayaan dhawaaqa dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, socdaalka Madaxweynaha, keenista ciidamo shisheeye iyo caasimad ahaanshaha magaalada Muqdisho. Shirkan Jaraa’iid ayaa waxaa uu ka dambeeyay kulan shalay kooxaha ****** ku yeeshen Magaalada Nairobi, iyagoo sheegay inay ka heshiiyeen dhamaan wixii khilaafaad ah u dhaxeeyay. Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa sheegay in shirka Jaraa’iid wax badan laga soo saari doona, waxaana la filaya in shirkaas goor dhaw bilaabado. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com