
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Golaha Samata Bixinta will have no much problems in routing the SRRC out of the last 2 regions that come under their rule, namely Shabeele-Dhexe and Bakool. My goodness what a thing to say, nothing has even happened yet and my man is mentioning the who? If yesterday even RRA were defeated then I would have worried, if a force other than Inda Cade got involved it would have been news. But a man who is in a precarious position in MARKA, makes no difefrence to the big picture. The government has not even come yet, but be assured Abdullahi wont stay in Nairobi any longer than he needs to. In the art of war, one should never attack least he is ready. There is doubt in your answers, what will Ethiopia do keeps ending your sentinces destroying any shred of confidence. -
naceyb aan u qabo ma aha dadka dago Garowe....sababta aan uuga soo jeedo waxaa waaye waxaan ka xanaaqayaa dadkaan isku dayaaya iney burburiyaan Somalia Give us a break, the issue here was Garowe, for you to belittle any Somali town least of all one which means so much to so many, shows exactly what kind of person you all really are. as far as im corcerned garawe doesn't exist That means the people who live there don’t exist as well right? Again some boast their ignorance Garoow? Is it a Somali city? Never heard of it I pitty you. Truly I pitty you. Why the pity, he just gave you what you deserved, he was reminding you of your position as you seem to suffer from amnesia. Joking aside, SKY stop reacting to these children, just tell it like it is. As for Juma, he has heard of Garowe, knows all about the history and majesty of the place, no need to hide my old son.
-
It looks like 1990/1991 war, who is responsible of what is going on?!!
General Duke replied to nuune's topic in Politics
^^^ Ok M, for once you sound serious as for the 20 million I was talking about $$$ or £££ and not peanuts.. Brother the government nor the RRA nor even Xabsade are to blame, the dude who illegally controls Barava and Marka the vampire who is living the high life out of the backs of the poor Somalis invaded Baidoa. He shot the first bullets, we wait and see. -
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Well I see the current show down in the Riverine region as the final decider. The winners shall rule, the loosers shall bite the dust. lol. Maybe you are right for once, however the groups from Xamar have shown their hand way to soon. Attacking Baidoa will unite the RRA under the banner of the government. Ethipia support is there as it always was for Inda Cade/Dahir Aways represent reminants of the Al-Itixad. As for the government, its ministers from Bay& Bakool are united against this threat and that is all is needed.. -
^^^ lol. Such anger to an article, confused I am.. Somalia needs military intervention at this circumstantial stage. Warlords can not seek a way out of this marriage contract they lastly vowed to uphold its pillars and to be liable for its proviso. Nor can they stipulate a condition for which the government should take alternatively. The author deserves highest of praise for his effort.
-
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ R-Resistance Army [RRA] is a political and millitery movement representing the large Somali clan of South Western Somalia. -
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xubno ka tirsan Wasiirada Xukuummadda FKMG ah oo saaka u kicitimay Gobolka bakool Posted to the Web Mar 28, 15:04 Nairobi:-Wefti ka socda Dawladda FKMG ah oo ka koobnaa Golaha wasiirada iyo baarlamaanka ayaa waxay saaka u dhoofeen Gobolka Bakool,iyagoo halkaasi u aaday arrimo la xiriira dagaaladii ka soo cusboonaaday Goboladaasi gaar ahaan Magaalada baydhabo. Wefgtiga oo ka koobnaa 11 xubnood ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur(Shaati-gaduud),Wasiirka Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur(Sh.Aadan-madoobe),Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadda Dibedda Sh.Aadan Sh.Maxamed,Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalle Deerow ***** iyo xubno kale. Socdaalka weftigaan ayaa waxa uu ka salka ku hayaa sida warar madaxbanaan sheegayaan dagaalkii dhawaan ka dhacay Gobolka Bay ee ay Magaalada Baydhabo ugu gacan gashay Garabka RRAda ee uu hoggaamiyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade,ayna isaga baxeen ciidamadii ka amarqaadan jiray Sh.Aadan Madoobe iyo Shaati-gaduud ka dib markii soo gaareen halkaasi Maleeshiyooyin uu horkacayo Yuusuf Indhacade oo ah Guddoomiyaha Gobolka Shabeeladda Hoose,kuwaasoo gacan siinayey dhinaca magaalada ku haray ee Xaabsade balse Indhacade ayaa isagu sheegay inuu halkaasi u tagay inuu dhexdhexaadiyo labada dhinac ee dirirtu dhexmartay. [Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha,Axmed Maxamed Cabdi oo maanta saxaafaddu wax ka weydiisay ujeedada ka dambeysa safarka Xubnihii maanta u socdaalay Gobolka Bakool ayaa waxa uu sehegay inay halkaasi u aadeen sidii looga saari lahaa Maleeshiyooyinka qabsaday Magaalada baydhabo ee ka amarqaata Sh.Yuusuf oo ah nin Al-itaxaad ah waa sida uu hadalka u dhigaye,islamarkaasna aysan dadka deegaanka Bay iyo Bakool aqbali karin in dhulkooda xoog lagu qabsadoisagoo meesha ka saaray inay wax wada hadal ah lala galo ciidamada gacanta ku haya magaalada. Jaamac Ismaaciil Dharbaaxo Puntlandpost,Nairobi,Kenya -
Two children killed in Somali blast Monday 28 March 2005, 14:28 Makka Time, 11:28 GMT Two children have been killed and one injured in an explosion in the Somali capital Mogadishu. The incident occurred when an object the children were playing with exploded on Monday in the Waharoade neighbourhood of the capital's southern Huriwa district "The two dead children were buried immediately while the injured one was treated in Madina Hospital," a medical officer in the hospital said. Relatives could not say whether the explosive that detonated was a grenade left behind in recent fighting between the rival clans or unexploded ordnance abandoned by armed militia who have been clashing in the area for several years. Inter-clan fighting has flared regularly in the shattered Horn of Africa nation since the ouster of dictator Muhammad Siad Barri in 1991 split the vast desert country of 10 million people into a patchwork of fiefdoms governed by regional commanders.
-
Libya support for the Somali government both financial and material
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ lol@tribal leader. Yeah the leader of the Somali Tribe.. -
It looks like 1990/1991 war, who is responsible of what is going on?!!
General Duke replied to nuune's topic in Politics
^^^ Nuune, even if all the warlord's joined in it would not be comparable to the 1990's madness. As I said I doubt this incident will stop the relocation of the government to Baidoa and Jowhar and the eventual pacification of Mogadishu. Money is what matters as long as the government gets 20 million everything will be turned upside down. -
Libya support for the Somali government both financial and material
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Yeah true. However my sister politics is a dirty game and the government needs all the help they can get right now. Dowlada Liibiya oo balan qaaday ka qeyb galka xalinta Soomaaliya iyo ciidamada loo dirayo dalka Cairo :- Kadib markii ay dhamaatay shirkii dowladaha Carabta uga socday Magaalada Aljeeris ee dalka Aljeeriya, ayaa kulankii ay yeesheen hogaamiyaha wadanka Liiya Col.Mucamar Al Qadaafi iyo Madaxwaynaha dawlada Soomalia Cabdulahi Yusuf Axmad waxaa ay isku af garteen in ay labada dhinac dalka Liibiya shirku wada yeeshaan. Codsigan oo ay xukuumada aqbashay ayaa kulamada labada dhinac ku dhexmaray dalka Liibiya oo ay hada kusugan yihiin Madaxweyna iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayey si gaar gaar ah wafdigan ulla kulmeen xukuumada Liibiya. Dowlada Liibiya ayaa ayadu codsatay in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu kusoo biiro shirarka ay labada dhinac ku yeelanayaan magaalada Tiriboli ee dalka Liibiya. Ra'iisul Wasaaraha iyo wafdigiida oo shalay ka ambobaxay magaalada Nairobi ayaa hada kulamo kula yeeshay magaalada Nairobi wafdigii horey halkaa ugu sugnaa oo uu hogaaminayey Madaxweynaha C/laahi Yusuf Ahmed. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno magaalada Tiriboli ee dalka Liibiya ayaa sheegaya in ay bilaabmeen kulamada dhaxmaraya labada Ra'iisul Wasaare , oo kulan dhaari ku dhexmaray maanta xafiiska Ra'iisul Waasaraha dalka Liibiya. Hadaba sida ay maanta kaga warbixisay faala dheer joornaalka dowlada Liibiya ee Aljamahiriya, kaasoo ku sheegay kulankaas dheer inuu ahaa mid lagu falan qeeyay baahida wayn oo maanta Soomaliya ay u qabto in lagu soo cesho xasilooni iyo kala damayn isagoo markaa tilmaamay in Prof. Cali Geedi Ra'iisul Wasaaraha Soomaliya, in uu si rasmi ah uga dalbaday dalka Liibiya in ay ka qayb qaadato ciidanka Soomaliya tagaya Isla markaana dowlada Liibiya oo awood wayn ku leh ururka Midowga Africa in ay cadaadis ku saarto dalalka kale ee Midowga Afrika in ay sidoo kale ka qeyb qaataan nabadeynta dalka Soomaaliya. Waxaana ayaduna xusid muddan in la wakhti dhow uu ka dhici doono magaalada Sirti ee dalka Liibiya shirka madaxda Africa. Isla joornaalka ,ALJAMAHIRIYA ayaa ku sheegay qormadiisaas in maanta uu dhici doono wada hadal balaaran oo dhex mari doona labada hogaamiye C/laahi Yuusuf iyo Col. Mucamar Al Qadaafi, kasoo la filayo in ay kasoo baxdo natiijooyin meel ku ool ah iyada oo uu joornaalku tilmaamay in awood balaaran ee uu ku leeyahay Col.Qadaafi dowladaha Africa iyo kuwa Carabta ay ka saacidi doonto dowlada Somaliyeed in ay hesho dhaqaale iyo ciidanka ay haatan u qabaan baahida wayn. Ciidankaas dowladu ay haatan baahida u qabto ayaa waxaad moodaa in dowladihii Carabtu ay qaarkood daneenayaan in ay ka qeyb qaataan, kadib markii ay shaaca ka qadeen dowladaha Sucuudiga iyo Yeman in ay haatan diyaar u yihiin in ay ciiidan u diraan dalka Soomaliya. Cabdullahi Haji HorseedNet.com Cairo, Egypt -
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Col Shaatiguduud, Sheekh Aadan Madoobe, C/lla Deerow ***** , Shekkh Mader oo Duhurnimadii Maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Xudur. Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda iyo baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo ka soo jeedda gobolada Bay iyo Bakool, ayaa maanta gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool kadib markii ay ka soo kictimeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wasiirada gaaray magaalada Xuddur ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Beeraha Col Xasan Maxamed Nuur (shaatiguduud), Wasiirka Garsoorka iyo Caddaalada Sheekh Aadan Maxed Nuur (Sh.Madoobde) Wasiirka Gaadiidka dhulka iyo Cirka Ibraahim Aadan Xasan (kiishbur) Wasiirka dib u heshiisiinta iyo xiriirka jaaliayadaha Sheekh Aadan Sheekh Mad-deer, Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federalka Cabdalla Deerow ***** iyo xildhibaano kale oo Baarlamanka ka tirsan,waxaana halkaas ku soo dhaweeyay xubo ka tirsan Maamulka magaalada hudur. Soo laabashada wasiirada iyo xildhibaanada ayaa ku soo aadey, xilli labadii maalmood ee laga soo gudbey magaalada Baydhabo ay ka socdeen dagaalo geystey dhimasho iyo dhaawac, oo isla markaana mid ka mid ah labadii dhinac ee ku dagaalamayay ka baxeen magaalada, taasoo ay ku tilmaameen xeelad dagaal,waxaana hadda magaalada Baydhabo gacanta ku haaya Labo maleeshiye kala taageerta Maxamed Ibraahim Xaabsade iyo Sheekh Yuusuf Indha Cadde. Sababta wafdigan manta u yimid ayaa lagu sheegay inay tahay sidii dagaal ugaga hortagi lahaayeen kooxda la sheegay inay gobolka Baay kaga soo duuleen dhanka iyo magaalada muqdisho, waxaana dhagaha u taagan oo la sugaya dagaalka ka dhici doona magaalada Baydhabo. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com -
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maleeshiyadkii Lix sano ka hor laga xoreeyey Baydhabo oo mar kale dib u qabsadey. Shacabka Digil iyo Mirifle qaasatan kuwa Baydhabo ayaa maanta ku waa bariistey waji aan farxad lahayn iyo murugo hor leh ka dib markii indhaha ay saareen ********tii 1999 ay ka xoresyteen degaankooda oo saakeyto dib u qabsadey. Sanadkii 1995tii ayaa Gen Ceydiid oo ay wehliyaan beel ka mid ah beelaha Digil iyo Mirifle oo ay colaad ka dhexeysey keeneen magaalada Baydhabo, dhacdadaas ayaa maanta markale laga dhabeeyey markii mid ka mid ah kooxaha isku haaya siyaasada Digil iyo Mirifle ay maciin bideen kuwii hore looga xoreeyey degaanka. Maleeshiyadkan saaka magaalada Baydhabo ku waa bariistey ayaa wax hogaaminayey Yusuf Indha- Cade oo ninka beeshiisu xoga ku heysata gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana qorshahan wax ka wada ganacsato uu ka mid yahay Xuseen Gooley, Deylaaf iyo Madaxweyniihii lagu so doortey Carta C/qaasim Salaat. Dadka magaalada ayaa bilaabey qaxid la mid ah tii ka dhacdey 1995-tii, maleeshiyaadka saaka magaalada soo galey ayay waxay bililiqo u geesteen baqaaro ku yaaley suuqa magaalada Baydhabo. Xiriir aan la yeelanay dad jooga magaalada ayaa ii sheegey ineysan u dul qaadan doonin gacan sedexaad oo soo fara gelisa arimaha Digil iyo Mirifle, waxayna ii sheegeen iney ka xureyn doonaan dhulkooda. Dhinaca kale warar aynu ka helney ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in tegitaanka kooxdan ay wehlin doonto kuwo kale oo maalmaha soo socda ka tegi doonaan magaalada Muqdisho iyo Kismaayo taasoo looga gol leeyahay in ciidamada Uganda iyo Suudaan ee tagaya dalka Somaliya dhamaadka bisha Abril looga hor joogsado. Waxaa dhowaan digniin ku aadan ciidamdas jeediyey Col Xasan Dahir Aweys oo Mareykanka ugu jiraan liiska argagixisada caalamka, wuxuuna sheegey inuu la dagaalami doono ciidamada shisheeye ee la keenayo dalka. Maanta waxa taariikhihi madmadoobaa ee soo marey beelaha Digil iyo Mirifle ugu darsantey tu kale aanan la ogeyn sida ay uga bixi doonaan. -
It looks like 1990/1991 war, who is responsible of what is going on?!!
General Duke replied to nuune's topic in Politics
Could all this happenen if Yeey went to Mogadisho and settle there as permenent base!! Brother calm down will you I understand your concern but dont be alarmed. First there is no war, but a few clashes between millitias. If not going to Mogadishu makes them attack Baidoa what would they have done if the government had gone, without any security? All the trouble started with Mogadishu warlords, they sent the boy wonder Inda Cade to Baidoa. They are the ones trying to force the governments hand. I doubt they[warlords] will be able to do anyhting beyound this futile excercise. Also note the governement has not attacked anyone or even revealed its hand, but is busy shoring up external support, money is important in order to create new security apparatus. As for Sudan and Uganda they are sending troops, so are SA, Nigeria and others notably Yemen. There is credible news of numerous troops being trained and equiped in Ethiopia, we dont things take time to lets wait and see. -
RRA Vs Inda Cade [ Dahir Aways] for control of Baidoa...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Qudac you seem like someone at times who can be reasoned with. Lets reason together shall we. Today Baidoa is under occupation by another clan millitia that is also occupiying other regions notably Marka and the Shabbele. You understand the RRA leadership is somewhat united these days, Shargaduud, Adan Madobe and Deerow are from different sub-clans and they are all united. Add Salim Aliyow Ebrow the finance minister and the other five ministers, also from various different clan groupings representing the region. This clan has 9 ministers and 9 deputy ministers in government, NOT ONE OF THESE INDIVIDUALS HAS COME OUT IN SUPPORT OF XABSADE and the clan invasion of INDACADE. It is as simple as one clan for [iNDACADE ]millitia are all from one clan, invading the land of another clan, how one justifies this as some advantage of the warlords I dont undertsand. The best course is for Inda Cade to leave and spare the people of any blood shed, and for the elders, religious leaders and businessmen of the city to get involved and solve this dispute. The RRA are armed and they do have much support and in the end they shall prevail as any wronged people always do. -
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maxamed Dheere oo maleeshiyadiisa heega geliyey iyo dhaq dhaqaaq ka socda Jawhar Muqdisho :- Maleeshiyooyinka ciidamada Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa bilaabay diyaar garow culus oo ay wadaan isla markaana waxaana laga baqayaa in ay ciidamadaasi u baxaan dhanka magaalada Baydhabo. Gawaari gaaraya 14 oo ah kuwa Tiknikada loo yaqaan ayaa gaaray magaalada Jawhar ayagoo ka ambobaxay shalay magaaladan Muqdisho, tiknikadan oo ah kuwa ka amar qaata Maxamed Dheere ayaa la sheegay in ay ku biireen ciidamada hogaamiyaasi oo heegan sare la geliyey. Maxamed Dheere oo dhawaan kasoo noqday magaalada Nairobi oo uu safar ugu maqnaan todobaadkii lasoo dhaafay ayaa la sheegayaa inuu damacsan yahay in uu ka qeyb qaato dagaalada ka socda magaalada Baydhabo ee gobalka Bay. Magaalada Baydhabo ayey shalay gacanta ku dhigeen Maleeshiyada Xaabsade iyo kuwa Yusuf Indhocade oo gacansiiyey, waxaana lagu wada in maleeshiyooyinka Maxamed Dheere ay dhici karto in ay taageero ciidan u fidiyaan garabta Shaatiguduud oo shalay awood ciidan looga saaray magaalada Baydhabo. Maxamed Dheere ayaa kamid ah hogaamiyaasha sida fir fircoon u taageera dowlada lagu dhisay dalka Kenya ee Federaalka Soomaaliya, wuxuuna gacanta ku hayaan magaalada Jawhar oo kamid ah labada magaalo ay xukuumada Federaalka qorsheyso in ay xarumo ka sameysato. Magaalada labaad oo ah Baydhabo ayaa hada gacanta u gashay maleeshiyooyinka ama Hogaamiyaasa dhanka siyaasada kasoo horjeeda in xukuumada Federaalka ay timaado magaalooyinka Jawhar iyo Baydhabo taasoo laga yaabo in ay dhaliso dagaalo horleh oo dhexmara maleeshiyooyinka ay kala hogaamiyaan ragga dhanka siyaasada isaga soo horjeeda. Col.Shaatiguduud oo ciidamadiisa shalay laga saaray magaalada Baydhabo ayaa sheegay inuu asaguna sameysan doono Isbaheysi milatari kadib markii ay shalay isku kaashadeen isbaheysiga Xaabsade iyo Yusuf Indho-cade. Isbaheysigan uu ka dhawaajiyey Shaatiguduud ayaa loo badinayaa in uu noqon doono Maxamed Dheere oo kamid ah hogaamiyaasha awooda ciidan kuleh gobalka Shabeelada Dhexe iyo qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Maxamed Cabdi HorseedNet.com Muqdisho, Somaliya -
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Col. Xassan Shaatiguduud oo sheegay inuu xoog ciidan uga saari doono magaalada Baydhabo xoogag qabsaday Nairobi :- Col. Xassan Maxamed Shaati Guduud oo ah wasiirka Beeraha ee dowlada Federaalka ahna Hogaamiyaha garabkii ururka RRA ee shalay laga saaray magaalada Baydhabo, wuxuuna hogaamiyahaasi sheegay inuu adeegsan doono awood ciidan sidii uu dib u qabsan lahaa magaaladaasi. Col.Shaatiguduud oo ay dagaalo ku dhexmareen ninka ay isku beesha yihiin isla markaana ay kuwada jiraan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Mr.Maxamed Ibraahin Xaabsade ayuu sheegay in hogaamiyahaasi kasoo horjeeda uu adeegsaday xoogag kasoo duulay magaalada Marka. Shaatiguduud ayaa warsaxaafadeedkiisa ku sheegay in maleeshiyooyinka beesha Cayr ee ka amar qaata Yusuf Siyaad Indhocade oo ah ninka gacanta ku haya magaalada Marka ay ahaayeen kuwii shalay qabsaday magaalada isla markaana gacanta siiyey ninka ay iska soo horjeedaan ee Xaabsade. Korneylka ayaa hadalkiisa ku daray in xiisada laga aloosay magaalada Baydhabo ay qeyb ka tahay dadaal ay ugu jiraan qaar kamid ah hogaamiye kooxeedka in ay ku burburiyaan dowlada lagu dhisay dalka Kenya. Baydhabo oo kamid ah goobihii ay daneenaysay xukuumada in ay u guurta ayaa dagaal iyo xiisad colaadeed laga keciyey ayuu yiri Shaatigaduud oo ku nuux nuuxsaday in uu la dagaalami doono ciidamada kasoo horjeeda wuxuuna ugu baaqay shacabka deegaankaasi in ay iska caabiyaan xooga qabsaday ee isbaheysiga la baxay Samatabixinta. Shaatiguduud ayaa ku eedeeyey Yusuf Indho-Cade oo ah ninka ay gacansaarka leeyihiin Xaabsade inuu wado qorshooyin uu fulinayo ayna ka danbeeyaan xubno kale oo ka shaqeenaya sidii lagu majo xaabin lahaa dowlada Soomaaliyeed, waa suu hadalka u dhigayee. Isbaheysi hadii lagu qabsaday Baydhabo anaguna Isbaheysi kale ayaanu sameysaneynaa ayuu yiri SHaatiguduud oo shaaciyey inuu dagaalkan sii socon doono illaa kooxaha kasoo horjeedo laga xoreeyo deegaanada ay qabsadeen, waa suu hadalka u dhigayee. Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayey shalay gacanta ku dhigeen maleeshiyooyinka Maxamed Ibraahim Xaabsade oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka iyo waliba maleeshiyooyin ka yimid magaalada Marka oo uu hogaaminayo Yusuf Indho-cade. Balse Mr.Indhocade oo xalay saxaafada la hadlay ayaa beeninyey in uu magaaladaasi Baydhabo wax dagaal ah u yimid, asagoo markaa sheegay inuu wado dhex dhexaadin, waa sida uu hadalka u dhigayee. Ahmed Musse HorseedNet.com Nairobi, Kenya -
Dowlada Somaliya oo heshay balan qaad liibiya ay ugu balan qaaday Ciidan balaaran oo ka yimaada Africa oo Liibiyana ay hormuud u tahay. Posted to the Web Mar 28, 04:58 Tripoli:-Kadib markii ay dhamaatay shirkii Dowladaha Carabta uga socday Magaalada Aljeeriya ,ayaa kulankii ay yeesheen hogaamiyaha Wadanka Liibiya Mucamar Al-qathaafi iyo Madaxwaynaha dawlada Somalia Cabdulahi Yusuf Axmad waxaa ay isku af garteen in uu booqasha ku tago Madaxwaynaha Soomaaliya wadanka Liibiya. Qadafi ayaa ka codsaday Mudane,Cabdillaahi Yuusuf Ahmed in uu ku soo biiro wada hadalka Ra'isul wasaraha Soomaaliya Prof: Cali Maxamed Geedi , kasoo ka mid ahaa markii hore wafdigii Madaxwaynaha Soomaaliya uu hogaaminayay oo ku tagay booqashada wadanka Masar . Hadaba markii uu dhamays tirmay wafdigii soomaaliyeed isla markaana uuba ku bilaamay kulan dhaxmaray labada Raysal-wasare , oo kulan dhreeri ku dhexmaray Maanta xafiiska Raysal wasaraha dalka Liibiya , hadaba sida ay maanta kaga warbixisay faala dheer joornaalka dowlada Liibiya ee ,Al-jamahiriya, kaasoo ku sheegay kulankaas dheer inuu ahaa mid lagu falan qeeyay baahida wayn oo maanta soomaaliya ay u qabto in lagu soo cesho xasilooni iyo kaladamayn, isagoo markaa tilmaamay in Cali Maxamed Geedi waa Raysal wasaraha dalka somaliye ,in uu si rasmi ah uga dalbay Liibiya in ay ka qayb qaadato Ciidanka Soomaaliya tagaya, isla markaana ay awood wayn ay ku leedahay ururka midowga Afrika , oo uu fikrada asaaskeeda uu lahaa Hogaamiyaha Liibiya kornayl Mucamar Qadaafi , isla markaas ayaa uu tilmaamay Joornalkaasi in uu ka helay ila muhima oo ka tirsan maamulka wadanka Liibiya markaana ka agdhawaa kulankaas inay liibiya ay ubalan qaaday dowlada Soomaaliya in ay cadaadis wayn saari doonta dowladaha Afrika in ay u diraan Ciidan baaxad wayn Soomaaliya , waxaana markaa haboon in la tilmaamo in muda dhow uu ka dhici doono Magaalada sirti ee dalka Liibiya shirka madaxda Afrika. isla joornalka ,Al-jamahirya. ayaa ku sheegay qormadiisaas in maalinka birito ah uu dhici doona wada hadal balaaran oo dhax mari doona laba hogaamiye C/llaahi Yuusuf Ahmed iyo Mucamar Al- qathaafi , kasoo la filayo in ay kasoo baxdo natiijooyin meel ku ool ah iyada oo uu jornalku tilmaamay in awood balaaran ee uu ku leeyahay Qadafi dowladaha Afrika iyo kuwa Carabta ay ka saacidi doonto dowlada somaliyeed in ay hesho dhaqaale iyo ciidanka ay haatan u qabto baahida wayn. Ciidankaas dowladu ay haatan baahida u qabto ayaa waxaad moodaa in dowladihii Carabtu ay usoo jeesteen haatan kadib markii ay shaaca ka qadeen Sucuudiga iyo Wadanka Yaman in ay haatan diyaar u yihiin in ay Ciiidan u diraan dalka soomaaliya , tasoo soo shaac baxday kadib shirkii dowladaha Carabta ugu dhamaaday oo lagu go aamiyay in dowlad walba oo Caraba ay xil iska saarto Soomaaliya ayna wax kala qabato Ciidanka ay Soomaaliya u baahan tahay iyo in loo furo ciidanka somalia taba bar iyo qalabaysi. [Puntlandpost.com ] Xigasho:Joornaalada Libiya iyo waxay ka qoreen Soomaaliya
-
Nairobi:Wasiiro ka tirsan DFKMG ah ee Soomaaliya oo saaka u dhoofay gobolka Bakool - Monday, March 28, 2005 at 12:05 Nairobi(Allpuntland)-Waxaa saaka ka dhoofay magaalada Nairobi Wasiiro ka tirsan xukuumadda FKMG ah ee Soomaaliya iyagoo ku sii jeeda Gobolka Bakool ee dalka Soomaaliya. Wasiiradaan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Beeraha ee Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud),Wasiirka Garsoorka Shiikh Aadan Maxamed Nuur(Aadan Madoobe),Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** iyo xubno kale. Socdaalka wefdigaan ayaa sida wararku sheegayaan waxa uu ka danbeeyey dagaalkii dhowaan ka dhacay magaalada Baydhabo ee u dhexeeyey maleeshiyo taageersan Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade iyo kuwo raacsan Wasiiradan saaka baxay oo dagaal labo maalmood ah ka dib ay sababtay inay magaalada ka baxaan maleeshiyooyinkii raacsanaa Wasiirada,ka dib markii maleeshiyooyin aad u farabadan oo uu wato guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde ay u soo gurmadeen maleeshiyadii Xildhibaan Xaabsade oo ay ******** inay magaalada ku soo fool leeyihiin. Lama yaqaan Wasiirada maanta ku laabtay deegaanada ay ka soo jeedaan ee Bay iyo Bakool inay irdaha u furi doonto dagaal dhexmara iyaga iyo kuwa ka soo duuley Shabeellaha Dhexe iyo Banaadir ama inay ku tirtirsiin doonaan in kooxaha dibedda gobolka ka yimid inay si nabad ah uga baxaan deegaanka si aan dhiig danbe uga dhex daadan kuwa soo duuley iyo dadka deegaanka oo weli xusuusan dhibaatadii loo geystey gobolladaas markii maleeshiyooyin aan deegaanka u dhalani ay qabsadeen balse dagaal dhiig badani ku daatay ka dib ay dadka reer Bay iyo Bakool ugu danbayntii kaga saareen maleeshiyooyinkii sababay in magaalada Baydhabo loo bixiyo magaaladii dhimashada. Waxaa isaguna u dhoofay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe guddoomiyaha guddiga siyaasadda ee gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Ibraahim Xabeeb(Maxamed Dheere) si uu ugu sii gogol xaaro dawladda FKMG ah oo dhowaan u kicitimi doonta halkaas si ugu sii hakato inta magaala madaxdu ka xasilayso iyadoo aysan meesha ka marnayn colaadaha ka soo cusboonaaday deegaanno ka tirsan gobollada Koonfurta Soomaaliya oo sababay inay magaalada Baydhabo gacanta ku dhigaan maleehiyooyin garabsanaya kooxo ka soo gurmaday deegaanno kale iyagoo muujinaya isbahaysi ku qotoma siyaasaddii laga soo gudbey ee ku salaysnayd qabaliga iyo is jiidjiidka iyo kooxaysiga, tani oo irdaha u furi karta in si degdeg ah loo hirgeliyo dalabkii xukuumadda Soomaaliya ee ciidammada shisheeye maadaama ay dhabowdey fikirkii ahaa inaan Soomaaliya ,gaar ahaana gobollada Koonfurta dawlad laga hirgelin karin ilaa hubka laga dhigo kooxaha hubaysan ee iyagu u heellan fashilinta dawlad kasta oo Soomaaliya ka dhalata maadaama ay ku naaxaan dhiigga ummadda Soomaaliyeed ee masaakiinta ee iyagu u baahan dawladda iyo kala danbaynta. Iimaan Cali Cabdi Allpuntland,Nairobi
-
RRA Vs Inda Cade [ Dahir Aways] for control of Baidoa...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qudac, Its evident that this is a matter for the local RRA Somali faction and as I heard thier leaders have flown in from Nairobi and are now in the area. If the RRA faction of Xabsade took over Baidoa on their own it would have been a major setback, however Inda cade and his clan's involvement will only pull the people of the region together and their support for the government will only grow. The government in which the RRA have 9 ministers including deputy Prime minister and finance minister has much to offer the people, what does the Mooriyaan of Inda Cade offer? It is as simple as that, we have indeed been here before I rememeber 1999 and what happened to the much more powerful USC faction which included Furux, Omar Jess and others. That power local or otherwise is still there.. -
Truculent Abdiqasim and his Warlords By: Ahmed Hersi March 27 ,2005 Abdiqasim Salad Hassan Head of the TNG I was surfing the net when I came across an article, titled, “Somalia must pay arrears to win new loans,†on March 25, which was addressed to the newly-established Transitional Federal Government of Somalia (TFG). It demands the payment of an outstanding $430 million that was given to the former transitional government (TNG) in the form of assistance. Thus, in order to win a new loan, the new government must pay it as a condition for another loan. Suddenly, a wave of shock interrupted my thought process from its natural course, a normal course of recycling previous information that my brain had recorded and used for a period of five years. Initially, I was impressed by the said integrity of Abdiqasim as authority figure and democratically elected president, but I was proven entirely wrong of these pre-recorded conceptions. In fact, my country was never forgotten in terms of humanitarian and financial aid despite the ceaseless blight of Somalia. The TNG of Abdiqasim did not fail because of deficient trust and support from nationwide but deceptive schemes that betrayed its promises and which had led to the treacherous renegades. In this regard, Abdiqasim and his former interim government stand responsible for the onerous task that was left unfulfilled, along with the subsequent corruption and embezzlement, which sprang up after the government began to function in Somalia. Dr. Ali Khalif's defection, for instance, with an alleged sum of national funds was a noteworthy lead of the TNG's collapse and succeeding activities that eroded its resources. Faced with uncertainties, Abdiqasim underestimated the effective reshuffling of his cabinet to rescue it from further duplicity and duress. The twilight of fascist culture ringed in his mind and it was an opportune time for him to change his political philosophy. He thought of himself as the aggressed and not the aggressor of the burdensome task. As Sam Izu once said, “it is a tragic world but a world without guilt for its tragic flow is not a flow of human nature.†Abdiqasim was guilty of absolving himself of any guilt for the tragic flow of his actions . The myriad evidences of internal conflicts and the indifference to it, constitute glaring prima facie case for the bygone money. Besides, this change of him per se was blunderingly moral trajectory for a president widely perceived as trustworthy and religious pundit. The article has stressed and demanded of where that $430M had gone. “Impoverished Somalia must clear $430 million of debt arrears to the World Bank and International Monetary Fund before the bank can start lending to the new government, a bank official said on Thursday,†it said. The press release from World Bank came in response to TFG's appeal to donors for $77.3 Million for its relocation and reconstruction budget. Abdiqasim was indeed very silent and fastidious in his personal plots. In it, he receded to the practice of fascism kindly similar to that of former president Siad Barre, using nepotism, blandishments, intimidation, oppression, arbitrary killings, embezzlements, etc. In two years, Abdiqasim had built multitude militia factions loyal to his cause and transitional government, who mostly identified with his clan. The creation of Juba Valley Alliance (JVA) and powerful Islamic organizations ensued as part of ongoing secret deals with different interests and faces. Like the “manifest destiny doctrine of 19th century,†He sought land expansion by aggressively investing in his tribesmen and allies with abundance of money that afforded them the purchase of modern munitions mounted on hundreds of pick-up trucks. They easily conquered the coastal and riverine localities south of Mogadishu. How much misery and horror his militias factions have inflicted on the local people of these areas stay limitless. Until now, these multitude militia factions hold hostages of the defenseless urban and agricultural societies that live in areas starting from Mogadishu south to Kismayu. They operate under the commanders of a previously unheard number of warlords, who in their daily pillaging, killing, raping, and extorting the locals, have carved out notorious names such as Indha Cade, Galaal, and etc. They have even began to arrogate proprietary rights to their clans about the territories in which they have forcefully occupied and ruled under martial law. Abdiqasim did not stop there. He confides to his so called strongmen to continue their systematic land expansion and indiscriminate eradication of local resistance so that they can continue milking the cow. It is a series of odd monstrous activity that turned the whole southern Somalia into complex intricate web of fiefdoms. With the soaring statistics of poverty and extreme mortality rate, these infamous activities will continue unless they are stopped by forceful measures and stern actions from IGAD. The Warlords have reiterated so many times that they will never give up or compromise for their illegal occupations and the current status quo with or without the agreement they had entered and signed in Kenya. At times, they contrive excuses of wanton exclusion of some IGAD countries from frontline states particularly Ethiopia, accusing them of having ulterior motives. This position is plainly devoid of persuasive weight in terms of international law standards. Basically, the sovereignty of a nation is safeguarded from enemy invasion by International law. The U.N can wage a just war against the aggressor under the just causes of war doctrine that uphold one of the principles of U.N charter that if a country is invaded illegally, it should receive the protection of world wide support militarily and economically. Hence, the right of intention of Ethiopia's involvement in Somalia is blocked from violation of territorial integrity except enhancement of security and safety for the TFG. Somalia needs military intervention at this circumstantial stage. Warlords can not seek a way out of this marriage contract they lastly vowed to uphold its pillars and to be liable for its proviso. Nor can they stipulate a condition for which the government should take alternatively. I believe the cause of what is generating this mayhem and wanton intentions is the initial recommendations given by the gullible International Crisis Group that Somali parliamentarians should always consider consensus and compromise over their pressing issues. Rationally, consensus cast insoluble riddles on practical solutions. It also empowers the cunning plots of these warlords to sabotage the two-year long peace process. Therefore, this plaintive yearning for solution by ICG is unworkable and dispensable. The government should pursue general vote for every pressing agendas, which I think it is pursuing them effectively and efficiently, a just aim that would accomplish militia disarmament, tranquility, enforcement, and legitimate institutions for this exiled government. This step could also be a golden chance to improve itself from the ruthless remnants of Abdiqaasim's former TNG. Ahmed Hersi [ March 28, 2005, 04:47 PM: Message edited by: Admin ]
-
^^^ True,
-
RRA Vs Inda Cade [ Dahir Aways] for control of Baidoa...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^ Good analysis bro, we have to wait and see. No need to for the RRA to rush, he may control Baidoa but he is far from his base and the "Amxaro" fear is still prevelent with them fake wadaads. Its true he might burn the city as he did that Dhoobley. As I said before I have every confidence in the RRA and the government and they will deal with the situation properly. -
LoL we are your brothers when thinks go your way isn’t? One day you praise the capital city and its people, another day you call them savages. You praise Warlords when they follow your uncle and denounce them when they don’t. Interesting but false, the people of Mogadishu are not savages and I never said that. I have family in Mogadishu and Hobyo who I love, I know I said that.How you forget.. As for calling a war in Juba, no sorry I was reporting on the battles going on between Morgan and Hiiraale, me and Horn took sides but neither of us created those battles and I dont remember advocating that war be made on the people of Juba. I am opposed to warlords, people who hide behind clans and those who oppress my Somali people.