General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^^ But they will run out of money and when that happens their mythical power will vanish... Max'ed Qanyare: Posted to the Web May 25, 18:50 Muqdisho (PP) - Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax oo maanta wareysi siiyay Wakaalladda Wararka ee Reuters ayaa sheegay inaysan jirin wax is casilaad ah oo ay sameynayaan isaga iyo wasiirada kale ee Xamar ku sugan. of course that was not his name.. "Waa wax aanay waxba ka jirin in aan doonayno ama aan ishtahaynayno inaan is casilno, waana been aan sal iyo raad toona lahayn, inkastoo aan iri hadalkaas haddana ujeedkaygu ma ahayn inaan is casilayno" ayuu yiri Wasiirka Ammaanka Qaranka Soomaaliya Maxamed Qanyare oo ku sugan Magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Dayniile oo uu ku nool yahay. "Hadalkii aan siiyay VOA-da waxaan ugula jeeday in aan hadda howlaha dowladda aanan awood u lahayn inaan wax ka qabanno, waayo waxaan la dagaalamayno waa argagaxiso doonaysa inay dalkeenna awood ku yeeshaan isla markaana rabshado ka fuliyaan, mana suurogalayso inaan ka waabanno kuwaas inta aan ka xoog roonaanayno" ayuu yiri Qanyare oo ka jawaabayay inuu siiyay VOA-da hadal ku saabsan inay is casilayaan: "Annagu marnaba ma doonayno inaan is casilnno, waayo waxaan ka wadanaa Muqdisho howlo ammaanka lagu sugayo, waana inay madaxda dowladdu taas la socdaan ayuu hadlakiisa sii raaciyay. Wasiirka Ammaanka Qaranka ayaa horay u sheegay in isaga iyo wasiirrada kale ay iscasilayaan oo ay ka mid yihiin Bootaan Ciise Caalin oo ah hub ka dhigista iyo dhaqan celinta malleeshiyooyinka, Wasiirka Ganacsiga Muuse Suudi iyo Cumar Filish oo ah Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Aw-qaafta oo dhamaantood ah wasiirrada hubeysan ee Muqdisho ku sugan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  2. The monthly battles between the warlords and the courts have begun again. This time the battles are all over the city, including near the largest market in Somalia Bakara. Todays battles were initiated by Abdi Nuure Siyad[Waal] who atacked the areas controled by the Al-Furqan court. The response was swift and Alfurqan with the support of The other courts took control of the whole area including the Sahafi hotel owned by businessman and warlord Abdirashid Ilgaete.. Maxaakiimta Islaamiga Muqdisho oo qabsadey fariisimo muhiim ah Muqdisho- 25.May.2006 Dagaal qaraar oo si weyn loogu hoobtey ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Tarbuunka, No 4 Taleex, wadada Garoonka diyaaradaha iyo xaafada Buulo-Xuubey. Dagaalkan ayaa saak waaberigii wuxuu ka bilowdey agagaarka No 4 waxaana uu dhexmareyey maleeshiyo kala taabacsan Midowga Maxaakiimta Islaamig ah ee Muqdisho iyo kuwa Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada. Iska horimaadkan ayaa wuxuu dhaliyey khasaare baaxd leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dadka ku dhintey iyo kuwa dhaawacmayba u badan dad rayid ah oo ay haleeshey rasaastii la iswaydaarsaneyey oo ka mid tahay madaafiic iyo qoryaha lidka diyaaradaha. Dadka ku dhintey dagaalka ayaa waxaa la sheegay inay ka mid yihiin horjoogayaasha maleeshiyaadka labada dhinac, iyadoo ay jiraan dad badan oo rayid ah oo ay ku habsadeen madaafiicdii la is waydaarsanayey kuwaasi oo ugu tagey guryahoodii. Guri ku yaalk agagaarka No 4 oo uu ku habsadey madfac ayaa waxaa ku dhintey ugu yaraan 3 qof, iyadoo dad kalena ay ku dhaawacmeen, sidoo kale meelaha madaafiicdu ku habsatey ayaa waxaa ka mid ah xafiis Telefishinka Al-Jazeera uu ku lahaa magalada Muqdisho oo madfac uu ku habsadey, inkastoo aysan jirin cid si rasmi ah war uga soo saartey cida wax ku noqtey halkaasi. Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladan ka socda Koonfurta magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyada Midowga Maxaakiimta ay gacanta ku dhigeen badi goobihii lagu dagaalamayey oo ay ka mid tahay Isgoyska KM 4, Taleex iyo waliba Hotel Saxafi oo uu iska leeyahay Ganacsade C/rashiid Il-Qayte oo xubin ka ah Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada. Maleeshiyada taabacsan C/shugri oo ka tirsan Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada ayaa la sheegay inay iminka ku sugan yihiin deegaanka Villa Baydhabo, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in Cabdi Shugri iyo C/rashiid Il-Qayte ay iminka ku sugan yihiin xerada Asluubta ee ku yaal wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Dhinaca kale deegaanka Galgalato ee duleedka waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socoda dagaal qaraar oo u dhaxeeya Maleeshiyaad kala taabacsan Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada iyo Midowga Maxaakiimta Islaamig ah ee Muqdisho. Warar dheeraad ah lagama hayo dagaalkan waxaase idiin soo gudin doonaa wararka ku soo kordha dagaalka Galgalato. MM Dhoore SBC Muqdisho.
  3. ^^^ The arta governement in my opinion failed because it got trapped in Mogadishu, and because Abdiqasin was a *** can I put it money driven. The warlords are no longer the power brokers of even Mogadishu let alone Somalia. Latest news, Qaynyare back tracks and says its all bulshit, that he did no such thing as quite..
  4. Qaynyare is funny, he accuses the government is siding with the Courts and Terrorists.. Suudi, Yalaxow belives a minister must have a house, a car and an office. It seems they are working in tandem with Geedi, who did not want to sack them. Anyhow no one can hide the fact, that these men are an obsticle to the TFG, but more so to the people of Mogadishu..
  5. Maxamed Qanyare oo shaaciyay in isaga iyo saaxiibadiisa ay ka baxayaan DFS Mogadishu 24 May. 06 ( Sh.M.Network) Iyadoo maanta ay ku beegnayd waqtigii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay wasiirada ka maqan Baydhabo inay soo galaan magaalada Baydhabo ayaa wararka soo baxaya waxay sheegayaan in Afar wasiir oo ka mid ah wasiirada Muqdisho ku sugan inay is casilayaan. Wasiirada aan wali tagin Mag. Baydhabo Wasiirka amniga qaranka Maxamed Qabnyare Afrax ayaa sheegay in isaga iyo sedex wasiir oo kale inay ku heshiiyeen mudo maalmo laga joogo inay iska casilaan xilka ay ka hayaan DFS oo iminka fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo. Maanta ayay ku beegnayd xiligii loo qabtay ugu dambayn inay Baydhabo ku soo gaaraan wasiirada ka tirsan dowladda ee ka maqan magaalada baydhjabo. Maxamed Qanyare oo maanta war siiyay idaacada VOA-da ayaa cadeeyay inuu iska casilayo xilka uu ka hayo golaha wasiirada raiisul wasaare Geedi iyo madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo uu ku tilmaamay inay yihiin dad aanu doonayn in la soo celiyo amniga magaalada Muqdisho. tixgelinayaan shaqada aanu hayno, magaalada Muqdishana amni kama jiro anaguna waxaan ka shaqaynaynaa arimaha amaanka iyo la dagaalanka argagaxcisada yuu yiri Qanyare. Sadexda wasiir ee kale ayaa ah Cumar Filish, aan Ciise Caalin iyo Muuse Suudi Yalaxow. Shabelle Media Network, Somalia
  6. Four Somalia Government Ministers Resign By Alisha Ryu Mogadishu 24 May 2006 Audio report in English... In a severe blow to efforts to establish a functioning government in the Horn of Africa country of Somalia, four elected ministers, all based in the capital Mogadishu, have announced that they are quitting the government. The minister for national security in Somalia's struggling transitional national government, Mohammed Qanyare Afrah, says he and three other ministers agreed several days ago to withdraw from government, currently located in the provincial town of Baidoa, 240 kilometers west of the capital. Wednesday was the deadline for the ministers to formally join the parliamentary body, which has the backing of the United Nations, but remains largely powerless. Qanyare tells VOA that he is quitting his cabinet post because the government of Prime Minister Mohammed Ali Gedi and President Abdullahi Yusuf are not interested in restoring security in Mogadishu. "They are not considering the job we are doing. Mogadishu has no security. We are working on security to fight terrorism. They are against us because they are siding with the terrorists," he said. The other three disaffected ministers are the minister of religion, Omar Finish, the minister of the disarmament of militias, Botan Ise Alin, and the minister of trade, Muse Sudi Yalahow. Yalahow accused transitional government leaders of being ineffective and lazy. Yalahow says the government does not want to come to Mogadishu because it is happy doing nothing in Baidoa. He says the people of Mogadishu do not need a government that does nothing. Yalahow, Qanyare, and their two colleagues are powerful factional leaders in the capital and senior-ranking members of the newly-formed, 11-member anti-terror group, the Alliance for the Restoration of Peace and Counter-Terrorism. The group's aim, they say, is to rid the country of Muslim extremists, who are attempting to turn Somalia into another Afghanistan. But many Somalis say they believe the real reason why the four factional leaders are pulling out of the government is because they are angry over recent comments made by President Yusuf. President Yusuf accused the United States of funding the anti-terror alliance, adding that Washington should be working with interim government leaders to bring stability to Somalia, not giving money to warlords to chase down terrorists. The alliance flatly denies it is receiving U.S. help. The United States has long viewed Somalia as a potential haven for Islamic militants. But U.S. officials say the United States is not giving direct assistance to the anti-terror group. Somalia's interim government was formed in neighboring Kenya in late 2004, but internal splits have always threatened to scuttle the 14th attempt to restore central rule to the country in 15 years. Source: Voice of America, May 24, 2006
  7. SOOMAL, I must thank you for the effort you put into this wonderful news story. Again my wishes to our new Garad, may Allah protect him and keep him..
  8. Oh well it still continues. Puntland has severed links with Geedi, thats that. The PM intended to use Puntland as an excuse in not dealing with the warlordsof mOgdaishu. He broke the agreement that he signed 8 months ago. Geedi is in a heap of trouble, and the Puntland deal is still on, no matter which clan claims which area and regardless of all the hype on the net. Ayoub, That was funny, well kind of.
  9. ^^^ The contract of works is for four years, with an extention clause. Also the model they are using is the same one as used in Yemen, which is one of the better deals in that part of the world. Bashi, the Yemen oil deal with hunt group a small texan form, has transformed that country, which at that time was in a state of division and war.
  10. ^^^ Bashi, I would say it is the standard price, as for this deal, it is a four year contract to explore. How many other companies would have taken this risk? I for one would take a pragmatic line, if there is substantial wealth in Puntland it is important we tap into it now and not wait for another 30 years. Who knows if the people of the region would even be in such a position?
  11. Wonderful day indeed,congrats to our new Garad. The younger generations are coming through. - I loved this pic of LA
  12. Also Majiyahhan and Dhallan area are places that were formerly marked by previous companies. And I see coming out of Cade's hasty agreements is a wide-ranging failure. The point is not what you wish for, or what you think but what is happening on the ground. 1.Raange not only knows about these former concesions but uses the mappings and the work done previously by these firms, this is an open fact. It has done extensive research highlighting that in the 1980's western firms spent $150 million to explore these areas..It suggests that it will be successfull by replecating what has been achiaved in Yemen. It has on its board a number of officials from the Yemen oil authorities. 2. Raange gives $200,000. a month to the Puntland government and their plans have gone as far as signing a deal with Knoc, the Multinational oil firm from South Korea. There are areas that are ready to drill.. 3. The Puntland government reached a final agreement with the TFG on this issue in November 2005. all this information is available in English and Somali online... Range resources You are looking at this deal from a Somali perspective, Hydrocarbons are no small thing, like building a port or hospital in clan country this is big business and subtsantial amounts of money are involved and it changes everything.
  13. Sakhar some valid points made. Puntland already has an agreement and it is up to Geedi to fullfil it. Paragon, your argument is baseless, no one would take the risk and make the investment Raange has done if there were any legal obsticles in the way. Specially if it was to go against giants like Conoco-Phillips..
  14. ^^ Castro, here is the link to Raange project in Puntland Puntland project You will find all the letters and press releases concerning their activities and results so far...
  15. ^^^ I think you are ill informed.. His [Geedi's] letter dated 2nd of November states that he agrees with the amendements made to the contract of works.. There is an interesting passage that goes..."TFG has trust and full confidance with the Puntland State of Somalia and therefore supports its efforts in enhancing the national economy by materializing the exploration, exploitation and marketing of the countries top soil natural resources in close collaboration with its partners [consort and Raange]" The eggs are on Geedi.. Horseednet link.. if you don't get the right for it, you'd rather run for it! This right is already owned by ConacoPhillips. So you have more knowledge than, Raange resources, and Multinationals like Knoc. The concesions period has elapsed..
  16. May be not alot, but he will surely have alot on Range Resources...and similar companies. I will let you to think of the impacts that would have on Puntland? Paragon, Raange already has the previous letter by Geedi and the President and are keen to work in Puntland, do you think this type of action would disuade them. They already got the go ahead 8 months ago? Castro, I agree with you that the Federal governemnt does rule over the states including Puntland. That this episode is unecessery is also not in question. However the republic is still in a transition period, we are not even in our capital, and Geedi did not leave Puntland with room to manuvour. The timing of his letter and the fact he put it in the public domain, only highlights his disrespect and unsuatability for the post. Puntland has done the right thing to oppose Geedi on this issue.
  17. Paragon, Geedi has already agreed to the Raange deal 8 months ago. So his letter is not only invalid but lacks any reasons to nullify the agreement. Those who are against the deal will be incouraged by Geedi but I dont see how this changes anything other put his sanity into question. It is a done deal he signed up to it.. Geedis nemisis will use this as another reason to get rid of him, there is a motion floiting around for a no confidence vote. The pressure is on Geedi, what leverage does he have over Puntland? None. The Mogadishu war, the ultimatum he gave to the warlords and this, only spells doom for him.
  18. ^^^ Suldanka, s it not because of clan you want to break Somalia apart. Or was it that you are related to the Windsors? Castro, There is no need for concern. The TFG still has my greatest support. This week has been good, the EU financial support, the visit by Minister Benn and the parminets moves to get rid of the warlords. It has been one of the better weeks. On this issue I am with the Puntland adminstration, I belive this oil exploration deal is vital to get us out of the stagnation, we find ourselves in. This PM, has been a problem for me for a while, his handling of the warlords, his many lies have hampered the fragile governments progress. Any added pressure on him to go I welcome. The sooner he goes the better.
  19. ^^^ lol. Mr Secesionist, Unlike the late Tuur I will not abandon my core values, i.e Somaliweyn. The issue is a singular one, Geedi and his idiotic tendencies. We never did forgive him for that Somaliland gaff. Rest assured the TFG and Puntland still see eye to eye on most things.
  20. ^^^ Indeed you are a source of amusement. Puntland is and never will be a republic, we have far too much confidence to leave our beloved Somalia. Puntland is a central player in Somali politics and that shal remain to be the case in the future. Insha Allah. The problem here is Geedi and his incompetence. . He simply is not a competent fellow. Again Puntland will never secede from Somalia. And I hope it [Puntlan] will deal with anyone who stands in the way of our interest..
  21. ^^^ You are tryong to amuse yourself. Good luck with that..
  22. ^^^ I think the joke is on you mate. Puntland pays the TFG and not the other way round. Our small revenues have been a lifeline and no other Somali region does this. Also Puntland is not a small player, we have the sam international standing as our more hyped up brethren in Somaliland. Ethiopia, Djabouti, Yemen and even Kenya have relationship with Puntland unlike for example, Mogadishu, Kismayu or Bay& Bakool. Thus we can recognise or derecognise anyone we like so long as we are in this transitional period. We have broken no laws. I applaud President Cade for standing up for Puntlands interest...
  23. Madaxweyne Yuusuf oo ka jawaabay waraqadii B. Hiiraale kuna war geliyay Posted to the MOL May 21, 2006, 10:11 am Baydhabo:- Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo ayaa waxa ay xaqiijinayaan in madaxweynaha dowladda federaalka Col. C/llaahi Yuusuf Axmed uu ka jawaabay waraaq Ashtako ah oo uu doraad u soo diray wasiirka dib u dhiska Barre Hiiraale taasoo uu ku dalbanayay in laga saaro liiska wasiirada gadoodsan ee Muqdishana dagaalada ka wada, maadaama uu isagu dowladda howlo uga wado magaalada uu maamulo ee Kismaayo. Madaxweynaha ayaa la tilmaamay in waraaqdiisa jawaab celinta ah uu ku sheegay in Barre Hiiraale iyo xldhibaan Yuusuf Mire Maxamuud Seeraar ay lagama maarmaan tahay inay yimaadiin magaalada Baydhabo, gaar ahaana Barre Hiiraale kana hor sheego kulanka golaha wasiirada cabashadiisa, iyadoo wararkii ugu dambeeyey ee aynu ka helnay Kismaayona ay sheegayaan in arrintaasi ay kulamo gooni gooni ah ka leeyihiin mas'uuliyiinta sar sare ee isbaheysiga Dooxadda Jubba. Barre Hiiraale ayaa la tilmaamay in laga yaabo inuu tago magaalada Baydhabo maalmaha soo socda isaga iyo xildhibaan Seeraar oo isna dhowaan ka soo laabtay Baydhabo waxayna arrintani ku soo beegmeysaa xilli madaxweyne C/llaahi Yuusuf sheegay in go'aanka wasiirada loo yeeray ee ka maqan kulamada golaha wasiirada ay u taalo ra'iisal wasaare Geeddi. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntland, Somaliya~ Mudugonline.com
  24. ^^^ You seem to be lost. Puntland is part of the federal republic, but as we are in atransition it has to look out for its interest.
  25. Gen.Cade Muuse wuxuu ku tilmaamey qoraalka Cali Max’ed Geedi in uu yahay mid aan ka turjumeyn siyaasada ama afka DFKMG ah balse uu yahay mid ku kooban xafiiska Ra’islawasaare Cali Max’ed Geedi. Qoraalkan ayaa waxaa lagu cadeeyey in Dawlad Goboleedka Puntland ay horey u haysatey qoraalo muujinya inay ka faa’ideysato khayraadkeedka dabiiciga, kuwaasi oo uu soo saarey Prof.Geedi, isla markaana hadalkan iminka ka soo baxay Geedi uu yahay mid is burinaya, taasi oo ah la yaab 8 bilood ka dib ku yimid Ra’islawasaaere Geedi. Qoraalkan maanta ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Dowlada Puntland wuxuu sheegayaa in uu jirey wargalin ay Dawlad Goboleedka Puntland ku wargalisey DFKMG ah inay bilaabayso soo saarista shidaalka iyo Gaaska, isla markaana heshiisyadii Dawladii hore ay yihiin kuwa xiligan jiritraankoodii dhamaadey, sidaasi darteed ay Puntland sharciyan xad u leedahay inay soo saarto shidaalkeeda.