General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^lol..Though Cade is going towards the front line which is Bandiradlay and Galinsoor. A/Qaybdeed was also away in Baidoa, so dont get too excited..
  2. ^^^A/Qaybdeed is in Bay and on his way, as for Puntland troops I agree with you they were there at the asking of the locals, but who asked the boys from Guriceel and Cadaado to come and attack A/Qaybdeed? Saxib, why bring the President into it? It is the clan courts who are attacking Galkacyu and paying some clans to set up courts in order to destroy the state. PL supports Yusuf, but he has his own troops in Baidoa and they will no doubt take him to Mogadishu..
  3. ^^^The troops of Puntland are ready to defend their homeland from the agressive ignorant thugs who want to conquor it. The clan courts need worry themselves, Puntland needs this war as it will unite the people. The clan courts of Mogadishu will face justice not just at the hands of Puntland but the majority of people who live in the South. You can not change shirts when it suits you, you cant put under the carpet the years of occupation under, drugs and charcoal trade, they will face justice sooner than later.
  4. ^^^Saxib we have been independent for a long time, we built our cities from scratch. Also Puntland is a clan state no shame in that what so ever. However unlike the clan courts it does not pretend nor cloaks itself in the sacred religion. Duuliye, your clan courts have taken us back to the dark day, but this time we are all well armed and organised and have outside support. So do you suppose we will watch your boys attack us? No this will speed up the war, we all wanted to avoid. A war much worse than the one before..
  5. government and seized a town near the semi-autonomous northern Puntland region, the Islamists said on Sunday.not even in our gates... No one will capture Puntland or even Galkacyu. The clan courts have not even faced 10% of our forces. Hence the quite at the news. Soon the Xaran-Kunax of Mogadishu will face justice for the crimes against humanity they have comited...
  6. ^^^The clan courts will lose, theirs is a war for pilage and blunder and Puntland dear Uthman is the largest single region in Somalia. It is not an area for squeezing. Anyhow the news is not so good for the courts, they are unable to attack Baidoa so want to try Galkacyu, but alas Galkacyu is even more tricky and Cade Muse has played his hand well. He did not take the clan courts lightly. The idea that your clan courts will rule Puntland is the joke of the century considering they are not even near the state...
  7. Garoowe: Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay weerarkii maxkamaduhu soo qaadeen. Axad, November 12, 2006 Garoowe(AllPuntland)- Baarlamaanka Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal ay ku dhaleecaynayaan duullaan maxkamaduhu kusoo qaadeen gobolka Mudug. Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo ku saxiixnaa qoraalkan ayaa sheegay in duullaankan ay soo qaadeen beelo isi soo bahaystay oo ka yimid koonfurta Soomaaliya. Baarlamaanku waxay beesha caalamka ugu baaqeen inay isha ku hayaan waxa ay ku tilmaaneen gardarada maxkamadaha. Waxaa qoraalka ku xusnayd in dawlad goboleedka Puntland ay ku caan baxday nabad jacayl, hase ahatee iminka ay muuqato in duullaan lagu soo yahay. Baarlamaanku waxay shacabka Puntland ugu baaqeen difaac iyo inay maamulkooda kala shaqeeyaan arimaha ammaanka . Maxkamadaha waxaa naf ahaantooda loogu baaqay inay dib ugu laabtaan deegaannadii ay weerarada kusoo qaadeen. Waa baaqii ugu horeeyay ee baarlamaanku ay soo saaraan tan iyo markii ay soo badatay hadal haynta ah in maxkamaduhu isku aruursanayaan gobolka Mudug. CCC Faray
  8. This is the clan court mouth piece Shabbele latest.... MG Puntland oo sheegay in uu dib u qabsaday deegaanadii laga qabsay Mogadishu 12, Nov.06 ( Sh.M.Network) Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qaaday, ayna iska difaaceen, iyadoo madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse iyo ciidamo fara badan ay soo gaareen magaalada Galkacyo. Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Puntland oo ragga wararka fidiya la hadlay ayaa waxa uu ku eedeeyay maxkamadaha islaamka Somalia in ay soo weerareen meelo ay joogeen ciidamadooda, deetana ay iska difaaceen, dibna ay u qabsadeen deegaanadii laga qabsaday. Dhinaca kale banaanbaxyo iyo abaabulo ayaa waxa ay ka jiraan magaalooyinka Garoowe, Boosaaso iyo Galkacyo oo lagu doonayo sidii la isaga difaaci lahaa maxkamadaha islaamka, Hadal heynta ugu weyn ee gobolka Puntland ayaa waxa uu noqday xiisadaha dagaal ee ka oogan gobolka Mudug iyo dhaq dhaqaaqa ciidamada maxkamadaha islaamka ee ku sii siqaya magaalada Galkacayo Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
  9. lol. Barre Hiiraale nor Faratag are dead. Dont get excited when you are losing the war, rememebr Aydeed, he too went to Buuale and Gedo and Galkacyu and he lost. Today dont lose the little peace you have in Mogadishu chasing after phantoms in Mudug.
  10. ^^^The massacre of Galkacyu was led by Aydeed but every clan courts millitia took part. The clans of Mogadishu were united in their agression towards the people they cleansed from Mogadishu. That project is history, today xasan dahir want to controle Galkacyu using the pretext of clan court Al-Furgan, but Puntland knows his designs are much grander and we say NO. You Xasan Dahir can stay in your area, but are not welcomed in Galkacyu Puntland. Also, Puntland's relation with any nation including Ethiopia is none of your business, we are an autonomous state and take orders from no one but the TFG, nor would we attack you because you have CIA spies and Eritrean lackeys in your midst. Galkacyu our southern jewl is a no go zone for clan courts, be prepared for war. Also, Idamaale is no worse than Goobjoog,Dayniile, Shabbele it is a propoganda tool to motivate the people against the Clan courts and their Oromo, Eritrean Al Qaida fighters.
  11. ^^^The first time I have seen the Mogadishu media treding and choosing their words carefully. Puntland will defend itself from the clan courts.. The clan courts embarked on a major offensive today and are still holed up in Bandiradlay.
  12. ^^^ Well said, they dont undertsand the gravity of the situation.. Equating Puntland for the warlords of Mogadishu will only speed up a major clan war...
  13. ^^^lol. Even in Mogadishu the warlords were defeated by armed kinsmen, who gained the support of their clan. Sharif Ahmed for Dheere, Cagawayne for Qaybdeed, Janagow for Qaynayre and So on. Here the battle is between Al-Furqan and A/Qaybdeed, but the fact they want to capture Galkacyu is brining the clans of North Mudug into the equation. No one from Galkacyu will welcome troops from Cadaado, Guriceel and Mogadishu to their city. Juje, you can hold me to it. The clan courts have lost Puntland sympathy..
  14. ^^^No, when did it become part of Mogadishu?
  15. .......Dear Duuliye the propoganda war has also begun on the other side as well.....Here is Puntland's very own tabload.... Ciidmadii Daacada u ahaa Cabdi Cawaale Qaybdiid ayaa markale degaanka bandiiradleey Gacanta ku dhigay, iyaga oo 18 tikniko ahna ka qabsay Maleeshiyaadka Maxaakimiinta iyo Maxaabiis lagu sheegay inay kor u dhaafeen 80 oo u badnaa Dadka loo yaqaano Oromada. Maleeshiyaadkaan Maxaakimiinta ayaa saaka lagu sheegay inuu hogaaminaayay ninka lagu magacaabo Aadan Xaashi Cayroow, waxaana warar aan lahubin o kala duwan ay sheegayaan in ay Gacanta ku dhigeen Ciidankii Cabdi Cawaale Qaybdiid Mr Cayroow, marna waxaa la sheegayaa in uu dhaawac ku noqday dagaalkii saaka. Saraakiisha aaga hore ee dagaalka hogaaminaysa oo aan goordhawayd khatka taleefoonka kula xiriirnay ayaa inoo sheegay in dagaalkaanu uu ahaa mid laga soo abaabulay magaalada Muqdisho, iyada oo ay maleeshiyaadka maxaakimiintu ay dagaalkaan ku soo galeen 150 gaadiidka loo yaqaano tiknikada. Maleeshiyaadka maxaakimiinta ayaa la sheegay inay kala firxadeen oo ay jaanta rogteen, waxaana saraakiishaan Jiida hore ee Ciidanka Cabdi Cawaale Qaybdiid Hogaaminaysa ay inoo sheegeen inaysan ka hari doonaan ilaa iyo inta ay soo xabaalayaan godadka ay ka soo dulaan iyo ilaa iyo Gobolka Hiiraan. Dagaalka saaka dhacay ayay saraakiishaani noogu macneeyeen in uu u jeedadiisu ahaa Gobolada Koonfurta soomaaliya oo roob badani ka da’ay, iyada oo aan cid duulaan iyo dagaal qaadi kartaa aysan jirin ayay Midowga Maxaakimiintu waxay go’aansadeen in dhinacaan aan roobku ka di’in oo aan dhooblayda ahayn ay weerar duulaan ah ku qaadaan si ay gacantooda u gasho. Idamaale News
  16. ^^^^That was yesterday before the clan courts tried to attack Galkacyu, I tell you the war is between the clan courts of Mogadishu and Puntland State. They [clan courts] were only ever against the TFG because its head is from Puntland. A classic clan war has begun and forget Ethiopia, you can not even capture Galkacyu with 5 months in Galinsoor.. Now Duuliye the people are awakened to this and you will get less support from within the state, this is sad but they fell for it.
  17. ^^^lol. History has proven that Puntland can only be destroyed from within, but no outside entity has a chance. They have already lost as they have no sympathy from the clans of the state.
  18. ^^^That was yesterdays news. Bandiradley is in play and up to 30 injured have been rushed to Guriceel which is the town of IndaCade and Co. Duuliye say goodbuy to the dream of setting up clan courts in Puntland. This is a clan war, Mogadishu Vs Puntland so no more pretences old boy.
  19. This from a clan courts mouth piece... WASIIRKA WARFAAFINTA PUNLAND “Shacabka reer Puntland waa in ay u is taagaan difaaca dalkooda iyo deegaankooda” Galkacyo Wasiirka Warfaafinta maamul gobolleedka Puntland Maxamuud C/raxmaan Bangax ayaa warfidiyeenka u sheegay in deegaanka Bandiiradleey ay ku sugnaayeen ciidamadooda oo difaac ahaan halkaas u joogay, ayna soo weerareen dad sheeganaya Maxkamadaha Islaamiga waa siduu hadalka u dhigayee. “Waxay doonayaan in ay qabsadaan deegaannada Puntland” ayuu yiri Bangax oo dhinaca kale ugu baaqay dadweynaha reer Puntland in ay qaataan hubkooda isla markaana ay u istaagaan buu yiri sidii ay isaga difaaci lahaayeen dad ka soo duulay Muqdisho “Waxaan doonaynaa in ay la socdaan dadweynaha reer Puntland daandaasiga dagaal ee lagu soo qaaday ee looga gol leeyahay in lagu wiiqo nabadda iyo horumarka ka jirta Puntlan, waana in xaaladaha soo kordhay la socdaan Shacabka reer Puntland una is taagaan difaaca dalkooda iyo deegaankooda” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland. Dagaalka ayaa u muuqanaya mid sii xoogeysanaya, waxaana ka socda deegaanna Gobolka Mudug dhaqdhaqaaqyo ciidan iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in ciidamo badan oo maamul gobolleedka Puntland ah oo ay wehliyaan kuwa Itoobiyaanka la sheegay in la soo dhoobay afafka hore ee deegaanka Galkacyo oo ay difaac adag kaga jiraan, waxaana jirataanka warkaas goobjoog.net u xaqiijiyay dad ka madax bannaan labada dhinac ee ku sugan Galkacyo. Dhinaca kale wararka ayaa intaa ku daraya dagaaladii saakay ka dhacay Bandiiradleey ay ku dhinteen labada dhinac dad gaaraya 20-ruux, halka dhaawacana lagu sheegay ku dhowaan 28-ruux oo 15-ka mid ah la dhigay isbitaalka magaalada Galkacyo, halka dhaawac kalena la dhigay Isbitaalka Istarliin ee deegaanka Guraceel. Abdikarim Ibrahim Adan (Ampacalin) E-mail: webmaster@goobjoog.net
  20. Puntland: Mudaharaadyo aad u ballaran oo ka dhacaya gobolada Puntland. Axad, November 12, 2006 Puntland (AllPuntland)- Dibadbaxyo aad u ballaran ayaa waxa uu ka soconayaa gobolada Mudug iyo Nugaal, kaasoo looga soo hor jeedo maxkamadaha magaalada Muqdisho. Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka dhacay mudaharaad aad u ballaaran oo dadka loogu baaqayo in ay ka qayb qaataan difaaca gobolada Puntland. Mudaharaadkani ka dhacay magaalada Garoowe ayaa waxaa dadkii ka soo qayb galay ka muuqanaysay xamaasad aad u ballaran iyaga oo dhagax tuurayay goobaha ay dadku isugu yimaadaan ee lagu qaxweeyo. Dadkani ayaa waxa ay ugu baaqeen maamulka Puntland iyo shacabka ku dhaqan gobolada Puntland in ay ka qayb qaataan difaaca gobolada. Sidoo kale magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka soconayo mudaharaad aad u ballaaran oo lagu dhaleecaynayo duulaanka maxkamadaha magaalada Muqdisho, iyada oo Puntland loogu baaqayo in ay adkayso difaaca gobolada Puntland. Dibad baxyadani ayaa waxa ay ku soo aadayaan iyada oo gobolada Galgaduud haatan uu ka soconayo dagaal aad u kharaar oo ay isaga hor imaanayaan Ciidamada Koonfurta Mudug oo ay iskaashanayaan kuwa Puntland iyo ciidamada Maxkamadaha. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  21. ^^^ the first time the clan courts take a step back is against Puntland. Even Shabbele is reporting it.. Anyhow like I said Puntland begins in North Galkacyu, so who's moving?
  22. ^^^Uthman, Galinsoor is in Galgaduud, and Banderadlay is 65 km from Galkacyu which is the beginning of Puntland. Dear I say you have a long way to go fighting in clan court country.. This war was needed to get the people behind the admin, many thanks IndaCade, Jacaybaro, you need to undertsand Puntland is going no where.. Puntland troops only gave support and did not fight in this battle, it was a local battele, but we will fight if they try to move closer.
  23. Warbixin kale oo faah faahsan dagaaladii saakay ka dhacay deegaanada bandiilarlay ee gobalka mudug Posted to the MOL November 12, 2006, 9:21 am Gaalkacyo:- Sida uu ku soo waramayo wariyaha Mudugonline ee Puntland Maxamed C/qaadir Khalaf waxaa ka dib daqaal qaraar oo saaka ka bilowday deegaanka Bandiiradley oo u udhexeeyay ciidamada Cabdi Qaybdiid iyo kuwa Maxaakiimta uu hada dagaalkaasi u xuub siibtay mid u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Maxaakiimta oo isu badalay dagaal furan. Ciidamada Puntland ayaa dagaal qaraar kadib gadaal u riixay maleeshiyada Maxaakiimta muqdishu iyadoo laga qabsaday gawaari dagaal maleeshiyada maxakiimta. Dagaalka ayaa wallow hada uu qaboobay wali la sii la maqlayaa dhawaaqa madaafiicda iyadoo labada qoloba guulo sheeganayaan. Dhanka kale warar aan ka helayno ilo madax banaan ayaa xaqiijinaya in dhimasho aan la shaacin tiradooda iyo dhaawac 20 nin ka badan oo ka mida maleeshiyada Maxkamadaha Muqdishu la geeyay Degmada Cadaado sidoo kale waxaa magaalada Galkacyo ka socda diyaar garow aad u xoogan oo ay samaynayaan ciidamada Daraawiishta iyadoo la arkayay Gawaari dagaal oo ku sii qulqulaysa aaga dagaalka. Waxaa saacado ka hor soo gaaray Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse oo horkacaya ciidamo kale oo fara badan kuna hubaysan hub culus oo tekniko ah kuwaas oo iyana la filayo inay u sii gudbaan dhinaca tuulada Bandiiradley ee dagaalku ka socdo. Mar aan la xariinay ila goob joogayaal ah oo ku sugan deegaanka Bandiiradley ayaa waxaa naloo xaqiijiyay inay wali daafaha magaalada isku dhaafsanayaan labada ciidan Madaafiic aan kala go’ lahayn. Goob joogayaashaan ayaa waxay kaloo noo sheegeen in markii hore ciidmada Maxaakiimtu ay ka awood roonaadeen ciidamada Cabdi Qaybdiid balse markii dambe ay gurmad usameeyeen Ciidamada Puntland halkaasna uu ka qarxay dagaal balaaran dibna loo riixay maleeshiyada maxkamadaha wallow aysan wali tuulada Bandiiradley cidna si toosa gacanta ugu hayn oo daafaheeda dagaalku ka socdo. Maxamed C/qaadir Khalaf Gaalkacyo, Puntland, Somaliya