
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
MUQDISHO: Maxkamadaha Islaamiga ah oo ogolaaday inay wadahadallo la qaataan Dowladda Federaalka Somalia Posted to the Web Nov 14, 08:30 Muqdisho (PP) - Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa daboolka ka qaadaya in Maxkamadaha islaamiga ah a ogolaadeen inay wadahadallo la qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Maxkamadaha oo ku xiray shirkii ka dhacay dalka Sudan ee ay ku kulameen iyaga iyo Dowladda Federaalka shuruudo adag ayaa wuxuu yimid ogolaashadoodaan kulammo ay la qaateen Madax ka socotay IGAD. Kulanka Madaxda IGAD iyo Maxkamadaha oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayay ku shaaciyeen madaxda Maxkamaduhu inay ogolaadeen inay kulammo la qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulankan lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti. "Waxaan qaadanay go'aanka ah inaan la hadalno dowladda federaalka Soomaaliya, waayo kulammada aan la qaadannay Madaxda IGAD ee halkaan noogu yimid ayaa ka dhigay inaan ogolaanno kulankaan" ayuu yiri C/raxmaan Jinaqoow oo ah ku xigeenka Golaha Shuurada ee Maxkamadaha. Maxkamadaha ayaa dhanka kale, waxay sheegeen in kulanka ay la qaadanayaan Dowladda uu noqon doono mid ay heshiis dhab ah kula gaaraan, waxaana ay sheegeen madaxda Maxkamaduhu inay doonayaan in uu dhammaado dhibaatada ka dhex jirta iyaga iyo Dowladda. Dowladda ayaan weli wax hadal ah ka soo saarin go'aankaan ay sida dhaqsada badan ku gaareen Maxkamadaha markii ay la kulmeen IGAD, waxaase lagu wadaa inay dhawaan ka soo saaraan go'aan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu Dubai - Imaaraadka Carabta E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
^^^Juje, I am suprised, you thought Puntland was the same as the warlords in Mogadishu? My boy dont get it twisted the land is vast and the clans are well armed, today 3000 or more troops are in South Mudug, and some have already arrived in Benderadla. Peace is goof for everyone, if the Clan courts want peace they need to stop the delusions. Aydeed before them failed in Mudug and Bay, they are heading for the same story.
-
^^^Saxib, first you could have shortened the whole article into a few lines. You speak of the people and the admin of Puntland as seperate entities. Are the people in SOL part of the admin or the masses? Every one from the state and the clan is up for the defence of the state againt the clan courts. The courts clan millitia if they could would have attacked Galkacyu as they had no qualms of attacking Kismayu, Buaale and even Benderadlay, which is 75km from Galkacyu. They would have attacked Baidoa as they had done in Bur-Hakabo. Why not Galkacyu and Baidoa? because they are facing a well armed armies in both sides. The lying Clan courts of LCC are facing a dilema, an all out war in South Mudug/Galgaduud and Bay/Lower Shabbele would dispel the myth of power they have built up for the past four months. Hence the rush to open negotiations with the TFG and the acceptance of IGAD mediation.. Also Red Sea, Puntland is strong as ever, its people support it.
-
Galkacyo: Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Gaaray Waqooyiga Bandiiradley... Waraka naga soogaaraya aaga dagaalka ee jiidda hore ayaa sheegaya in ay gaareen cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland waqooyiga Bandiiradley halkaasi oo ay Axadii ka dheceen dagaalo aan sidaas u sii xoogbadnayn. Taliye Ciidamada Daraawiishta Aagaga Mudug Maxamud Muuse Ilka Dheere oo saxaafada kula hadlayay aaga dagaalka ee waqooyiga Bandiiradley ayaa sheegay in ay Puntland is difaaci doonto islamarkaana aysan cidna weerar ku ahayn balse haddii lagu soo gar******o ay xoog isku difaaci doonto, taliyaha ayaa intaa ku daray in wixii halkaas hada ka dib ka dhaca ay eeda dagala iyo dhibta qaadan doonto cidii ku soo duusha dhulka aanu gacanta ku ahyno ee nabad ah islamarkaana la isaga daba xisaabtami dono oo aan nina loogu aaba yeelayn. Xoogaga Ciidanka Daraawiishta oo wata baabuurta gaashaaman ee dagaalka ayaa gaaray aaga hore ee dagaalka gaar ahaan waqooyiga Bandiiradley sida ay nagu soo gaarayaan wararkii ugu danbeeyay ee hada aagga soo gaaraya bandiiradley iyo aaga dagaalka. Ciidanka Daraawiishta ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen waqooyiga Bandiiradley, warka ayaa intaa ku daraya in ay halkasi isaga baxeen cidamadii maxaakiimta ee shalay gacanta ku dhigtay Bandiiradley kadib markii ay arkeen xoogaga ku soo fooleh oo aysan u babacdhigi karin, waa sida warku u dhigay'e. Kabixida maxaakiimta ee bandiiradley ayaa timid ka gadaal xooga iyo quwada ciidanka puntland ee ku sii siqaya Bandiiradley hadana gacanta ku haya waqooyiga Bandiiradley oo dhan iyaga oo sheegay in ay halkaasi u tageen sidii ay uga sifayn lahaayeen Bandiiradley wax ay ku tilmaameen burcad dhulbalaarsi wada oo aan loo dulqaadan doonin waa sida ay hadalka u dhigeene. Warku waxa uu intaa ku darayaa in ay hada ka jiraan aaga hore ee dagaalka cabsi dagaal oo laga cabsi qabo in ay fooda isdaraan ciidamada maxaakiimta iyo kuwa puntland oo aan sidaa u kala fogayn dadbadan ayaa ka qaxaya guryahooda ee ku kala yaala galinsoor, cadaado, Bandiiradley oo intuba ah bartilmaameed dagaal caawa. Xaalka ayaan lasaadaalin karin iyo sida ay wax noqondoonaan balse waxaa la ogaan doona warka oo dhan marka ay wax dhacaan cida ku adkaada gacan ku ahynta dhulka dagaalku uu ka taagan. Xoogaga Ciidanka Daraawishta puntland ayaa sheegay in ay awood u leeyihiin in ay dhulkooda difaacdaan xaqna ay tahay in ay is difaacaan hadii lagu soo duulo iyaga oo aan nina u aabayeelayn. Siqida ciidnanka Daraaiishta ee waqooyiga Bandiiradley ayaa waxaa ku weheliya Culumo'awdiin iyagu u khudbeeyay ciidanka daraawiishta oo halkaasi u tagay sidii ay ciidanka ula qaybsan lahaayeen difaacida dalka isla markaana ay utsin ama uga dhaadhicin lahaayeen waxa ay diinta islaamku ka qabto difaacida dalkooda. A/rizak koronto, somalitalk.com Garowe Puntland Faafin: SomaliTalk.com | Nov 13, 2006
-
^^^Indeed..
-
^^^I agree but there has been a difference between the President and Police Chief for a while now.
-
^^^Red Sea, why would the clan courts treat these supposed POWS to the ones they killed in Buaale? Maybe the 3000 troops amasing has had some effect on their phsycke?
-
Dagaaladii gobalada dhexe oo aan wax saamayn ah ku yeelan dhaq dhaqaaqi gacanacsi ee Puntland(Goor dhaw sawiro cusub) Last Updated::2006-11-14 13:27:49 Bosaso:-Dagaaladii dhowaan ka dhacay gobalada dhexe ee dalka Somaliya ayaan haba yaraatee wax saamayn ah ku yeelan dhaq dhaqaaqyadii ganacsiga ee dawlad gobaleedka Puntland Magaalada Bosaso oo iyadu ah caasimada ganacsiga ee dawlad gobaleedk Puntland halkas oo ay ku taal dekada wayn ee iyadu ah hal bawlaha dhaqaalaha Puntland ayaa waxaa iminka ku xiran maraakib iyo doonyo la ciiraya shixnadaha ganacsi ee ay ka soo daabuleen dalalka ay kamid yihiin Imaratka Carabta,Yemen ,Cumaan. Doonayhan ayaa waxaa laga dejinayaa bagaash fara badan sida Bur ,Saliid, Sonkor iyo badeecoyin kale oo fara badan Dad fara badan oo dan yar ah ayaa xamaali ahaan uga shaqaysanaya maraakibtan iyo doon yahan baaburta loo yaqaan isjiidka ayaa dabadeed u daabulaya bagaashkan bakhaarada magaalada Bosaso halka baaburta candhamaydlaha loo yaqaan ay u sii daabulayaan ilaa Kilinka Shanad ee Etoobiya Waxaa dadku ay si wayn ula dhac san yihiin xasiloonida buuxda ee Eebe ku manaystay degaanadooda taas oo horseeday in dhaq dhaqaaqyada ganacisga ay balaartaan islamarkana ay xasiloonidani soo jiidato in dadka Somaliyed ee ku sugan dibadaha ay Puntland ka dhigtaan meesha ay dhaqaalohoda ay ku soo rafaadeen ku aaminaan 'iyada oo haba yaraate aan Somalida loo kala soocin Waxaa ay dadka reer Puntland si wayn uga soo horjeedan wax kasta oo khal khal gelinay xasiloonidan iyo degaanan shahan isla markana abuuri kari barakac iyo cadaawad hor leh oo kala gasha Shacabka Somaliyed ee iyagu isu talaabayay 15-kii sano ee la soo dhaafay Waxaa dadka reer Puntland ay si wayn ugu kal soon yihiin in ciidamada Puntland ay jawaab adag ka qaadi doonan cidkata oo ku soo xadgudubta degaanada Puntland Suuqdyada Ganacsi ee Bosaso Suuqyadii ganaciga ee Bosaso ayaa camiran waxaana ka socda dhadhaaq ganacsi oo lixaadleh Ganacsatada ayaa mid kasta waxa uu ku dadaalaya inuu ku soo bandhigo suuqa alaabo ka yara jaban kana tayo fiican asxaabta kale ee uu ka dhexeeyo beratanka ganacsi . Waxaa jira roobab lixaadleh oo ka da'ay degaanada ku dhaw magaalada Bosaso . Degaanadas oo leh naq badan ayaa waxaa in dhahaaga soo jiidanaya geedaha cagaarka ah iyo biyo xareeda ah ee dhex qul qulaya . Faysal wakaalad Wakaalad@horseednet.com HorseedNet.com
-
Galkacyo: 14-11-06 {Allmudug.com} Jawiga Magaalada Galkacyo oo Degan iyo Ciidanka Daraawiishta oo Dhoolotus ku sameeyey xeryaha ku yaal magalaada gaalkacyo. Dhaq Dhaqaaqyo aad u badan ayaa ka jira Gobolka mudug iyadoo manta ay dagan tahay xiisadihii ka taagnaa Gobolka mudug wallo ay jiraan Ciidamada Daraawiishta ee ku xaraysan xeryaha ku yaal Gudaha Magalaada galkacyo ay dhoolo tus weyn ku sameenayeen halkaas iyadoo uu tabar barkii u dhamadaay maal mihii la soo dhaafay ee ay ku soo gaba gabeeyeen tabar u soconayey bilahaan Ciidamada Daraawiishta ee Dowladda Goboleedka Puntland ee ku sugan Magalada Galkacyo. Jawiga Magalada Galkacyo ayaa dagan kadib markii Qaar kamida Ciidamada Daraawiishta Puntland la geeyeey Jiida hore ee Bandiiradley iyagoo ku hubeysan Gawaarida Gaashaaman iyo hubka noocyadiisa kala duwan halkaas oo ay ku sugayaan amaanka Gobolka Muduga iyo wixii dhaq dhaqaaqyo ka wada Gobolka mudug. Si kastaba ha ahatee waxaa ay dadku indhaha ku hayaan dagaal Qaraar oo ka bilowda Bandiiradley iyadoo ay labada dhinac ee is hor fadhiyaa isku diyaarinayaan in ay dagaal isku qadaan maan damaama midowga maxakaiimta ay soo qaadeen Dagaal Gaadmaa ayaa hadana waxa ay ku jiraan sidii ay isku difaaci lahaayeen weerarka ay ku soo hayaan ciidamada Puntland ee ku sugan jiida hore ee bandiiradley.. Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyoyinka midowga maxakiimta ay dal badeen ciidamo gurmada oo difaaca la gala kana yimaado jowhar iyo muqdisho wallow ay wararku sheegayaan in ay soo baxeen ciidamadaas balse Waxaa iyagana car cartooda qaba oo dagaal diyaar u soo noqday ciidamada Puntland oo haatan iyagu u soo diyaar garoobey in aysan mar naba joojin in ay dagaal ku qadaan Maleeshiyooyinka Maxaakiimta. Isku soo wada duuboo Jawiga Magalada Galkacyo ayaa haatan dagan iyadoo ay dadka ku nool magalada galkacyo sameenayeen maal mihii la soo dhaafay baanan baxyo farabadan balse haatan ay u muuqato in jawigeedu is badal kuna soo laabatan sideedii hore.
-
maleeyshiyadii maxkamadaha ee soo gaaray deegaanada bandiiradlay ayaa dib uga laabtay kadib markii ay arkeen ciidamo xoogan oo maamulka puntland keenay meel ku dhaw aaga ay fadhiyeen Posted to the MOL November 14, 2006, 6:51 am Gaalkacyo:- Wararka ka imaanaya degmada Bandiiradleey, ayaa sheegaya in ciidamadii maxkamadaha ee dhawaan qabsaday deegaankaasi ay shalay galab dib uga soo baxeen, iyagoo u kicitimay dhinaca degmada Cadaado oo ay awal saldhigyo ku lahaayeen aritnaan ayaa waxay ka danbaysay ka dib markii maamulka Puntland uu cudud milatari soo dhoobay deegaanada ku dhaw meesha ay Maxkamadahu fadhiyeen. Ciidamada Maxkamadaha, ayaa la sheegay in ay gawaaridoodii dagaalka dib ugu soo celiyeen deegaanada Galinsoor iyo Cadaado oo ay markii hore weerarka ka soo qaadeen. Dhinaca kale waxaa shalay galab soo gaaray Magalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Ciidamo iyo Tagniko uu wato Col: Cabdi qaybdiid oo ciidamo uu lahaa ay isniintii dagaal gaadmo ah la galeen Maxkadaha oo ay ka qabsadeen gawaari dagaal. Ciidamada Col. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, ayaa la sheegay in ayagoo ku hubeysan gaadiid dagaal oo farabadan ay shalay galab soo galeen dhinac koonfureed ee magalada galkacyo. Wali waxaa ka jira cabsi dagaal oo weyn degaanka Bandiiradley iyo Galinsoor iyadoo dadka deegaankaas laga soo sheegayo dhibaatooyin badan oo ku yimid ka dib markii ay ka qaxeen deegaankoodii oo ay soo weerareen Maxkamadaha Muqdishu. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntand, Somaliya Mudugonline.com
-
He was appointed by President Cade and has been removed no big deal..
-
^^^lol. Somalipride head the nail on the head, the faction that murdered four injured prsioners in Buaale has done such a thing? There were no prisoners taken from the state, the troops who fought were Qaybdeeds and even they did not lose that many men. Puntland troops are in BANDIRADLAY RIGHT NOW..
-
Red Sea, its good for once you act wisely. Xox-Ogaal, it is the man and the wepon. The warlords of Mogadishu's wepons seems to have been display objects..
-
^^No bravado saxib, its a difficult time, we seem to be in a time of war again and there is no need to over analyze anything. Its a clan war between two of the most armed clans in Somalia.
-
DHAQ-DHAQAAQ CIIDAN OO KA JIRA BAYDHABO (C/laahi Yuusuf oo caawa deynuunaay ku hoyday) Madaxweyne Yusuf War deg deg ah oo caawa naga soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta dowlada KMG ayaa sheegaya in halkaasi uu ka jiro dhaq dhaqaaq ciidan isla markaana heegan buuxa la galiyay Ciidamada dowlada KMG iyo kuwa Itoobiyaanka. Waxay wararku intaa ku darayaan in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu caawa daqiiqada ka hor soo gaaray deegaanka Deynuunaay oo ah aaga hore oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada ka amar qaata iyo kuwa Maxkamadaha islaamiga, arintan ayaa lala xiriirinayaa inay jiraan culays ay ciidamada dowladu ku saarayaan kuwa maxaakiimta si aanay dhaq dhaqaaq ciidan uga dhicin gobollada Bay iyo Bakool. Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga iyo kuwa dowladda oo ay wehliyaan ciidamo ka socda xukuumadda Itoobiya ayaa waxa ay isu jiraan wax ka yar 15km, waxaana cabsi weyn laga qabaa in labada dhinac uu si kadis ah dagaal uga dhex qarxo, xilli ay isa soo tarayaan baaqyo ka kala imaanaya caalamka, kaasoo looga dalbanayo in labada dhinac ay wadahadal arrimahooda ku xaliyaan iyadoo baaqii ugu dambeeyay laga soo saaray shir sanadle ah oo ay yeeshaan suxuufiyiinta Carabta kaasoo laga codsaday dowladda KMG iyo Maxkamadaha Islaamiga in arrimahooda ay ku xaliyaan wadahadal, waxaana lagu cambaareeyay daragelinta shisheeyaha ku hayo Soomaaliya. Abdikarim Ibrahim Adan (Ampacilin).
-
Kashafa, you forgot the clan courts, clan built courts that get selective memory when it comes to the illegal actions of their own bad boys, then attack peaceful areas and national government because of clan reasons..
-
President Yusuf meets with elders religious leaders of Bay..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Go figure -
President Yusuf meets with elders religious leaders of Bay..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Go figure, when did you become the official spokesperson for Somaliweyn? The same time the clan courts became warriors of God.. -
President Yusuf meets with elders religious leaders of Bay..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. Everyone is traitor then saxib..The SSDF was fighting Barre just like the USC, SNM and all the other rebel groups. The Tigray were in Somalia fighting the dictator Menghesto... So traitors all round huh. Melez and Aferwarki with their Somali passports must be traitors to their countries as well.. -
Is CUD party the reincarnation of the AMHARA hegemony on old Ethiopia
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
^^^I think the Somali's are only bent on Independence and nothing else. There is also the rebel movements who were created long before the new system or tribals states. Though the problem is more complex than that. Camir, in the Ethiopian charter every region has a right to secede from the union, this is what makes the Amhara pissed, they belive the Tigra has sold out on the idea of a united Ethiopia...