General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Saxib, long ago I told you that the clan courts actions would lead to war. Thus one can not start making excuses for what is happening now. We all know who started this, who brought foreign fighters firts and who even burned down the Somali flag and even attacked Baidoa a week ago. Thus ME, your cries are about being against Yusuf's win and not the suffering of the people. DFKMG ah iyo Maxaakiimta ayaa tageero kal hela wadamo shishiiye sida horay logu sheegay warbxin ay QM soo saartay.
  2. Ciidamada dawlada KMG ah oo ku sii siqaya magaalada Buurhakaba lana wareegay gacanta ku haynta magaalada Baladweyne Posted to the MOL December 24, 2006, 8:05 am Baydhabo:- Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkii ka socday degaanka Daynuunay ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaalku hadda ku sii socda dhinaca Magaalada Buurhakaba ee Gobolka Baay. Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga dawlada KMG ah Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in ciidamada dawladu iminka u jiraan magaalada Buurhakaba wax ka yar 3 km. Dagaalkii u dhaxeeyay Ciidamada Dawlada KMG ah iyo kuwa duulaanka ah ee maliishiyada maxkamadaha ayaa iminka ku fiday gobolo awal nabadi ka jirtay. Maxkamadaha Muqdisho ayaa horey u balan qaaday inay balaarin doonaan dagaalka balantaas oo ay maanta fuliyeen ka dib markii ay dagaalo ka qarxiyeen gobolada Mudug, Galgaduud, Hiiraan, Baay iyo Bakool. Dhinaca kale Ciidamado daacad u ah dawlada KMG ah oo ay hogaaminayaan gudoomiyaashii maamuladdii Jawhar iyo baladweyne ee ay maxkamadaha Muqdisho afgambiyeen ayaa gacanta ku dhigay fariisimadii maxakmadaha ee magaalada Baladweyne. Arintaas ayaa la soo sheegayaa in ay khasaare weyn ka soo gaaray maliisiyada maxkamadaha oo hadda isku urursanaya meel u dhaxaysa magaalada Baladweyne iyo Jawhar. Maleeshiyada maxkamadaha ayaa gacan ka helaya mintidiin shisheeye oo doonaya inay weeraro ku qaadaan dawlada aan deriska nahay ee Itoobiya. Dhinaca kale, Subaxnimaddii saaka ayaa weerar ay maleeshiyada maxkamaduhu ku qaadeen magaalada Bandiiradley kala kulmeen qasaare ba'an iyadoo magaalada bandiiradley oo ay awal dhinac ka joogeen haatan gacantooda ka baxday dagaalkuna wali socda iyadoo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in ciidamada Puntland iyo kuwa koonfurta Mudug ee Cabdi Qaybdiid hogaaminayo wax yar u jiraan degmada Galinsoor oo gobolka Galgaduud oo uu haatan dagaalku ka socdo. Wixii soo kordha dagaalada Somaliya kala soco Mudugonline.com
  3. ^^^The clahses are between Somali camps. Two competing groups fighting for control of the country. Though one camp pretends to be saints.
  4. Dowlada FKMG oo si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay la wareegtay Beledweyne iyo Bandiiradley Last Updated::2006-12-24 15:42:15 Baydhabo:- Warsaxaafadeed qadar yar kahor laga soo saaray Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shaaca looga qaaday in Ciidamada Dowlada Federaalka ay la wareegeen magaalooyinka kala ah Beledweyne (gobalka Hiiraan) iyo Bandiiradley (Gobalka Mudug). Goobahaasi ayey saaka ka dhaceen dagaalo xoogleh oo dhexmaray Ciidamo hoos yimaada DFKMG iyo kuwa Maxaakiimta Islaamiga ah. Dhinaca Bandiiradlay ayuu saaka dagaal xoogleh ka qarxay ayadoo ay halkaasi fooda isku dareen Ciidamada Dowlad Gobaleedka Puntland iyo Maleeshiyooyinka Col.Cabdi Qeybdiid oo isku dhinac ah iyo Maleeshiyooyinka Maxaakiimta Islaamiga ah. Dagaalkaasi ayaa la sheegay in looga awood roonaaday ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah ayadoo gacanta looga dhigay saldhigoodii ku yiilay magaalada Bandiiradley. Afhayeenka Dowladda Federaalka Md. Cabdiraxmaan Diinaari oo maanta shir jaraa'iid ku qabtay xarunta Idaacada DFKMG ee Baydhabo, ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamada taabacsan Dowlada ay la wareegeen magaalooyinka ku yaal gobalada Hiiraan iyo Mudug. Warar aanu ka helayno magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug ayaa sheegaya in wararka laga soo xiganayo illo madax banaan oo ku sugan magaalada Gelinsoor ay sheegayaan in ay halkaasi gaareen ciidamadii Puntland iyo kuwa Col.Cabdi Qeybdiid, halka la sheegayo in ciidamada Maxaakiimta ay hada ku sugan yihiin degmada Cadaado. Dhinaca kale waxaa weli socda dagaala aaga Diinsoor iyo Buur Hakaba. Wararka aanu ka helayno magaalada Buur hakaba ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo qax ay dadku ku barakaceen ayagoo ka fogaanaya dagaalada kusoo siqaya degmadaasi. Jidka Daynuunaay iyo Buur Hakaba iyo dhinaca degmada Diinsoor ee aaga Iidaale ayey weli ka socdaan dagaalo xoogleh. Hussein Farah HorseedNet.com
  5. BAYDHABO: Dowladda Federaalka oo sheegtay inay si rasmi ah ula wareegtay deegaanno badan oo Maxkamaduhu haysteen Posted to the Web Dec 24, 17:04 Baydhabo (PP) - Afhayeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Diinaari ayaa daboolka ka qaaday maanta in Dowladda Federaalka Sooomaaliya ay la wareegtay Degmooyinka Bandiiradley, Baladweyne, Matabaan, Guri-ceel iyo Degmada Buur-hakaba oo ku taalla gobolka Bay. C/raxmaan Diinaari ayaa u sheegay warfidiyeen ku sugan Baydhabo in dowladdu ay kala wareegtay intaas oo magaalo Maxkamadaha Midoobay, isla markaana ay tusayaan saxaafadda, isagoo intaas ku daray inay sii wadayaan dagaalka ay kaga soo horjeedaan Maxkaamdaha. "Maxkaamdaha waxay kaashanayaan kooxo shisheeye ah waxaana u dagaalamaya Eritrean, mana dhacayso inay dowladdu u dulqaadato dhibaatooyinka ay shacabka ku hayaan, waana taas midda keentay inaan kala wareegto degmooyinkaas oo ay ku tageen si khalad ah markii hore" ayuu yiri C/raxmaan Diinaari. Afhayeenka oo shir jaraa'id dhawaan ku sheegay arrimmahaan oo dhan, ayaa u sheegay saxaafadda in dowladdu ay doonayso inay goobahaas oo dhan iyo kuwo kale gacantooda ka bixiso Maxkamadaha Midoobay oo uu sheegay inay jabiyeen heshiiyo ay horay ula gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya. Saakay ayuu dagaal aad u culus oo u dhexeeya ciidammada Dowlad Goboleedka Puntland, Malleeshiyooyinka Cabdi Qaybiid iyo ciidammo Ethiopian iyo kuwa Maxkamadaha Midoobay ayaa saakay ka dillaacay deegaanka Bandiiradley, waxaana la sheegay inay si toos ah ula wareegeen. Sidoo kale saakay ayuu sheegay C/raxmaan Diinaari inay soo weerareen Maxkamadaha ciidammada dowladda oo saldhig ugu yaallay meel ku dhow Degmada Buur-hakaba, balse ay waabiyeen isla markaana ay kala wareegeen gacantooda Degmadaas iyo deegaanno ku xeeran.
  6. The news has been confirmed the clan courts fled Beledweyne and Col. Qaybdeed has taken Bandiradlay.. A major reversal for the courts.
  7. Galinsoor: Dagaalkii Bandiiradleey oo ku siqay degmada Galinsoor. Axad, December 24, 2006 Galinsoor (AllPuntland)- Dagaalkii ka soconayay deegaanka Bandiradleey ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu u siqay dhanka degnada Galinsoor oo ay gaareen malayshiyooyinka maxkamadaha magaalada Muqdisho. Wasiirka maaliyadda ee DGPL Dr, Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dagaalkaasi uu ku suqay dhanka degmada Galinsoor oo haatan uu dagaalku ka socdo. Waxa uu wasiirku sheegay in ciidamada maxkamaduhu ay lahaayeen weerarka soo qaadi taankiisa aysanna ka hari doonin. Ma jirto cid ka socota maxkamadaha oo ka hadashay dagaalkaasi, iyo inta uu la eg yahay khasaraha dhankooda soo gaaray. Degmada Bandiiradleey ayaa haatan dagan, iyada oo ay wali ka muuqdaan xaaladihii dagaalka. Mahad Jama Koronto AllPuntland Related Articles
  8. Taliban...Sir, do you understand what you are asking for? You are asking me to do your homework. Exactly..
  9. ^^^Nayruus, what another media report? Come on saxib what about the evidance the ICU promised the public on Thursday.. As for ina Seed, you are so clever, you got me man.
  10. Bandiiradleey iyo Baladweyn oo saakay dagaal qaraar uu ka qarxay iyada oo dagaalkii ka socday Deynuunaay uu sii xoogeystay Dagaaladan oo ah kuwo aad u qaraar ayaa saakay waxa ay qarxeen laba jiho oo ah Bandiiradleey iyo Baladweyn, waxaana la isu adeegsanayaa hubka noocyadoda kala duwan. Afhayeenka gobalada dhexe ee Maxaakiimta sheikh Maxamed Caga weyne ayaa Somaliweyn u sheegay in Saakay weerar ay ku soo qaadeen Ciidamada Itoobiyaanka ah isla markaana ay haatan dagaalka kula jiraan welina uu soconayo, waxa uuna intaasi raaciyey in marba marka ak dambeysa ku sii siqayaan Dhinaca Magaalada Gaalkacyo waa sida uu yiri Cagaweyne. Sarkaal u hadlay Dhinaca Puntland ayaa waxa uu isagana ku eedeeyey Maxaakiimta Islaamiga ah in ay weerar ku soo qaadeen Fariisamimada Ciidamadooda eek u sugan Aaga Bandiiradleey, waxa uuna sheegay in ay weli yihiin kuwa difaac ah. Dagaalkan ayaa waxaa la tilmaamayaa in uu yahay mid xoog badan waxaana Wararka ka imaanaya goobaha dagaalada ay sheegayaan in uu dhex marayo ciidamada Daraawiishta Puntland oo gacan ka helayo sida la sheegay kuwa Itoobiyaanka ah iyo ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah oo dhinac ah. Dhinaca Baladweyn ayaa Wariye Axmed Caato oo ku sugan Baladweyn waxa uu inoo xaqiijiyey in Saakay dagaal uu ka qarxay gobalka Hiiraan kaas oo u dhaxeeya ciidamada Maxaakiimta islaamig ah iyo kuwo Hogaamiye Kooxeedyadii Muqdisho iyo gobalada laga saaray oo kaashanaya kuwa Itoobiya, waxaan daryanka Madaafiicda laga maqlayaa Magaalada Baladweyn. Dhinaca kale Gobalka Baay gaar ahaan Aaga Deynuunaay ayaa saakay waxaa lagu soo waramayaa in uu dagaal aad u culus uu ka soconayo oo ka xoog badan kuwii hore, waxaana daryanka Madaafiicda goobaha laga maqlayaa deegaanada ku dhaw Aagaga Dagaalka. Salaad Cali Jeelle oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga ayaa saakay Sheegay in dagaalkii dhacay ay qasaaro aad u badan ugu geysteen ciidamada Maxaakiimta islaamig ah, waxa uuna sheegay in wax ka yar Shan KM ay u jiraan Magaalada Buurhakaba. Ma jirto war madax Banaan oo xaqiijin kara Guulaha la kala sheeganayo, waxaana dagaaladan ay rajo beel ku sii ridayaan dadkan Soomaaliyeed oo la il darnaa dhibaatooyinkii horay u soo maray oo ay ugu darsameen Daadad, hadana waxaa u sii dheer Dagaalo iyo deganaansho xumo.
  11. Somalia: Goverment press release - war situation Dec 23.2006 Radio Free Somalia (RFS) Transitional Federal Government of Somali Republic Ministry of Information PRESS RELEASE Friday 22 Dec, 2006 Baidoa Today, Friday 22 Dec, 2006 at about 11:45a.m , Militia forces consisting of Al-shabab Units of the UIC, Eritrean forces , Oromo and Jihadists from Pakistan, Sudan and other foreign countries launched attacks on the forces of the Somali Transitional Federal Government (TFG) based at Dinsor areas , 120km south of Baidoa . After fierce fighting between the two sides in which all types of weapons were exchanged, the government forces defeated the attackers. The fighting of today at the Dinsor front came after the government forces inflicted heavy casualties on the ICU militias in the last two days. According to the Ministry of Defense, more than 60% of their armored vehicles were either burnt or destroyed. At Bur-Hakabo zone, the ICU forces were heavily defeated in their seven attacks against the TFG forces. An ICU militia member taken prisoner this morning at the Dinsor front, named Aden Abdullahi Mohamed, gave detailed information with regards to their capture. He said that all the top officials of their unit were killed in the fighting. He said “No officials remained to command the battle and we therefore surrendered”. He added that “six foreigners have committed suicide fearing being taken prisoner”. The latest information received from the National Military intelligence at Bur-Hakabo Area stated that 500 strong Eritrean unit equipped with artillery and other heavy weapons were reinforced to the arc of Bur-Hakabo zone. The TFG expresses its profound sorrow of the continuing conflict and bloodshed caused by the extremist leadership of the ICU. The TFG, therefore, calls on all Somalis to prevent their youngsters and children in joining this unjust war and any acts of terror. In this regard the Somali Government is sending its deep condolence to the bereaved families of the youth and children who lost their lives during the fighting. The Transitional Federal Government appeals to the international community to stop the influx of foreign terrorists into Somalia who are threatening the stability of both Somalia and the region. Ministry of Information Transitional Federal Government
  12. ^^^Saxib, to be honest I neither have the time not even know what type of link would satisfy you? Are you looking for me to provide any old link on the net, maybe from FOX, BBC, CNN or ALjazeera. or are you looking for me to dig deeper and get some peer assesed academic/journals? My suggestion is that you could do the honour of disproving me, hence saving me allot of time. I have out to you that the insurgency of Iraq is home grown and has nothing to do with global "Jihadist" and what not.
  13. ^^^Saxib, the point stand regardles of what you are. History has shown that after the TFG takes over these areas and liberates the people there will be a reckoning with those who now use force to hold large swathes of the country.
  14. ^^^Taliban, thus you know nothing about what you speak of. Saxib, I said that Iraq's insurgency is made up of the Sunni's correct? Well who made up the army 400,000 strong that was disbanded? a mistake the US admin admits now. These same soldiers went back to their villages and cities which is in the Sunni triangle. This includes the area known as AL-Anbar province. A simple research will back up the argument and the act that the Bush adminstration always blamed outsiders and not the 5 million Sunni for the insurgency.
  15. ^^^There you comparing Puntland to the looted territories of Lower Shabbele and Banadir. This is to be expected because it is the same line "Shiekh" Xasan Dahir used. Thus you a clan supporter of the old warden would parrot that line. However the reality is that apart from the gun no one elected Xasan Dahir and Jedi IndaCade, they came through the guna nd they will exit through it. Also after the TFG takes over these areas what will the locals do to these bullies. One can imagine noh?
  16. No comparison, Iraq, Afghanistan or any other nation, this is Somalia and I guess these courts have been watching way to much Al-Jazeera.. Taliban, in each case the insurgencies have the support of local governemnt and a well armed forces. The Taliban had an army with tanks and even airoplanes, and had the direct support of the powerful ISI of Pakistan. The Hizbulah, has the support of Iran and the local power Syria. These movements are also led by real clerics who have the support of the locals, not the likes of IndaCade and Xasan dahir, can they be compared to Nazrallah, Omar or Shiekh Harith al-Dari?
  17. ^^^Taliban, a great come back indeed. However what I dont get is, how come this intellegence did not tell them to expect the tanks and thus not compensate for it? As for the comparison to Iraq, its baseless. Iraq insurgency is based on the fight of the 5 million Sunni's who amde up 90% of Sadams 400,000 well trained and battle hardened troops. No comparison, Iraq, Afghanistan or any other nation, this is Somalia and I guess these courts have been watching way to much Al-Jazeera..
  18. Taliban, why did that intelligence not tell them there where tanks there in the first place and thus to expect excessive force?
  19. Idaacadaha HornAfrik iyo Shabelle oo bareer ah ula saftay Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliya. {Muqdisho}22-12-06 Qaar ka mid ah Warbaahinta Muqdisho ayaa waxay bilaabeen inay lumiyaan dhexdhaxaadnimadii Saxaafadda, iyagoo si rasmi ah u bilaabay inay ku kala magacaban dagaalada ka socda Baay in ay u dhaxeeyan Dowladda Itoobiya iyo Maxkamadaha Islaamiga. Idaacadda HornAfrik ee Magaalada Muqdisho oo shalay nin dhageysta ah ka sii daayay hadalo kulul Aflagaado ah oo loo geystay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi kuna yiri Badow hadduu jira waa Cali Geeddi ayaa wararkeeda oo dhan waxay u ek yihiin kuwa ka fog xaqiiqda dhabta ah, waxayna Idaacadan ka been sheegtay wararka dagaalada ku saabsan. Idaacadda Shabelle ayaa sidoo kale caddeysatay inay ka mid tahay Garabka Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliya, waxayna meesha ka saartay kaalintii dhexdhaxaadnimada ee Warbaahinta. Marka aad dhageysato wararka ay sii deynayaan Labadan Idaacadood oo ka mid ah Idaacadaha FM-yada ee ka jira Magaalada Muqdisho waxaa ka dareemaysaa warkooda inuu yahay mid hal dhinac la socda. Waxa kaliya soo bandhigaan aragtida dadka taageersan Maxkamadaha, iyadoo Magaalada Muqdisho laga helayo kumanaan Soomaaliyed oo taageersan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Idaacadda Banaadir ee Muqdisho ayaa u muuqata Idaacadda kaliya ee ku shaqeysa qaab dhexdhaxaadnimo ah, waxayna sii deysaa Idaacadaas warar runtii aad dhihi karto waxay u dhaw yihiin runta. Qaar ka mid ah dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa waxay ii sheegen inayba iska dhaafeen dhageysiga Idaacadahas kadib markii ay u dul qaadan waayeen wararka aan salka lahayn. Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa horey u sheegay in Idaacada BBC da ay tahay qabqablaha dagaal ee ka jira Magaalada Muqdisho ama Soomaaliya. News Desk WidhWidh Online
  20. Taliban, if they do not even know what war is and that there is no such thing as “execessive force” force in war. How could they know who or what is operating these tanks?
  21. ^^Saxib stop the personal attacks on the dude. SF. You made agreat point, there are many Somali officers who can operate tanks and who used them before. adding that Ethiopian troops used “execessive force” in ongoing battles, including tanks and attack helicopters Are these people serious, this is war, what did they think they would only face the rag tag warlord millitia of before?
  22. ^^^No saxib I pray for Somali success, the nation to be returned insha Alah, including the looted lands and properties. A new Somalia where the gun is nothing.. You can hide behind the word AMXARO ,XABASHI & TIGRAY while trying to keep the status quo in which the likes of IndaCade prospour. That time is over.
  23. TFG deputy defense minister says fundamentalist force suffer heavy blow Baydhabo:-december 23, 2006 - Fighters of the fundamentalist force that launched intensified attacks against the Transitional Federal Government suffered a heavy blow, TFG deputy defense minister said. The minister Salaad Ali Jale said on Friday that more than 700 of the fundamentalist force fighters were killed while more than 1,000 injured by the defending TFG force. Fighters of the fundamentalist force launched a two-prong attacks in Moode Moode and Idala front lines four days ago, he said. The fighters of the extremist force suffered heavy blows on both fronts at the hands of the defending TFG force, he said, adding until Friday more than 700 fighters of the extremists have been killed while more than 1,000 wounded. He admitted that on the side of the TFG force, 19 soldiers were killed and 20 wounded. He said soldiers of the TFG are now camped 10-km away from Burhakaba town, a garrison of the extremist force, and beseige the town of Dinsoor. He said the TFG is defending with great care to minimizing any harm on civilians. Leader of the Mogadishu extremist force Colonel Hassan Tahir Aweis and the chief of peace and security both have moved to places unknown following the start of fighting, he indicated. He said Colonel Tahir Aweis has left Mogadishu either to solicit more support from terrorists or for his own safety. He called on Somalis to continue to support the internationally recognized, and widely representative Transitional Government, according to a report on Friday by the Somali language service of Radio Fana. ---END---
  24. ^^^Saxib, the Ethiopians are not facing the clan courts it is the national armed forces of Somalia. Saxib a competing groups within the country are at war, one side it is the legitimate government that has the support of the world and controls Bay and akool as well as Puntland, the other group it is the clan courts of Mogadishu that controls Mogadishu and parts of the south and centre. The clan courts have support of Aferwarki and take orders from him, thus this whole "Ethiopia" nonsence stems from Asmara and not Mogadishu. Thus fighting to retain the farms and looted land, while taking orders from Aferwarki is neither nationalistic nor Islamic. Saxib, insults aside, you have no shame, watching IndaCade and Xasan dahir get fat on the looted properties and land of fellow Muslim Somali's..This is the reason why you will lose.