
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Hiiraan falls forces moving towards Jowhar...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cadaado iyo Buulo Barde oo Maxkamadaha Muqdisho ka sii baxayaan..... Ciidamada Maxkamadaha Muqdisho oo hadda bilaabay inay ka baxaan deegaamada Cadado iyo Buulo Barde kaddib markay culayska Ciidamada DFKS u tabar waayeen. Dagaaladii ka socday aagagga Cadaado iyo Buulo Barde ayaad moodaa inay hadda soo afjarmayaan,kaddib markay ciidamada Maxkamadaha Muqdisho iska caabin waayeen ciidamada DFKS oo ay caawinayaan dayuuradaha cirka ee Ethiopia. Dagaaladan oo tan iyo shalay aad uga soo xoogsaday dhammaan aagagga Soomaaliya oo idil,ayaa warar xogogaal ahi noo sheegeen in ciidamada Maxkamaduhu sii tabar gabayaan,ayna u suurta gal tahay inaan dhaq-dgaqaaq samayn karaan habaynimada oo qura,markaasna ay dib ugu guranayaan. Saraakiil aqoon u leh dagaalada Soomaaliya waxay qiyaasayaan in ugu danbayn2 beri oo danbe haduu dagaalku sidan ku sii socdo in ciidamada Maxkamaduhu ku soo uruuri doonaa aagagga Afgooye iyo Balcad oo qura. Sahal Aaden Olol.News Belad-Weyne -
Hiiraan falls forces moving towards Jowhar...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qoysas badan oo ku nool magaalada beled weyn oo dabkii ka dansanaa uu maanta u shidmay ,kaddib markii ay billaabeen ganacsigii kooxaha argagixisadu ka xayireen Wixii ka dambeeyay markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe ee Soomaliya sanadku markuu ahaa 1991-kii waxaa raggu ay noqdeen fadhi ku diriri aan haynin wax shaqo ah ,si qoysaska loo badbaadiyana waxaa haweenkii ay bilaabeen in ay buuxiyaan booskii raggooda iyagoo bilaabay ganacsiyo warato ah oo laamiyada hareerohooda ah ,waxana ganacsiyadas ka mida ganacsiga qaadka oo boqollaal kun oo shacabka Soomaliyeed ka tirsni ay kuxirnaayeen nolol ahaan. Wixii ka dambeeyay markii kooxaha argagixsada ah ee maxakimta Islamiga sheegtaahi ay qabsadeen in badan oo ka mida bartamaha iyo koofurta Soomaliya waxaa ay billaabeen in ay caburiyaan ganacsiga shacabka sida :qaadka,studio-yaasha laguduubo noocyada kala duwan ee cajaladaha,xafladihii lagu dhigijiray hoteelada sida arosyada IWM,waxaana dadka Soomaliyeed ee ku nool deegaanada ay maxakimtu mamulayen ay noqden kuwo wax kasta oo xumaan ah maxakimta uqaaday. Magaalada Beledweyn ee xarunta gobalka Hiiraan oo ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ay saaka la wareegen gacan ku heynteeda ayaa dhamaanba dadkii laga xayiray ganacsigoodu waxaa ay bilaabeen in ay dib u furtaan goobohoodii ganacsi ee horay maxakimta islaamiga shegtaahi ay uga xayireen. Sidoo kale studio-yaashii iyo dhamaanba goobihii kale ee horay loo xiray ayaa dib loo furay,waxaana dadku ay muujinayen sida ay ugu faraxsanyihiin in ay dib u bilaabaan gancsigooda. Wariye ku sugan degmada Beledweyn oo magaciisa qariyay ayaa u sheegay shabakaddan in qoysas badan oo dabkoodu dansanaa bilihii lasoo dhaafay ay manta bnilaabeen raashin heer sare ah in ay cunaan. "Waa Allah mahadii nolol cusub ayaan dib u helnay"sidaa waxaa tiri hooyo lagu magacaabo DFahabo Cilmi oo ka mida Haweenka qaadka ka ganacsada oo qadka telefonka ee magaalada Beledweyn aan goor dhoweyt kula hadlay. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com -
Yuusuf Dabageed"hadii aan aragno cid ku dhexwadata qori magalada oo aysan ka muuqan astaanta ciidanka xooga dalka tilaabo ayaan ka qaadaynaa Posted to the MOL December 25, 2006, 9:28 am Baladweyn:- Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee uu soo magacaabay Ra'iisul Wasaare Geeddi ayaa maanta meel fagaaro ah kala hadlay Dadweyne fara badan oo isugu soo baxay Wadooyinka Magaalada Beled Weyn, kadib markii ay gacanta ku dhigeen halkaas Ciidamo uu watay Dabageed oo kaashanaya ciidamo kale oo uuu wato maxameed Dheer iyo kuwo Itoobiyaan. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in maanta wixii ka bilowda aanu jirin cid aan qori sidata, oo aanu ka aheyn Ciidamada Xooga Dalka iyo Booliskaba. Dabageed waxa uu kaloo sheegay in ay ku raad joogaan wax uu ugu yeeray Firxadka Kooxaha Argagixisada. "hadii aanu aragno cid wadata qori, oo aanan ka muuqan astaanca Ciidamada Xooga Dalka talaabo ayaan ka qaadeynaa" ayuu yiri Dabageed oo meel fagaaro kala hadlay dadkii isugu baxay Wadooyinka Magaalada. Dabageed ayaa sheegay in xilligan wixii ka bilowda la furi karo goobaha ganacsiga, cid kasta ay xur u tahay. Maxamed C/qaadir awkhalaf Galkacyo, puntland, somaliya Mudugonline.com
-
Cadaado :Wada hadal ku aadan sidii loo wareejin lahaa hubka iyo ciidamada ku jira deegaanka Cadaado uu u socda odoyaasha Cadaado iyo saraakiisha ciidamada isbahaysiga difaaca gobolka Mudug. Isniin, December 25, 2006 Cadaado (AllPuntland)- Duleedka degmada Cadaado ayaa waxaa ka soconaya wada hadallo ku aadan qaabkii loo soo wareejin lahaa hub aad u fara badan oo ay lahaayeen maxkamadaha magaalada Muqdsiho iyo ciidamadii maxkamadaha ka joogay deegaankaasi. Sarkiisha ugu sar saraysa ciidamada isbahaysiga difaaca gobolka Mudug iyo odoyaasha degmada Cadaado ayaa waxa ay kula ku leeyihin duleedka degmada. Odoyaasha ayaa waxa ay balan qaadeen in ay soo wareejinayaan ciidamada iyo hubka ku jira magaalada gudaheeda taas badalkeedana ay u baahan yihin in ay helaan balan qaad ku aadan sidii loo nabad galin lahaa dadkaasi. Taliyaha ciidamada daraawiishta ee DGPL C/laahi Cali Mire (Carays) oo ku sugan degmada cadaado ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay doonayaan in ay soo afjaraan dhibaatooyinka ay wadaan kooxaha malayshiyooyinka ah ee taageersan maxkamadaha magaalada Muqdisho. Waxa uu taliyuhu sheegay in aysan jirin wax dagaal ah oo ay kala kulmeen inta u dhaxaysa Cadaado iyo Galinsoor, marka laga reebo kooxo dhalinyaro ah oo aan sidaa u fara badnay oo sida uu sheegay ka soo cararay dagaaladii bandiiradleey. Mudane Carays ayaa waxa uu cadeeyay in ciidamada ugu badan ee maxkamadaha u dagaalamayaa ay yihiin dad dhalinyaro ah oo aad u yar yar. Col. C/laahi Cali Mire (Carays) ayaa waxa uu sheegay in ay jiraan ciidamo aad u fara badan oo iyaga oo aan dagaalamin isa soo dhiibay, ayna u la dhaqmeen si wanaagsan, hadana ay ku hayaan meel xafidan. Isku soo wada duuboo waxaa la filayaa in ciidamdu ay horay u sii socdaan. Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ouch even the exposed secesionist is now on the attack supporting his confused friend. People good evening, the "Somalilanders" give us a break with all the clan hate people even for a week. Clan-Killers turned holly warriors Castro, I pray that you get some inner peace and that you do not come across the Al-Shabaab any time soon.. -
Hiran's TFG Governor Yusuf Dabagad back to work of Governing
General Duke replied to Somali_Friend's topic in Politics
^^^The people have welcomed them, no rising up and so on. The courts have been chased out. -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Castro exposed quote: Originally posted by Castro: Homosexuality is natural. Subxanallah. :mad: a response from a shocked sister God created Adam and Eve, not Adam and Steve CASTRO That was sick, now you have th audacity to talk about morality, Islam and other issue. You will be the first person to be hanged by the religious folks. Hide in the US where you live [probably San Francisco, CA] :eek: because the Shabaabs are looking for the bent kind. -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Northerner, the secesionist camp has been.. exposed -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
CASTROYou are a simple man with much clan hatred. Duke has no time for simple talk. A man full of internal conflict, and with an inferiority complex. :eek: I remmeber a time when you was praising homosexuality months ago on the general section and, I remmeber how the nomads turned on you..You dont want me to expose you like your friend do you If the ICU, ever saw how you talk about homosexuality you surely would be hanged. exposed.. -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So both Mystic and Castro agree with the sceionist dude linked here? exposed -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Castro, you are closet secesionist a Riyole lackey and no more. We have fake religious groups, fake nationalist and of course your kind, full of clan hate and sentiment. If you was so serious you would have gone and done something and not be sitting in comfort complaining.. exposed -
^^^Lost? Interesting, the clan courts have attacked Baidoa, are they there? No. In that event they have been routed in Beledweyne and are losing all of Hiiraan, and have lost Mudug and parts of Galgaduud. mystic, you sound like IndaCade and coward Xasan Dahir who both fled the scene when they heard the set backs in Bur-Hakabo.
-
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The spokesperson for the secesionist should not speak about such issues, because they would have had bombed specefic cities, Garowe, Galkacyu, Bossaso, LA and others whole sale as they are Clan-Killers. EXPOSED -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Pardon me, but did the clan courts not invite foreign fighters to come through thid very air port? Do they not get wepons and armour from this airstrip? EXPOSED -
^^^Thus the clan courts attacked because of the percived provocation coming from the TFG and now they getting a hiding because of this attack on Baidoa. They have already lost Beledweyne, Mudug, Galinsoor and all of Bay in less than a day. What came through force will leave through it. No doubt excessive force will be used.
-
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I dont answer to pretenders, who knows you could be a Clan-Killer in disguise.. Also no towns and cities got bombed by anyone, the clan courts and their foreign fighters are getting a hiding, dont start a war, you can not engage in. EXPOSED -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You do talk a great deal. As a spokesman for the secesionists here tell me is all this appreciation for the clans courts because you want them to kill a certain clan? EXPOSED -
I dont pretend to be something I am not. The secesionist brothers here are only supporting the clan courts as a means to destroy their enemy. They hate a certain clan and even want to kill them, thus the name F-Killer, dusgusting really. It opens a window to the depth these fakers have sunk. You got people who support Xasan Dahir, yet deny his crimes against the very people they pretend to be defending.
-
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
If you think secessionist are treacherous, you are the dirt beneath their feet. You have no leg to stand on dear brother, again a case of my enemies, enemy is my friend. Thus all this tears is nothing more than the fears of a bunch of fascists. You can pretend to us mere mortals, but Allah [sWT] knows everything.. EXPOSED -
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
We already had people like Xasan Dahir, IndaCade and their supporters taking huge risks to keep the looted properties and status quo going. Their supporters pretend to be rightous and religious and make stomack churning claims, about the "Tigray", "Xabasha". They use names like Killer of [F] thus this person is a killer of clan but pretends to be religious...An eye opener if there ever was one. EXPOSED -
We support the cause and may allah make you victorious, amiin. People, keep this thread at the top of this forum which seems like it has been 'invaded' by Somalis who support Ethiopia and warlordism! Allahu akbar! The words are wonderful, but they come not from a mild mannered individual but from some one who makes Faisal Warrabe into a saint.. source click on the thread and read the authors name..
-
^^^You are losing for you are not sincere in your hearts. UIC appreciation...by the secesionits..
-
Mas,uuliyiinta dawladda DFKS oo lagu soo dhaweyey Balad-Weyne saaka.... Duddoomiyiha degmada Balad-Weyne Md:Aaden Abdi Issa "Aaden Garaasse" iyo xubno ay ka mid yihiin Maxamed Dheere ayaa saaka lagu soo dhaweeyey Balad-Weyne Xaflad aad loo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey mas'uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha degmada Balad-Weyne iyo guddoomiyaha Sh. Hoose Maxamed Dheere, ayaa saaka lagu qabtay magaalada Balad-Weyne,waxaana ka soo qayb galay dadweyne badan oo wajigooda farxadi ka muuqato iyo rafadkii dagaalada labada maalmood ee la soo dhaafay. Waxaa kaloo waraka naga soo gaaraya deegaankaas noo xaqiijiyeen in dagaalyann badan ee Maxkamadaha Muqdisho inay xalay ka baxeen aagga Balad-Weyne una gurteen difaacooda degaanada Buulo-Barde iyo Jowhar,halkaasoo ciidamo gurmad ahi ka soo qul-qulayaan Muqdisho. Dhanka kale waxaa weriye ku sugan aagaas u xaqiijiyey Olol.News in Maxamed Dheere iyo Yuusuf Dabageed u gudbiyeen xooggagoodii dhanka buuraleyda Buul-Barde,ayadoo dadweynihii degaankaas lagu amray inay u qaxaan degaamada Ceel-Buur Odawaa Ali Olol.News Balad-Weyne
-
Sorry they had to wake you up early, general. That headache from the qaadiro must be killing you. No self-respecting Puntlander would want to be in the same room as you. Keep cheering the invaders. History is littered with the likes of you and they all meet but one outcome. Oh its the comdeian who wanted to know the size of Puntland, now talks for its people. I do love some here.. The truth is the secesionists and their lackeys are friends with the Clan courts for nothing other than that old standard, which is "my enemies enemy is my friends"..