
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Defense Minister Hiiraale confirmed to have captured Iidaale, Diinsoor.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
These people do not undertsand what is going on. The TFG is using all at its disposal to get rid of these few obsticles in its way. As for the secesionist know their fear of a strong Somali federal government is coming to fruition. -
^^Caqil And he copies and pastes this on the same night he was humiliated here Khanziir baa la yidhii waligii ma daahiroobo. , you should apologise to the brother for the silly outburst. here is the source....source Col. Mukhtaar Xuseen Afrax oo Ciidaman hoggaaminaya ayaa HOL u sheegay in ay magaalada ku soo galeen si dhib la’aan ah oo aan dagaal lahayn, wuxuuna intaas ku daray in dadka magaalada ay si weyn u soo dhaweeyeen Beledweyne is gone dear Caqil. Jowhar is next.
-
Defense Minister Hiiraale confirmed to have captured Iidaale, Diinsoor.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Attacking Horn, wont do people. The pretenders of SOL forum are a complete joke. The man who rushed the children to front lines is AWOL himself. Where is Xasan Dahir Aways, wehn you are insulting Hiiraale a man who is in the front lines backing up his chat? Why is IndaCADE hiding out in Mogadishu? These people are a complete joke. The secesionist pretenders give us a break will you. -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Nice talk, but many Somali's are not buying that story of Xasan Dahir,IndaCade and A/Qasim. -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, I understand your pain, how can the so called courts be on a back foot, how far is Baidoa from Bur-Hakabo man? Why is it taking so long? Anyhow the news is bad, IndaCade's millitia have been crushed in the last 7 days, thus the moves from other pro-government groups, Qaybdeed is moving fast. Mohamed Dheere/Dhabageed are in Beledweyne, thus taking Baidoa has resulted in losing Mudug and Hiiraan. IndaCade is a millitary genius. -
^^^I would not against the man going all the way to Mogadishu..
-
Ciidamada Col.Cabdi Qeybdiid oo gaaray Gelinsoor iyo Maxaakiimta oo ciidamadooda difaac ka galay Cadaado Last Updated::2006-12-24 14:51:27 Gelinsoor:- Wararka naga soo gaaraya Jiida hore ee dagaalka aaga Bandiiradley ayaa sheegaya in Dagaalkii halkaasi ka socday u durkay dhinaca gobalada dhexe. Dagaalka ayaa saaka bilowday kadib markii ay ciidamada Maxaakiimta duulaan saf balaaran ah kasoo qaadeen deegaanka Bandiiradley. Maxaakiimta oo horey ugu dhawaaqay in ay qaadi doonaan duulaan balaaran, ayay isku dhaceen ciidamada Dowlad Gobaleedka Puntland iyo ciidamada Col.Cabdi Qeybdiid oo ku sugnaa goob 2km u jirta magaalada Bandiiradley. Dagaalkan oo saaka oo dhan socday ayaa ahaa mid xoogleh ayadoo madaafiicda dagaalka ay labada dhinac isu adeegsadeen. Dagaalka ayaa isbedalay kadib markii guutooyin ka tirsan ciidamada Puntland ay weerar dhabar jabin ah ku galeen magaalada Bandiiradley. Ciidamada Maxaakiimta ayaa ayagu dib uga gurtay aagaasi ayagoo sidoo kale ka baxay magaalada Gelinsoor oo la xaqiijiyey in ay hada ku sugan yihiin racii ugu horeeyey ee ciidamada Col.Cabdi Qeybdiid oo gacan ka helaya ciidamada Puntland. Maxaakiimta ayaa xoogooda hada ku sugan magaalada Cadaado ayadoo la sheegay in la filayo in dagaalka uu halkaasi kasii socdo. Cabdifutaax Shirwac HorseedNet.com
-
Dagaal 10 saacadood ka socday Ciida Soomaaliya , 24 Desember 2006-da. Posted to the Web Dec 25, 02:03 (Soomaaliya) -Waa waqtigii ugu horeeyey oo ay Soomaaliya ka dhacaan 10 saacadood oo xiriira dagaalo isdaba joog ah , kuwaas oo ka socday deegaano kala duwan oo Soomaaliya ka tirsan geystayna qasaarooyin kala duwan. Dagaalkii ugu horeeyey ayaa ka bilowday meel udhow Daynuunay , dagaalkaas oo ahaa sida ay xaqiijinayaan Saraakiisha Sar-sare ee DFKS mid ay dib u gurasho meletari ay Ciidamada dowladu sameeyeen, maalin kahor inka aysan soo weerarin Maleeshiyada Maxaakiimtu. Dagaalkaas ayaa bilaawday ku dhowaad 5:30 saacada Geeska Afrikada Bari maalintii Axada , waxaana dagaalka soo qaaday Maleeshiyada Maxaakiimta oo ku hubaysan hubabka waaweyn oo aad u tiro badan oo labadii casho ugu danbeysay laga soo aruuriyey deegaanada Muqdisho, Baraawe, Marka iyo Kismaayo. Masuul sare oo ka tirsan DFKS ayaa sheegay inuu dagaalkaasi uu socday ku dhowaad 4- saacadood uuna ka bilowday deegaanka Daynuunay , ayna si fiican dusha uga mareen Maleeshiyada Maxaakiimta , taasna ay noqotay jabkii labaad ee ugu xumaa ee ku dhaca maxaakiinta. Mauuulkani wuxuu sheegay in dagaalkani uusan ku koobnayd oo kaliya , Dhanka Daynuunay iyo Buur-hakaba oo kaliya ee wuxuu ka dhacay oo kale ayuu leeyahay goobaha Janta Kuundisho, Jawiil, Bandiiradley , iyo teyeglow. Maamulgoboleedka Puntland ayaa iyagu sheegtay in dagaalkaas lagu soo qaaday ayna ku soo qaadeen Maleeshiyada Maxaakiimta ee ka howlgala deegaanada u dhow Bandiirdley. Mar aan la xiriirnay masuul kamida maamulgoboleedka Puntland ayaa dhankiisa ka sheegay in dagaalada ka dhacay Bandiiradley ay yihiin dagaalo la filayey inay mar uun dhici lahaayeen, waxuuna masuulkani sheegay inay Puntland iyo maamulka Gal-mudug ay xaq u leeyihiin inay isla difaacaan deegaanada ay ka taliyaan, taas ay ah mid ay ku jirto nabadgelyaga deegaanadooda. Warar hoose oo diirada ku fiiqaya dagaalada ka dhacay Bandiiradley ayaa sheegaya in dagaalkan uu ahaa dagaal aad u qaraar oo mudo 5 saac ku dhowaada socday oo uu ahaa dagaal teel-teel ah , waxaana dagaalkan la sheegayaa in Maleeshiyada Maxaakiimta ay ku dhacday dhabar-jebin aysan filayn oo kaga timid Ciidamo taageersana Col. Cabdi Qaybdiid , markay fooda iskula jireen kuwa Puntland. Dagaalkaas ayaa la sheegayaa inuu sabababay dhimasho badan , waxaana Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo lagu arkayey maleeshiyo katirsanaa kuwa Maxaakiimta oo ka soo jeeda deegaanada Puntland oo si fiican loogu dhayayey Isbitaalka magaalada Gaalkacyo. Dagaalkan ayaa la sheegayaa in la isula baxay dhanka Galinsoor ayna hada gacanta ay ku hayaan deegaanka Bandiiradley ciidamada Puntland iyo kuwo taageersan Col. Cabdi Qaybdiid oo ay wadi-shaqayni ka dhaxayso kuwa maamul-goboleedka Puntland. Beledweyne Magaalada Beledweyne ayaa waxaa Ciidamada Itoobiya ay ka duqeeyeen ilaa 4 xero oo ay ku taba-baran jireen Maleeshiyada Maxaakiimta ee degmada Beledweyne. Waxaana madaafiicda ay tuurayeen diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay naxdin aan la sadaalin karin ku rideen dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne iyo agaagaarkeeda , waxaana warar aan la xaqiijin karin ay sheegayaan in deegaanada ku dhow magaalada Beledweyne ay ku soo siqayaan ciidamo taageersan Maxamed Cumar Xabeeb iyo Yuusuf Dabageed oo maxaakiimtu ay qasab uga eryeen deegaanada Beledweyne iyo Jowhar. Waxaana wararku sheegayaan in Maxamed Dheere iyo Yuusuf Daba-geed ay deegaanka Qurac-Joome kala yimaadeen ciidamo lagu qiyaasay ilaa 3.000 kun oo 6-dii bilood ee la soo dhaafay halkaas ay ku taba-barayeen Saraakiil sar-sare oo ka tirsan kuwa Itoobiya.Waxaase dadka Soomaaliyeed badankoodu qabaan in dagaaladan Soomaaliya ka curtay ay yihiin dagaalo wadanka ka bilowday waqti xun oo Soomaalida badankeed ay ku jirto dhibaato aan sahlanayn oo ay kamid yihiin daadadkii harqiyey , barakkacna ku sameeyey kumanan-kun oo Soomaali ah. Diinsoor iyo Iidaale Wariyaheena ku sugan deegaanada Bay ayaa sheegaya in deegaanada Iidaale iyo Diinsoor aysan ka jirin wax dhaq-dhaqaaq ciidan ah, waxayna Saraakiisha Sar-sare dowladu ay sheeganayaan inay gacanta ku hayaan deegaanada ku hareeraysan degmada Diinsoor, ayna kala fadhiyaan Ciidamo ka tirsan kuwa DFKS oo ay kala hogaaminayaan Wasiirka Gaashaandhiga DFKS Col. Barre Maxamed Shire (Hiiraale) iyo Col. C/risaaq Af-guduud.Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in Degmada Diinsoor ay tahay waqtigan mid eeri go’ana ayna goobtaas ku sugan yihiin Maleeshiyo badan oo dhaawac ah oo ka tirsan kuwa Maxaakiimta. Wararka ka soo baxaya goobahaasi ayaa sheegaya inay aad u adag tahay in la helo xogta rasmiga ah ee Deegaanka Diinsoor oo aysan Ciidamada Dowladu aysan ogoleyn in goobahaas la galo.Dagaaladan ka soo cusboonaaday geyiga Soomaaliya ayaa ah dagaalo ay filanayeen shacabka Soomaaliyeed, maadaama ay bur-bureen wejigii nabada ee dhex-taalay maxaakiimta iyo DFKS. Madaxweynaha DFKS iyo Raysal-wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa labaduba Asbuucyadii la soo dhaafay niyad xumo ka muujiyey wejiga siyaasadeed ay Soomaaliya ku socoto , waxayna Maxaakiimta ku tilmaameen inay yihiin kuwa ay doonayn inay nabad ka dhalato Soomaaliya, waxayna ku adkaysteen labada Masuul in DFKS , aysan marnaba noqondoonin , kuwa Xabada ridideeda ku hormara.Waa siday tahaye Maxaakiimtu waxay noqdeen kuwii ugu hoyeeyey ee xabada bilaabay , dowladuna waxay u muuqataa mid adeegsatay wejiga kaliya ee looga hortagi karo Maxaakiimta. Kala duwanaanshaha Maxaakiimta iyo Dowlada marka la eego awoodaha ay isku halaynayaan. Awooda Dowlada Federaalka Soomaaliya: DFKS waxaa lagu aasaasay Wadanka Kenya mudo laga joogo 2 ½ , Waxaa laga aqoonsan yahay aduunweynaha oo dhan, waase dowlad tabar daran oo aan weli jaanis u helin inay hesho dhaqaale ay ku abuurto ciidamo Soomaaliyeed.Taageeradeeda ugu badan waxay ka heshaa Maamul-goboleedka Puntland iyo magaalada saldhiga u ah ee Baydhabo, Waxaase dowlada si fiican u taageerta Dowlada Itoobiya oo katirasan dalalka IGAD. Waxay dowlada Itoobiya ugu deeqdaa DFKS , Tababaro la xiriira nooc kasta oo ay u baahan yihiin Ciidamada DFKS.Dowladani waa dowlad qaran oo hadalkeeda maanta ay u dhega nugul-yihiin dowladaha Aduunku, maadaama ay tahay dowlada kaliya ee laga aqoon san yahay Soomaaliya. Waxaana cadaynaya khafiifintii Cuno-qabataynta hubka oo ay dowladu ka codsatay Qaramada Midoobay. Waaxaana dowladani loo aqoonsaday mid wakiil ah shacabka Soomaaliyeed , inta waqtigeeda uu ka dhamaanayo. Maxaakiimta : Waxaa horay loo oran jiray ururkii Al-itixaad , waxayna dagaaladii ka dhacay gobolada Waqooyi Bari Soomaaliya (SSDF) oo ay dagaal isla galeen looga awood badiyey 1992-dii kaddib ,ay isugu soo biyo shubteen deegaanada Koonfutra Soomaaliya , halkaas oo ay ka asaaseen Maxkamado siiba magaalada Muqdisho.Waqtiyadaas qabiil-kasta oo Muqdisho ku nooli wuxuu samaystay maxkamado u gaara oo metala beel walba si ay isugu xukumaan oo ay uga badbaadaan dhibaatooyinkii ka jiray Muqdisho. Maxakamadahan ayaa dhamaantood midoobay kaddib markay qab-qablayaashii Muqdisho ay isaga hor-yimaadeen masraxa Siyaasada. Waxay si toosa isaga hor yimaadeen qab-qablayaashii Muqdisho, waxayna taageero ka heleen Shacabka Soomaaliyeed iyo DFKS. Waxay si toosa gacanta ugu dhigeen magaalaada Muqdisho oo ay amaan ku soo dabaaleen.Maxaakiimtu waxay iyada oo ay dowladu jirto ka weecdeen jidkii nabada , waxay isku balaariyeen iyagoo hubaysan , hantayna hubkii qab-qablayaasha gobolo badan oo Soomaaliya ka tirsan, iyagoo kaashanaya Mujaahideen banaanka ka yimi iyo ciidamo ka socda dalka Eriteriya.Waxayna aamineen maxaakiimtu hal mar inay yihiin awooda kaliya ee wadanka ka hadli karta. Waxayn labo jeer oo la isugu tegay Khartuum ay qaadaceen inay wada-hadal la galaan DFKS, waxayna aamin sanyihiin waxaan iyaga ahayn mooyee inaysan ahayn Islaam, Waxayna isku haystaan inay yihiin awooda kaliya ee ka jirta wadanka Soomaaliya , taas oo keentay soo de-dejinta dhiiga ku daadanaya maanta Soomaaliya. Maxamed Jaamac Puntlandpost.com
-
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ouch, if that not proof enough. The latest info from many sites, including the infamous Waagacusub is that the clan courts have vacated Bay. Radiofreesomalia.com Dec 25|War deg deg ah: Dhamaan degaanka Buur hakaba oo ay gacanta ku dhigeen DKMG , Ciidamadii Maxkamadaha oo dib uga soo gurtay Gobolka Bay 1:02:59AM wararkii oo tifatiran dib ayaan idinkaaga soo sheegaynaa Waagacusub.net December 24, 2006 6:14 AM..Dowladda Federalka oo sheegatay inay la wareegeen gacan ku heeynta Beledweyne,Bandiiradleey, Matabaan iyo Jawiil ,Idaacad ku hadasha afka dowladda oo hawadda baydhabo laga maqlayo.Madaxweyne Cabdilahi Yusuf Axmed ayaa markii ugu horeeysay ku dhawaaqay inay iska caabiyeen duulaano uu sheegay inay ku soo qaadeen waxa uu ugu yeeray kooxaha xagjirka .24/12/06 -
Where is Gudoomiyaha Goolaha Fulinta, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed?
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Abwan, is the Sharif not the leader of the courts? Or is Xasan Dahir the only one. Why has he not spoken, in this grave situation facing the country and his faction in particular. He spoke at every incident from Beledweyne to Buaale. -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You ask and answer you own questions, thus whats the point addressing them to me? -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, you might think rationally but some in the clan courts do not. Hence the various declerations of Jihad and the bravado. Also Eritrea has given them a false sense of security. -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^If Onkod.net confirmed it then its true. The clan courts have lost these areas and that is a major development. The question is a valid one, Ethiopia is hunting the rebels hiding in the Clan Courts camp and who gave them a false sense of security. The Oromo, Eritreans who have been making threats and resullting the courts calling a Jihad on behalf of Eritrea. -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^My friend, are we pretending again? Like domino they are falling. Oh they were not prepared? -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
War deg deg ah Beledweyn oo lagu soo waramayo inay u gacan gashay ciidanka Huwanta (Beledweyn)-Warar hadda ka imaanaya magaalada B/weyn ayaa sheegaya in magaalada B/weyn ay ku dhacday gacanta ciidanka Isku dhafka ah ee ah kuwa Ethiopian-ka iyo malayshiy beeleeyo horay halkaas looga eryey Ciidankaan ayaa lagu soo waramayaa inay joogaan Airporka iyo daafaha magaalada B/weyn. Dhinaca kale waxaa iyana wararku intaas ku darayaan in tuulada Gentakundisho ay caawa u hoydeen guddoomihii hore magaalada B/weyn Yuusuf Dabageed iyo Max’ed Dheere waxaana ay u soo ciddirsadeen odayaasha magaalada B/weyn. Daw wax laga weydiiyey dadka magaaladu sida ay u arkaan ciidamadan huwanta ah ee gobolka soo galay ayey sheegeen inay jiraan dad badan raacsan. Maxaakiimta ayaa lagu soo waramayaa inay u baxeen dhinaca wadada aadda dhinaca Muqdisho lama oga meel saldhigteen. Wixii ka soo kordha kala soco waayaha.net -
Diinsoor, Bur-Hakabo Beledweyne taken by TFG...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maxaakiimta Islaamka oo loo durjiyay dhanka Buur-Hakaba Posted on Sunday, December 24 @ 12:44:23 EST by editor source onkod.net -
The news just in from Onkod,net a pro courts tabloid press has confirmed with great exageration the news that Diinsoor, Buur-Hakabo and Beledweyne has been taken from the courts. Diinsoor iyo Baladweyne oo Ciidamo Ethiopia ay la wareegeen Posted on Sunday, December 24 @ 13:40:51 EST by editor 24/12/2006, War dag dag ah: Wararka ka imanaya Magaaladda Diinsoor ayaa sheegaya in ay joogsadeen dagaaladii kadib markii Ciidanka Ethiopianka ah ay si xoogan u qabsadeen magaaladaasi isla markaana ay dhibaatooyin u gaysteen dhismayaasha iyo dadka deegaanka iyadoo maxaakiimta Islaamkuna ay sheegeen in ay Xeelad siyaasadeed uga baxeen magaaladda. Ciidamada Maxaakiimta ayaa la sheegay in ay haatan ku suganyihiin Goobta lagu magacaabo Ceel-Gaal kadib markii ay Ciidamo Ethiopian ah ay soo galeen iyagoo cirka iyo dhulkaba ka dagaalamayay isla markaana aysan Magaaladda joogin Ciidamo badan oo ka tirsan Maxaakimta. Wararku waxay intaasi ku darayaan in aysan jrin Gaadiid dagaal oo laga qabsaday Maxaakiimta Islaamka soomaaliya. dhanka kalana Salaad Cali Jeele oo goordhowyd u waramayay Onkod News ayaa sheegay in ay haatan la wareegeen Diinsoor. Onkod News.
-
Hiiran front Latest: War concentrating in Jiracle 25km from Beledweyn!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Buur Hakaba oo hadda gacanta dawladda ku wareegtay Baydhabo 24-12-06 [Olol News] Warar lagu kalsoon yahay oo aan hadda kala xiriirnay Baydhabo ayaa noo xaqiijiyay in ciidamadda dawladdu soo afjareen dagaalkii aagga Buur-Hakaba......... Ayadoo dagaallo qaraar ay ka socdeen 6dii maalmood oo u danbaysay aagagga Buur-Hakaba iyo Diinsoor,haddana maanta ay dagaallo ka wada qarxeen degaamada Bandiiradleey.Balad-weyne ayaa hadda na loo xaqiijiyay in ay ciidamadii dawladdu gacanta ku dhigeen dhammaan degaanada Buur-Hakaba,inkastoo weli dagaaladii Diinsoor weli aayan soo afjarmin hadda oo aan qormadan qorayno,walow ay mas'uuliyiin aan kala hadalay Baydhabo noo xaqiijiyeen in saacadaha soo socda uu aagaasina soo af jarmi doono. Dhanka kale wararka aan ka helayno aagagga Guri Ceel iyo Balad-Weyne waxay sheegayaan in ciidamada dawladdu guulo ka soo hoyeen dhammaan goobahaas,inkastoo ay ka gaabsaden inay noo qeexaan khasaaraha dagaaladaas. Olol.News waxay xaqiiqsatay in dhaawac 12 qof ah la keenay isbitaalka guud ee Gaalkacyo, labo ka mid ahina xaaladdoodu culus tahay. Olol News Gaalkacyo -
Hiiran front Latest: War concentrating in Jiracle 25km from Beledweyn!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^PI, funny indeed. ME, I never doubted you are a proud Somali. But emotive arguments where never your style. You was a man of reason. Thus I hope even in anger you at leats try to control your outburts.. As for war, no such thing, this is a small escelation from what we are used to. Beledweyne, Bandiradlay are in TFG hands. Thus Hiiraan, Galgaduud are in play as we speak. -
Hiiran front Latest: War concentrating in Jiracle 25km from Beledweyn!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^such anger and personal attacks. Lets stick to the issues,, -
Sharmarke, the pretences are up my son, if I love my clan more thna others I must love Somali's more than Ethiopians. Just logical, since Somali's are closer to me than Ethiopians. Sister Fanisha, I dont need a job, just my nation back on the map. But you would not undertsand since your mind is on some other dreadful things..
-
Hiiran front Latest: War concentrating in Jiracle 25km from Beledweyn!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^ME, proof is that Xaji IndaCade and Xasan Dahir coninue to call on foreign fighters, mere mercenaries. Xasan Dahir right now is outside the country geting more foreign fighters. Even the UN have said more alot of countries are supporting the clan court. In Kismayu the men who burned the flag where foreigners, white some even say. Dont get emotional my friend, it makes you seem smaller than you are. -
President Abdullahi Yusuf opens new somali wide radio station
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Idaacadan ayaa laga dhageysan karaa guud ahaan dalka Soomaaliya SW-2 (mawjada 49aad) halka magaalada Baydhabo iyo nawaaxigeeda looga dhageysan karo FM 95.2. Idaacadan ayaa ah tii ugu horeysay oo ay sameysato Dowlad kumeel gaar ah tan iyo intii ay dhaceen dagaalada Sokeeye. Its a good move now the media is also in play. The masses shall hear the side of the TFG without any need to rely on the BBC and other local media outlets.