General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^I love the new pictures. The TFG has many challanges to face, though pacifying the country wont be an easy task. The clan courts are trying to start mayhem so they can escape.
  2. ^^^The news is bogus and Islam will never be a threat in Somalia. The cowards who ran away should be ashamed of themselves after all they let the children die while they ran for cover. Mogadishu is under the control of its mayor Gabow and the public, the TFG troops ahve just arrived and calm is starting to return, the port and airport are safe in the hands of the government..
  3. Ciidamda Dowlada Somalia Oo Muqdisho Soogalay Iyadoo siweyn Loogu Soo Dhoweeyay (Muqdisho}28.12-06 Breaking News::::::::War Hadeer Soo Gaadhay Shabakada War baahinta Ee Widhwidh Online Ayaa Sheegaya in Ciidamada dowladda Somalia Oo Aad u xoogan ay haatan soogaleen Magaalda Muqdisho Waxaa naloo xaqiijiyay in ay kasoo galeen dhinaca Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho iyo dhinaca Afgooye, iyadoo halkaasina siweyn loogu soo dhaweeyay................... War Kan oo Faahfahsan ayaanu Goor dhow idiin soo baahin doonaa Insha Allaah Widhwidh News
  4. Ciidamada DFKMG oo galay Muqdisho iyo Prof.Geedi oo tagay Afgooye Last Updated::2006-12-28 17:03:39 Muqdisho:- Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa gudaha u galay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Ciidamadan oo ku hubeysnaa gaadiidka dagaalka ayaa kasoo galay dhinaca jidka ka yimaada degmada Balcad, ayagoo gudaha usoo galay suuqa xoolaha ee magaalada. Ciidamadan ayaa gudaha magaalada u galay ayadoo aysan jirin wax ka hortag ah oo milatari oo halkaasi uga horyimid. Dhinaca kale Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Cali Maxamed Geedi ayaa soo gaaray magaalada Afgooye oo 30km u jirta Muqdisho. Geedi ayaa halkaasi kula kulmay waxgarad iyo cuqaal ka timid dhinaca magaalada Muqdisho, ayadoo lagu wado in Ra'iisul Wasaaraha gudaha usoo galo magaalada Muqdisho. Ciidamada DFKMG ee fadhiya dhinaca Afgooye ayaa hada gaaray Kontaroolka Siinka dheer ee laga galo magaalada Muqdisho halkaasi oo ay amniga si weyn u sugeen. Ciidamada Dowlada ayaa gudaha u galay Muqdisho wakhti ay magaalada ka dhaceen bililiqo iyo falal burcadnimo oo ay tuugada magaalada uga faa'iideysteen kadib markii ay halkaasi isaga baxeen maleeshiyaadkii Maxaakiimta. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  5. ^^^The TFG controls the airport and port and many parts of the city. The people are welcoming the troops. There is still looting but more forces are on their way and the elders and leaders of local districts have taken control of many areas of the city.. Afgooye: Ra`iisul wasaare Geedi iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray degmada Afgooye. Khamiis, December 28, 2006 Afgooye (AllPuntland)- Ra`iisul wasaaraha dawladda Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa dhowaan gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellada Hoose. Sida uu shaaciyay TV-ga Al -Carabiya ra`iisul wasaare Geddi ayaa waxa uu hadal u jediyay qaar ka mid ah odoyaasha degmada iyo dadwayne aad u fara badan oo magaalada Muqdisho ka aaday degmadaas. Ra`iisul wasaare Gedi oo degmada Afgooye waraysi ku siiyay wakaaladda wararka ee Rueters ayaa waxa uu sheegay in ciidamada dawladdu ay gudaha u galeen magaalada Muqdisho, dhowaana uu gaari doono. Socdaalka Geedi ee degmada Afgooye ayaa waxaa ku wehliya mas`uuliyiin ka mid ah golaha xukuumadda ee dalka Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ka socdaal olole ballaaran oo ay wadaan dadka deegaanka oo ay ku doonayaan in ay ku soo dhoweeyaan wafdiga xukuumadda. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  6. Great news, good to see the Shiekh and of course Captain Xalane..
  7. Geedi is not in trouble. The courts have transformed him into an icon.
  8. ^^^The chaos is the fault of the courts who acted like lions and became lambs to the slaughter. The TFG is coming and Mogadishu knwos the forces that destroyed the courts will destroy any militia that stands in the way. The time for messaging heads is over. Give your wepons up lads or the TFG were-wolf brigades will take them by force..
  9. ^^^Yusuf is no warlord, he is a master of the art of war. A decorated war hero, founding leader of Puntland and now the man who brought Somalia back... Alhamdulilah.
  10. ^^^A skil I learned at a young age. ALways poin to the truth. In this case, you are a anti union, anti government and against the "south" becoming as it was the dominent economic and cultural centre of the country. dear firend, Bossaso, Galkacyu, Las Ano, Garowe, Baidoa, Xuddur,Dhusa Mareb, Ceel-Buur, Guriceel, Beledweyne, Bule Burde, Jowhar, Kismayu, Bele-dhawo, Bardheere, Afmadow, Buaale, Jilib, Afgoyee, Balcad, Mogadishu. The two rivers, the Indian Ocean, the Red Sea, all under one control for the first time in 16 years.... Its a wonderful development.
  11. ^^Like Juje said all you are is a envious individual. I am enjoying the lower Shabbele's liberation from the gang that was led by Xasan Dahir. Can you imagine the joy in Barava, Marka, Qoryoole, that in itself is enough for me. Mogadishu will be fine insha Allah, there is disorder and its the fault of the clan courts who want to escape in the chaos. cowards to the end.
  12. ^^^Al Jazeera reported a week ago the clan courts where 5km from Baidoa. What Al-Jazeera reports means squat.
  13. ^^^Why are yoy lying, the clans who are fighting are from the middle region, former millitias of courts. There is also attacks on the HQ Hotel Ramadan near Si-Si. There is anarchy and its the fault of the court for running away so fast after making promises to the public they would fight to the last man, hypocrites trying to save their skins. As for character do not prempt the TFG so soon. They will bring order insha Allah. I can tell you right now, the occupation of lower Shabbele has ended no more charcoal trade and looted property issue will be dealt with. A new dawn at last. Alhamdulilah.
  14. MUQDISHO: Koox Hubeysan oo weerartay gurigii Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey Posted to the Web Dec 28, 07:51 Muqdisho (PP) - Kooxo hubeysan oo aan la garanayn ayaa weerar ku qaaday guriga Sheekh Ibraahim Suuleey oo ah Aabbaha Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey oo ah Afhayeenkii ugu dambeeyay ee Maxkamadaha isla markaana ahaa Xoghayihii guud ee Golaha Shuurada. Guriga ayaa xilliga la wareerayay waxaa ku sugaan Sheekh Ibraahim Suuleey oo isagu jirranaa, waxaana la sheegay in dhallinyaro ku sugnayd guriga ay weerarkaas difaaceen, iyadoo xaladda guriga uu yahay haatan mid kacsan. Warar aan lagu kalsoonaan karin ayaa waxay sheegayaan in sababta kooxahaas ay u weerareen guriga ay tahay iyagoo doonayay inay qafaashaan Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey, waxaana lagu sheegay kooxaha weerarkaas geystay inay ka tirsanaan jireen Malleeshiyooyinka Maxkamadaha. Arrintaan ayaa waxaa si weyn u cambaareeyay dadweynaha Degaanka uu daggan yahay Sheekh Ibraahim Suuleey ee Degmada Hodan; waxayna ku tilmaameen in tani ay tahay fowdo in dhibaatada la sii badiyo. Lama garanayo illaa iyo hadda halka uu dhab ahaan ugu sugan yahay Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey oo ahaa afhayeenka Maxkamadaha shalayna jeediyay shir jaraa'id oo uu si weyn ugu cambaareeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Ethiopia. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  15. Mystic, Yusuf is a legend in the making. He is a strong man determined to bring back his country. He has seen and confronted many big men, let alone Melez who was a boy living in Somalia when Yusuf was comanding armies. The TFG is an independent national instution with the support of the world. It has no reason to work for any other nation when it has its own to run.. No saxib, the TFG intelligence has brought it to power.. No matter what the secesionist and the left overs of the courts/warlords say. Somalia is back after 16 years. Go ask the people of lower Shabbele if they are happy, go ask the people of Bay&Bakool, Gedo. Juba's, Puntland, you will get a picture, that the majority support the TFG
  16. ^^^lol. Taiwan is recognise by the US and the Swiz are recognised by everyone. Dont compare our little region in the North-West with the Republic of China.
  17. Isbahaysigii SNA oo dib u qabsaday xaruntii hore ee Villa Soomaaliya Isbahaysigii hore ee SNA ee uu gudoomiyaha u yahay Eng. Xuseen Maxamed Ceydiid ahna Wasiirka Arrimaha Guddaha ee dowladda federalka ayaa maleeshiyooyin taabacsan isaga ay saakay la wareegeen xaruntii Villa Soomaaliya oo ay horey kala wareegeen ciidamada Maxaakiimta Islaamiga.
  18. ^^^My point is, that group above has lost, and by your tone you was a supporter. My sympathies now move on.
  19. ^^^Saxib only the Somali people are in charge of the TFG. Dont come here with that nonsence, we all know your stance after all. You need to find a new organisation to destroy Puntland and the TFG, they have overcome the clan court threat..
  20. ^^^So they withdrew to the sea? As for foreign occupation, Yuusf is not a foreigner to Mogadishu, you should be ashamed.
  21. Clan Courts Abdiqasin Salad Sharif Xasan & Clan Courts Djibouti President dictator Aferwarki Yusuf Garad
  22. Xoogsade unlike Buaale when the fake clan shiekhs murdered injured prisoners, the TFG has not done so, though the fabricated stories from Shabbele, Hornafrik will not be tolareated no more. A Transitional Federal Government soldier guards captive Islamic Courts soldiers, left, in Baidoa, Somalia Wednesday, Dec. 27, 2006 Prisoners of war from the Islamic Courts Council © are guarded by troops of the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia in Baidoa,