General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
As usual, the killing of Sheekhs followed the return of the Warlords
General Duke replied to Xoogsade's topic in Politics
As usual you have no leg to stand on Xoogsade. The warlords are not back, this is a war conducted by the TFG. SOURCE An injured Islamic Courts soldier rests on his bed in hospital in Baidoa, Wednesday, Dec. 27, ^^^ABOVE IS PROOF THE TFG IS NOT KILLING PRISONERS LET ALONE SHIEKHS. -
Hiiraan.com: 70% of Jowhar happy with TFG takeover..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol, the Iraq comparison, there are no ET's needed so long as all the Oromo, Eritreana nd foreign dummies leave.. As I told you before the war is over, the security of the nation will be conducted by the TFG from now on. -
1. The Clan Courts as an organisation have lost power and credibility. Abukar Cadaan, Xasan Dahir, Turki, Cayrow and of course IndCade 2. Abdiqasin Salad Xasan, Gen Galaal and their ambition to keep the subjugation of the lower Shabbele. 3. Sharif Xasan Shiekh Adan, the hapless speaker of parliment, he has no where to hide, since his warlord backers and clan courts have been taking out of the picture. Next time he visits, Baidoa, Mogadishu, Kismayu he will have to deal with the TFG.. 4. Ismael Omar Gulleh, the head of a city state, who will no longer be as important as he was before. 5. Eritrea: Another setback for that nation, though if they play their cards right we will give them one more chance.. 6. The local media and web portals, the news from now on will be quite boring, reconstruction, government business will not be as popular as clan infights, intrigue and power struggles as was the case.
-
Clan Courts an update...less than a year of noise.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Soldiers loyal to the Somali government talk on the road near the Somali town of Jowhar -
Hiiraan.com: 70% of Jowhar happy with TFG takeover..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed, but right now thats not the TFG's problem is it? -
Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho oo burburay Last Updated::2006-12-28 07:45:49 Muqdisho: Waxaa maanta xaqiiqowdey in Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ee Magaalada Muqdisho isla markaasna is ballaarinta ka sameeyey gobollada dalka qaarkood lixdii bilood ee la soo dhaafay uu si rasmi ah u burburay, kadib markii ay ku jabeen dagaal soconayey muddo ka badan toddobaad oo ay la galeen ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada dawladda Itoobiya. Burburka Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa si weyn uga muuqda saldhiggoodii ugu weynaa ee magaalada Muqdisho, waxana madaxdii ugu sarsarraysay ay habeenkii xalay jeediyeen ereyo dardaaran ah waxana ay sheegeen in ay xilalkii sika casileen shacabkuna ay doortaan hoggaankii ay doonayaan. Dadweynaha Soomaaliyeed waxa la yaab ku noqotay sida Midowgii la baxay Maxkamadaha Islaamiga ee soo bilowday horraantii sannadkan ay u burbureen sannadkii ay soo baxeen oo aan dhammaan, iyadoo awooddii isballaarinta ee ay gobollo muhiim ah oo dalka ku yaal ay uga talinayeen. Magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay qaybo kamid ah waxaa ka talinayey malleyshiyaad waxana soo laabtay qaadkii ay maxkamadaha Muqdisho mamnuuceen, iyadoo meelaha qaarkoodna laga soo sheegay xasilooni darro iyo dhac. Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyo xoogagga dawladda federaalka iyada oo aan wax dhiig ahi ku daadan ilaa iyo haatanna lama oga halka ay u baxsadeen horboodayaashii maxkamadaha Muqdisho. Horseednet.com
-
^^^Same country, but the TFG is the legitimate government recognised by the world and now in control of all the country. Please do not ever compare the state and a part of it..I have notice you are smarter than that..
-
Hiiraan.com: 70% of Jowhar happy with TFG takeover..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol, they also called them before right? -
Funny how the lies are evaporating, the people love us has turned into the people hate us over night. The clan courts legacy is gone the way of their millitary power. Note how the media is changing its tune, though I think the Mogadishu radio;s liscece needs to be reviews. Waa sidee Xaaladda Degmada Jowhar kadib markii ay dib ugu soo laabatay gacanta Maxamed Dheere? Arbaco, December 27, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in caawa magaaladaas degan tahay kadib markii ay maanta gacan ku heynteeda la wareegeen Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira. Dadka Magaalada la sheegayaa in ay 70% la dhacsan yihiin dib u soo laabashada maamulkii Maxamed Dheere, waxayna durba bilaabeen dadku in ay dib u furaan goobo ganacsi oo ay Maxkamadaha Islaamka ka xireen. Dadka la dhacsan is-bedelkan ka dhacay Magaalada Jowhar ayaa waxay isugu jiraan dhalinyaradii ay Maxkamadaha Islaamka ka joojiyeen daawashada ciyaaradaha Isboortiga iyo Filimada iyo sidoo kale dadkii iyana laga joojiyay in ay Qaadka ka ganacsadaan, isla markaana ay Shineemooyinka dadka u shidaan. Sidoo kalena waxaa maanta dib u bilowday baahinta heesaha dabacsan Idaacadda Jowhar oo ay Maxkamadaha Islaamka horay ugu soo rogeen amar ah in aaney tebin karin heeso dabacsan, marka laga reebo kuwa Wadaniga ah iyo Gabayada. Magaalada waxaa haatan ku sugan Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira, wax dhibaato ahna kama jiraan, waxayna dadku maanta ciidamadaas ku soo dhaweeyeen caleemo qoyan iyo heestii maanta-maanta-maanta, halka ay 14-kii June ay Ciidamadii Maxkamadaha Islaamka ku soo dhaweeyeen Allaahu Akbar iyo ereyo kale oo ay ku muujinayeen sida ay raali uga yihiin la wareegitaanka Magaalada Jowhar ee Maxkamadaha Islaamka. Dhanka kalena, waxaa ku soo qulqulaya Deegaanka Qalimow oo Jowhar ka xigta dhinaca Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo ku hubeysan Gaadiidka Dagaalka, waxaana la sheegayaa in ay Ciidamadan ku wajahan yihiin Magaalada Muqdisho. Dhinaca Wadada Xamar ka baxda ee Baydhabo ayaa iyadana laga soo sheegayaa dhaqdhaqaaqyo ay wadaan Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowladda Federaalka, waxaana sida uu maanta shaaciyay Maxamed Dheere ay Ciidamadaas dhinaca Afgooye ka geli doonaan Muqdisho, halka kuwa Qalimow jooga ay iyana dhinaca Balcad ka geli doonaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
^^^Saxib speak for youe entity, the Ethiopians dont control the TFG. They are an ally, like the Kenyans, remmeber the reconciliation conference was held in Nairobi, they hosted us for over 2.5 years. Somaliland is controlled by the Ethiopians but not the TFG, after it is not a region but the government of the nation.
-
^^^Khalaf, Jowhar is in the hands of the TFG Dheere is just the face, to calm down the clans, otherwise they would have said..Reer Hebel is coming abck for revenge. He also ran an area dominated by hus own sub-clan, Qaybdeed, is an officer of the army, he controls not an inch of the areas under the TFG, Cadaado, Guriceel, Hobyo, Banderadlay, Galinsoor will all be run by its locals. No strong man will rule any town in Somalia without the consent of the public. Look at how defanged, Xabsade, Saransoor are and use Puntland as the model for these regions now.

Warqad ay soo saareen Qowmiyada Gobolka Shabeellada Hoose [27/12/06] KU:MADAXWEYNAHA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA. KU:WASIIRK KOOWAAD DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA. OG:DHAMMAAN MUDANEYAASHA LABADA GLOE EE DOWLADDA. OG:XILDHIBAANADALABADA GOLE EE DIGIL/MIRIFLE. OG:XILDHIBAANADA GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE. OG:XILDHIBAANADA QOOMIYADDA BANAADIR.

Warqad ay soo saareen Qowmiyada Gobolka Shabeellada Hoose [27/12/06] KU:MADAXWEYNAHA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA. KU:WASIIRK KOOWAAD DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA. OG:DHAMMAAN MUDANEYAASHA LABADA GLOE EE DOWLADDA. OG:XILDHIBAANADALABADA GOLE EE DIGIL/MIRIFLE. OG:XILDHIBAANADA GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE. OG:XILDHIBAANADA QOOMIYADDA BANAADIR. ....................
-
The people in lower Shabbele are no doubt celebrating today. Inda-Madobe is no longer in their face, looting their properies, turning their trees into charcoal.
-
The ICU is gone coz they interfered SL ,,,, now Geeddi is doing da same that is the beginning of their fall ,,,,,,, just wait and see Oh the delusions, i nearly fell of my chair.
-
Warar kale ayaa sheegaya in Yuusuf Maxamed Siyaad ‘Indhacadde’ uu u baxsadey Dalka Ereteriya iyadoo uu raacey Dayaaraddii keentey Shariifka iyo Sheekh Xasan Daahir. Cararka ‘Indhacadde’ ayaa loo aaneeynayaa sababo badan oo Dowlladda iyo Itoobiya ka sokoow uu cabsi badan uu ka qabo xitaa xubno ka tirsan Golaha Maxaakiimta’ waxaana jabka ciidamada Maxaakiimta soo gaarey lugu eedeeynayaa Yuusuf ‘Indhacadde’ oo sabab u ahaa dagaalada 8ka maalmood socdey. Waxaa la xasuusan karaa in Yuusuf ‘Indhacadde’ uu todobo maamood siiyey ciidamada Itoobiya in aay iskaga baxaan dalka Soomaaliya. Markii aay dhammaatey todobadaas maalmood wuxuu Yuusuf ‘Indhacadde’ uu amar ku bixiyey in ciidamada Maxaakiimta ay weerar ku qaadaan goobaha Dowladda Kumeelgaarka aay ka taliso. Yuusuf ‘Indhacadde’ wuxuu awoodaas ku heley asagoo ah ninkii Maxaakiimta u qaabilsan arimaha Ammaanka taas oo u dhiganta ‘Waziirka’ Gaashaandhigga Golaha Maxaakiimta.

For all the threats coming from clan court supporters on how they would exile the TFG and make it "irrelevent" guess who has run away and become a joke? "Waziirka" Gaashaandhigga Golaha Maxaakiimta Soomaaliyeed Yuusuf 'Indhacadde' Oo u Baxsadey wadanka Ereteriya.

The TFG is next, insha Allah we have past the dark days.
-
^^^The TFG has done everything, it is the legitimate recognised government of Somalia. The security council, US,EU, AU, IGAD recognise it. It has close relations with, Kenya, Yemen, Ethiopia. Does Ethiopia, Kenya, IGAD even recognise the phantom state? Ah no.. Castro the confused, I nearly had tears in my eyes when heard the lower Shabbele is out of the hands of IndaCade and his group. That was a great moment.
-
Ra’iisul wasaare Geeddi oo war deg deg ah soo saaray Ra'iisul Wasaare Geeddi War cad oo uu xalay soo saaray Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Cali Maxamed Geeddi waxa uu sheegay in dhammaan maleeshiyaadka ku sugan magaalada Muqdisho hubkooda la isugu geeyo xeryaha Hiilweyne iyo Laanta Buur, isagoo arrintaas u soo xilsaaray dhammaan odayaasha iyo waxgaradka G/Banaadir ilaa ay ka soo gaarayso dowladda waqti aanu cayumin. Warkan ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa saxaafadda u akhriyay C/raxmaan Diinaari oo ah afhayeenka dowladda federalka, wuxuuna intaa raaciyay in Ra’iisul wasaaraya arrintaasi iyo sugida ammaanka si ay u noqoto mid xasiloon mas’uuliyadeeda inta ay dowladda ka soo gaarayso sida ugu dhaqsiyaha badan waxaa loo xilsaaray odayaasha, culumaa’udiinka, siyaasiyiinta, waxgaradka, dumarka, ururrada bulshada dhammaan inta mas’uul ah inay howsha gutaan. Diinaari oo mar wax laga weydiiyay waxa ay kala socdaan Muqdisho ee ka socda ayaa sheegay in ay helayaan warar kala duwan oo yiri “Waxaan helnay in dhallinyarada qaarkood ay hubkoodii la soo baxeen, qaarkood Maxaakiimtiina ay u kala baxeen qabaa’ilada kala duwan, hubkiina ay qabiil waliba reerkoodii ay la wareegeen oo si kala gooni gooni ah ay u kala baxeen” wuxuuna xusay afhayeenka markey intaas deristay in ay qaadatay go’aanka warkan si aysan u dhicin dhibaato iyo dhiig dambe oo data.
-
^^^Only ignorance can make one uter such nonsence. There will be no second come back for the clan courts, they are running around headless tonight.