
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Juje, I have no idea why you are defending the warlords and going back on the support with which you so heriocly gave the government a few weeks back? Abwan, I have been a supporter of the TFG from inception, you have been anti TFG from the beggining. Thus what ever I say will not please you, since you belive that you have lost due to some unknown clan reasons.. The warlords are not coming backinsha Allah, there is nothting Mohamed Dheere, Qaynyare can do but to voice their frustration which is their right. Those who thought they were bigger than the institutions of government have no say in its future direction..
-
BAYDHABO: Xaflad lagu dhaarinayo wasiirrada cusub ee Dowladda oo maanta ka dhacaysa Baydhabo Posted to the Web Feb 08, 07:16 Baydhabo (PP) – Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay lagu qabto xaflad lagu dhaarinayo wasiirada cusub ee Ra’iisul wasaare Geeddi uu magacaabay habeen hore. Wasiirrada la dhaarinayo ayaa waxay isugu jiraan kuwo isku shaandheyn lagu sameeyay xilalkii ay hayeen iyo kuwo cusub oo lagu soo daray golaha wasiirrada, balse aan horay uga mid ahayn golaha wasiirrada. Xafladda lagu dhaarinayo wasiirradaan ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi, Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe iyo xubno kale oo fara badan. Wasiirrada la isku shaandheeyay jagooyinkoooda iyo kuwa cusub ee lagu soo daray golaha wasiirrada ayaa waxay kala yihiin magacyadooda sidan: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Maxamed Maxamud Guuleed Gacmadheere. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta, Eng. Xuseen Max’ed Ceydiid. Wasiirka Hiddaha iyo tacliinta sare, Salim Caliyow Ibroow Wasiirka Warfaafinta, Madoobe Nuunow Maxamed Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Wasiirka Macdanta iyo Biyah,a Maxamed Nuuraani Bakar Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka, Xasan Dhinbil Warsame Wasiirradda Caafimaadka, Qamar Aadan Cali Wasiirka Dib u dhiska C/raxmaan Jaamac Marka xafladda dhaarta ah ay dhammaato kadib ayaa waxaa xafaladda ka hadli doona Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi oo hadal dardaaran ah u jeedin doona xubnaha wasiirrada ah ee cusub. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
-
-
Wafdi ka socda Bangiga Islaamiga oo la shiray Dowlada Puntland Last Updated::2007-02-08 13:55:32 Garowe:- Weftigan ayaa waxa magaalada Garowe si diiran ugu soo dhoweeyey Golaha xukuumada DGPL oo uu horkacayo Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka caalamiga Mudane Cabdi Salaad Cali. Soo dhoweynta ka dib ayaa waxa ay weftiga iyo golaha xukuumada shir ku yeesheen xarunta Madaxtooyada ee DGPL. Shirkan ayaa waxa shir guddoominayey Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka cCalamiga ah, waxaana goob joog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada DGPL Caydaruus Cismaan Yusuf. Waxaana halkaasi ka soo jeediyey warbixin ku saabsan mashaariicda ay u baahan yihiin DGPL Mudane Cabdi Salaad Cali Wasiirka ayaa sheegay in Puntland ay ka jirto baahiyo faro badan loona baahan yahay waxqabad dhab ah. Intaasi ka dib ayaa wefigu waxa uu ka warbixiyey waxyaabaha ay u socdeen ee ah horumarinta mashaariicda la xiriirta dhinaca Bangiyada, wuxuuna wafdigan soo mari doonaa magaalooyinka Puntland ee Gaalkacyo iyo Laascaanood. HorseedNet.com
-
-
^^^I belive its a genuine change, Sharif Xasan was incompetent, the warlords were pure ****** and had to go. I think the Somali people forgot the nature of government and how it works. Anyhow the clans are still represented its just some men lost their posts due to their own faults and no one else.
-
A great development and nice pictures..Viva Burco
-
Mogadishu: TFG capture more weapons and trouble makesr...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Qadsiye is fake clan based website that lies at every turn and incite hatreds between Somali's. It has a religious facade much like Yusuf Siyad IndaCade, its clan garbage and most people know this. So I sugest you try to get the news from else where dear lad. -
^^You are confusning your self with the generalisation of "warlord". The clans choose their reps in the parliment for example, Qaybdeed is not an MP in the Parliment and thus can not be come a minister. Yes, Sudi and Co were ministers at one time, thats when they had the guns, they refused to change and got lost with the wind of change. Now they have all been repaced by competent, non "warlord" individuals who reperesent their clans. For example Sudi has been replaced by Afrax who is a highly educated fellow. This is progress noh/ I know very little about Omar Jamal, thus I would not know what he would gain from most things.
-
Mogadishu: TFG capture more weapons and trouble makesr...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Salaad Cali Jeele oo soo bandhigay Hub ay qabteen iyo weeraro horleh Last Updated::2007-02-07 18:29:25 Muqdisho:- Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay hub laga soo qabtay xaafadaha magaalada. Hubkan ayaa u badnaa rasaasta iyo qoryaha hoobiya oo 27 xabo lasoo qabtay, sidoo kale miinooyin iyo qalab kale oo qarxa ayuu Wasiir kuxigeenku saxaafada usoo bandhigay. Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in ay sidoo kale gacanta kusoo dhigeen 3 ruux oo la sheegay in ay kamid ahaayeen kooxaha soo abaabulo weerarada ka dhaca magaalada Muqdisho. Wasiir kuxigeenka Gaashaandhig DFKMG ayaa sheegay in ay wadaan hawlo badan oo lagu adkeenayo amniga magaalada Muqdisho, oo maalmihii lasoo dhaafay kasoo darayeen weerarada kala gedisan ee lagu qaadayo xarumaha Dowlada iyo shacabka. Maanta oo Arbaco ah ayey magaalada Muqdisho siyaabo kala gedisan loogu dilay illaa iyo 4 ruux. Sidoo kale madaafiic ayaa lala beegsaday goobo magaalada kamid ah oo ay ku jirto Xarunta Madaxtooyada, iskuulka Allah iyo saldhiga Waaberi ee magaalada Muqdisho. Goobahaasi ayaa weeraradii lagu qaaday aysan cidina wax ku noqon, balse hal qof ayaa ku dhaawacmay weerar ay maleeshiyo ku qaadeen saldhiga Booliiska ee degmada Waaberi. Maxamed Cabdi HorseedNet.com -
Mogadishu: TFG capture more weapons and trouble makesr...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Mohamed Qaynyare is being quoted in Qadsiye, now thats priceless. Anyhow these desperate acts will not derail the TFG, its better they stop killing the civilians of the city... -
^^The clan courts & warlords where also allies in the Balcad group.. The TFG needs none of these armed factions, it must empower its civilian officials..
-
Mogadishu: TFG capture more weapons and trouble makesr...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Colonel Sacid Dheere Audio: Sacid Dheere -
Mogadishu: TFG capture more weapons and trouble makesr...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Audio Salad Ali Jele -
Muqdisho: Dawladda federaalka oo maanta soo bandhigtay hubkii lagu weerarayay maalmihii tagay xarumaha dawladda. Arboco, February 07, 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay soo bandhigtay hub iyo rasaas ay sheegtay in ay ahayd kuwii lagu soo weerarayay maalmihii ina dhaafay. Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa Iskuul Bolisiya kusoo bandhigay hub u badnaa rasaasta hoobiyaha , waxyaabaha qarxa iyo qalabka loo adeegsado qarxinta intaba. Masuuliyiin dawladda ah , iyo saxaafadda ayaana si rasmi ah loo tusay, ayadoo wasiir kuxigeenka gaashaan dhigga Soomaaliya uu bixiyay warbixin faah faahsan oo arimahaasi kusaabsan. Salaad Cali Jeelle wuxu sheegay in hubkan iyo rasaastan laga soo qabtay xaafadda Dayniile, halkaasi oo kooxaha qaraxyada fuliya ay xarumo ku lahaayeen. Md: Jeelle wuxuu sheegay in dawladdu soo qab qabatay qaar kamid ah raggii hawshaasi qaraxyada gacanta kula jiray , balse ma uusan sheegin cadadka ay yihiin . Salaad Cali Jeelle wuxuu sheegay inay ka war heleen xarumo kale oo saldhigyada dawladda iyo goobaha bulshada weerar looga soo qaadi jiray, dawladdana ay u qorshaysan tahay inay gacanta kusoo dhigto ragga hawlahaasi ku jiray. Waa markii ugu horaysay oo dawladda federaalku soo bandhigto hub iyo rasaastii lagu soo weerarayay, waxayna umuuqataa inay horumar ka samaynayaan arimaha nabad galyada. CCC Farayaamo AllPuntland
-
These types of attacks are headline grabbing and great for some here, however the fact is that the groups in Mogadishu are in hiding, afraid and are being hunted down. Muqdisho: Dawladda federaalka oo maanta soo bandhigtay hubkii lagu weerarayay maalmihii tagay xarumaha dawladda. Arboco, February 07, 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay soo bandhigtay hub iyo rasaas ay sheegtay in ay ahayd kuwii lagu soo weerarayay maalmihii ina dhaafay. Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa Iskuul Bolisiya kusoo bandhigay hub u badnaa rasaasta hoobiyaha , waxyaabaha qarxa iyo qalabka loo adeegsado qarxinta intaba. Masuuliyiin dawladda ah , iyo saxaafadda ayaana si rasmi ah loo tusay, ayadoo wasiir kuxigeenka gaashaan dhigga Soomaaliya uu bixiyay warbixin faah faahsan oo arimahaasi kusaabsan. Salaad Cali Jeelle wuxu sheegay in hubkan iyo rasaastan laga soo qabtay xaafadda Dayniile, halkaasi oo kooxaha qaraxyada fuliya ay xarumo ku lahaayeen. Md: Jeelle wuxuu sheegay in dawladdu soo qab qabatay qaar kamid ah raggii hawshaasi qaraxyada gacanta kula jiray , balse ma uusan sheegin cadadka ay yihiin . Salaad Cali Jeelle wuxuu sheegay inay ka war heleen xarumo kale oo saldhigyada dawladda iyo goobaha bulshada weerar looga soo qaadi jiray, dawladdana ay u qorshaysan tahay inay gacanta kusoo dhigto ragga hawlahaasi ku jiray. Waa markii ugu horaysay oo dawladda federaalku soo bandhigto hub iyo rasaastii lagu soo weerarayay, waxayna umuuqataa inay horumar ka samaynayaan arimaha nabad galyada. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Yemen delays asylum offer to Clan Courts leader...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The TFG troops defended the compound of the president, it was not a clan issue. Dont turn it into one, The TFG armed forces are multi clan.. -
^^^lol, many here dont know how the system works..
-
^^^Taako, the brother just rushes in headlong..
-
^^^How is one gloaiting dear brother? These warlords deserve nothing from this government which they opposed, at least they have their lives back in Mgadishu. They have a choice go through the process or get exiled for good this time..
-
^^^That article would have been better having its own thread. The passport seems to be a threat for many.
-
^^^Yuusf was an elected official in Puntland as well as in the TFG, he never was awarlord though it served the interest of some to picture him as such and play down Puntland state as a whole. It has backfired.. As for a tribunal, desperate talk from the lsoing side, if any Sharif Ahmed & Xasan Dahir would be in big trouble, since theere are many families who's children have been brainswashed in the recent clashes.
-
^^^It is open knowledge dear lad, though yu close your eyes to aanything Somalia. Even in this thread passport offices will be opened in Bossaso & LA Sool.
-
^^^aiats an important development, Baidoa, Mogadishu and Kismayu offices will all be opened soon.
-
^^^I know I listed him in the group including Xasn Abshir Farax..