-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
This is going to be interesting the withdrawn their support yesterday and now the clan did the same we already know that a significant gedo faction is opposed to the conference and they are inline with the government of Somalia. This seems to be a conference now just for the azanians a faction of gedo and the Pirates. The rest are not on board let see how this ends in the next coming weeks.
-
“Meeshii danta Somaliland lagaga hadlayo ee maslaxadu noo tilmaantana waanu tagaynaa” April 8th, 2013 “Somaliland waxay doonaysaa in madax-banaanideeda dunidu ictiraafto oo ay ogolaato” “Inaynu shirkan Tagno Danteena ayaa Ku Jirta” Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti heer qaran ah oo uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal ugu kicitimay dalka Turkiga, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan wada hadalo fool-ka fool ah oo ay la yeelan doonaan dawladda Soomaaliya oo ay marti-gelisay ama gogoshiisa dhigtay xukuumadda Turkigu. Madaxweynaha Somaliland oo waxyar ka hor intii aanay u kicitimin Turkiga qolka nasashada ee madaarka Hargeysa kula hadlay warbaahinta ayaa tafaasiil ka bixiyay socdaalkiisa, waxaanu yidhi “Waxaanu maanta u baxaynaa dalka Turkiga oo la noogu martiqaaday wada hadal u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, inaga siyaasadeenu waxay ahayd goor walba, mar kasta in meeshii danta Somaliland lagaga hadlayo ee danta iyo maslaxadu noo tilmaantana waanu tagaynaa. Way jireen wada-hadalo badan oo aynu ka qayb-galnay, meelo aynu ka gows qabsanayna way jiraan sababo ah inay inoo cuntami waayeen.” Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Markaa halkaasi ayaanu tagaynaa waxaana inoo furmaya wada hadaladii, madax badan oo raysal-baarlamaanku ka mid yahayna waanu ku tagaynaa iyo masuuliyiinta axsaabtu. Waxaanu rajaynaynaa inaanu halkaa wixii qadiyadeena ah gaadhsiino oo aanu dunida gaadhsiino, inaynu shirarkan tagnaana danteena ayaa ku jirta.” cida qadiyadeeda iyo madax-banaanideeda inay dunida gaadhsiiso la doonayaana waa inaga, taana mar walba diyaar-baanu u nahay inaanynu qaran ahaan u dhamaano xisbiyada haddii aynu nahay iyo haddii aanu dawladda nahayba, markaa waxaanu rajeynaynaa inaanu guul kala soo noqono,”ayuu yidhi Madaxweynuhu. Madaxwayne Siilaanyo oo la waydiiyey inuu bulshada u sharaxo ajandaha shirka Turkiga ayaa yidhi “Ajandihiisa cadaan lanoogama dhigin oo wax kow iyo laba aan odhan karayo maaha, laakiin waa Somaliland iyo Soomaaliya oo la wada-hadalsiinayo, laakiin Soomaaliya waxay doonaysaa in laga mid noqdo, Somaliland-na waxay doonaysaa in madax-banaanideeda dunidu ictiraafto oo ay ogolaato.” Guddoomiyeyaasha axsaabta siyaasadda ee qaranka iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Arrimaha dibadda, Madaxtooyadda, shaqada iyo arrimaha bulshadda, Cadaalada. Madaxweynaha Somaliland waxa madaarka ku sii sagootiyay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, iyadoo uu halkaasi salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada qaranka. Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay ajiibtay marti-qaadka ay ka heleen dalka Marti-gelinaya wada hadaladan ay yeelanayaan Somaliland iyo Soomaaliya. Waxaanay ku dooday in kulankani u qabsoomi doono Somaliland oo dhinac ah iyo Soomaaliya oo darafka kale ah. Shirkan ayaa dabo socda laba shir oo ka horeeyay oo kal-hore lagu kala qabtay Ingiriiska iyo Imaaraadka carabta oo lagu saxeexay heshiis ka koobnaa lix qodob oo dulucdiisu ahayd in la sii ambo-qaado wada hadalada labada geesood u bilowday iyo inay ka shaqeeyaan masaalixda mandaqada sida la dagaalanka argagixisada iyo kifaaxa lagula jiro budh-cad badeedka. Sidoo kale, waxa xukuumaddu ay hore u sheegtay inaanay ka qeyb galaynin shirka 6-da Bisha May ee fooda inagu soo haysa ka qabsoomi doona magaaladda London ee dalka Ingiriiska, kaasi oo ay shaaca ka qaadeen inaanu wax faa’iido ahi ugu jirin qaranimadda Somaliland balse uu yahay shir u khaas ah dawlada laga yab-yabay Soomaaliya iyo qaadhaan-bixiyeyaasha oo loo weydiinayo inay dhaqaale ugu yaboohaan si ay cagaheeda iskugu taagto dawladan duruufaysani.
-
Puntland started state building in 1998 and went to war twice jamac cali jamac versus cabdilahi Yusuf internal struggles The galmudug clan was in Xamar fighting for their place in xamar and pushing further south and they wasted their energy on each other if they made a deal with unuka they would today be sitting in villa Somalia with out Amisom. The first time Puntlanders started looking south was in 2004 when cabdilahi Yusuf was elected,
-
Because in the 90s they were in control of Mogadishu they had all the power controling from Galkacyo to the Kenyan border they had 60% of the former SNA army arsenal was in their hands. Not just them but the entire habar gangstar clan were the top dogs having colonies in Lower shabelle and lower jubbah. But their power was broken or it was diminishing because of the habr gangster and unuka wars in the early 90s. And than the US intervention. Having power is one thing but to keep that power is another thing. They kept dominating eventhough they lost allot when abdiqasims hotel government was formed even with the ICU they were the king makers. But with the xabashi invasion they lost everything their capital their army their influance and were reduced to crawl back to their ancestral home land Galguduud and Southern Mudug.
-
http://togaherer.com/madaxweyne-siilaanyo-iyo-wafti-uu-hogaaminayo-oo-u-baxay-wadanka-turkey-kagana-qayb-galaya-wada-hadalada-somaliland-iyo-somalia/ President siilaanyo with a huge delegation jets off to Turkey Minister of justice Minisiter of foreign affairs Chief of cabinet Xirsi xaaji cali Duputy parliament speaker Minister of Housing and social affairs
-
Dawlada Soomaaliya oo Codsatay In Lagu Soo Wareejiyo Maamul u Sameynta Jubbooyinka Shirka IGAD waxaa dawlada Soomaaliya uga qeybgalaya wasiirka arrimaha dibadda Fawsiya Yuusuf. Addis Ababa (RBC) Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa shir ay iyada dalbatay oo ka socda magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia horgeysay codsi ah in lagu soo wareejiyo qorshaha maamul u sameynta gobolka Jubbada Hoose. Shirkan oo maanta furmay ayaa waxaa ka qeybgalaya wasiirada arrimaha dibadda ee toddobada xubnood ee xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD waxaana dhanka dawlada federaalka Soomaaliya uga qeybgalaya raysul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan. Wasiir Fawsiya oo shalay ka dhooftay magaalada Muqdisho ayaa ka hor safarkeeda waxay wariyaasha ugu sheegtay garoonka diyaaradaha Muqdisho in shirka Addis Ababa uu ku saleysan yahay hindise ka yimid dawlada Soomaaliya oo la xiriira qorshaha Xasilinta iyo Dejinta ee Heer Qaran [NATIONAL SECURITY AND STABILIZATION PLAN NSSP] kaasoo la dejiyey sanadkii 2011 xilligii dawladii ku-meelgaarka ahayd. Wasiir Fawsiya ayaa sheegtay in dawlada Soomaaliya ay diiday in qorshahan Xasilinta iyo Dejinta ay maamulaan dawladaha deriska la ah Soomaaliya oo xubno ka ah Urur Goboleedka IGAD. Dhanka kale wararka naga soo gaaraya shirkan wasiirada arrimaha dibadda IGAD uga socda Addis Ababa ayaa sheegaya in dawlada Soomaaliya ay miiska keentay cabasho ku aadan in faragelin lagu hayo xasilinta dalka, isla markaana dawladu ay dooneyso in maamul u sameyn Jubbooyinka lagu soo wareejiyo. Danjiraha Soomaaliya u jooga Addis Ababa Siciid Yuusuf Nuur oo u waramay idaacadda VOA ayaa sheegay inaysan jirin sabab dawlada Soomaaliya u codsato inay maamusho dalkeeda, isla markaana wuxuu danjiruhu beeniyey in gobol gaar ah oo Soomaaliya ka mid ah looga hadlay shirka wasiirada arrimaha dibadda IGAD.
-
Amiir godane is an islamist so there is no dealing with him what you want sl to do convince him to leave shabaab and become a normal sl citizen lol Fawziyaa dalki ay u dhaxday bay joogta she said her self that she is helping her in laws she her self does not even belief in the sl,somalia union she was asked on voa she didnt answer the question You heard prof samatar the other day that only two tribes can lead somalia, its just matter of time he comes home or goes Back to America. Galaydh helped built somaliland he even ran for vp in1993 he does not really represent the garaad clan but him self when he was pm of carta xaaabsade who was interior minister of pl stopped all the garaad elders from going to xamar particularly garaad candiqani. Xaabsade spoke for his clan and dissowned galaydh with the full support of his people his clan. So whether galaydh comes back home or not will not change anything.
-
Your kinda 53 years to late, somalilanders were intrerested sharing power with you. But you were not you showed that they are not welcome, the brothers in djibouti saw this and didnt join it was smart of them Had you taken the back seat and promoted real somalism like the somalilanders did you would have had a chance. So now a union is not atractive it will never really there is nothing u really can offer somalilanders. You dont have a great economy nor great resources somalilanders need.its you who need somaliland, but somaliland doesnt need somalia. Somaliland is not closer to you than a somali from kenya or a somali from djibouti or from ethiopia.
-
Malistar these are individuals fawziya is the same as buubaa omaar prof samatar,. Most sl politician in somalia bring nothing to the table Amiir godane is from different stock though an has foreign jihadist as his allies Somaliland has no interest in leading somalia its unproductive and it will lead to nothing let koonfurians lead their country and let the two countries live side by side
-
Amiir godane wants to liberate southern Somalia from Amisom and foreign mercenaries he believes that is the right way forward Sheikh adan siiro says that Alshabaab are wrong people and are not following the true path Marwo Fawziya works for an islamist group islaah damul jadid government and they are guarded by amisom forces They all share the same nationality but not the same ideology The same way Sheikh cali dhere is Alshabaab Hassan culusow is islaax damul jadiid president Yes they share the same nationality
-
oba hiloowlow;935544 wrote: xaaji is he a politician or a sheikh the dude seem to be confused of his role. fitnah qabe weeye in islam politics and religion are intertwined, waligi fitne kama shaqeyn he owns several businesses in Somaliland, he is a father an imam a sheikh a politician, all allowed in islam.
-
A Memorial statue of Meles Zenawi in jigjiga
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maybe ileey wants a higher position with in the EPRDF party -
i want the signature back and the ability to put a picture under neath the signature place like back in the days.
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Alpha the man is not even buried its not really important who is his successor or what the muqayaalins in hargeisa qaadku ugu baxo, its a tacsi thread , we should just pray for the deceased Mayor so that allah can grant him jannah.
