Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ahhahaha alaya raxmo , this was comming though
  2. It’s not an insult I just found it amazing how sh sharif master minded cumar from North America it’s called politically owned I wonder who is going to be the next prime minister
  3. So let me get this straight nur cade got rid of cabdilahi yusuf and Sheikh dalxiis got rid of cumar buur
  4. Originally posted by The Zack: Xaaji thinks Ethiopia is his friend. He probably rather deal with Ethiopians than "koonfurians". Ethiopia is neither my good friend nor is it my enemy we deal with Ethiopia as our neighboring country and have diplomatic relations And we have mutual interest that’s about it . As for the koonfurians we rather not deal with failed people.
  5. Sometimes I think Somalis are learn to hate everything they want to be perhaps jealousy look at Somalia look at Ethiopia I mean reread what I wrote Ethiopia is not Somalia’s problem Somalis are Somalia’s problem the day you understand that is the day Somalis can achieve things no one is making excuses for Ethiopia. You need to categorize things che Ethiopia is at war with the people from the ONLF region Ethiopia is not at war with the Somali people as a whole they are fighting a rebel movement. Somalis and Ethiopians stopped fighting long time ago wake up the last battle was in 1977. Everything else is just pure politics now minus the ONLF Struggle.
  6. I didn’t say that gives Ethiopia the right to kill harass rape Somalis in Ethiopia how ever u make it sound like that Ethiopia is evil and they are the biggest problem Somalis are facing while Somalis them self’s invited Ethiopians in their capital for clan revenges
  7. Che Somalis raped killed murdered looted each other in the holy mosques and all kind of horrible awful things happened to what makes Ethiopia so special in this case.
  8. Danish delegation in Somaliland:President Silanyo receives a delegation from Denmark Danish Delegation in Somaliland Hargeisa – The president of Somaliland, His Excellency Ahmed M. Silanyo today received in his office a delegation from Denmark lead by Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha , deputy Minister of foreign affairs of the Danish government . The president briefed the delegation about the current security situation in Somaliland as well as the success that Somaliland achieved through democratic processes. The president also briefed the delegation about the fight against piracy in the region spear-headed by Somaliland and the support required to sustain effective campaign against it in the region. Mr. Silanyo reiterated the foreign aid that the government and the people of Somaliland need in development and sustainable democracy in the region. The Danish delegation in turn commended the people and the government of Somaliland on the recent elections in the country and the peaceful transfer of power afterwards. Ms Sus said that her government will work directly with the government of Somaliland and that all aid allotted for Somaliland will be directly given instead of routing it through aid agencies. The deputy director also promised that her government will closely work with Somaliland on security and development issues as well as on ways of sustaining the commendable democratic successes that Somaliland achieved since 1991. Danish Delegation in Somaliland The Danish delegation consisted of: 1. Ms. Sus Ulbæk, deputy Minister of foreign affairs of the Danish government 2. Ms. Anne Ehrenreich Head of Department MoFA, Denmark 3. H.E. Geert Aagaard Andersen, (new) Ambassador to Kenya (GAA) 4. Mr. Thomas Thomsen, Chief Adviser, MoFA Denmark 5. Mrs. Betina Gollander, Counsellor Development (BG) 6. Ms. Pernille Mortensen, 1st Secretary, Embassy of Denmark, Addis Ababa
  9. Mucaaridadu Inay Mid Wax Dhista Noqoto Weeyaan In La Isku Dhaliilo Maaha Monday, 20 September 2010 Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Xisbiyada Mucaaridka ku eedeeyay hadalada ka soo yeedhaya baryahan u dambeeyay ee ka dhanka ah xukuumada talada haysa, taas oo ay ku dhaliilayaan dhacdadii xeebta Galbeed ee dalka, isaga oo sheegay in mucaaradka looga baahan yahay inay mucaaridnimadoodu noqoto mid wax dhisaysa, balse aanay noqonin in dhibta dalka ku timaada mid lagu ceebeeyo xukuumada. C/raxmaan Saylici waxa kale oo uu sheegay in xilligii uu xisbigooda talada hayaa mucaaridka ahaa wakhtigii qaraxyadii argagixiso ee ka dhacay madaxtooyada, Safaarada Itoobiya iyo xarunta UNDP-da lagu soo weeraray aanay xukuumaddii jirtay ku ceebaynin, balse ay ka tacsiyadeeyeen dhibaatadaa dalka ku timid, isaga oo xusay in mucaaridku toosiyaan xukuumada, islamarkaana tilmaamaan, balse inay ku ceebeeyaan laga fiican yahay. C/raxmaan Saylici waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu shalay ka hadlayey Munaasibad loo sameeyey arday ka qalinjabisay Jaamacada ADMAS oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil (Saylici) mar uu ka hadlayay nabadgalyada waxa uu sheegay in Somaliland nabadgalyada kusoo caano maalaysay, isla markaana xukuumadii hore nabadgalyada ku dhisnayd, balse haatan xukuumadan cusubi nabadgalyadii jirtay ku darayso cadaalad, wax-soo-saar iyo shaqo abuuris waxanu yidhi “Ka dawladd ahaan in badan ayay Somaliland nabad ku soo caano maalaysay Soomaalidu waxa ay tidhaahdaa nabad iyo caano qoladii hore haday nabad uun ku joogtay anaguna waxa aanu rabnaa in aanu ku daro caanihii, hadaan nabadi caano lahayn nabadi ma soconayso, waa in caano lagu daraa sababtu waxa weeyaan, nabadu waxa ay u baahan tahay in cadaalad loo sameeyo, in ummadda shaqo loo abuuro si nabadii seeskeedu u adkaado”. C/raxmaan Saylici mar uu ka hadlayay ardaydan ka qalin jabisay Jaamacada iyo sida dawlada Itoobiya uga qayb qaadatay inay Cilmigeeda inoo soo gudbiso ee waxtarka leh waxa uu yidhi “Waxaan aad ugu mahadnaqayaa dawlada Itoobiya ee aynu jaarka nahay ee maanta iskaashigeedu gaadhay nabadgalyada oo qudha aan eekaanin ee inay Cilmigeeda inoo soo gudbiyaan ee wax inoo taraan. Maanta Jaamacadan aan joogno ee 240-ka arday ka qalin jabinayso waa wax aad iyo aad loogu mahadnaqo dawlada Itoobiya, jaarkuna xaq bay isku leeyihiin oo Diinteena Islaamkaa sheegtay” Madaxweyne ku xigeenka C/raxmaan Saylici mar uu ka hadlayay dawladaha aynu jaarka nahay Itoobiya iyo Jabuuti, islamarkaana xaqa Jaarnimadu leedahay iyo iskaashiga ka dhaxayn kara dhinacyo badan loo baahan yahay in la iska kaashado, islamarkaana dhibaato marka ay dhacdo loo baahan yahay mucaaridadu inaanay dawlada ku dhaliilin, balse in la is toosiyaa ama la is tilmaama qurux badan tahay, isaga oo xusay xilligii Xisbigoodu mucaridka ahaa, in qaraxyadii lagu soo weeraray madaxtooyada, safaarda Itoobiya iyo xarunta UNDP inaanay dhibaatada soo gaadhay dalka ku ceebayn xukuumada, balse in la is toosiyaa qurux badan tahay waxanu yidhi “Waxa weeye dawladaha jaarka aynu nahay xaq gaar ah baynu isku leeyihiin haday Itoobiya tahay, haday Jabuuti xaq baynu isku leenahay in wax alla wixii xumaan ah aynu ka wada dagaalanana waajib ina saaran weeyeen. Markastaba dhacdaa dhacda haday wadan gudihii ka dhacdo iyo haddii kaleba, waxa jirta maanta dhacdaa dhacday, dhacdadaa sidii la sheegay mucaaridadu inay mid wax dhista noqoto weeyaan, in la isku dhaliilo maaha ee halkaa wax ka toosi baa qurux badan markaa mucaaridadu inaanay noqonin haday dhibi dhacdo in la is toosiyaa qurux badan, markaa mucaaridadu, laakiinse in la isku ceebeeyo maaha sababta oo ah fal mar walba wuu dhici doona hore ayuu u dhacay oo madaxtooyada la soo weeraray, Safaaradan Itoobiya ayaa la soo weeraray iyo UNDP-da ayaa la soo weeraray maanu ceebayn xukuumadii ee ragii tagay iyada oon saacad laga joogin madaxweynaha iyo dadkii dhibtu gaadhay soo eegay baanu ahayn, markaa waxa weeye dhacdo markasta way dhacaysaa wixii dhacayna anaga iyo dawlada Itoobiya iskaashi fiican baanu ka wada yeelanay, iskaashigeeniina wax ku kordhay mooye wax ka dhimani ma jiro. Waxa inoo balan ah waynu wada shaqaynaynaa ummada reer Somaliland waxaan ku guubaaninayaa miyi iyo magaalaba in maanta nabadgalyada la wada ilaashado oo gacmaha is wada qabsano oo Ilaahay la kaashano inaan dalkeena maanta wax badan ka bedelo oo aynu horumar gaadhsiino. Waxaan kusoo gabagabaynayaa aad iyo aad bad u mahadsan tihiin dhalinyartiinan Jaamacada ka baxday ee qalin jabisayna waxaan idin leeyahay hambalyo halkaa ka sii wada dadaalkiina’ Sidaas ayuu yidhi madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici. Source Haatuf
  10. Seylici is a good leader he today said opposition doesn’t mean ,you have to be destructive when you are pointing out the errors of the administration you can be critical yet also be constructive.
  11. Indeed he doesn’t laugh he is a serious Guy when he is president inshallah he will liberate xarshin and harta sheikka .
  12. Language is just a form of communication the main point is that we understand each other when we are debating. Zack I just want to hear the reer goday accent instead of that reer waamo accent. Aren’t you proud of your roots from goday.
  13. ^^ war belada hanoogu yeedhin berbera , beach club baan isleeyahay ka furro , wey iga gubayaan eeh halkooda hanaga joogan
  14. Just because some one lives some where else doesn’t mean he lived in exile Muj abdulraxmaan tuur got all the respect a mujaheed can get when he Was buried in his Home land as the first president of Somaliland a state burial indeed. If Caydid died or was killed every one dies in a way and the almighty takes care of him. The only person in the Somali history who was humiliated and abused by foreign general in his own so called presidential palace is dukes Uncle. Down town hargeisa
  15. Zack adigu wilka reer mudug maxaad dhaanta sidad is lahayd Kismayo iyo reer waamo noqo ayaad afki awoowayasha ilawday maalindhow na waad niikin doonta durbaan na waad qaadan doonta sidi cali beysteynka
  16. Xiinfiinow hada ma waxad I leedahay Buntiland culumadoodu way ka cilmi badanyihin culumada kale cajib Mise af carabigay naga badiyan ba sheekadu lol. Kow dhe Horta anigu wadaada afka ka xumbeya anigu ma so dhaweysto sabab boqol kitaab bay ku furayaan oo aad garanayn meel ay ka keenan,. Iyo boqol xadiis oo aan hore lo maqal, marka wa in laga foojignada , Dee faroole ma muuli karo Pista ashahaado la dirirka ah isaga kama amar qaatan waxay ka amar qaatan cowke adeerki kii diyana la odhan jiray wa siidanu wararka ku hayno. Nimanka pista dawlada wa ka sareyan babad mooda dadka laakin dhibato fara badan bay ku hayan Muj Siilanyo wa runta wa siyasi rug cada ah fahansan waxa geeska ka socda nimanka reer galbeedku wa yaqanin dantooda 40.000 ba la siiye kuwi babuurta kirieystey meeshuna wa Africa marka tana la soco, Wax aan la qaban Karin ma jirto hadaad wax walba aad xoog saartid wax kasta wala qabban kara. Anagu ul iyo diirbaanu nahay xiinow lanama kala xadi karo
  17. No caydiid was his good partner Abduraxmaan tuur was brilliant he was the one who founded the Trinity faction SNM USC SPM in 1989 which led the last final shot and the destruction of the kacaan of the late siyad bare in 1991 Genius I say . At least Tuur didn’t work under General Gabre and wasn’t humiliated Like your uncle in villa Somalia bac bac .
  18. Xiin Kaasi madaxweyne kumeel gaadh ah bu aha musan ahayn madaxweyne dhab ah , miyanad ogeyn inu cabdilahi yusuf eldored telefoon ka so diray oo u yidhi hada deer xukunka halaga wareejo ina cabdi xashi lix bilood xita ma dhamaysan miskinku :confused:
  19. Originally posted by xiinfaniin: xaaji xunjuf, waa runtaa oo wax walba waa suura gal, laakiin waxaad ogaataa xaggaa puntland weli waa laga miyir qabaa oo xaqiiqadu waa ka fogtahay sida wiilasha SOL jooga ee calanka Puntlad ganbaysani ay dadka u sheegaan. xagga Puntland dadka ayaa ilaaliya nabada iyo istiqraarka, kooxdan dalalku ku shirkoobeenna, waxa hadba ruuxaay afduubaan ka dhigtaa waa dadka adeer bal u fiirso sida ciyowba sheekha looga sii daayey oo uu maanta fasax u yahay nimanka aad cagahooda tilmaamayso ciidan sidii turkidii hore u tababaran bay si xeeladaysan u cid geliyeen, anigu waxaan ku talin lahaa in farsamooyinkaa laga barto xaaji Dadku wa muhim inay dawladooda la shaqeyaan laakin dawlado mar mar ama koxaaha ashahaado la dirirku way fogaanaysa imika oo kale nin salaad tujinaya aya la odhanaya wa irhaabi hala xiidho nabbadu ka so horjeeda ma diidani ina nidaamka la ilaaliyo iyo sharciga laakin wax walba xad bey leedahay waxan xasuusta maalin hore faroole oo tirakoobaye masjidada buntiland tallow kamaradooyin na ma ku xidhay masajidada oo dhan si uga dawado waxay wadaadadu ku hadlayaan,khadka na ma u gudbiye adis ababa, si melez na u khaawiso Wadaadkayaga dalkayaga Muj sh adan siiro wuxu yidhi waadadu mawqifkooda ha cadeyaan anagu tasanu ka shaqeynayna markay wadaada dalka oo dhan ha cadeyan fikirkoda ku sahabsan dadka xagjirka ah Xiinfaninow horta hadaynu u noqono nimanka cagaha dhadheer eeh aad moodeysid inay noo soo dhuunteen waanu ku dabba jirna badhitanadi na wa socdaan kow dhe wa niman jabhad ah , anagu ba jabhad baanu ahaan jirnay 20 sanno ka hor marka wanu naqana qaabkay u socdaan. iyagu wa jabhad bila xeeb ah mooyane ,war inta dhaafsisan ciidamada sirdoonkaynu la sugeyna waxba ha i qod qodin. Xiinow
  20. Exactly my point warlords were bad and were defeated because there was no ideology behind their isbaaros But these guys shabaab are on some real drugs , which is called Kill as much as you can and Jannah will be yours now how are you going to fight that. Maxammad farax caydiid the lion of Africa will be remembered for defending Somalia from American invaders unlike Cabdilahi yusuf Somalia’s biggest shame Abdulraxmaan tuur the first president of Somaliland the liberator of Somaliland is marked in our history Never was he involved in warlordism
  21. Xiinfanin laga yaaba inu Melez dirtay melez wa balayo, laakin meleeshiyadka ashahaado la dirirku wa hayad madax banaan sidan anigu ogsoonahay , wixi puntland ku halis ah ama wixi ay argagixso ku arkan inyar xita haday dareeman sujudu haday aad u madowdahay , ashahaado la dirirku way so dhaqaaqan hawsha na way qabtaan Xiin faninow Nimanki cagaha dhadheera arimahoodi wala badhaya siilanyo gudi bu u saaray sidi caadada u ahayd waxa la igu yidhi aniga intay badhitaanku socdo waxba saxaafada ha u sheegin