faysal
-
Content Count
3 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by faysal
-
-
waad salaaman tihin dhamaan akhiyaarta rag iyo dumarba leh waxaa fiican hadii aynu nahay dad abuuran oo ku nool aduunkan dushisa loona yaqaan somali kuna hadala afkeliya lehna diin keliya in aynu wax ka ogaano dhaqankeeni ku saabsanaa xaga guurka kaas oo aan gaar ahaan aad u xiiseeyo inaan helo fikrado iyo odhaa kala duwan taas aan rabi in aan kaga faa idaysto nolashayda mustaqbalka mana rabo af lagaado iyo cay
qofkii aan khibrad ama aqoon u lahayn waa in uu akhristaa oo dhaafa hadiise aad isku daydo inaad ka jawaabto su aal aadan aqooon u lahayn jar baad ku dhici inaad caytantona waa wax fudud markaa waxaan rabaa in aan ogaado
{WAA MAXAY SIFADA AMA ASTAANTA WIILKA AMA INANTU AY KU GUURSAN LAHAAYEEN}
qofkii jawaabta haya si yar oo hufan ha usoo qeexo isaga oo eegaya 1-diinta islaamka
2-dhaqanka dalka somalia ama somaliland mid kasta.waxaana weliba jeclahay in qof xaas ah ama soo maray uu ka jawaabo
waayo waxaynu oran karnaa wuxuu u leeyahay khibrad aynaan lahayn inteena kale
waadna mahad santihiin dhamaantiin
-
kaalaya ma hobolaad tihiin waxaan arkay hablo walaahay aad la yaabayso heesahooda
ana waan tumaa cuudka markaa inantii rabtaa in loo tumo waanu utimi weliba EX-dhilo aad ayaan kaaga helay heestii marxuumka
lakiin dhardi bahashaad iska daysay ha ku noqon mar danbe
by
-
Popular Contributors
Asalamu Alaykum Kuligiin
in General
Posted
diintu way fiican tahay in laga hadlo
waayo waa tan aynu if iyo aakhirobana ku liibaanayno markaa waxaan leeyahay iayan arag wadada ah waa in la helaa oo inaga wacdiya halakan iyo hablo iyana diinta wax ka yaqana