Taako Man

Nomads
  • Content Count

    1,143
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taako Man

  1. Anybody with a bachelors in Somalia is considered a doctor.
  2. The fight must go on untill every last one of these fighter are eliminated or give up there weaponry.
  3. ^ Simpleton behaviour is shown by not grasping simple english. The clan 'mujahids' who hide behind the civilians and expect the civilians to be safe are naive. Digest that, oh confused one.
  4. The truce is for civilians to leave the area's where the clan fighters are stationed. Women, children and the elderly will leave and the fighting will continue.
  5. If they go to cadale they will face there last battle on this planet. What meets them in cadale is a foregone conclusion.
  6. Those who hide behind civilians and expect there safery are extremely naive.
  7. Abwaan You seem sad eh? You want a clan war to percipitate, while these men have diffussed it.
  8. ^ They want these elements to stop making this a clan war. They want peace ultimately and that will only happen when these elements are liquadated and prevented from hiding behind civilians.
  9. ^ Somalia has always had Females in the army. I know a Female Somali Col. from the 1970's.
  10. Some people will run away with lies and some others will flip flop on what they said not too long ago. What has Sol become?
  11. Kulan dhexmaray Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf iyo Siyaasiyiinta beelaha ****** Last Updated::2007-04-02 10:10:43 Muqdisho:- Xildhibaanada beelaha ****** ugu jira golaha Baarlamanka DFKMG oo shalay kulan ku yeeshay xarunta Villa Soomaaliya ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay dagaalka ka socda magaalada Muqdisho iyo qaabka loo wajahayo ayadoo dagaalkaasi uu saameyn ku yeeshay dadka ku dhaqan caasimada Muqdisho. Kulanka xildhibaanada ka soo jeeda beelaha ****** ay ku yeesheen xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Madaxweynaha df C/llaahi Yuusuf Axmed kadib markii ay soo baxeen eedeymo ka imaanaya qaar ka mid ah odayaasha beelaha ****** oo dusha ka saaraya dagaalada Muqdisho madaxweyne Yuusuf iyo dawladiisa. Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux ayaa sheegay in ay qasab tahay in la joojiyo colaada ka aloosan magaalada Muqdisho, isagoo caddeeyay in xildhibaanada qaarkood ay sheegeen in ay wakiil ka yihiin beelahooda isla markaana ay ka dhaadhicin karaan si nabad ah in lagu dhameeyo mushkilada ka taagan Muqdisho. Xildhibaan Furux ayaa sheegay in xildhibaan kasto uu matalo beeshiisa isla markaana col iyo nabad uu u qaadi karo, isagoo tilmaamay in laysku afgartay in xildhibaanada ka soo jeeda beelaha ****** ay ku qanciyaan beelahooda in heshiis nabadeed ay la gaaraan DF. Hayeeshee wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in dagaalada Muqdisho ka socda ay u dhaxeeyaan ciidamada Dowlada Federaalka oo ay wehliyaan kuwa Itoobiya iyo kooxo uu ugu yeeray argagixiso, isagoo caddeeyay in dagaalkaasi uu sii socon doono tan iyo inta laga sifeynayo wax uu ugu yeeray argagixisada. Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in xildhibaanada beelaha ****** ay isku raaceen in aaney jirin wax la yiraahdo beelaha ****** oo dagaal kula jira ciidamada Dowlada iyo kuwa Ethiopia, isagoo mar kale ku celiyay baaqii DFKMG ee ahaa in shacabku ay ka baxaan goobaha ay joogaan wax uu ugu yeeray argagixisada. Dowlada Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan qaabka loo wajahayo dagaalada ka socda magaalada Muqdisho oo galay maalintii 5aad ayadoo sii socoshada dagaaladaasi ay khatar weyn ku hayaan qabsoomida shirka dib u heshiisiinta qaran ee uu madaxweynaha iclaamiyay in uu ka furmi doono Muqdisho 16ka bisha April. HorseedNet.com
  12. Xubnaha beesha ****** ugu jira Dowladda Federaalka oo kulan xasaasi ah ka yeeshay xarunta madaxtooyada (Laba qodob oo ay isku afgarteen) Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 01/04/07 Xubnaha beesha ****** ugu jira dowladda Federaalka golayaasheeda ayaa shalay kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada, waxaana kulankan oo uu soo qabanqaabiyay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ay xubnahaasi uga doodeen arrimaha ka taagan magaalada Muqdisho ee sababay dagaalka afarta maalmood ka socday ayna ku barakaceen inta badan dadkii degenaa magaalada Muqdisho. Kulanka oo socday muddo dhowr saacadood ah, ayaa dooda ugu muhiimsan waxay diirada ku saareen laba qodob, sidii ay wax uga qaban lahaayeen dagaalada ka socda Muqdisho, iyadoo xubnaha labada Gole ee beelaha ****** ay isku aragti ka noqdeen inaanay Dowladdu wax wadahadal ah la gelin kooxo ay ku tilmaamtay inay argagixiso yihiin iyo Golihii Maxkamadaha Islaamiga ah. Qodobka kale ee ay Wasiiradu ka doodeen waxa uu ahaa in xubnaha ****** uga jira Dowladda Federaalka ay bilaabaan dadaalo nabadeed oo lagu joojinayo dagaalada Muqdisho ka socda, isla markaana ay sameeyaan ficil ku aadan arrintaasi, iyagoo u sii maraya waxgaradka jilibyada ay ka soo jeedaan, taasoo ay sheegeen qaar ka mid ah xubnaha xukuumada beelaha ****** ugu jira dowladda Federaalka ay u howlgeli doonaan in beelahooda ay beri ka noqdaan kooxaha xiriirka la leh argagixisada iyo haraagii Maxkamadaha Islaamiga ee sheegtay inay Muqdisho ka dagaalamayaan. "Beelaha ****** argagixiso ma aha, mana ogolin inay Muqdisho ka dagaalanto" ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux, dhinaca kale kulankan oo ahaa mid xasaasi ah, ayaa dhinaca kale waxay xubnahaasi caddeeyeen inaanay dowladda Federaalka waxba kala socon isla markaana aanay jirin xabbad joojin ay la saxiixdeen dinacyada ka horjeeda dowladda Federaalka. Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra) jabra@somaliweyn.com Somaliweyn Media Center Somalia - Muqdisho
  13. They basically say that they want the fighting to stop and that they want peace and reconciliation and that segments of the larger clan are using there good name and saying this is a clan war of the larger clan. They say they are in support of the TFG and that this is not an A vs.B war. They say that the Puntland members of the Armed forces are their for peace and have every right to be in Xamar and that they fall within the 4.5 framework. ---------------------------------------------- Waxgaradka Beesha (North Xamar) oo kulan ka yeeshay dagaalada Muqdisho, iyagoo sheegay inaanu jirin ****** ku heshiiyay in lala dagaalo Dowladda Federaalka Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 01/04/07 Kulan degdeg ah oo ay manta isugu yimaadeen beesha (N.Xamar) Waxgaradkooda iyo dhaqankooduba ayay si weyn uga hadleen una falanqeeyeen xaalada siyaasadeed ee manta dalku marayo, dagaaladii afartii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho iyo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaladaasi. Beesha (N.xamar) ee kulankaasi degdega ah ku yeelatay Hotel Global ee magaalada Muqdisho ayay gabagabadiisii waxay u saareen guddi ka kooban afar xubnood oo uu horseed u ahaa Afhayeenka dhaqanka beelaha (N.Xamar) Nabadoon Cumar Ibraahim Cosobow iyo xubno kale oo magacyadoodu kala yihiin: Nabadoon Maxamuud Maxamed Jimcaale, Xaaji Ayuub Cumar Cadaan iyo xubno kale. Kulankaasi kadib shir Jaraa'id oo uu qabtay Afhayeenka beesha (N.xamar) Nabadoon Cumar Ibraahim Cosobow ayaa wuxuu sheegay in beesha (N.xamar) ay dhinac iska dhigtay qeyla dhaanta iyo borobogaandada ka soo yeereysa beesha (Aideed) oo sheeganeysa magaca ****** ayuu Afhayeenku gaashaanka ku dhuftay in beesha (Aideed) aanay ku hadli Karin magaca beel weynta ******, isla markaana waxa uu sheegay in beelaha ****** ay ka kooban yihiin lix beelood loona yaqaano Lixdi ******, sidaa darteed ninka sheegta afhayeenka beelaha ****** ee lagu magacaabo Axmed Daairiye aanay marnaba aqoonsaneyn beesha(N.xamar)isla markaasna uusan matali Karin beel weynta ******, wuxuuna sheegay Nabadoon Cosobow inuu ku ekaado magaca beesha (Aideed) oo iyadu u dooratay afhayeenka. " Afhayeenka beesha (N.xamar) oo xilligaas shir jaraa'id qabanayay wejigiisu ay saarneyd caro aad u xoogan ayaa hoosta ka hariiqay in dagaalka Muqdisho ka socda uu u dhaxeeyo argagixiso iyo Dowladda Federaalka oo gacan ka heleysa Dowladda Itoobiya. Nabadoon Cumar Cosobow waxaa kale oo uu shirkiisa jaraa'id ku sheegay in beesha Muddulood ay ka xun tahay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed la ijaafeeyo magaciisa iyo magaca beelaha ku abtirsada Puntland iyo *******, "Ciidamada Puntland waa ciidamo Qaran, waxaana lagu qeybsaday 4.5 sida uu qorayo Dastuurka u degsan Dowladda Federaalka, sidaa darted ma loo nisbeyn karo ciidan beeleed" ayuu yiri Afhayeenka beesha (N.xamar) Nabadoon Cumar Ibraahim Cosobow. Nabadoon Cosobow waxa uu yiri: "Beelaha ****** iyo beelaha ******* dagaal u dhaxeeyaa ma jiro, waxaana u sheegeynaa shacbiga Soomaaliyeed iyo beesha Caalamkaba inay sidaas ula socdaan oo aysan raacin hadalada khaldan ee lagu marin habaabinayo ra'yul caalamka". Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com
  14. Originally posted by Hunguri: I wld always prefer to analyse the profile of the man who was before me. Coz, if the guy was a super hero, I will be in crises, and may be thrown out of bed due to luck of war on bed logistics loool. LOL that cracked me up. Super hero
  15. The war rages in Certain sections of Xamar. Is that where all the bililiqo is kept? D Waxaa weli isaga sii qaxaya magaalada Muqdisho dadweynihii degenaa, kuwaasoo gaaraya goobaha nabdoon ee hareeraha magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka Afgooye, Balcad iyo Jowhar, inkasta oo dadka barakacaya ay qaarkood ay u soo qaxeen degaanada nabdoon, sida degmooyinka Kaaraan, Madiina, Shibis, C/Casiis, Shangaani, Boondheere iyo meelo kale. How come there are not 'uprisings' in certain sections of Xamar and only in a few pockets are the 'mujahids' (Occupiers, Looters and overall thieves) fighting? Weird.
  16. The sources also said the politicians asked that they be allowed to keep funds and property acquired illegally in the post-1991 area, when hundreds of thousands of people were forced to flee their homes and businesses in Mogadishu as the Somali civil war erupted.- Garoweonline “the war will continue unless Puntland militia withdraws Mogadishu” But the Habeshi are cool in Xamar. Religious war? Give me a break.
  17. With the red Cimaamad on to no cimaamad Former Opressor throws on a cimaamaad and becomes symbol of piety
  18. Juje from ICU Supporter to TFG fan to clan anarchist. Ohhhhhh how the mighty have fallen. If you think I and the Duke are the same, then thats simply flattering.
  19. No truce. Definite and final solution will be reached one way or another inshallah.
  20. ^ No weapons coming from bakara market and the stored caches from the ICU days will dry up sooner or later. War is a strategy. These guys will not fight if no weapons come in to Xamar. The port and airport are sealed. The the roads are sealed. No land air or sea to import. That means bakaraha market needs to be taken out.
  21. Bakaraka market the arms market fuelling these people should be taken out. Cunaqabateyn is the only way these guys will give up.