Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Somalina


  1. xeebto_liido_4.jpg

     

    Askari ka tirsan dowladda ayaa ka shakiyay mid ka mid ah dadkii u soo dabaal tagay, kaasoo lagu eedeeyay in falal amni daro waday, kaasoo markii dambe ay qori ku qabteen, saldhigana u kaxeeyeen, inkastoo la sii daayay markii dambe.