Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. waa ku ceeboobi lahayd miyaa? Waa fiican tahay haddaad isqabaneysid. Weligeyna anigaa isku tashto, marqaatina waa ka tahay taas, ee is yeel yeelka iska daaf.
  2. Soo daa adigoon caro kugu jirin, ixtiraamkana dhowraaya. Yaase ku yiri Canada joogaa? mukulaal madow maa kuu sheegtey?
  3. A senior foreign commander of the radical group of Al-Shabaab was killed in a drone attack on Saturday on the outskirts of the Somali capital Mogadishu, Al- Shabaab spokesman said. Bilal Barjawi, a British passport holder of Lebanese extraction, was killed following a drone attack on the outskirts of the Somali capital Mogadishu, Ali Rageh, spokesman for Al-Shabaab said.
  4. Today, a terrorist towel head by the name of Bilaal al-Barjawi from Lebanon was killed in the outskirts of Mogadishu. http://www.jowhar.com/?p=12017 Ninkii dhoof ku yimaadaa geeridu dhibeysaa.
  5. There is certainly no shortage of gaffes and whoppers in here.
  6. Awoowe, su'aal, waxaad tiraah qabiil inaan ka hadlo ma jecli marwalba, marka maxaa cinwaanadaada quseeya PL, aad marwalba Garowe u raacisaa "clan enclave? PL admin maad tiraahdid, ama Furoola's maamul etc. Warka caddeey awoowe fadlan.
  7. Maadeey, su'aal mala aweel camal haddaan ku weydiiyo, haddaad Balcad igu arki lahayd anigoo weli aaminsan in AS cadaw yihiin, adigana Kaba ku tukade gacan yarahiise ahaan lahayd, ma i dili lahayd? p.s. waa lay qabaa lix cunugna wey ii joogaan. kkkkk
  8. Cafis iyo masaamax haddaba walaal, dad walaalaha ayaan nahay aan si fiican iskula dhaqano, dad shisheeye ah baa na eegaya marwalba.
  9. Maaddeey;777478 wrote: Grazie, ho denti guasti! avrei preferito qualche altra cosa LOOOOOOL! reer beexaaw yaa kaa celihaa mugaas? arey dab ha isku shidin! NASSIR! who cares, wey socdaan koleyba. Eryaa eryaa!
  10. Friday, January 20, 2012 MOGADISHU (AFP)— African Union-backed Somali government forces raided Islamist rebel hideouts in Mogadishu Friday with tanks and artillery, sparking a retaliation that killed four government soldiers and officials. African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops moved into the capital's northern Heliwa and Gupta suburbs, still held by the Al-Qaeda linked Shebab militia. "The government forces assisted by AMISOM peacekeepers took control of the small part in northern Mogadishu where violent elements have remained," Somali military commander Abdulahi Ali told reporters. "Our troops fought bravely, achieving their objective to secure the northern frontier of the city," AMISOM said in a statement, reporting to have taken control of the Mogadishu University and Barakat Cemetery areas. Hardline Shebab fighters abandoned fixed positions in most of Mogadishu last August but continue to control small pockets on the outskirts. The fighters have instead largely switched to guerrilla tactics in Mogadishu, launching a string of attacks including roadside bombs and grenade explosions against the Western-backed government and AU troops. Three Somali soldiers and a government official were killed when a convoy including journalists was attacked by Shebab fighters near the frontline, an AFP photographer said. "Our convoy was ambushed by Shebab fighters - an RPG (rocket-propelled grenade) struck one vehicle and some government officials were killed," the photographer in the convoy said, adding the journalists escaped unharmed. "It was chaotic, most of the trees along the road had been felled by mortar fire and houses were damaged." Witnesses said it was a large scale assault by the AU force, which has been battling the Shebab and defending the Western-backed government since 2007. AMISOM boasted the assault had allowed it for the "first time... to secure an area outside" the city, although it has pushed outside the city in other sections in earlier assaults against Shebab positions. "This is a final military offensive to eliminate terrorists from the city," Ali said. Two AMISOM soldiers were wounded in the assault, the AU said. "There was heavy fighting -- we saw AMISOM troops alongside tanks and TFG (government) forces advancing onto Heliwa and Gubta areas, Al-Shebab fighters were returning fire but they were pushed back," said Ahmed Samow, a witness. "AMISOM is firing heavy artillery and I saw many troops moving deep into the areas that have remained in Al-Shebab hands," said Samiro Abdulkadir, another witness. Shebab commanders confirmed the fighting but declined to give details. Regional armies are converging on the Shebab, Kenyan forces in the far south, Ethiopian soldiers in the west and African Union forces in Mogadishu made up of 10,000 troops from Uganda, Burundi and Djibouti. AMISOM commander Major Fred Mugisha has said that 98 percent of Mogadishu is free, but the city still remains one of the world's most dangerous amid a severe humanitarian crisis and the devastation of more than 20 years of conflict. Up to 250,000 people face starvation in the famine zones in Somalia, while some four million Somalis are in urgent need of aid across the Horn of Africa country, according to the UN. Somalia was the hardest hit country in the Horn of Africa region by a recent drought that left some 12 million people facing extreme hunger. Source: AFP
  11. LOL. Augorini anche a te e alla tua famiglia!! Abwaan, erya eryaaaa! you're welcome.
  12. Caruurta faraha ka qaad, raalli gelina ka bixi threadkaas, ka dibna waan is cafineynaa IA.
  13. Su'aalaha qaar jawaabahooda maskaxda aad ayay ugu soo degdegaan, laakiin taas waxaa nasiib u yeeshay kaliya dadka ilaahay caqliga u dhaliyay ama ka nabad galay cudurka xasadka iyo jahliga, laakiin qofkii la deris ah arimahan aan kor ku soo xusnay (jahli iyo xasad) hadii la weydiiyo UNIVERSAL YAA LEH ? waxaa laga yaabaa in uu isku qaldo milkiilaha iyo shaqaalaha ama farsamayaqaanada. Hadda ka hor ayaa laba dumar ah i isku qabsadeen wiil yar kaas oo mid walba ay sheegatay in ay iyada dhashay, markii marqaati la waayay dacwadiina gaartay halkii ugu sareysay ayuu garyaqaankii ku yiri labadii dumar si gooni gooni ah,walaalayaal ilaa iyo hadda ma hayno wax cadeyn kara wiilka cidii dhashay laakiin waxaan fulinaynaa cadaaladda sida ay na farayso oo si isku mid ah ayaan labadiinaba canuga idinkugu qaybin doonaa oo waan idiin kala jari doonnaa. Arinkaas ayaa ay aad uga naxday hooyadii dhashay canuga taas oo intay oysay tiri maya maya sheekhoow intii canugayga aad kala jari lahayd oo uu dhiman lahaa Alaah ayaa jooga sii iyada( islaanta kale) laakiin ha diliin, halka tii kale ay ka tiri iyada oo qoslaysa sheekh anigu waan ku go'aa waxa aad noo garataan ama in canuga labo looqaybiyo. Sheekhii ayaa wiilka hooyadii ku yirii qaado canugaaga, islaantii kalana ku yiri mardanbe yaanan agtiisa kugu arag oo ka dheerow, sheekhu ma haysan sheybaar uu ku baaro DNA-ga laakiin Alaah ayaa siiayay cilmi iyo caqli uu wax ku kala saaro wuxuuna si sahlan ku gartay cidda dhashay wiilka asaga oo adeegsanaya cilmi iyo caqli. Taas waxaa la mid ah sheekadan sedexdan saaxiib ee Muqdisho wada daganaa, kan koowaad wuxuu daganaa nus boos cariish ah oo uu awowgiis ka dhaxlay, asagoo nuskii kale u gaday duruuf dhaqaale oo la soo deristay awgeeg, halka kan labaad uu lahaa boqol boos oo uusan qaarkood aqoon meesha ay Muqdisho uga yaalaan, taas oo ay dowladii jirtay u saxiixday iyo kan sadaxaad oo asagan la siiyay shati uu wax ku dhoofiyo waxna ku soo dejiyo taas oo u sahashay in uu yeesho hanti badan gatana dhul iyo beero. Sedexdaas nin hadii ay garta u dhigan lahaayeen jaahil (ama martida universal) wuxuu oran lahaa Muqdisho ninkii sar wayn ku leh ama 100 boos ku leh ayaa leh laakiin cadaaladda Alaah ayaa kala saaratay dadka oo markii ay dhacday dowladii dhexe nin walba wuxuu socday intii uu u soo socday Muqdisho, ama in la mid ah intii aabihiis soo socday, taas oo qaar nasiib wanaag dhowr KM uun gaari ku gaareen halkii ay ka yimaadeen, halka qaarkale ay nasiib daro ku qasbanaadeen in ay raacaan wixii aabahood ku yimid (MARKAB AMA DOON) kuwaas oo safar dheer oo xanuun badan kadib gaaray wadamo deris ah oo ay ku tabayeen in ay dhalasho ahaan ka soo jeedeen , iyagoo gabdhihii soomaaliyeed ee ay qabeena markii ay samo tageen ku yiri ( NAA NAMA GAYDIDE GAYAANKAAGA RAADSO) waad madoow dahay. Halka maskiinkii aan aqoon meel uu ka aado Muqdisho uu ilaa iyo hadda uu marna ku gaajoodo marna ku dhaxamoodo marna madaafiicdu ku disho caruurtiisa laakiin weli nusbooskiisii oo qayb ka sii dumay ayuu ku sugaa dowlad Soomaaliyeed oo loo dhan yahay wuxuuna ku faraxsan yahay in deriskiisii u soo laabtaan waayo wuxuu u bartay ama nabadaba u yaqaan wada daganaashaha iyo is dhex galka marna lagama maqlo wax la mid ah waxa ka soo yeera gobolada kale sida REER KOOFUR WAAN MASAAFIRINAYNAA ama sida qaar kale yiraahdaan hadii qarax ama qalad dhoco WAAR NAGA SAARA XAMARAAWIYIINTA WAA IYAGA WAXA WAX QARXINAYA. Muqdisho iyo dadkeeda sidii looga bartay waxay gacmo furan ku soo dhaweynayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed waxayna leeyihiin soo gala Xamar idinkoo aamin ah, waxayna ka rajaynayaan walaalahood in aysan iloobin kalimadaas soo dhaweynta ah taas oo horayna loogu soo dhaweeyay aabayaashood markii ay imaanayeen, hadana diyaar loola yahay in iyagana sidii iyo si lamid ah in loogu soo dhaweeyo, waxaana iyagana laga filayaa in ay noqdaan dad u qalma wanaaga loo sameeyay. Muqdisho waa Caasimadda koowaad saas oo kale waxaa jira caasimad labaad iyo mid sedexaad iyo gobolo kale oo waaweyn oo soomaaliyeed sida Baay iyo Goboladda ay ka taliyaan maamulka Puntlacd , kuwaas oo qaarkood dadka laga soo tarxiilo sida Sacuudigii oo kale, hadaba maxaa Soomalida qaar abaal dhaan u yihiin oo iyada oo gacmo furan ku soo dhawaada la leeyahay maxay u yiraahdaan Muqdisho ayaa la inoo sheegtay, Malaha dadka marka la yiraahdo iiga bax dhulkayga ayay fahmaan in uu jiro qof iska leh dhulka, laakiin markii la yiraahdo ila dag wuu nadeeqaahe oo aan ku wada noolaano waxayba iloobaan in uu jiro qof leh, oo waxay yiraahdaan si la mid ah sidii laga sheegi jiray ninkii u yimid geel daqaya meel ee yiri (WAR GEELA YAA LA JOOGA .. EE MARKII UU WAAYAY WAX U JAWABA HADANA YIRI MAXAAN CID KALE UGU YEERAA SOW ANIGAN LA JOOGA MAAHA) Waxaa laga yaabaa gobolada soomaaliyeed qaarkood markii aad tagtid xitaa in aad dareentid qurbo markii aad weysid qof ku afgaranaya kii ku afgaranayayna uu kugu cunsuriyeeyo afkaaga oo uu kugu qasbo in aad ku hadashid ama fahantid lahjadda maxaliga ah ee uu ku hadlayo. Tankale hadii la leeyahay waxba lama kala laha oo dadku waxwalba way ka dhexeeyaan, reer muqdisho maaha dadka diidaya taas mana looga baran in ay diidaan laakiin tan aan la aqbali karayni waa (TAADA KULA LIHI TAYDANA ANAA ISKA LEH) waana sababta keentay burburka iyo dhibaatada taala dalkeena. Guntii iyo gaba gabadii dadka iska indha tiraya taariikhda iyo joqraafiga soomaaliyeed waxaan leeyahay XAMARLAGUUMA SHEEGAN EE HA SHEEGAN ku nooloow kuna raaxayso hana noqon abaal dhaan. Universalna waxaan leeyahay waxaa jira wax yaabo badan oo u baahan in aad ka hadashaan dadkuna idinka sugayo sida Nabadda iyo dibu dhiska dalka, sidaas oo kale dhagartu qofkiisa ayay u daran tahay marka ka fogaada dhagarta ogaadana hadda in aad tihiin idaacad soomaalidu wada dhagaysato iskana ilaalsha in aad naqataan sidii Hornafrik ahaan jirtay oo kale sababtoo ah taas umadana waa ku kala tagaysaa idinkuna ka hari maysaane waad ugu horeynaysaan inta dhibaatadu soo gaarayso. WQ: Abdiaziiz A. Mohamed aziizxg@hotmail.com
  14. Abwaan hadda iga celi Maadeey, wuu igu soo xad gudbee.
  15. Duuleedka magaalada oo laga eryay AS maanta. Maadeey ku raaxeyso.