Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. I would've thrown 95% (approx) from the above list in prison. Tooshka iga dami walaal, Lama Goodleyaal siyaasadooda kuma jiro.
  2. Xaaji Xunjuf;779036 wrote: ^^ its not a bad thing to carry the black flag with the shahaada on it its the Flag the Prophet Muhammad csw used to carry during the Jihaad against the infidels , but people now and days wax kasta qolada shabaab bay u nacaan. Spare us the matag.
  3. Xaaji Xunjuf;779012 wrote: Was this a suicide attack? Yes, saldhiga booliis ay Ethiopian joogeen.
  4. Masjidka Macalin Biimaaloow ee H/Wadaag
  5. Umburatooriyada Cariif ee Howl Wadaag
  6. You have no idea about what you're talking about XX.
  7. UNPOS oo xafiis ka furatey Xamar maanta.
  8. Mar hore xataa waa isdhiibteen, yaa idin aaminaa markale inboow. lol Koley baabuur xabad kaa celineynin ayaa lagu saaraa to be sure of your loyalty.
  9. Markey awoodooda wiiqanto ayey isqarxis bilaabaan, eeyaha are so predictable. Baledweyne sooma noqoneyso.
  10. Nabee, weyrixin xeey ahayd? Qaxooti haddaad qof ku caaynaysid, meel xun ayey sheekada mareysaa. Carry on haddaba.
  11. Haddaad saas u sheegtid calankii ciraaqiga ayuu jeebka ku qarsanaa ileen xabada gaariga makareysee, wuu is hubaa camal. You're welcome.
  12. I promise you...you will see...bla blah...booto badanaa. Xamar waa tagtee, Ceelayasha Biyaha ku xigee is diyaariya, how is that for booto?