
Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Shaqo fiican.
-
Lets wait 20 days and we shall find out then the outcome of this conference.
-
http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1770&catid=66&Itemid=117
-
shacfir dhaheynaa! kadibna tahliil indhaha ugu shubeynaa, candhuufta indhaha haka gasho, mana cayuumaayaan markaas. Dhur ku baxa. lol
-
Our official second language should be Turkish.
-
Madaxda sharafta leh oo soo dhaweyneysa ardeydeena.
-
Leave Chimera alone guys, his heart is in the right place.
-
Ardeydii tagey Turkiga Feb 2nd oo Ankara si diiran lagu soo dhaweeyey. Winter coats xataa waa loo diyaariyey. MashaAllah!
-
Thank you Turkiya, we will forever be indebted to you. JazakaAllah Khair. Berri iyo berri danbe hadduu Allah yiraa ayaan idin abaal gudi doonaa, mana iloweyna walaaltinimada aad na tusteen iyo sidi aad noo garab istaagteen markaan u bahneyn walaal ama saaxiib. Turkiya aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin. Maalin walbana waa mahadsantihiin ayaa idin leenahay inta ay nafta nagu jirto IA.
-
Carafaat, Abwaan wuxuu yiri iyo Jeneraalka wuxuu yiri waa isku mid ogoow. Mise Soomaali ayaad ku fahantaa warka?...
-
Adigaa mudan. Sicirka suitcase yada kor buu u kacey filayaa.
-
What did he say?
-
General Duke;784253 wrote: Somalia, stop with the clannish nonsense. Also don't insult the people of Galmudug. Attack politician all you like, but be respectful of the people. +1
-
-
"I can't teach you my swag, you can pay for school but you can't buy class."
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Cusmaano, don't sweat it, you will get a life soon.
-
Waxbo kuma haysto, inuu is ceebeey leen ogahay. Artist xaal qaado.
-
Maaddeey;784240 wrote: ^sawirkeed ku dhibsatay Amin Amir?, ma kan Jaamacadaha ciidamada shisheeye degeen, kursiga yar ee 4.5 mise? Aawey shidaalka Daroor? aawey jimcada Liido? Indhaha maa leys tiraa?
-
Cusmaan teenager aan ahaay iyo sheekooyiinka paltalk aad isku aqriso intaad ka baxdo, waxaad lahayd noo sheeg adigoo documents haysto. Weligaa inaad Xamar aragtey uma maleynaayo, iska dhaaf inaad guri ku lahayd. Wuu ku sugaaya waxaad hayso la imow.