Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. ..Tim Hortons aan kasoo baxey with a classmate, markaas ayey english nugula hadashey "can you spare some change"..Ethiopian ayaan u moodey, markaas ayey Somali igula hadashey "abaay Somali maa tahey, waan baahanahay, wax ma cunin laba biri".. markaas ayaan u offer gareyey hadey rabto rashin Timmies ayay ka cunteynaysaa...so then I paid for a soup and sandwich combo. 2 dollarna waan u tuurey. She looked like a junkie. Magalaadas wey dhooban yihiin drug addicts. Main & W Hastings ma maqashey weligaa...ilaa iyo chinatown. qashin fooqal qashin aaka buuxa....
  2. MMA ciyaal curuba maad aheed! Qalanjo knows how to party and she is a beautiful woman, so I'm not suprised haddii lagu diimi jirey. xagee joogta iminka?
  3. Somaligaaga aaba dhaamo keyga. SOL leen Somali ku bartey. Kuwii tartiib u heesaayo xataa ma fahmaayi most of the time. Thank you for the song. I have to listen to it couple of times to get the jist of it. si kasto laguu dayo...bla bla.. MMA thank you...
  4. Surrey ee joogan badankood. Victoria asxaab badan ayaa joogta oo reer Tdot ah. Geeljire maxaad ku taqaan. Maalin dhexdaas anigo Vancouver jooga ayaa islaan Somali oo homeless ah lacag i weydiisey. Waan naxey runtii. Vancouver iyo drug problem keeda Somali kama filaneynin iney ku dhex jiraan. Waa islaan 40 dhaafte...yaab ayaa iga soo harey...
  5. ...Saharla "diriyaan" ilaa hada ee madaxeyga ka yeereysaa.. balaayo ha diriyaan gareyso.... Qalanjo waa maqli jirey, laakiin islaan baashaleyso ma u maleynen... MMA..ya crazy..
  6. MMA...Somali meelba wey joogan sida Chineseka iyo Hindida... Kamloops ayaan jooga. 3 Somali leen ka aqaan magalaadan. Whistler waxaan ku arkey gabar ka shaqaysa Hotel, last year.
  7. sheekoba sheekey keentaa...ya salaam! It is summertime..
  8. Saharla Maadey was right, check the original . Nice video with real Somalis. Waa lagu wareere heestan.
  9. Diryaan? what is that mean? ha ila yaabina...
  10. Waa reer Asmara sidaan u maleynayo. Toloow ya fasirikara heestan?
  11. C'mon! You never heard of Google? It's a language learning software. The message was to learn Somali. As for my signature--As long as there is life there is hope. Before aadan faanin Bajaq...I suggest you do a survey and ask all the women if they like to be called Bajaq...my 2 cents Habeen wanaagsan.
  12. My Somali waaba la fahmaa oo wa international, laakiin Ina Baqti lagdow kaaga Marko iyo Janaale iyo Jalalaqsi oo ku kooban yahey and you need to order from Rosetta Stone. Dhaqan celis in laguu bilaabo weeye, oo lagu baro not to use bajaq when talking to women. Ma ku saniftey my signature, wah...
  13. What changes do you suggest for Puntland ya Cowke? don't hate the playa, hate the game.
  14. like bariis iyo hilib ari ama soor iyo caano geel.
  15. Maya, I'm pretty sure it was a pocket knife. Ciyaal fay maba i yeelaayaan inaan ka mid noqdo iska daa inaan leader noqdo. Discipline ma laha, wey dayacsanyihiin marka dictator lee ii arkaayaan. Why I'm talking about ciyaal fay caawa...yaabka yaabkiis. p.s. mar walba maad iska heestid intaad buufis iyo bajaq ka hadleesid...
  16. T, dagaal marabo. Ciyaal fay mid ka mid ah aa cunto noo karin jirey, waxuu iga gadey pocket knife one time i remember. He was a bad influence . Adiga iyo Layzie waxaad noqoteen Liin iyo caano.
  17. MMA don't tell me, kuwaan ma istaahilaan saliid macsaro kulul in madaxa loogu shuba... Waxaan soo xasuuste inside the movie theatre sita kuraasta la iskugu qab qabto, "this seat is taken" baad maqli...bal magacooda ma ku qoran..belaayo aan na heysatee!
  18. ^ lol@qolkaaga diyaar. farta qaniin markee asbaxyaashaas xuf kugu maraan. Ama biyo qaboow wejiga ugu shub. Iska adkeeso ee ka jeeso qashinkaas...Be strong... be very very strong..
  19. La taliyehii aa loo taliyey aa ka qaraxdey meeshan. Another T v L showdown to come on soon me thinks. KK, I know you're not seriously considering it....lol@XASHAC MMA madax aa igu xanuuni sheekooyinkaas dadka qaarkood caado u noqotey markaan arko.
  20. Sounds like a deportation party. I hope they remember to bring lifejackets.