Xaaji Dhagax.

Nomads
  • Content Count

    161
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Xaaji Dhagax.


  1. ^^Sayid, adi iyo Qardho aan isku nacay!

     

    Benson, Somaligu waa muhiim, waa luqadaadi hooyo waa waxa ugu fudud oo ay isku fahmaan Somalida ku nool wadankii. Afka Soomaliga intaan laqorin dad yar oo diba ku soo bartay Talyaaniga iyo Carabiga ayaa wax qorijiray oo kaliya.

     

    Waxaa kaloo jirta, markii dagaalkii sokeeye dhacay ee la is waayay, waxaa jirtay in Red Cross ay waraaqaha u kala qaadi jirtay Somalida Qaxootiyada (wadamada dariska ku nool) iyo kuwa Somaliya ku haray.....marka haduusan Af-somaligu jirilahayn waxba ma la iskuqoreen oo dad yar oo diba kayimi unbaa wax qori lahaa.

     

    Taloow ma fahmidoontaa waxaan kor ku qoray?


  2. I am confused with the amount of calories containing the food I consume....Someone help me plz?

     

     

    Here is my intake:

     

    Breakfast:

     

    A bowl porridge ( with two teaspoon of sugar)

     

    2 cups of team before lunch( with two teaspoon of sugar)

     

    1 cup of coffee (with two teaspoon of sugar)

     

    Lunch:

     

    Chicken rap / Sandwich

     

    Before Dinner :

     

    2 cups of coffee ( with two teaspoon of sugar)

     

    Dinner:

     

    A plate of rice with meet /plate of pasta with meet

     

    3-4 cups of tea(with two teaspoon of sugar)


  3. Alla maxaa been la isku sheegay. War gabdhoow meesha ka kaca ee guursada hadii kale walee Africa ayaa nin u raadsandoontaan.

     

    Waxaan meesha joogin un bay sheegaan...career, intelligence blah blah !

     

    You just need to find a decent man with diin and there are plenty of them out there. The rest is just fantasies icon_razz.gif .

     

     

    The hot career, the handsome guy with money, looks, intelligence, nice background, education, personality, ambitious, manly yet sensitive, good listener, loyal, present in child rearing, a man who will hand write a beautifully love letter while ironing your underwear after he comes home from his office

    ^I mean, waxaan oo kale wax jira ma aha, certainly you will not find it this world maybe you can find such partner in Jannah inshallah!

     

     

    Marriage completes your diin and I promise you, you won't need sex therapist :D


  4. Riyaale = Guulwade no 1. He used spy for Siyaad Barre and he is now leading the same people that he used torture :confused:

     

    I knew the Somaliland concept was based on Qabiil. Boorbay iskuqarinayaan kawaran.

     

    I want people of Laascaano and Erigaabo to be careful with the so called Somaliand....it is QabiilLand. So if they wana live gumaysi under one Qabiil by all means go for it!


  5. KN: Kumanaan ciidamo Soomaaliyeed oo muddo bilooyin ah tabobar uga socdey dalka Kenya ayaa lasoo dhoobey xuduuda kala qeybisa Kenya iyo Soomaaliya, meelaha la geeyey waxa aka mid ah magaalada Libooyo ee u dhow Dhoobl

     

    Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamada si qarsoodi ah lagu daabuley habeenadii lasoo dhaafay, waxaana fariisimo looga sameeyey aagag muhiim ah.

     

    Walloow ay ciidamada sameeyeen dhaqdhaqaaq ay ku tageen meelo kala duwan oo xuduuda ku dherarsan, hadane ma jiraan wax talaabo ciidan ah oo ay qaa

     

    Ciidamadani oo ay hor kacayaan saraakiil ay ka mid yihiin Col. Cabdi Mahdi iyo Col. Fartaag ayaa waxaa la filayaa in ay duulaan ku qaadaan gobolka Jubbada Hoose oo ay qabsadaan magaalada Kismaayo, hase yeeshee talaabo qaadkooda wuxuu ku xiranyahay duulaanka qorsheysan ee DKMG ah damacsantahay in ay Xamar ka biloowdo.

     

    Imaanshahooda xuduuda ayaa ahaa sababta ugu weyn ee hakadka uu ugu jirey duulaanka maadaamaa la doonayo in isku mar duulaanka meelo badan markaliya laga wada qaado