
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Maakhirland Regional State of Somalia Shacabka Maakhir Oo Qabanqaabinaya Shir Balaadhan Si Maamaul Goboleedka Maakhirland Loo Hirgaliyo 17th September 2011 Nairobi:-Jaaliyada Maakhir Ee Ku Nool Dalka Kenya gaar ahaan Magaallada Nairobi ayaa Ku howlan Qabanqaabo ay ugu jirto Shir weyne Lagu lafa guri doono arima badan Oo Khuseeya Deegaanka Maakhir. Shirkan Oo ay soo Qabanqaabinayaan Jaaliyada Maakhir ee Ku Sugan Kenya ayaa Lagu Casumi Doonaa Soomaali aad U badan Kuwaas Oo Goob joog ka noqon Doona Madasha shirkaasi Ku qabsoomi doono . Arimaha Shirkaa lagu Lafa Guri doono ayaa Noqonaya Sidatan :- 1. Waxaa lagaga Hadli Doonaa, Maamul U samaynta Deegaanka Maakhir iyo Sida ugu haboon ee arintaa Loo hirgalin karo . 2. Sidii Loogu waxyi Galin lahaa Bulshada Deegaanka iyo aaya ka talinta deegaanka oo ay ka Muuqato dayacnaan baahsan. 3. Dhisida Gudi loo xilsaaro dardar galinta Maamul ka hana qaada Deegaanka Maakhir , Si loo helo Maamul Horumar leh Oo ka hirgala Deegaankii . 4. Wacyi Galin Loo Sameeyo Dhamaan Bulshada Ku abtirsata Deegaanka Sidii ay Iyagu Arimahooda uga tashan lahaayen Ugana badax Banaanaan Lahaayeen Maamulada ragaadiyey Deegaankooda. 5. Sidii Loo Badhi taari lahaa Waxbarashada Deegaanka Oo Ah tan Kaliya Ee maanta Deegaanka ka hirgashay iyo sidii Loo abuuri lahaa Ilo dhaqaale oo taaba gala. Dhamaan Arimahaas Oo Kuwa Kaloo Badan waxay Noqon Doonaan Kuwa Lagu Qadaa Dhigi Doono Shirkaas. Gudiga Loo xirsaaray Qabanqaabada ayaa ka kooban:- 1. Abdisalan Osman Bulqas 2. Mohamed Mohamud Cabdi Beerdhige 3. Jama Ayanle feyte 4. Khadra Jaamac Axmed Abdi Saalah 5. Hamdi Ilka jiir 6. Muqtar Abdi Du’ale Ali Qaayib 7. Jama Yusuf Jama Deperani Qof kasta oo doonaya inuu Barnaamijkaasi Xog dheeraad ah ka helo hala soo xidhiidho Gudiga Hoos ku Qoran, Sida ay Gudigu sheegeen way tix galindoonaan Feker kasta oo Saliim ah.
-
Jacaylbaro;745675 wrote: Still ,, It didn't say "To liberate Lasanod" .... it talks about Somalia Unity You are blind person, try again and read..... yes the declaration of Khaatumo #1 clearly said the liberation of Las Anod and All SSC Region must be the top priority Read... "To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory...They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people" SSC Khaatumo Conference #1 : Declaration of the Consultative Conference of SSC Diaspora Guiding Principles The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area. The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of : 1. Unity and territorial integrity of Somalia 2.· Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression 3. Peaceful political dialogue in managing conflicts 4. Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development 5. Good practices in self governance such as accountability and transparency · Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification. Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people. The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to: · To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora. · To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference · To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season · To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference · To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large. · To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory. · To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security · To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources · To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc. · To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities · To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies · To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment · To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises · To promote awareness through social networking and media outlets Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay. ....................... Go'aamadii Shirka SSC Khaatumo #1 " in aanan marnaba ogolayn in la haysto....si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba" Go’aamada Shirka Wadatashiga Beesha SSC Khaatumo #1 ee London, UK (Af-Somali) Go’aamada Shirka Wadatashiga SSC Mabaadii’da (Guiding Principles) Shirka Wadatashi Beesha SSC ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha nabadaynta, nabadgelyada iyo kaalmada bini-aadnimo ee si xun u aafaysey shacabka ay ku habsadeen olole dagaal iyo abaaruhu ku gadaaman dhammaan dhulka ay degaan. Waxaa kaloo lagaga wada hadlay fidinta hawlaha mujtamaca, mashaariic dib-u-dhis iyo mashaariicda horumarineed. Waxaa shirkaas ka soo baxay inay lagama maarmaan tahay in la farsameeyo helidda qaabka siyaasadeed iyo in la sameeyo hab lagu hubiyo nabadda, degnaanshaha dhulkeenna, jaarkeenna iyo geeska Afrika Qaabka Siyaasadeed, waxaa ku jira in si adag loo qaato mabaadii’dan: 1. Midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed 2. Dimoqradiyad iyo isku-xukun lagu fuliyo xuquuqda iska-caabinta gardarada ah 3. Wada hadal siyaasadeed oo ku salaysan nabad iyo xal-u-helidda khilaafaadka. 4. Dhisidda nabadda, in la taago xididada deganaanshaha iyo horumarinta waara 5. Ku-dhaqanka maamul wanaagga iyo xisaabtan (Accountability and transparency) 6. Maraynta meelaha la wadaago sida daaqa iyo ceelasha biyaha iyada oo loo eegayo tirada xoolaha iyo baaxadda dhulka(carrying capacity)qaadi karo iyo sidii loo yarayn lahaa xaalufka Ismaamulkayagu wuxuu ka salsanyahay sida ay nooga go’antahay inaan go’aansano masiirkayaga. In aan dhiirigelino sida aan u abaarayno, loona maamuli lahaa khilaafaadka iyadoo loo marayo wadada nabadda iyo dhisida nabadaynta, si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba. Mabaadii’dda kor ku xusan waxaa hagaya inay naga go’antahay iyo in aanan marnaba ogolayn in la haysto...In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda....La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni...Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed. Go’aamada iyo talo-soo-jeedinta ee shirka waa sidan hoos ku xusan: 1. In shir beesha leedahay lagu qabto dalka gudihiisa, loona qabto dhammaan shacabka SSC gudaha iyo dibedaba 2. In ma magacaabo guddi farsamo oo ka soo talo-bixiya 1. Goorta shirka la qabanyo 2. Goobta Shirka lagu qabanayo 3. Dhaqaalaha shirka ku baxay 3. In shirka lagu qabto magaalooyinka SSC mid ka mid ah, lagana heli karo dhammaan shuruudaha shirku u baahanyahay 4. In dhaqaalaha shirku ka yimaado beesha SSC ee gudaha iyo dibeddaba, laguna marti qaado dhammaan saxaafadda gudaha iyo dibedda si ay u tebiyaan wararka xaqiiqa ah ee shirka 5. In loo gudbiyo gudaha iyo bulshada caalamka in shacabka SSC ka go’antahay inay kula nooladaan nabadgelyada iyo deris wanaag kula noolaadaan jaarkooda iyo Geeska Africa 6. In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda 7. La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni 8. In la horumariyo dhulka SSC iyadoo xoog la saarayo bey’ada, daaqa iyo biyaha lana yareeyo xaalufka iyo nabaadguurka 9. In la horumariyo arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida madaarada, wadooyinka, waxbarshada iyo caafimaadka 10. In tayada dadka la hormariyo sida tababarada xirfadaha, dhiirigelinta soo noqoshada aqoonyahanka iyo in la yareeyo dadka ku soo qulqulaya magaalooyinka 11. In la dhiirigeliyo maalgashiga gobolada SSC, iyada oo la adeegsanayo Hay’adaha horumarinta Dhaqaale ka iminka dadka gudaha iyo qurbajoogta iyo Hay’adaha Deeqda Bixiya ee caalamiga ah 12. In la kobciyo Jaamacadda Nugaal sida cilmi baadhista, xog-ururinta iyo qiimaynta baahiyaha 13. In la koriyo ganacsiga gaarka horumarintiisa, gaar ahaan Ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah 14. In la koriyo feejignaanta iyo la isticmaalayo shabakadaha bulshada iyo saxaafadda (Facebook, Twitter). Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed. Qurbajoogta SSC waxay soo jedinaysaa qabashada shir loo dhanyahay oo ka dhaca dalka gudahiisa sida ugu dhakhsaha badan
-
Mogadishu, Somalia: SSC Leaders meeting with TFG Leaders Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal Wasaaraha iyo Wufuudii SSC ee Muqdisho.+Sawiro Wafuudii SSC ee mudooyinkii udanbeyay ku sugnaa caasimada dalka soomaaliya ayaa waxaa y kulamo la qaateen madaxweynaha soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Ahmed iyo raysul wasaaraha soomaaliya Abdiwali Ali Gaas kulamadan ayaa ahaa kuwa albaabadu u xidhnaayeen walow ay qodabada ay ku heshiiyeen qarkood u soo ban dhigeen saxaafada.. Kolankan dhexmaray madaxda SSC ee ugu horeeyo Garaad Jaamac Garaad Cali iyo hoggaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Lana yeesheen madaxweynaha soomaaliya iyo warysul wasaaraha ayaa waxaa uu ka tarjumayay xaalada maamulka SSC iyo tan maanta ay ku jiraan umada soomaaliyeed ee dhibaataysan sidoo looga saari lahaa, Madaxa Warfaafinta SSC Cumar Jaamac Saleebaan ayaa warbaahinta u sheegay qodobada lagu heshiyey, Kuwaasoo uu ka xusay dhawr arimood. * In la sameeyo xidhiidh ka dhaxeeya maamulka SSC iyo dawlada soomaaliya * In maamulka SSC uu yahay maamulada ka jira soomaaliya loona aqoonsado maamul jira madaama u shaqeeyana * In la isku xidho soomaaliya lana ilaaliyo dadka danaha gaarka ah wato ee doonaya in ay soomaaliya kala gooyaan * In la ogaado in ay soomaaliya mid tahay dhaqan diin iyo dad ahaanba aanan loo baahneen umad kala qaybsan Sidoo akle waxaa jira qodoba kale oo aan saxaafada loo bandhigin kuwaas oo khaas u ahaa Madaxda SSC ee uu Hogaaminayaay Garaadka Guud Ee Deegaanada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Kaar waxaana kulankii uu ku dhamaaday farxad iyo is afgarasho wanaagsan. Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif Garaad Jama Garaad Cali iyo PM Abdiweli Mohamed Ali Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo Madaxweyne Somalia Shariif Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo PM Abdiweli Mohamed Ali
-
Mogadishu, Somalia: SSC Leaders meeting with TFG Leaders Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal Wasaaraha iyo Wufuudii SSC ee Muqdisho.+Sawiro Wafuudii SSC ee mudooyinkii udanbeyay ku sugnaa caasimada dalka soomaaliya ayaa waxaa y kulamo la qaateen madaxweynaha soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Ahmed iyo raysul wasaaraha soomaaliya Abdiwali Ali Gaas kulamadan ayaa ahaa kuwa albaabadu u xidhnaayeen walow ay qodabada ay ku heshiiyeen qarkood u soo ban dhigeen saxaafada.. Kolankan dhexmaray madaxda SSC ee ugu horeeyo Garaad Jaamac Garaad Cali iyo hoggaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Lana yeesheen madaxweynaha soomaaliya iyo warysul wasaaraha ayaa waxaa uu ka tarjumayay xaalada maamulka SSC iyo tan maanta ay ku jiraan umada soomaaliyeed ee dhibaataysan sidoo looga saari lahaa, Madaxa Warfaafinta SSC Cumar Jaamac Saleebaan ayaa warbaahinta u sheegay qodobada lagu heshiyey, Kuwaasoo uu ka xusay dhawr arimood. * In la sameeyo xidhiidh ka dhaxeeya maamulka SSC iyo dawlada soomaaliya * In maamulka SSC uu yahay maamulada ka jira soomaaliya loona aqoonsado maamul jira madaama u shaqeeyana * In la isku xidho soomaaliya lana ilaaliyo dadka danaha gaarka ah wato ee doonaya in ay soomaaliya kala gooyaan * In la ogaado in ay soomaaliya mid tahay dhaqan diin iyo dad ahaanba aanan loo baahneen umad kala qaybsan Sidoo akle waxaa jira qodoba kale oo aan saxaafada loo bandhigin kuwaas oo khaas u ahaa Madaxda SSC ee uu Hogaaminayaay Garaadka Guud Ee Deegaanada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Kaar waxaana kulankii uu ku dhamaaday farxad iyo is afgarasho wanaagsan. Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif Garaad Jama Garaad Cali iyo PM Abdiweli Mohamed Ali Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo Madaxweyne Somalia Shariif Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo PM Abdiweli Mohamed Ali
-
Go’aamada Shirka Wadatashiga Beesha SSC (Af-Somali) Go’aamada Shirka Wadatashiga SSC Mabaadii’da (Guiding Principles) Shirka Wadatashi Beesha SSC ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha nabadaynta, nabadgelyada iyo kaalmada bini-aadnimo ee si xun u aafaysey shacabka ay ku habsadeen olole dagaal iyo abaaruhu ku gadaaman dhammaan dhulka ay degaan. Waxaa kaloo lagaga wada hadlay fidinta hawlaha mujtamaca, mashaariic dib-u-dhis iyo mashaariicda horumarineed. Waxaa shirkaas ka soo baxay inay lagama maarmaan tahay in la farsameeyo helidda qaabka siyaasadeed iyo in la sameeyo hab lagu hubiyo nabadda, degnaanshaha dhulkeenna, jaarkeenna iyo geeska Afrika Qaabka Siyaasadeed, waxaa ku jira in si adag loo qaato mabaadii’dan: 1. Midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed 2. Dimoqradiyad iyo isku-xukun lagu fuliyo xuquuqda iska-caabinta gardarada ah 3. Wada hadal siyaasadeed oo ku salaysan nabad iyo xal-u-helidda khilaafaadka. 4. Dhisidda nabadda, in la taago xididada deganaanshaha iyo horumarinta waara 5. Ku-dhaqanka maamul wanaagga iyo xisaabtan (Accountability and transparency) 6. Maraynta meelaha la wadaago sida daaqa iyo ceelasha biyaha iyada oo loo eegayo tirada xoolaha iyo baaxadda dhulka(carrying capacity)qaadi karo iyo sidii loo yarayn lahaa xaalufka Ismaamulkayagu wuxuu ka salsanyahay sida ay nooga go’antahay inaan go’aansano masiirkayaga. In aan dhiirigelino sida aan u abaarayno, loona maamuli lahaa khilaafaadka iyadoo loo marayo wadada nabadda iyo dhisida nabadaynta, si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba. Mabaadii’dda kor ku xusan waxaa hagaya inay naga go’antahay iyo in aanan marnaba ogolayn in la haysto Go’aamada iyo talo-soo-jeedinta ee shirka waa sidan hoos ku xusan: 1. In shir beesha leedahay lagu qabto dalka gudihiisa, loona qabto dhammaan shacabka SSC gudaha iyo dibedaba 2. In ma magacaabo guddi farsamo oo ka soo talo-bixiya 1. Goorta shirka la qabanyo 2. Goobta Shirka lagu qabanayo 3. Dhaqaalaha shirka ku baxay 3. In shirka lagu qabto magaalooyinka SSC mid ka mid ah, lagana heli karo dhammaan shuruudaha shirku u baahanyahay 4. In dhaqaalaha shirku ka yimaado beesha SSC ee gudaha iyo dibeddaba, laguna marti qaado dhammaan saxaafadda gudaha iyo dibedda si ay u tebiyaan wararka xaqiiqa ah ee shirka 5. In loo gudbiyo gudaha iyo bulshada caalamka in shacabka SSC ka go’antahay inay kula nooladaan nabadgelyada iyo deris wanaag kula noolaadaan jaarkooda iyo Geeska Africa 6. In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda 7. La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni 8. In la horumariyo dhulka SSC iyadoo xoog la saarayo bey’ada, daaqa iyo biyaha lana yareeyo xaalufka iyo nabaadguurka 9. In la horumariyo arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida madaarada, wadooyinka, waxbarshada iyo caafimaadka 10. In tayada dadka la hormariyo sida tababarada xirfadaha, dhiirigelinta soo noqoshada aqoonyahanka iyo in la yareeyo dadka ku soo qulqulaya magaalooyinka 11. In la dhiirigeliyo maalgashiga gobolada SSC, iyada oo la adeegsanayo Hay’adaha horumarinta Dhaqaale ka iminka dadka gudaha iyo qurbajoogta iyo Hay’adaha Deeqda Bixiya ee caalamiga ah 12. In la kobciyo Jaamacadda Nugaal sida cilmi baadhista, xog-ururinta iyo qiimaynta baahiyaha 13. In la koriyo ganacsiga gaarka horumarintiisa, gaar ahaan Ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah 14. In la koriyo feejignaanta iyo la isticmaalayo shabakadaha bulshada iyo saxaafadda (Facebook, Twitter). Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed. Qurbajoogta SSC waxay soo jedinaysaa qabashada shir loo dhanyahay oo ka dhaca dalka gudahiisa sida ugu dhakhsaha badan SSC Khaatumo Conference #1 in London
-
Jacaylbaro;745617 wrote: It didn't say that in London conference ........ You are wrong here... SSC Khaatumo #1 Conference in London was all about how can SSC People liberate their Capital Las Anod and their SSC region. 1. Unity and territorial integrity of Somalia...To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory...To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security...Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people...To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora...To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large. SSC Khaatumo Conference #1 : Declaration of the Consultative Conference of SSC Diaspora Guiding Principles The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area. The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of : 1. Unity and territorial integrity of Somalia 2.· Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression 3. Peaceful political dialogue in managing conflicts 4. Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development 5. Good practices in self governance such as accountability and transparency · Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification. Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people. The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to: · To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora. · To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference · To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season · To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference · To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large. · To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory. · To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security · To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources · To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc. · To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities · To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies · To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment · To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises · To promote awareness through social networking and media outlets Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.
-
Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal Wasaaraha iyo Wufuudii SSC ee Muqdisho.+Sawiro Wafuudii SSC ee mudooyinkii udanbeyay ku sugnaa caasimada dalka soomaaliya ayaa waxaa y kulamo la qaateen madaxweynaha soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Ahmed iyo raysul wasaaraha soomaaliya Abdiwali Ali Gaas kulamadan ayaa ahaa kuwa albaabadu u xidhnaayeen walow ay qodabada ay ku heshiiyeen qarkood u soo ban dhigeen saxaafada.. Kolankan dhexmaray madaxda SSC ee ugu horeeyo Garaad Jaamac Garaad Cali iyo hoggaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Lana yeesheen madaxweynaha soomaaliya iyo warysul wasaaraha ayaa waxaa uu ka tarjumayay xaalada maamulka SSC iyo tan maanta ay ku jiraan umada soomaaliyeed ee dhibaataysan sidoo looga saari lahaa, Madaxa Warfaafinta SSC Cumar Jaamac Saleebaan ayaa warbaahinta u sheegay qodobada lagu heshiyey, Kuwaasoo uu ka xusay dhawr arimood. * In la sameeyo xidhiidh ka dhaxeeya maamulka SSC iyo dawlada soomaaliya * In maamulka SSC uu yahay maamulada ka jira soomaaliya loona aqoonsado maamul jira madaama u shaqeeyana * In la isku xidho soomaaliya lana ilaaliyo dadka danaha gaarka ah wato ee doonaya in ay soomaaliya kala gooyaan * In la ogaado in ay soomaaliya mid tahay dhaqan diin iyo dad ahaanba aanan loo baahneen umad kala qaybsan Sidoo akle waxaa jira qodoba kale oo aan saxaafada loo bandhigin kuwaas oo khaas u ahaa Madaxda SSC ee uu Hogaaminayaay Garaadka Guud Ee Deegaanada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Kaar waxaana kulankii uu ku dhamaaday farxad iyo is afgarasho wanaagsan. Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif Garaad Jama Garaad Cali iyo PM Abdiweli Mohamed Ali Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo Madaxweyne Somalia Shariif Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo PM Abdiweli Mohamed Ali
-
Carafaat;745529 wrote: Liibaan, what do you mean with "Gudiga Xoreynta Laas Caanood iyo SSC"? Is the same gudi as the one of khatuuma2? or another gudi? The whole purpose and objective behind SSC Movement and Khaatumo Conference I in London and Khaatumo Conference II in SSC Region of Somalia is very simple to liberate Las Anod & Unionist SSC Region from Clan Secessionist militia.
-
Prof Cali Khaliif "Melez Zenawi iyo C/Yusuf ayaa Laas Caanood ku Wareejiyey Somaliland Militia"
-
Carafaat and Xun Juf, you two need to focus on your Somalidiid -land, Las Anod & Unionist SSC Region of Somalia is NOT your business.
-
Gudiga Xoreynta Laas Caanood iyo SSC ee loo xilsaaray Qaban Qaabada Shirka khaatumo #2 oo Yagoori lagu soo dhaweeyay Sunday, 11 September 2011 13:36 Yagoori(Jidbaale):- Maaanta duhurkii magalada yagoori ee gobolka sool soo gaadhay gudidiii qaban qaabada shir waynaha khaatumo oo ber yahan ku sugnaa Degmada xudun ee Gobolka Sool. Saaka subaxii ayaa magaalada Laascaanood odoyaal iyo wax garad kale ka baxeen dhinacaa iyo magaalada yagoori si ay uga qayb qaataan soo dhawaynta gudiga khaatumo. Magaalada yagoori si wayn loogu soo dhaweeyay Gudiga khaatumo, magaalada yagoori ayaa lagu arkay dad weyne badan ah oo isugu soo baxay wadooyinka magaalada, gudida qabanqaabada shirwaynaha khaatumo
-
SSC. ReeR Goldogob Garsoor iyo Galgalas waa wada
Liibaan replied to Jiiroow Bakaal's topic in Politics
Before yesterday, Majiyahan, Galgala Maakhiris, South Somalis, and Western Somalis were falsely called "terrorists" Yesterday, Awdal people, SSC Sool, Sanaag, & Cayn people were falsely called "terrorists" Today, Goldogob,Garsoor iyo Galkacyo people were falsely called "terrorists" Tomorrow and after tomorrow? who is next... the list is endless First they came for…........................................................................................ When the Nazis came for the communists, I remained silent; I was not a communist. When they locked up the social democrats, I remained silent; I was not a social democrat. When they came for the trade unionists, I did not speak out; I was not a trade unionist. When they came for the Jews, I remained silent; I wasn’t a Jew. When they came for me, there was no one left to speak out. -
Carafaat;738604 wrote: Duke, this is deal (to come) is a good think. Peace has no loosers. wouldnt you agree? I think Somaliland would love to make peace with SSC and offer them some Ministerial posts. And I think to protect the Unity of Somalia, Somalia would love to make peace with SNM Clan-Secessionists [somaliland], and offer them som Ministerial posts, that would solve the problem. And no need to divide Somalia into small clanlands like "Somaliland" .
-
Faysal " Hadii Ilaa Makhribka la ii Keeni Waayo Fuyrayaasha Xaruunta Xisbiga , Wixii Dhaca Waxaa Masuul Ka Ah Siilaanyo" Hogaanka Xisbiga UCID oo sheegay haddii ilaa makhribka loo keeni waayo Fuyrayaasha Xarunta Dhexe ee Xisbiga wixii dhaca ay masuul ka tahay Xukuumadu.. Hargeysa/ToggaHerer 31 July 2011 Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Xogahayaha Arrimaha Gudaha Iyo xidhiidhka Gobolada Md Maxamed Adem Qabo Xogahaya Guud ee Xisbiga Md Maxamuud Jiir iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Dalka Saudi Arabia Md Axmed Cali Mahdi oo goor dhawayd shir Jaraa`id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in haddii Furayaasha xarunta Xisbiga Caawa Fiidka ilaa iyo inta uu gabalku madow yahay lagu soo wareejin waayo in wixii dhaca ay masuuliyadeeda qaadi doonto Xukuumadu. Cid aanu imika is haysaana ma jirto oo xisbiga ahi waxa aanu is haysanaa waa Xukuumada Xukuumadii ayaa xidhay xafiis kayagii xisbiga Qaran ee 10 sano jiray . Waxaanu ku cadaynaynaa in ay xukuumadu ku jirto Wasiiradeeda Qaar ka mid ah ayaa ku jira Waxa ku jira Gudoomiyihii Baaralmaanka oo 24 Saacadood Madaxtooyada ku jira Waxaanu ka digaynaa in ay cawaaqib xumo ka iman doonto haddii aan laga noqon haddii aan Xafiiska furihiisii naloo keenin . Wixii Halkaa ka dhaca Bari ee dhibaato ah waxa dhabarka ku qaadan doonto Dawlada Somaliland Madaxweynaheeda iyo xukuumada Talada haysa. Masuuliyiintana ayaa intaa ku daray in ay arrintani tahay in Nabadii Somaliand lagu soo duulay arrintuna tahay Gar daro Garab og wixii ka yimaadana ay Masuuliyadeeda Madaxtooyadu qaadi doonto. Maanta waad og tihiin in beel kastaaba shirayso Axmed Maxamed Siilaanyo maalintii Rayaale wuxuu ku yidhi waxaan kaaga tagayaa Dal iyo Dad Midayasan in uu taa ilaaliyo ayay ahayd se u malayn mayo in uu ilaalinayo . Faysal & Kooxdiisa oo Rabshado Kawada Hargeisa, Ayaga oo Ku Duulay Meelo Badan Warsaxaafadeed: Waxaan jeclahay inaan umada reer Somaliland u bayaamiyo arintan ka dhacday Xisbiga UCID. Maalmahan ugu dambaysay,waxa uu guddomiyihii hore Faysal Cali Waraabe uu ku jahawareeriyay warbaahinta in laga eryay xisbigii. Waxaad wada xusuusantihiin in maalintii May 18, 2011 ee reer Somaliland oo dhami hadii ay xisbi yihiin, hadii ay yihiin goloyaal, ururada bulshadu iyo qurbojooguba ay u balansanaayeen in dabaaldaga sanadkan halku dhagiisa laga dhigo ictiraaf raadintii Somaliland. In Faysal qoray maqaal ka soo horjeeda wixii lagu balansanaa oo uu yidhi Somaliland mid jirta ma aha waxay la midtahay halkii ay joogtay 1988. taasi waxay noqotay arin fajiciso galisay shacbiga Somaliland meel kasta oo ay joogaan. Xisbigana u gaysatay dhaawac wayn. Waqtigaa waxa uu faysal ku maqnaa oo uu joogay dalka Finland. Si loo badbaadiyo dhaawaca xisbiga ku yimid, sii hayahii gudoomiyonimada xisbiga UCID iyo gudigii fulinta ee joogtay hargeysa waxay soo saareen war saxaafadeed ay ku cadaynayaan in maqaalkaa uu faysal qoray ay isaga gaar u tahay oo aanu ku hadal afkii xisbiga.arintaasi way cadho galisay faysal oo markii uu soo noqday waxuu is hortaagay dhamaan shirarkii xisbiga isagoo aflagaado iyo cay kula kacay dhamaan gudidii fulinta ee xisbiga. Waxa u qoondaysnaa xisbiga in la qabto shirkii golaha dhex iyo shirwaysnihii guud oo loo balansanaa in gudigii qaban qaabada la magacaabo. Faysal waxa uu ku adkaystay in wax shir oo laqaban karaa aanu jirin. Ergooyin badan ayaanu u dirnay inuu soo fadhiisto oo laga wada hadlo in xisbiga shaqadii u taalay la qabto haseyeeshee wuu diiday oo waxa uu yidhi xisbigan anigaa iska leh cid ila lehina ma jirto ee xisbiga qaran ee aad sheegaysaan idinku doonta. Wax a uu xilka guddoomiyuhu uu dhacayay July 27, 2011 oo ay ku buuxeen shantii sanadood ee guddoomiyaha lagu doortay shirwaynihii ugu danbeeyay ee la qabta July 27, 2006. Waxa xeerka xisbigu sheegayaa qoddobkiisa 25 in mudada xilka guddomiyenimo iyo musharaxba ugu badnaan uu noqon karo laba jeer (two terms only). Xeerkaas oo lagu ansixiyay shirkii golaha dhexe ee la qabtay 25-27 july 2009 looguna doortay faysal iyo Mahamed Rashiid inay noqdaan musharax madaxweyne iyo madaxwaysne ku xigeen iyadoo lagu sameeyay wax ka badal xeerkii hore waxa xusid mudan in marar badan oo aan ka la hadalnay in waqtigii guddoomiyenimadiisu ay dhamaanayso July 27, 2011. uu faysal si badheedh ah u yidhi waxba kama jiraan arintaas oo xisbiga anigaa iska leh intaan dhimanayana waan joogayaa. Ugu dambayn waxaan u qornay angoo ah hogganka sare ee xisbiga warqad aan ku codsanayno inuu ka soo qaybgalo shirka gudida fulinta ee bilaahaa oo lagu qaban doono xafiiska july 24, 2011 si uu u gudoomiyo shirkaas oo looga gaadho go’aan waqtigii la qaban lahaa shirwaynaha xisbiga iyadoo ay joogaan 24 xubnood oo ka tirsan guddida fulinta, nasiib daro wuu ku soo gacan saydhay hogaankii xisbiga ee u geeyay warqadaas. Si loo badbaadiyo xisbiga oo mudadiisu dhacaysay july 27, 2011 guddidii fulanta oo ka kooban 24 xubnood ayaa shirkii qabtay, waxaanay go’aamiyeen in la qabto shirwaynihii xisbiga 45 cisho ka bacdi oo ku beegan todobada ilaa sideeda bisha sagaalaad (Sebtember 6 to 8, 2011) sida xeerku banaynayo qodobkiisa tobnaad faqradiisa afraad, waxaanay magacaabeen guddi ku meelgaadh ah oo shaqada sii wada mudadaas.waxa Faysal la socday isaga iyo laba kale . Guddiga fulinta tiradoodu waa 35 inta ka dhimana dibada ayey kumaqnaayeen. Faysal waxay ka dhamaatay isaga muddadii xilkiisii labaad July 27, 2011. Xisbiga UCID malaha qodobkii saddex iyo sideetanaad ee distoorka ku yaalay ee guurtidu ugu jadiidin jirtay markuu madaxwayne ka dhamaato mudadu iyo guurtidii jadiidinaysay midna ma laha xisbigu. Cid eridayna ma jirto ee waqtigiisii baa dhamaaday, ee sidaa umadu ha ogaato. Waxa meesha yaalaana waa arin sharci cidii dacwad ka qabtaana waxa u furan maxkamadaha oo lagu kala baxaa. Waxa Somaliland ay ku caantahay oo kaga duwantahay geeska Africa nadabgalyada balaadhan ee umaddeedu ay ku naaloonayso maalmahan ugu dambeeyey waxaa muuqata inuu guddoomiyihii hore ee xisbiga ucid uu ku kacayo falal ka dhan ah nabadgaliyada isagoo soo abaabulaya dhalinyaro iyo dumar si ay u khalkhaliyaan xasiloonida caasimada maalintii july 26, 2011 iyada oo ay fadhiyaan xafiiska ayuu intuu basas ku soo qaaday ciyaalkaas isagoo hor kacay xafiiska nagu soo weeraray oo moobiladii guddoomiyaha ku meel gaadhka ah iyo xoghayaha guud ay kala baxsadeen waxa arintaa goobjoog ka ahaa booliiska Somaliland. Markii rabshadii iyo buuqii ay dami waayeen waxa ay go’aamiyeen ciidamada nabadgaliyadu in xafiiska la xidho muftaaxiina way la wareegeen, anagu waxaanu nahay rag waaween oo waayeel ah oo waanu u hoggaansanay amarkii. Ilaa maalintaas waxa guddomiyihii hore ku hayaa caasimada xaalad nabad galyo daro ah. Ugu dambaytii shalayoo ay taariikhdu ahayd July 30, 2011 waxa isaga iyo kooxdiisii ku soo duuleeen boliskii xafiiska ilaalinayay oo aad wada maqlayseen inay halkaa rasaasi ka dhacaysay. Anagu qayb kamaanu ahayn rabshadahaas markii dambena waxay u talaabeen xagaa istaar oo ay dariiqyadii xidheen oo ay isku dayeen inay ku duulaan gurigii guddoomiyaha baarlamaaanka. Hase yeeshee booliska ayaa iska hortaagay waxa wax lala yaaba ah in galinkii dambe guddomiyihii u qudbadeeyey dadkii uu soo abaabulay oo uu lahaa “walaaloyaal nabadgalyada dhowra” carabtaa waxay ku mahmaahdaa ninkii ninka dilay ee hadana aaskiisii tagay dadku caruur maaha. Isagii abaabulayay ayaa iska dhigaya inuu hadana dajinayo. Wasaarada daakhiliga iyo xakuumada waxay masuul ka tahay nabad galiyada dalka maahana in lagu daawado waxaa uu sameenayo guddomiyihii hore ee xisbiga UCID. Sababta oo ah nabad galiyadu umada ayay dan u tahay. Anagu hadii aanu nahay guddida ku meel gaadhka ah waxaan dacwadayada u gudbinay guddida doorashooyinka iyo maxkamad distooriga ah. Faysalna waxii uu dacwad qabo ha u maro sharciga, sababtoo ah waxaa na dhexyaala arin sharci. Asxaabta qaranku waxay u dhaxeeyaan gobolada dalk sida ku cad distoorka qaranka iyo xeerareka doorashooyinka. Faysalna waxaa uu yidhi xisbiga UCID waa hargaysoo
-
Masha Allah, excellent job Maakhir University , but where is Maakhir State? Maakhiri people need their own regional state like other Somalis. Maakhir People are working very hard, Xingalool Institute, Maakhir University, Badhan University, Marine Institute in Las Qorey, etc
-
Xaaji Xunjuf;736274 wrote: Naxar nugaaleed i would say that to as a reer nugaaleed Xaaji Xunjuf;736459 wrote: Another Reer Nugaleed welcoming the replacement of the clan Jabhad leader Xun juj , Odweyne and other clan secessionists are haters, they like to see and create non-existent division between SSC People, as always they fail every time. SSC Movement enjoys support from all SSC People, SSC Leaders Xaglatoosiye and Sabarey are friends and co-founders of SSC Movement, who share very similar agenda and views. SSC People are one family, they never fight between themselves. Snm Clan Secessionists are wrong if they believe that small issues between the leaders of SSC Movement will be like the sub-clan wars between Snm warlords. In 1990s , there was subclan wars between Secessionist Clan Warlords and their sub clan factions. Most towns of Northwest Triangle: Hargeisa, Burco, and Berbara were turned into battlegrounds between warning factions . More than 15000 people lost their lives, because of power struggle between Warlord Egal, Warlord Siilaanyo, and Warlord Tuur. In 2011, Clan secessionists are still divided along the subclan lines. ( Kulmiye subclan, Udub Subclan, and Ucid Subclan).
-
ALLSSC.COM: Dalalkii Ay Ka’yimaadeen Iyo Baasaboorada Ay Wataan Golaha Wasiirada Cusub (Akhriso). Muqdisho(Allssc): Labada Shariif ayaa maalintii shalay waxay ku dhawaaqeen Golaha Wasiirada kuwaa oo ka kooban ilaa 18-Wasiir dhamaana ka yimid dalka Dibadiisa . Hadaba Wasiiradan Cusub ayaan idin haynaa wadamada ay ka yimaadeen iyo Baasaboorada ay wataan. 1-Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta (wuxuu wataa baasaboor Eretria). 2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Dibadda (Wuxuu Wataa Baasaboor British ah). 3-Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ( Wuxuu Wataa Baasaboor Maraykan ah). 4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha( Wuxuuna wataa Baasaboor Swedish ah). 5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka( Wuxuu Wataa Baasaboor Canada ah). 6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta( Wuxuu Wataa Baasaboor Maraykan ah). 7- Marwo Caasho Cismaan Caqiil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska( Waxay Wadataa Baasabor Holand ah). 8-Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha( Wuxuu Wataa Baasaboor BriTIsh ah). 9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ( Wuxuu Wataa Baasaboor Maraykan ah). 10-Mudane Cabdulqaadir Maxamed Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta ( Wuxuu Wataa Baasaboor British ah). 11-Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga( Baasaboor Holand ah). 12-Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda( Wuxuu Wataa Baasaboor Jarmal ah). 13-Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha( Wuxuu Leeyahay Daganaasho Sacuudi ah Wuxuuna Wataa Baasaboor Soomaali ah). 14-Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta(Wuxuuna wataa Baasaboor Canada ah). 15-Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska(Wuxuuna Wataa baasaboor Holand ah). 16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay asiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka( Wuxuu wataa Baasaboor Filand ah). 17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare( Wuxuu Wataa Baasaboor Maraykan ah). 18- Madane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga( Wuxuu Wataa Baasaboor Maraykan ah). Maxamed Wali Muqdisho
-
Liiska Golaha Wasiirada oo La Shaaciyey [ Source: Horseed Media] http://horseedmedia.net/2011/07/20/liiska-golaha-wasiirada-oo-la-shaaciyey/ Warqad Ka Soo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya u Qaabilsan Dhanka Saxaafadda oo soo gaartey Horseed media ayaa lagu shaaciyey Magacyada golaha Xukuumadda Raysalwasaare D.Cabdiweli Gaas, Golahan ayaa u muuqda kuwo cusub, waxayna ka kooban yihiin 18 wasiir. 1. Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta 2. Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda 3. Xuseen Carab Ciise Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga 4. Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. 5. Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka. 6. Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta. 7. Caasho Cismaan Caqiil Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska, 8. Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha 9. Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka 10. Cabdulqaadir Maxamed Axmed Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta 11. Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga 12. Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda 13. Aadan Cabdullaahi Aadan Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha 14. Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta 15. Jaylaani Nuur Iikar Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska 16. Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka 17. Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare. 18. Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga – Malik Abdalla Communication Director Office of the Somali President Mogadishu, Somalia