nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by nuune


  1. loooooooooooooooooool

    wax wada waalan loooooooooooooooool

     

    rayaana don't worry, wax baan kuu reebi, maskaxdaada ma wada dhuuqayee lool, laakiin maxaa waaye af jinni maku hadashid miyaa, sabab

     

    tuujiye, lax dhukkan sanbabkeeda adaa soo cunay ee hibo ka dhaaf bootada bahalyahoow ciddiyaha waaween ood moodo xalay oo dhan inuu kalluun la qayilayay,

     

     

    loool hibo anaaba ka yaabay af soomaaligaaga, aabiteey camal uu u buubaayaa :D:D

     

     

    aawey abbaay caramelka, mala daffay, qac qaac lee suspect gareenaayaa,asagaa xagga hostageka ku dheereeyo


  2. hasha labada geed jecel dhurwaaga ayaa dhaxda ku cuno(qowraco), marka sxb tuujiye is jir, tog(qaw) haka dhicin, waxaan si taraarax baa loo wadaa, gabdhahana waa sidii baliil camal, the more aad taraarixisid the less pressure u feel, another word, next time kama walwaleesid sidii aad iskugu wadi laheed labada, laakin iska jir naagaha sxb, next day mid baa kuu dhoola caddeeni oo gaariga kuu joojini, then waad raaci waad la qosli and u will forget about the other bajaq which u had mini relationsip with, would u accept that, ka fakkir waryaa hee!!!

  3. iam dhakafaar by accident,nuune by naanees, xiito xiito xaar malaay by pysical and engineer by coincident, acually iam addicted to electronics, just finishing it this year i suppose,

     

     

    MY HOBBIES ARE: cayayaanka nool iyo kuwa bakhtigaba, in aan la baashaalo jiirkeega iyo laba geel oon leeyahay mid wuu dhalay kan kalena wuu irmaanyahay


  4. which showed about 80% of sol nomads prefered to speak somali. Hada waxas folxumo ma aho?maxa nacsiyey dadka dhaqankooda?

    i think u meant most sol nomads prefered to speak english and not somali,

     

    anyway, rayaana, adaaba af somali faseeex ku haddlayee maad kooxdan ku soo darmattid ood adigana noo faaiideesid, maskaxdaada soo tuuji oo kasoo miir wixii murti oo ku jirto si aan u dhuuqno loool


  5. ^^^^rudy, bro, u r right, we need to do some action, i never changed my nick nor my avator, i donnt why, i just don't like to be musuqmaasuq, that is what the nomads are doing these days,maybe they are afraid to be recognised by a third party lol


  6. ^^^ awwalba lakkad baad aheed waxaad sheegtaba kasoo qaad maleh waa hal bacaad lagu lissay,

     

    waraa lakkad, aawey kooxdaadi numberada ahaana maxaa ku dhacay, miyey idin ka dhicistay hashii irmaaneed ee rimaneed.


  7. caramelka loool, nice try, but what is the difference, buuuf lee ma ahoo waxaan kala qaad qaadeeno, istaqfurulaah, ha i danbaajin abaayadiis :D:D


  8. MMA, LOOL tankis waad u dhawaatay,

     

    in laigu wareero aan rabaa, ma sheegaayo meeshaan daganaan jirnay,

     

    anigu somaliyoo dhanba waan isku wada maray, gobol kastoo somaliya ka mid ah waxaan joogay 4 bilood,anoo saas ku jiro aa qacdii dhacday.

     

    heey huruwaa igu xisaabiya yaah, halkaas baan ku cirriyeestay illaa qacdii dagaalka, markaas i was 9

     

    caramelka, at that time u were only 2 years old,i mean by the time of qixii.

     

    DD- af somali waa naga badisaa, jaamacatu laffoole maa ka baxdayna,wali diricii baa kaa buubayo :D


  9. waryaada bal warrama, meel lagu dhamaaday oo eber laiskaga dhigay baan imid, ar xaraarta aa i dhaaftay lool

     

    warada wixii shar raba ilaah dhinac hanaga mariyo

    gaalada naarta taraarax hau galaan

    jini shaydaan cirfiid iblees sharkooda ilaah hanaga duwo, boqol wardi soo akhriya, faataxa


  10. caramelka abaay, tan 62 jirto nafleey ma ahanoo hee, way dhalee ma ahee way dhalee raximka lee laga jaraa koo cuseeb baroowo aa lagu dhajinaa, kaddib ayadaa sidii eeyga u dhaleeso toban toban :D .

     

    qac qaac, waraa qarxiska dhaaf kuuleey cali banjar haku biiqdee,

     

    tuujiye adi fiiri, abuulaan kulahaa, looooooooooool, cali uraaye aan soo xasuustay markuu ceesaanta

    boodaayo(abaahinaayo) :D:D


  11. i regret that maalintoo hore anoo tour u aaday meel duur ah, aa waxaan arkay bakayle ordaayo,lugtaan ka jabiyay kaddib wuu dhintay,then waan xabaalay, i never confessed!

     

     

    waxaa kaloo iigu darnaa maalin aan naagtoo caddaan jallaafato u dhigay,then dhabar dhabar ay u dhacday, and when she asked me why, i told her i don't know, because it was all fun.

     

     

    ayaantoo kalena koox aan cunta isla cuneenay, mid baa matagay,and qof ogaa ma lahan sababta uu u matagay, because anaa oogu daray geed ama miro lagu matago,

     

     

    will add more inshaAlaahu


  12. QAC QAAC,waraa somali ahaan, ciisaa budiinaa muu saa budiinaa micnaheeda waxaa waaye "ammaan na siiya warada"

     

    muqdisho aad abbaa, adaa arki doona wixii ku dhacay khamsiinta sitteey manoogto,caasi waaldiinka, gaargican bas aa ka nool, kaasna tubaakada aa lagu iibiyaa lool,ani xamar waa u kululahay mar dhaw waa adaa!


  13. I wanna know is if there are any Somali pickup lines?

    check those out:

     

    "naayaa hee, qalanjo ayaad u egtahay"

    "waa la igu dhalay qalanjanimada"

    "intee lagaa dhalayna?"

    "buufka abootadaa usheeg"

     

     

    "abaayo waad gaabantahay"

    "waan ogsoonahay"

    "abaayo waad gaabantahay"

    "adiga waan kaa dheerahay"

    "abaayo waad gaabantahay"

    "kaalay bugda iga qas"

    "aaheeeey aheeeey"

     

     

    more to come, qac qaac and tuujiye will add more, and caramelka