nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ma dabeel iyo duufaan darteed bey diyaaradu la niikineesay, markey sidan oo kale tahay ayaanba ugu jeclahay anigu, cuz nothin to afraid there, it is normal
  2. are you telling me you didn't enjoy your ride there
  3. Classic stuff, the cockpit is just beautifull, even with its old intruments
  4. 9.58 is not alot guys, it all needs inaad canbuulo cuntaan and u will see soon u can do better than Bolt! if u break it down, the 9.58, it becomes so simple dat normal faarax with xiito xiito minjo could do dat, but with ugaali & and canbuulo
  5. nuune

    Online Dating

    maalin daa'in ahba waan sigtaa qarax dartiis
  6. nuune

    Online Dating

    aniga kun iyo koow jeer baa horey la ii qarxiyey(juxa ayaa ku jirtey waxa i qarxiyey ), waxba igama taro qarxin hada niyahow, maalin dhaweed xataa diyaarad baa ila qallibmi gaartey from Stanstead London to Dublin FAHEEMA, waaxey meesha eberka ah
  7. looooooooool@JB, saas ayaan kaa rabaa, shaqeeso niyahow oo luflufo meelaha aan wax ka soo bixin
  8. nuune

    Online Dating

    Waryaa Ibti wey kaa badisa Soomaaliga ee joog yeysan kugu soo afuufin alaabihii asqeysnaa ee aad oran jirtey wey i dhalan rogeen
  9. nuune

    Online Dating

    shar kaama sugeyn, kuguma aan ogeyn shar
  10. nuune

    Online Dating

    Ibti, loool Dr Love waa inaan ka faaiideestaa horta Awliyadu wax ma jeclaataa, shows JB inuu jaceel dardarey hence shows he aint an Awliyo, maybe mini-cirfiid Juxa waxeeda waa hanjabaad, masaakiinta ha nagu qarxin pls
  11. Ibti, bismillaahi, what was dat
  12. nuune

    Online Dating

    why only Malika
  13. nuune

    Online Dating

    JB, start with online-shiisha-outle t, then change it to offline mode EDIT: I will need tips from Ibti, she is over-qualfied
  14. nuune

    Online Dating

    JB is wondering if he can establish a seasonal shiisha outlets in Hargeisa, only few places exist and most are located in xaafadaha, it is a good business idea
  15. loool@waaguu gabadha ahaa, waryaa AT&T, daa warkaas, ee inoo wad arrinta naqshadeynta, seasonkan koob dahaba ayaan luqunta kuu sureenaa hadii football falanqeyntaadu fiicnaato, fiicnaateyba durba, seasonbkii horaad meel cidla ah is dhigtey, hadase rag badan baad tiri hoo bariiska
  16. nuune

    Online Dating

    well if two shiisha addicts are attracted to each other then they got married, afterall they can have their honeymoon around the shiisha or clubs, nothin is wrong with that if they are happy with it, it is all attraction
  17. nuune

    Online Dating

    intaad warkaas joojisid inanka u soo raadi mid xiiran
  18. nuune

    Online Dating

    I think Mustapha xalay baa la soo furey
  19. Saambuus time Ramadan kariim
  20. ^^ Waagacusub Farxaankan ay kaga dhagtey bal hadii ayaga la dhaho u sameeya website dowlada soo sida waagcusub oo kale kama aysan dhigeen, meel ay isku xayeysiiyaan mulkiilayaasha
  21. ^^^ lol@an airforce, Redsea, haye u wana become the future Somaliland fighter jet pilots, it can be done
  22. Wasiirka duulista ee Somaliland waxa uu intaasi ku darey in qalab casriya uu dadka baari doono xaga qeebta securitiga marka la dhameestiro eeriboodhka taasina waa guul u soo hoyatey wadanka more info
  23. Waxaan ka tagey sanjabiil iyo xabatu sawda
  24. Any information on planning, or the airport project, such a large scale design won't be finished even in 2 years time, let alone next year. Anyway, Boosaaso airport by January 2010