nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. halkaa ka wad sxb kuwa badan buu dhaamaa including yarka la magac baxey Shariif, talaw yaan aniguna jeebka kala soo baxaa, Mwai Kibaki or Paul Kigame
  2. Saaxiibkiis, Nur Cadde ayey kaaga dhagtey intaas ka dib, Adeerkeen Nur caadi maaha
  3. nuune

    ROOBDOON

    You need to go to Africa to do dat yaa Sayid, meel uu roob asqeeyey ayaad rabtaa inaad roob kale noogu Alle barido,
  4. JB oo yar PS: It is on JB's Facebook, album called "memories"
  5. ^^ dat doesn't look like a car, more like doolli to me
  6. ^^^ Cayaalka xaafadaa la iska yahay abaa, mararka qaarkood yaa kuu xasuusanaayo lab iyo dhaddig, nin iyo naag aa ka fudud Tan danbe cashatab ee dhalma diidey, horey ayey u dhali jirtey sxb, kadibna waa laga quustey, jumladaa si u yara cakiran malaha, dhalma diidmada iyo caana joojiska isku waqti ayey dhaceen weeyaan micnaha.
  7. Just so beautifull, alaabtan nicmeesan xagee bey igu dhaaftey.
  8. ^^ Banoonta hoos baan u dhigey anu mar hore Alle-Ubaahne, afka buuxso cidi kuma aragtee awoowe
  9. ^^ Ibti, what other stuff, like calooleey or kirishoomirish Sayid, kheyr waryee, ee qardhaas ma xirto, dadkaan u xiri jirey barigaan xerowga ahaa
  10. Got buufin and aabiteey for early Eid gift, bless
  11. ^^ Waryaa Qardhaas warran bal
  12. Hi Lily, just go for da saambuus, it is great creature indeed, made one xalayto gacantaana ka gubtey, of course I blame malawaxa for da burn, Che, waraa cayaal waaberi ma tihid
  13. ^^^ Adigaana ka masuula haduu ka furmo soonka
  14. ^^ lool@Arac, fayoobi kumaan ogeeyn Alle-Ubaahne
  15. Alle-Ubaahne, repeat miyaa the butt bouncin
  16. ~^^^ what do u mean paint her,,,,
  17. This is completly WRONG, Qisaas has to be done.
  18. sxb maba suxuurto anigu, waana runtaa, can't believe next weekend is EID, subxaanallaah, dat was so quick wallaahi, Ilaahoow hanagu dadajin ramadanka aan iskaga jirnee
  19. ^^ afur noocma ayaad karisaa, saanbuus ayaan maanta u dhaarsanahay kaas caawa saan u gali doona leen ka yaabanahay
  20. ^^^ Ma fahmi kartid adigu, gaaja xun baa ku heeso maanta Nice one yaa Muriidi, keep them coming
  21. ^^ Maxaa amminkan ku soo jeediyey,