Sharif_seylaci

Nomads
  • Content Count

    450
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sharif_seylaci

  1. the guy is like my second couzin we like used 2 live xeera aur 2 gether great man what diinta kuma jirto its normal mohmmad never said u cant marry 2 woman at the same time
  2. these look a like wadaads wahabis are crayz is one thing we dont like is baniing jaad ilahoow jaadka noo barrakee
  3. Djbouti is and will be part of the republic off somaliland many Djbouti sh clerics say that in the future that will happend
  4. http://www.sooyaal.com/?w=show&id=2287 NIN LABA HAWEEN AH CAAWA MAR KELIYA KU AQAL-GALAY MAGAALADA HARGEYSA Waxaa caawa magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada Ibraahim Koodbuur, xaafadda Xero-Awr ka dhacay Aroos ka mid ah aroosyada mucjisada ah ee ku cusub dhaqanka Soomaalida, kaas oo uu laba dumar mar keliya uu la wada aqal-galay nin keliyi, xaflad aroosna loo wada qabtay. Ismaaciil Cismaan Cabdillaahi oo ah wiil dhalinyaro ah waxaa caawa goob keliya ku wada aroosay Gaasira Muxumed Xuseen iyo Shukri Cismaan Axmed, iyadoo ay munaasibaddii arooskaas oo ka dhacday xaafadda Xero-Awr ka soo qayb-galay dadweyne aad u farabadan oo aad ula yaabanaa arooskan saddexan. Dhacdadan ayaa ah tii labaad ee taariikhda dadka Soomaalida ah lagu arko, ayaa dad badan ku abuurtay layaab, iyadoo qofkaastaba si arkay ugana faalooday. “Waa calaf inaan labadayda xaas mar soo wada hooyo.” Sidaas waxa yidhi Arooska Ismaaciil Cismaan Cabdillaahi oo ka jawaabayay su’aal la weydiiyay oo ahayd sida uu u dhacay qorshihiisan guurka labada dumar ah. Dhinaca kalena, labada caruusadood ee xalay Ismaaciil Cismaan la wada-aqalgalay ayaa iyaguna si kooban u sheegay in ay ku qanaxsan yihiin guurkoodan lamaanaha ah, isla markaana ay ku faraxsan yihiin in goob keliya xaflad loogu wada-sameeyo, sey keliyana ay wadaagaan. Dhacdadan dhaqanka Soomaalida ku cusub ayaa ah tii labaad ee sannadka gudaheeda ka dhacday Somaliland, gaar ahaan gobolka Hargeysa, iyadoo badhtimihii sannadkan uu aroos kan oo kale ah uu nin keliya laba gabdhood goob keliya kuwada aroosay tuulada Garabis ee koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Hargeysa. Dhaqanka cusub ee ku soo kordhay hab-dhaqankii Soomaalidu lahaan jirtay, ayaa la moodaa inuu hirgalay inkastoo qaybo badan oo bulshada ka mid ahi aanay la dhacsanayn, isla markaana ay saluug badan ka muujiyaan, gaar ahaan dhinaca haweenka oo iyagu u arka inuu meel-ka-dhac ku yahay haweenka, isla markaana xuquuqdii Liibaan Maaweel Shire Somaliland Today
  5. http://www.sooyaal.com/?w=show&id=2287 NIN LABA HAWEEN AH CAAWA MAR KELIYA KU AQAL-GALAY MAGAALADA HARGEYSA Waxaa caawa magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada Ibraahim Koodbuur, xaafadda Xero-Awr ka dhacay Aroos ka mid ah aroosyada mucjisada ah ee ku cusub dhaqanka Soomaalida, kaas oo uu laba dumar mar keliya uu la wada aqal-galay nin keliyi, xaflad aroosna loo wada qabtay. Ismaaciil Cismaan Cabdillaahi oo ah wiil dhalinyaro ah waxaa caawa goob keliya ku wada aroosay Gaasira Muxumed Xuseen iyo Shukri Cismaan Axmed, iyadoo ay munaasibaddii arooskaas oo ka dhacday xaafadda Xero-Awr ka soo qayb-galay dadweyne aad u farabadan oo aad ula yaabanaa arooskan saddexan. Dhacdadan ayaa ah tii labaad ee taariikhda dadka Soomaalida ah lagu arko, ayaa dad badan ku abuurtay layaab, iyadoo qofkaastaba si arkay ugana faalooday. “Waa calaf inaan labadayda xaas mar soo wada hooyo.” Sidaas waxa yidhi Arooska Ismaaciil Cismaan Cabdillaahi oo ka jawaabayay su’aal la weydiiyay oo ahayd sida uu u dhacay qorshihiisan guurka labada dumar ah. Dhinaca kalena, labada caruusadood ee xalay Ismaaciil Cismaan la wada-aqalgalay ayaa iyaguna si kooban u sheegay in ay ku qanaxsan yihiin guurkoodan lamaanaha ah, isla markaana ay ku faraxsan yihiin in goob keliya xaflad loogu wada-sameeyo, sey keliyana ay wadaagaan. Dhacdadan dhaqanka Soomaalida ku cusub ayaa ah tii labaad ee sannadka gudaheeda ka dhacday Somaliland, gaar ahaan gobolka Hargeysa, iyadoo badhtimihii sannadkan uu aroos kan oo kale ah uu nin keliya laba gabdhood goob keliya kuwada aroosay tuulada Garabis ee koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Hargeysa. Dhaqanka cusub ee ku soo kordhay hab-dhaqankii Soomaalidu lahaan jirtay, ayaa la moodaa inuu hirgalay inkastoo qaybo badan oo bulshada ka mid ahi aanay la dhacsanayn, isla markaana ay saluug badan ka muujiyaan, gaar ahaan dhinaca haweenka oo iyagu u arka inuu meel-ka-dhac ku yahay haweenka, isla markaana xuquuqdii Liibaan Maaweel Shire Somaliland Today
  6. So when did u bacame a Ethiopian i am from seylac boi ahmed gran was a saylaic so be it like that and we dont belive in the clan courts my friend if u do thats ur probs
  7. war magaca noo dhig muhammad siyaad barre soo qaado ooh ama muhammadkii kalle eey immey ku dhintay eey sayidki shaydaanka la heshiye calt abdulla hassan
  8. one question ahmed gure are u from seylac other wise magaca noo dhig
  9. what about hassan daahir aweys also pet dog of isiyas afweyki eritrean president also a tigray Ethiopia and Eritrea are fighting there own personal batle in side somalia and somalis dont see it
  10. I dont think cadde will run like barre hiraale but you never know the are from the same tribe and the are good runners cous we all know abdi billeh he was also from puntland
  11. raadimier omar mohamoud is a tribe are u alowd 2 name them bye name
  12. general duke tell me about the puntland millatery how big is it what the size how are the armd the amount of the soldier in south of mudug.
  13. those are the national guard of rayaale also known as rayaale special forces rsf
  14. nice picture puntland infrastructure is growing good 2 see they are making progress
  15. Crazy guy he is but its good we have a somalilander in the goverment of somalia so we can have our influacne also over there and we all know kaluun is with the wadaad its al so good we have him witht he wadaads so we somalilanders are every where just like Melez zanawi is tigray and isiyas afweyki is tigray 2 couzin rulling Ethiopia and Eritrea thats our dream ooh sorry i named tribes do the admins mind or are Ethiopian tribes alowd 2 name
  16. its the same flag that the somalia ppl carried bombing the somaliland citys