SayidSomal

Nomads
  • Content Count

    5,307
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SayidSomal

  1. ^ nin walbo cabdullahi aqoon iska haddal. p.s. Cabdullahi yusuf is no lion - he is a jackal! and i don't mean that by any offence - it just a fact - unlike some here - i know the man.
  2. ^yaa adi kula hadlaayay? waan ognahay in gurigaagu xeebta yaal kuwaan la hadlaayo waa kuwaan: Che Ayoub Tuujiye Timur JB Jacpher iyo intii kalloo meshay galan la aqoon
  3. for those of you who listened to clip - if anything the man affirms the fact Al shabaab do not adhere clan affiliations – case in point – when they ask the old man who the AS spokesman named Yoonis is – he tells them he does not know nor would he dare ask to find out as AS do not operate that way. Marka ragga wax kale ku qabsada - balse – qabiilay’s’tayaal ha ku sheegina
  4. ^^ i utterly despise and loathe in equal measure; the virtual vagabonds and vagrants, who roam the threads of SOL insulting other people’s villages/homes for no discernable reason other than jealousy for they have no place to call home. Take that you homeless hordes :cool:
  5. "guri barwaaqo", masha'Allah. Ma macsumid baa?
  6. Originally posted by Juxa: she looks gorgeous, i love the head gear for very special reason special reason? - aroos iyo timi daraar - waa hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed.
  7. ^subax wanaagsan huuno, ciid mubaarak daahsan! xalwad ma i haysaa?
  8. Degniin le! lugta, lugta ciishay cadaawe ha gooyo!
  9. Geelle - waan isku deyaye - ma beddeli karo - balse waxay ahayd in aan qoro Bar'-ama-Baro. ceebtayda ma ahee, waa caadadeyda in aan ka helo xarafyada la lammaaneeyo iyo carabkaygoo iska jecel in uu 'r' rog'rogan jiido.
  10. bal aan tan soo celiyo. @ red sea - shukaansanayey MARX
  11. abtigay(aun) baan ka bartay dhowrkii billood ee ugu damaysay. macalin Geelle - erigaad rabtay waa 'sheki'gii ku hayay bey nal ku shiday.
  12. ^macalin, taas waa fahannaye -tusaale: annagu haddan nahay reer qardhood, waxaan nahay dad waxbarasha jecel, balse innagu haddan nahay soomaali waan muran jecelnahay. ii sax macalin, hanna ilaawin - eriyadii aan horey macnahooda u soo codsaday. Ninanc - nacnac ma haysaa? hadday maya tahay, iga durug - haddii kalena soo dhowoow.
  13. Salaan Sare KK, khayr, barwaaqo iyo Illahay nabadiis aan ku rajaynaya - waad ku mahadsantahay isku dayga. Juxa, adigana sidoo kale waan jeclahay Illahayd daraadis, dumaashi.
  14. mr niikiye - intaad dad qoraalkooda saxaysid - maaddada barr ama barro ee lagu dhiggo qaybta guud ee dhabal-yuu-dhabal-yuu soomaaliya oo xariiq dulsaaran - arday baa jooga, buug iyo qalin haysta - ee sida ugu dhaqso badan isaga soo xaddir.
  15. Juxa - oo wax igu raacday - waa akhira samaan! what is 'internal organs' in af-soomaali?
  16. Ferguson mee maanta? Kyz - Kir! we somalis like to roll our 'r's Ninanc - nicnacda naga daa - nin caddaan ah, oo af-soomaali bartay baa meesha la shirtimid - maxaanu ka dheefayna waxaas - annaguba afafkooda waa baranaa :cool:
  17. XALWA!, XALWAD!, XALWO! XAAALWAAAAAAAA! XAAALWAAAAAAAD! XAAAALWOOOOOOO! xalwa!
  18. I hate kids, even sweet looking ones, I get the urge to just play jokes on them Accudubillaahi mina shaydaani rajiim! - Illahay baan ka magangalay
  19. ^caruurta been loma sheego waa la maaweliyaa!
  20. Ahlan Sheh.. ma fiicantahay? i think - xataa - bowl of fruit ka way ku riyootay - since she can't remember who gave it to her and is feeling hungry
  21. ^learn to spell the city's name properly :mad: haddii kale haddaan kugu afurro addaa ka masul ah. it is QarDHo ila faheema halkan timada oo ku markhaanti furto - waxaad sheegto dhan waa ku riyootay - keep dreaming