 
			SayidSomal
Nomads- 
				Content Count5,307
- 
				Joined
- 
				Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by SayidSomal
- 
	Abtigiis, maya waxaan leeyahay - dhareerka iska tir oo adkaso - you have being a marked man since the day Ngonge claimed you have no friends. I blame Ngonge for all this - he seems to know what buttons to press with you.
- 
	Ninyahow calaacalkaagu ma dhamado miyaa? Xataa haddii 'guillotine' laguu wada waa in aad is adkaso.
- 
	Afka Cas? who is that - not another one of your imaginary Burco Bad Boy - is it? Remember what I said to you last time - in case you forgot here it is: Wiilyahow shareecadu midkay, shuuftay baad tahaye Shiqiyahow waxaa lagugu nacay, sheeka xumadiiye Shaqfad li'idu waa waxaad u tidhi, shuun saraan ahaye Adoon shaato kaa foofahayn, sharaf ma laacdeene Burco kaa sheexayana, uma sharaaddeene Soomaali waa midaan shidiyo midaan shiddeeyaaye Adiguna Shirshooraad u tahay, shirada maantaaye Shiil baan wadnaha kuugu ridi, shuuqda weligeede Inaan sheemo weerarana waa, shuqul falaadkay e Inkastoo shareer lagu wadiyo, shucubadii Hawdka Shaanshaanka buuraha haddii, sheedda laga saaro Shifa ma laha geelaan nin lihi, ila shaqaynayne Maxaa haatan laga sheelayaa, saadambaan shabine :D
- 
	^yaa kugu yidhi Sayid baa la feedhi kara?
- 
	I enjoy reading the posts and contributions of Ngonge & Abtigiis But I fancy Sheherezade, Somalina, Aaliyah, Islamura, Buuxo, IWM, in fact i fancy all the girls except the married ones like my dumaashi and cousin KK whom i only admire from distance
- 
	HELLO!
- 
	Illeyn halkaan baad igu maageysaa - just because you don't know hot to work with technology - maybe wax baa ka jidha that senility that you being often accused of in here
- 
	NGONGE;681431 wrote: Faheema is doing this on purpose. no nuune la hadlaysaa
- 
	Ngonge - are you getting my messages or are you still complaining to the admin 'about being bullied in private iyo colaad baa laygu soo qaaday'??
- 
	oh i have - you just didn't get it. to clarify - here is goroyo (in a term even you would understand)
- 
	^^adiguna markii geel loo heeso baad goroyo u heestaa! m.k: horta buundadii Hargaysa ma la dhamaystiray?
- 
	Ahlan Buuxo - iska waran?
- 
	bolanyiyoow maxaad saxiibkay Baraf suulka ugu dhigtay?
- 
	Women of the Year 2010: Dr. Hawa Abdi Her DaughtersSayidSomal replied to Somalina's topic in General Adduunyadu waa haweeyn Halkaa laskuma hayee Nindoonaba ha hadlee Hawa Abdi waa lama huraan
- 
	Anigoo ku hadlaaya magaca jaaliyada geel jirayaasha xariiqda-saaran, waxaan maamulka Soomaaliya-Xariiqda-Saaran si sharafle ka codsaneynaa in ay soo celiyaan Hashii iyo Nirigtii noo ahayd astaanta ama calaamad wanaagsan ee nalaku yaqaan. Allah ba weyn oo waaxid. Waa Mahadsantihiin Sayid
- 
	that is definitely weird!
- 
	hhhmmm this strange!!!
- 
	self explanatory
