Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,254
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. TORONTO (Reuters) - Canada is sending a Spanish-speaking lawmaker to California to dissuade potential migrants from illegally crossing the border following Washington’s decision to end the temporary protected status of some 200,000 Salvadorans. Source: Hiiraan Online
  2. Mogadishu (HOL) - The Special Representative of Secretary-General for Somalia, Michael Keating on Tuesday arrived in Hargeisa to de-escalate military tension between the semi-autonomous regional state of Puntland and the breakaway region of Somaliland. Source: Hiiraan Online
  3. The Council for East and Central Africa Football Associations (CECAFA) secretariat has confirmed the dates when the CECAFA U-17 tournament will be held in Burundi. Source: Hiiraan Online
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Warar ay baahisay Idaacadda kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegaya in maamulka Jubbaland ay nolal iyo geeri ku raadinayaan Taliyihii Ciidamada Booliiska Jubbaland ee magaalada Kismaayo oo muddo ka hor la waayay. Taliyahaan oo magaciisa lagu soo koobay Maxamed Naasir ayaa la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay howlo dhex-dhexaadin ah u joogay deegaanka Diif ee gobalka jubada Hoose waxaana la socda Ciidan kale kuwaas oo sidoo kale aan lla heynin nolal iyo geeri sida ay noo sheegeen dadka deegaanka. Saraakiil ka tirsan Booliiska Jubbaland iyo qaar ka mid ah saraakiisha Ciidamada Milatariga Soomaaliya ee jubooyinka ayaa KNN u sheegay in Taliyaha ay la maqan yihiin Saraakiil kale oo ka tirsan Booliiska Jubbaland. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ay jiraan saraakiil ka tirsan Maamulka Jubaland oo ay Al-shabab nolal ku qabteyn, waxaana loo maleynayaa in ay ragaasi ka mid yihiin Saraakiisha ka maqan Jubbaland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Taliyihii Booliiska Kismaayo ee Jubbaland oo lagu la’yahay Nolal iyo Geeri. appeared first on Caasimada Online.
  5. The President of the Republic of Somaliland, H.E Musa Bihi Abdi, has chaired the meeting of Council of Ministers to discuss various issues on the agenda of the government. The Vice President, Abdirahman Sayli’i and ministers attended the 3rd session of council of ministers gathering held at the presidential mansion on Thursday. The meeting presided over by the president held lengthy debate over the recent attack launched by Puntland to Somaliland army stationed in Takaruq. The following points have been issued after the end of the meeting:- The government of Somaliland is securing its borders as it has said before and will not allow any foe to launch aggressive attacks in her land. Somaliland authority apprises of the neighboring countries and the international community that it is committed to the peaceful coexistence and maintaining the stability of the region. The council of ministers fully stand by Somaliland’s patriotic men and women in boots who acted in a brave way in defending the country’s borders. The council of ministers commend the stance taken by the parliament chambers. The council of ministers have been assigned to assess the tasks in charge by foreign nationals where citizens are capable of doing. The ministers have formed committees which will be as follows:- a. Security Commission ———– 5 ministries b. Finance and Development Commission ——-9 ministries c. Labor affairs commission — 9 ministries d. Foreign affairs and recognition seeking commission—– 6 ministries e. Justice commission——– 6 ministries
  6. Herders in Mahaday district of southern Somalia’s Middle Shabelle region complain that they are losing their goats to an outbreak of disease caused by water-borne parasites. Source: Hiiraan Online
  7. By: Ms. Farrah Mohumed Parliament Secretary, Mr. Abdirisak the House will first converge on upcoming Saturday for a special session to vet the newly appointed ministers. Hon. Musa Bihi appointed the council of ministers a couple of weeks ago. HARGEISA–The Lower House of Somaliland parliament ( The House of Representative) started vetting process the newly appointed ministers. According to House secretary, Hon. Abdirisak Said Ayanle has said that the parliamentary commission tasked the vetting of ministers have submitted the reports to the house speaker. The parliament will on 13th Jan. 2018 commence a convention at its premises opposite to the presidential palace where the new council of ministers will be approved. There are 23 ministers and 10 assistant ministers who have been submitted to the parliament for approval according to the secretary. The parliament commission have met with ministers for vetting their qualifications for the portfolios appointed and handed over the final reports to the speaker ship. The parliament set a timetable for the approval of ministers which will kick off on the upcoming Saturday and will wrap up on Monday. It is for parliament members prerogative right to pass or reject appointed ministers. Three ministers have failed to qualify for the posts appointed by the president. The ministers of labor and the minister for agriculture have not had educational background. The minster for transport has been sentenced to three years of jail term barring him to hold public office. The defense minister does not believe the secession of Somaliland and was against its aspirations.
  8. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Waxaa madaxweyne Farmaajo wehlinayey madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, wasiirro iyo xildhibaanno ka kala tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland. Shacab aad u badan, islamarkaana u diyaar garoobay soo dhoweynta madaxweynaha ayaa magaalada banaankeeda kaga hortagay. Saacadaha soo aadan ayaa la filayaa in madaxweyne Farmaajo uu la kulmo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Boosaaso, isaga oo arrimo badan ka xog wareysan doona. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu soo gabagabeeyo booqashadiisa Boosaaso wuxuu safar dhanka lugta ah ku aadi doonaa magaalada Gaalkacyo. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  9. Dhowr madfac oo la sheegay iney Hoobiyeyaal ahaayeen ayaa maanta kusoo dhacay nawaaxiga xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Madaafiicdan ayaa la sheegay in qaarkood ku dhaceen xaafadda Ex Fiyoore oo ku dhow madaxtooyada, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Inta la xaqiijiyey Afar qof ayaa ku dhaawactay madaafiicdan, iyadoo khasaarahana intaasi ka badan karo. Lama ogalka halka laga soo tuuray madaafiicdan, iyadoo ciidamada ammaanka la sheegay iney howlgallo wadaan. Marar badan sidan oo kale waxaa maalin cad madaafiic lagu soo tuuray qeybo kamid ah degmada Wardhiigley, gaar ahaan nawaaxiga Villa Soomaaaliya. Saraakiisha ammaanka gobolka Banaadir weli wax war ah kama aanay bixin madaafiicdan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog New Source
  10. Sixteen people were either executed by police or disappeared in counter terrorism operations at the Coast last year, a report by a local rights group shows. Source: Hiiraan Online
  11. Nairobi (HOL) - Kenya Airways will soon become the first airline to offer direct flights from East Africa to New York, according to Kenya Airway's Managing Director, Sebastian Mikosz. Source: Hiiraan Online
  12. A group of two dozen young men, many of Somali and East African descent, sit in a makeshift circle of chairs on the first floor of a community theater in the Cedar-Riverside neighborhood. Some are in school, some have dropped out, but all have come to listen, tell and talk about stories — about being harassed by police, about basketball, about feeling abandoned by politicians both local and national. Source: Hiiraan Online
  13. enya Airways on Thursday kick started the process of operationalizing direct flights to New York which will commence on Oct. 28. Kenya Airways Group Managing Director Sebastian Mikosz told a media briefing in Nairobi that they will begin selling tickets for the inaugural flight on Thursday. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa goor-dhaw madaafiic ay ku soo dhacday meel u dhaw madaxtooyada Soomaaliya waxaana ka dhashay khasaaro dhaawacyo ubadan. Madaafiicda oo gaareysa ugu yaraan 3 Hoobiye ayaa ku soo dhacday meel u dhaw Guriga ay ku shaqayn jirtay Xukumada Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo kuwii ka horeeyay oo ku yaala Albaabka madaxtooyada Soomaaliya. Sidoo kale Madaafiicda ayaa ku dhacday Ex fiyoore oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya, ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhaawacntay waxayna wararka qaar ay sheegayaan in ay jirto dhimasho soo gaartay dad shacab oo Guryahooda madaafiicda qaar ay ku dhacday. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ay jirto madaafiic kale oo ku dhacday agagaarka Godka jilacow ee degmada Boondheere, iyo sidoo kale Guriga Guddoomiyihii horeee Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ee ku yaala Madaxtooyada Gudaheeda kuna dhaw Guriga Golihii hore ee Wasiirada Soomaaliya. Lama oga halka sida rasmiga ah looga soo riday hoobiyaasha, balse warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Muqdisho gudaheeda laga soo riday. Dhowr jeer ayaa sidaan oo kale Madaafiic lagu garaacay madaxtooyada Soomaaliya, waxaana inta badan madaaficdaasi laga soo ridayay Gudaha magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin ku saabsan Madaafiic lagu garaacay Madaxtooyada Soomaaliya iyo khasaaro… appeared first on Caasimada Online.
  15. (KMSP) - Just minutes before the plane meant to take Maxamed Adan back to Somalia against his will was set to take off, immigration authorities yanked the Minnesota man off the plane--a welcome respite from deportation for a man who's been in the United States for more than 20 years. Source: Hiiraan Online
  16. (KMSP) - Just minutes before the plane meant to take Maxamed Adan back to Somalia against his will was set to take off, immigration authorities yanked the Minnesota man off the plane--a welcome respite from deportation for a man who's been in the United States for more than 20 years. Source: Hiiraan Online
  17. Qardho (Caasimadda Online) – Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf oo ah shir guddoonka Beelaha Daarood uu bilaabay dadaal waawaan looga dhex dhalnayo kKhilaafka siyaasadeed Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo siyaasiinta Mucaaradka ah ee kasoo jeeda Puntland. Xogta la helay ka ayaa sheegaya in xiriiro wadahadal oo khadka telefoonka ku dhex maray boqorka iyo siyaasiyiin uu ka mid yahay Cumar C/rashiid oo fadhigiisu yahay Imaaraadka Carabta iyo xildhibaano ka tirsan Gole ee kasoo jeeda Puntland, kuwaasoo lala heshiisiinayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi. Arrinta ugu weyn ee Boqor Burhaan uu xalka u raadinayo ayaa ah sidii Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uga tanaasuli lahaa mucaaradnimda uu hoggaaminayo ee lagu doonayo in lagu rido dowladda Madaxweyne Farmaajo. Wararka ayaa sheegaya in Boqor Burhaan uu Telefoonka kula hadlay Senator Cumar C/rashiid maalmo xiriir ah si loogu qanciyo inuu dib ugu soo laabto dalka, kana soo guuro dalka Imaaraadka. Rajo badan ayaa laga dareemay in Cumar C/rashiid ka baxo hoggaanka mucaaradka dowladda Madaxweyne Farmaajo ee uu gacanta uga helayo Imaaraadka Carabta, inkastoo aan la ogeyn inuu ka dhabeyn doono arrintaasi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Boqorka Beelaha Daarood oo Waanwaan ka dhex sameeyay Madaxweyne Farmaajo & Cumar C/rashiid appeared first on Caasimada Online.
  18. Mogadishu (HOL) - Fifteen Somali officers are undergoing 14-day basic training course on forensic fingerprint to empower the law-enforcing agency to use the technology to investigate criminal cases. Source: Hiiraan Online
  19. Switzerland-ta Africa! Waxa uu ahaa magacii loo yaqaanay Soomaaliya oo ay ku muteysatay dimuqraadiyaddii ka jirtay 10-kii sano ee ugu horreeyey xorriyadeeda kaddib. Africa oo in badan oo ka mida xorriyadda la qaadatay Soomalia, wax yar ka horreeyey ama ka dambeeyey kuma aysan naaloon nidaamkii dimuqraadiyadeed ee ka jiray Muqdisho oo ay xukumado si nabada awoodda isugu wareejiyeen. Hase ahaatee, waxa ay wax walba dhinac isu rogeen 21-kii bishii Okoobar 1969 oo uu dalka afgabki aan dhiig ku daadan ku qabsadeen ciidamadii qalabka siday oo ay hormuud u ahaayeen Maxamed Siyaad Barre (AUN) iyo Janano kale. Waxaa si weyn loo aaminsan yahay in ay u fududeeysay ciidamada afgambiga dhigay geeridii (AUN) Jeneraal Da’uud oo 1965 ku geeriyooday dalka Russia. Jenaral Da’uud waxa uu ahaa Taliyihii ciidamada xoogga dalka, intii uu joogay laguma dhici Karin in la’isku dayo inqilaab maadaama uu ahaa shaqsi aaminsanaa sarreynta sharciga (Rule of Law), madaxdana qiimeyn jiray. Geeridiisii kaddib, waxaa booskiisii lagu bedelay Maxamed Siyaad Barre (AUN) oo ku xigeenkiisii ahaa walow ay dood ka keeneen Jeneraal Maxmed Faarax Caydiid iyo Korneel Cabdullaahu Yusuf (Labadaba AUN) oo u arkayey in Siyaad lahayn tababar military oo uusan jagada mudeyn. Ujeedkii Caydiid iyo Cabdulaahi Yusuf waxa uu ahaa in aan xukunka loo dhiibin Maxamed Siyaad oo ay ogaayeen in uu afgambi sameyn doono halka iyaga laftooduna ay sidaas damacsanaayeen balse aysan mideysneen. Yeelkeede, madaxdii dalka waxa ay ku adkeysatay in Maxamed Siyaad loo dhiibo militariga iyaga oo u sababeenayey in ay isku tababar ahayeen Janaraal Da’uud oo uu qaban karay waxa uu sameyn karay Jananka geeriyooday. Qaar madaxda ka mid ah ayaa qabay in tababar Italy loogu diro (Staff College) balse waxaa ka awood batay kuwii xilka in loo dhiibo rabay. 1967, dalka waxaa ka dhacday doorasho oo uu ku soo baxay Cabdirashiid Cali Sharmaarke (AUN) balse waxaa aad loogu eedeeyey in ay ku shubasho baahsan dhacday taas oo keentay in shacabkii nacaan dowladda. Cabdirashiid Cali Sharmaarke waxaa lagu dilay Laascaanood 15kii Oktoobar 1969kii xilli uu safarro ku marayey gobollada waqooyi. Dalku waxa uu galay tacsi. Taas waxa ay fursad dahabi ah siisay saraakiishii uu horboodayey Maxamed Siyaad Barre (AUN) ee rabay in ay xukunka qabsadaan. Abaabul badan iyo qorshe laga baaraan dagay kaddib, Siyaad Barre waxa uu ku guuleystay in la dajiyo qariiraddii lagu dhigi lahaa afgambiga kahor inta aan la qaban doorashada madaxweynaha oo ol’oleheedu aad u socday. Habeenkii ay taariikhdu ku beegneyd 20-ka Oktoobar1969, Maxamed Siyaad waxa uu hore u soo kaxeystay Jaamac Cali Qoorsheel oo ahaa Taliyihii Booliska waxa uuna u waday gurigii Wasiirkii gudaha iyo amniga Yaasiin Nuur Xassan. Jamac Cali Qoorsheel waxba kama oga qorshaha Maxamed Siyaad u soo kexeeyey, balse waxa uu u sheegay in ujeedku ahaa la soo caweynta wasiirka iyo dhaga dhageynta waxa dhici doona maalinta xigta oo loo ballansanaa in la doorto madaxweynihii bedeli lahaa Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Markii ay u yimaadeen wasiirka, waxaa uu ku fadhiyey Wiifoow. Maxamed Siyaad inta uu soo dhinac istaagay ayuu ku wad waday Wiifowga isaga oo u qabtay sheeko uu markaa xiiseenayey wasiirka. Maxamed Siyaad in uu afgambiga dhigayo waa laga warhelay waxaana faafiyey Cabdullaahi Yusuf iyo Caydiid ilaa ay ka aamineen xubno ka tirsanaa dowladda. Habeenkaas waxaa la soo wacay Yaasin Nuur Xassan (Wasiirkii gudaha iyo amniga) waxaana lagu wargaliyey in Maxamed Siyaad wado dhaq dhaqaaq afgambi , balse wasiirka waxaa dhinac taagan oo wiifowga ku riix riixaya Maxamed Siyaad laftiisa taas oo kentay in wasiirku kii soo wacaba beeneysto oo uu ugu jawaabay aniga ayuu ila joogaa Jananka aad beenta ka sheegeysaan. Wixii la caweeyaba, oo uu marba Maxamed Siyaad ku maaweelyo doorashada dhici doonta iyo qofka uu rabo in uu soo boxo wasiirka, waxa ay saacaddu dul istaagtay xilli dambe, wasiirkii sidii loogu ciyaarsiinayey wiifowga wuu daalay waxaana qabatay hurdo, wey is macsalaameeyeen labadii taliye ee uu yimi isna wuu iska hurdo tagay. Maxamed Siyaad waxa uu Jaamac Cali Qorsheel u soo keceeyey maqaayad ku taalay agagaarka Tarbuunka oo ahayd midda kaliya ee furan habeenkii xilli dambe. Waxa ay dalbadeen Kafee oo cabbaar ayey iska sii caweeyen. Waxaa u yimi Maxamed Siyaad mid ka mida ciidamadii hawsha kula jiray oo ay so direen Jeneraal Salaad Gabeyre iyo raggii kale iyaga oo u soo dhiibay fariintii uu sugayey Maxamed Siyaad ee ay ahayd in dalka oo dhan ay gacanta ku dhigeen. Waxa uu kula hadlay af Talyaani isaga oo u sheegay in hawshi la dhameeyey, Jaamac Cali Qorsheel ma aqoon luuqadda Talyaaniga oo ma fahmin wixii loo sheegay Maxamed Siyaad. Jaamac Cali Qorsheel waxa uu ahaa saraakiishii reer waqooyiga ahayd waxa uu yaqaanay Ingiriisiga. Markiii Kafeegii la dhammeystay Maxamed Siyaad iyo Qoorsheel waxa ay u soo ruqaansadeen dhinaca Iskuul Buliisiyo wadada aada maadama Taliyaha boolisku daganaa degmada Xamar Jabab oo dareen ma galin Qorsheel, Siyaad isagu waxa uu daganaa Fiat. Markii la soo gaaray Iskuul Bolisiyo ayuu Maxamed Siyaad ku leexiyey xarunta oo ay ku sugayeen Salaad Gabeyre iyo kooxdiisii. Markii loo xaqiijiyey in meel walba la qabtay, Siyaad iyo Salaad Gabeyre qol inta la galeen Qorsheel ayey u sheegeen in militarigu dalka qabsaday oo ay rabaan in uu kala qeyb galo, xulasho kale uma furneyn aan ka ahayn in uu hagaag iyo hawraarsan yiraahdo, waxaa loo keenay Kitaab oo lagu dhaariyey waxaana la faray in uu xarumaha booliska ku wargaliyo in ay kula socdaan afgambiga ciidamada qalabka sida. Subixii markii uu waaga dilaacay, qofkii ugu horreeyey ee xabsiga la dhigo waxa uu ahaa Yaasiin Nuur Xassan, wasiirkii habeenkii oo dhan loo sheegayey in Maxamed Siyaad afgambi wado balse been moodayey – Ileen ninka la sheegayo waa kan WIIFOWGA ku ciyaarsiinayee! Qisadan waxaa iiga shekeedeyey General Jaamac Maxamed Qaalib oo ah barahayga sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya. Waxaa qoray Mohamed Kaafi Email: Muhamedkaafi@Gmail.com The post Qisadii Siyaad Barre iyo Wiifoowgii madaxweynaha ka dhigay appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho (Caasimadda Online) – Afayeenka wasaaradda amniga Soomaaliya C/casiis Cali Ibraahim “C/casiis Xildhibaan” oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay cafis u sameyn doonto Siyaasiin mucaarad ah oo Dowladda ka soo hor-jeeda. Afayeenka ayaa sheegay mas’uuliyiinta amniga ee Hay’adaha Dowladda isku afgartayn in la siiyo cafis siyaasiin mucaarad ah oo Dowladda ka soo horjeeda,hadii ay mar dambe u laabtaan falal la xariira qaran Dumis-nimo ay Dowladda talaabo ka qaadi doonto. Sidoo kale wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin cid ka sareysa sharciga, sidaas darteedna ay Dowladda sharciga la tiigsan doonto dadka ku mashquulsan Duminta Dowladda. Wasaaradda amniga Soomaaliya ma aysan cadeynin cidda ay cafiska u sameyn doonaan ee qal qal giliyay Siyaasadda Soomaaliya, balse hadalkaan ayaa u muuqda mid ku socda Siyaasiinta Soomaaliya ee mucaaradka ah, gaar ahaan C/raxmaan C/shakuur Warsame. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasaaradda amniga “Waxaan cafis u sameyn doonaa siyaasiinta Mucaaradka ah ee Dowladda ka soo horjeeda”. appeared first on Caasimada Online.
  21. The upper house of parliament (Guurti) has issued a press statement on the renewed skirmishes between Puntland and Somaliland armed forces. The Elders have pointed an accusatory finger at Somalia’s federal gov’t of constant meddling the territorial borders of Somaliland. The house said that Somalia gov’t in conjunction with Puntland were embarked on direct intervention on Somaliland borders. The elders stated that the motive behind the meddling is to instigate unrest and bloodshed between Puntland and Somaliland. The elders issued the following points after convening an extraordinary session:- It is obvious that Somali gov’t has no respect for the agreements reached between Somaliland & Somalia. The apparent instance is the airspace agreement which Somalia breached. Puntland parliament endorsed that its authority to wage war against Somaliland to emancipate Sool, Sanaag and Buhodle regions. The disruption of registration centers in Haysimo and Badhan as militia backed by Puntland vandalized. The planning minister of Somalia accompanied by interior minister of Puntland came to Badhan which is clear violation of territorial integrity. The ministers have made speeches aimed at instigating violence and urged the residents to oppose against Somaliland. Somaliland armed force encroached the territorial integrity of Somalia but is securing Somaliland borders with Puntland. The elders have put the blame of launching the attack against Somaliland army stationed in Tukaraq. Elders have said that both Somalia and Puntland are inciting violence.
  22. There has been mutually beneficial peaceful co-existence between Puntland and Somaliland. For instance, there were free movement of people and merchandize on both sides of the border. Moreover, the law enforcement agencies of both entities routinely share information on crime and terrorism. Things abruptly changed for the worse, however, when Jamal Hassan, a minister of Farmajo’s government, visited the eastern parts of Sanag, a disputed region claimed both Puntland and Somalland. This has angered the authorities in Hargeisa which considers such acts as a provocation on the part of both Puntland and Farmajo govemernt. However, I firmly believe that neither the government of Puntland nor Farmjo government has the appetite and the desire to pick fight with Somaliland for the time being. Who then is behind this renewed conflict and clashes? The man who orchestrated this recent clashes and conflict is none other than Jamal or “Gamal” Hassan. He is well known anti-Somaliland zealot who until recently acted as the Media and Public Relations Director of the online-based anti-Somaliland group who call themselves Northern Somalis for Peace and Unity (NSUP). He was then appointed as the Somali Ambassador to Nairobi, Kenya during the tenure of Hassan Sheikh Mahmoud’s government. Even in that diplomatic position, Jamal “Gamal” Hassan continued his anti-Somaliland posture. When Farmajo was selected as the president of Somalia, he appointed Jamal Hassan as his minister for Planning and International Cooperation. In that capacity and with different title, Jamal Hassan found the opportunity again to confront with Somaliland and paid visit to Eastern Sanag Region of Somaliland. Moreover, some reports emerge that indicated Farmajo himself was planning to visit that region during his visit to Puntland. For Somaliland, this was a turning point and indeed a provocation as no one representing Mogadishu government in an official capacity has ever set foot in this region for the last 27 years of Somaliland’s existence. While visiting in the Eastern Sanag Region, Jamal Hassan, gave interview to BBC Somali Service and emphasized his right and desire to travel to any part of Somaliland as the representatives of the Federal Government in Mogadishu. In response to this provocation, Somaliland Army has reportedly attacked military bases of Puntland forces in Sol Region in order to send an unequivocal message to Farmajo and his hosts in Garowe that any further interference of Somaliland internal affairs would not be tolerated. As I am writing this piece, the President of Puntland has declared war on Somaliland and has called his people to mobilize resources to defend their country. Ironically and hypocritically, the Farmajo government who orchestrated this fiasco has called on both sides to stop the fighting and the bloodshed. Where to go from here? In order to deescalate this conflict, following steps must be taken: 1) Farmajo needs to mind his own business and immediate restrain Gamal Hassan, a lose canon in his administration that have his own anti-Somaliland agenda, from any action, directly and indirectly, that may poison the already minimal trust and goodwill between his government and Somaliland 2) Puntland government should not allow its territory to be used as launching pad for Farmajo government’s interventionist policies against Somaliland 3) Somaliland government should restraint itself in the face of what it considers provocations from Mogadishu and Puntland and instead use communications and dialogue to defuse the situation Lessons Learned: 1) After almost three decades of conflict, war and devastation, Somalis have not yet reconciled. A deep rooted enmity and suspicions of ill-will from one region/tribe to another still runs high 2) Peace among Somali regions/tribes is fragile since a single person with agenda such as Gamal Hassan can ignite a conflict and endanger the peace and the stability of even in the most peaceful areas of Somalia proper 3) Somali Diaspora is a source of instability in the country. It is in the Diaspora where destructive plans are hatched, funds are raised and evil-doers are sent from. Abdillahi Hussein Abhussein1988@gmail.com
  23. War-murtiyeed kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa looga hadlay arrimo la xiriira kuraasta banaan ee baarlamaanka 10-aad, kuwaasi oo dhowaan gal dacwadeed u furtay maxkamadda sare ee dalka. Golaha ayaa sheegay iney ka xun yihiin kana soo horjeedaan go’aanka maxkamadda sare ay gal dacwadeedka ugu furtay kuraasta xildhibaannada bannaan, kuwaasi oo la qorsheynayey in la qabto doorashooyinkooda. Waxa uu golaha ugu baaqay guddiga doorashada madaxa banaan in doorasho walba ee kuraasta xildhibaannada ka banaan kusoo beeganta inta uu jiro baarlamaanka 10-aad loo aro sida uu qabo xeerka hannaanka dooreashada dadban iyo sidoo kale xeerka golaha shacabka ee soo baxay 22 Luuliyo 2017. Halkaan hoose ka akhriso War-murtiyeedka: Source
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) – Golaha la baxay Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa ka hor yimid Go’aan ay Maxkamadda sare ee dalka dib ugu dhigtay doorashada kuraasta ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya oo dacwad ka taagan tahay. Qoraal ay soo saareen Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo aanay cidka ku saxiixneyn ayaa lagu sheegayin doorashada kuraasta ka bannaan Golaha shacabka la siyaasadeeyay, waxayna Guddiga doorashada madaxabanaan ugu baaqay in doorashadaas ay qabtaan. Xogta la helayo ayaa sheegeysa in war-saxaafadeedkan uu ka danbeeyay madaweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabi Waare oo doonaya in kursigii uu banneeyay Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sambaloolshe, mar kale loo doorto kursigaasi. War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in dastuurka KMG uu dhigayo in Maxkamadda ay gal dacwadeed furi karto marka doorashada dhacdo kaddib, hadii mid ka mid ah tartamayaasha uu ka cawdo inuu jiray musuq maasuq saameyn ku yeeshay natiijada doorashada. Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ka digay dib u dhac ku yimaada qabashada doorashooyinka kuraasta banaan, sidoo kale waxaa uu ka digay go’aanada garsoorka soo saarayo inay keenaan xasilooni dari siyaasadeed iyo mid amni. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso: Golaha Dowlad Goboleedyada oo ka hor yimid go’aan kasoo baxay Maxkamadda Sare appeared first on Caasimada Online.
  25. Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan baarlamaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyadoo Golaha walaac ka muujiyay, kana soo horjeestay go’aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta Xildhibaanada ee banaan. HALKAAN HOOSE KA AKHRISO. an lagu qabto.