Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,125
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. On Tuesday, the British government will host a humanitarian funding conference in London. The purpose is to raise money to tackle the current food crisis in Somalia. The conference comes a year after the UN named Somalia as one of four countries at credible risk of famine and, 12 months on, the situation remains extremely worrying. An estimated 5.4 million people continue to need humanitarian assistance, 3.2 million of whom are in a situation of crisis. As a result, the 2018 Humanitarian Response Plan for Somalia is seeking a further $1.5 billion to provide urgent support. Quiet optimism But though the situation is bleak as donor governments gather in London, there are also some reasons for quiet optimism. Whilst humanitarian aid could not bring the Somalia crisis to an end last year – considering the deeply rooted challenges that the country faces, that was never going to be possible – it did help to avert famine and has reduced the suffering of millions of people. At Tuesday’s conference, it is therefore crucial that we build on rather than squandering the progress that has been made. It will take time for Somalis to recover from the past 18 months of drought. Crop harvests have been very poor, livestock losses are substantial and many people have been forced to move from rural to urban areas in search of support – over two million people are now internally displaced. There are also no immediate prospects of the drought coming to an end; Somalia faces a fifth consecutive season of below average rainfall. But anyone thinking that the situation is hopeless should also consider what has been achieved in the country. Local and international humanitarian agencies are currently reaching more than three million people per month. Up to a million children under age 5 and pregnant and breastfeeding women have been treated for malnutrition since January 2017. Somalia is a difficult place to work, with some of the worst-affected areas under the control of armed groups, but these figures demonstrate that the humanitarian operation is having a real impact. Resilience work makes sense There are also positive signs that resilience programmes – such as the UK-funded BRCiS programme operated by Concern in consortium with four other agencies – are helping to meet needs while addressing some of the underlying problems that have contributed to the food crisis. And a new research report, commissioned by USAID to look at the impact of recent programming in Somalia and drawing in part from the learning of Concern’s DFID-funded resilience work has found that, as well as helping people on the ground, resilience makes good economic sense. It finds that investing in early response and resilience yields average benefits of $2.8 for every $1 invested. Donors providing money for programmes aiming to build the long-term resilience of vulnerable people can feel reassured that this is money well spent. So for these reasons, donor governments coming to the table at Tuesday’s funding meeting must continue to provide assistance for people affected by the food crisis in Somalia. Because the levels of need urgently demand it, yes, but also because there is ample evidence that the money is making a difference where it is most required. Concern
  2. Tan iyo wixii ka dambeeyay heshiiskii ay kala saxiixdeen Soomaaliland iyo Shirkadda DP World ayaa waxaa soo baxayay eedeenta loo soo jeedinayo Maamulka lamagac baxay Soomaaliland ee heshiiskan la saxiixday Shirkadaasi. Siyaasiyiin ,Aqoonyahano, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deeganada uu ka arimiyo Maamulka Soomaaliland ayaa ka soo hor jeestay heshiiskan sharci darada ah. Siyaasiyiinta ka soo horjeeda heshiiskan ayaa waxaa kamid ah Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo sheegay in Madaxweyne Muuse biixi uu iibsaday gobolka saaxil iyo khayraadkii kujiray Saamiga lasiiyay Soomaalilandna uusan ahayn mid uqalma shacabka Soomaaliland ,taas oo ah mid ka hor imanaysa wixii ay ku heshiiyeen Beelaha wada dagan Soomaaliland. Halkan ka dhagayso Siyaasi Buu baa oo arimahaasi si kulul uga hadlay . buu baa
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya way tahay lama taabtaan, isla markaana aan loo dulqaadan karin xadgudubka midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Hadalka Odowaa ayaa jawaab u ahaa madaxa shirkadda DP World kasoo yeeray oo ku saabsan in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan waxba ka quseyn Somaliland, isla markaana aanay shaqo ku lahayn, waxna ka sameyn karin heshiiska Dekadda Berbera ee ay la galeen Somaliland. “Heshiiskani (Dekadda Berbera ee lagu galay Imaaraadka) wuxuu xitaa xadgudub ku yahay maamulka Somaliland oo Dekaddii ay maamulayeen ka qaatay saami dhan 30%, intii kalana u ogolaaday dalal shisheeye.” ayuu yiri Xildhibnaanka oo tallooyinka soo socda u soo jeediyay xukuumadda Soomaaliya 1- In loo yeero safiirka UAE u fadhiya Soomaaliya lagana waraystaa mawqifkooda ku aaddan midnimada Soomaaliya. 2- In dhammaan heshiisyada DP World ee Soomaaliya la joojiyaa sida kan Berbera iyo Bosaaso (maaddaama aysan oggolaan xukumadda Federaalka ah, barlamaankuna uusan ansixin labada heshiisba). Haddii aysan xukuumaddu qaadin tallaabooyin cad cad oo aan aheyn baaq kaliya, waxaan u qaadanaynaa in ay arrimahan wax ka og tahay, kumana filla baaq oo kaliya. Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com The post Xildhibaan Odowaa: “Waxaan u qaadaneynaa in xukuumadda wax ka ogtahay heshiiska dekadda Berbera, haddii aysan….” appeared first on Caasimada Online.
  4. iyadoo dowladda Fadaraalka soomaaliya ay dhawaan qaadacday heshiiskii sharcidarada ahaa ee ay kala saxiixdeen Maamulka Soomaaliland iyo Shirkada DP World ee saamiga laga siiyay dowladda Itoobiya ayaa aritaasi waxaa ka jawaabay oo Go,aanka ka soo baxay Xukuumada Soomaaliya ganafka utuuray oo qaadacay Agaasimaha Guud ee Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan oo lahadlay Warbaahinta Imaaraadka Carabta. Waxa uu Yiri Suldaan Ahmed Bin Suleymaan” nama qusayso waxa ay leedahay dowladda Fadaraalka Soomaaliya , Soomaaliland waa dowladda Madax banaa need mudo 28 sano ah ,waana meel xasiloon oo ay Dimuqraadiyadi ay ka jirto, Mashruucayaga waxa uu helay ogolaanshaha Baarlamaanka Soomaaliland , Ma awoodikarto Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya in ay wax badasho aan ka ahayn hadalo ay jeediyaan oo aan anagu joojin karin, howshu waa ay noo socotaa Mashruucanna xil baa naga saaran waan ilaalinaynaa anaga iyo kuwa aan nahay shuraakada ee Soomaaliland iyo Itoobiya . Mar uu ka hadlay oo wax laga waydiiyay heshiiskii Jabuuti ay kabaxday ayaa waxa uu ku jawaabay “Jabuuti Maxkamada aan uga dacwoonay waa isla Maxkamadii ay naga soo dacweeyeen , goaanka ay Maxkamada soo saarto waxaan filaynaa in naloo xukumo heshiiskii Jabuuti ,fulinta iyo go,aanka Maxkamada waxaa jiridoona ganaax iyo Magdhaw laxiriira sumacadayada iyo qaabka ay noola dhaqmeen Jabuuti ,run ahaantii Jabuuti heshiiska oo kaliya ma ay san bur burin balse waxa ay xoog kula wareegeen Dekeda ,anaga oo leh qayb kamid ah waan kaxunahay waxa ay talaabadasi dhaawacaysaa Jabuuti iyo dowladdaha Afrika anaga wax wayn nama ay san soo gaarin ayuu ku soo gaba gabeeyay hadalkiisa Suldaan Ahmed Bin Suleymaan oo ah Agaasimaha Guud ee Shirkadda DP World.
  5. Garoowe (Caasimadda Online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya inuu xanuunsan yahay Hogaamiyaha Daacishta Somalia Cabdulkhaadir Muumin oo uu Saldhigiisu yahay Buuraaleyda Galgala ee dhulka Puntland. Hogaamiyaha ayaa la xaqiijiyay in muddo ku dhow bil yahay mid la il daran xanuuno isbiirsaday oo inta badan ku dhaca dadka da’da ah. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Hogaamiyaha Daacishta Somalia Cabdulkhaadir Muumin oo uu Saldhigiisu yahay Buuraaleyda Galgala ee dhulka Puntland ayaa sheegaya in xaaladiisa caafimaad ay kasii dareyso, isla markaana uu ogaalka beelay. Hogaamiyaha ayaa la xaqiijiyay in muddo ku dhow Bil uu yahay mid la il daran xanuuno isbiirsaday oo inta badan ku dhaca dadka da’da ah. Ilo ku dhow dhow Hay’adaha amaanka maamulka Puntland ayaa inoo xaqiijiyay in Hogaamiyaha uu yahay mid itaal gabay, waxa ayna xaqiijiyeen in xanuunada haya ay kamid tahay Macaanka. Waxa ay sheegen in dhibta ugu badan ee xiligaan heysata Hogaamiyaha ay tahay dabiib la’aan, waxaana xusid mudan in dawooyinka uu ku heysto Buuraha ay tahay mid aan ku filneyn. Hogaamiyaha Daacishta Somalia Cabdulkhadir Muumin ayaa iminka ku go’doonsan Buuraaleyda Galgala oo Saldhig u ah Maleeshiyada, waxaana lasoo warinayaa inay dul heehaaban diyaarado nooca aanu isha qaban ee isugu jira basaaska iyo duqeynta. Sidoo kale, ciidamada amaanka maamulka ayaa wixii ka danbeeyay xogtaan aad u adkeeyay xeebaha maamulka ee laga cabsi qabo in Hogaamiyaha laga safriyo. Docda kale, waxaan la ogeyn sida uu noqon doono xaalka Hogaamiyaha Muumin oo u muuqda mid ay daashadeen cuduro ku dhaca dadka da’da ah. Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com The post Hogaamiyaha Daacishta Somalia oo ogaalka beelay & walwal soo wajahay Kooxda appeared first on Caasimada Online.
  6. Mudo Afar maal mood ah ayaa laga joogaa markii Al-shabaab ay lawareegeen degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo markii dambe ay isaga baxeen, iyagoona halkaasi ka qaatay dhamaan Qalabkii uyaalay Maamulka degmada iyo Taliskii Ciidamada Booliska . Shacabka ku dhaqan degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen Amaanka degmada iyagoo sheegay in aysan Al-shabaab ka fogayn degmada Balcad iyo Tuulooyinka ku hareeraysan, suurta galna ay tahay in markale ay soo qaadi karaan weerar rogaal celis ah. Tan iyo wixii ka dambeeyay Weerarkii ay Al-shabaab ku soo qaadeen maalinimadii jimcihii ,waxaa heegan lagaliyay Ciidamada dowladda Fadaraalka Soomaaliyee ee ku sugan degmada Balcad. Taliyaha Ciidamada Booliska Maamulka Hir-Shabeelle Col, Xasan Dhicisow ayaa sheegay in Al-shabaab ay joogaan qaybo kamid ah degmada ,ayna ka soo bad baadiyeen labo gaari oo ah kuwa dagaalka hubkii sarnaa iyo Ciidamo dhaawac ahaa oo Amisom ka tirsanaa. Halkan ka dhagayso Taliyaha. taliyaha Booliska Balcad
  7. Muqdisho (Caasimadda Online)_ Agaasimaha Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan ayaa ganafka ku dhuftay shadalkii ka soo yeeray dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in heshiiskii saddex geesoodka Dekeda Berbera uu ahaa mid sharci darro ah. “Nama quseeyo waxa ay leedahay dowladda federaalka, somaliland waa dowlad madax banaan 28 sano, waa meel xasilooni oo dimoqraadiyad ka jirto, mashruuceena wuxuu helay ogolaanshaha baarlamanka somaliland, ma awoodi karto inay xukuumadda Federaalka wax bedesho ama hadalo ay jeediyaan oo aan u joojineyno ma jirto”ayuu yiri Agaasimaha DP World oo la hadlayay warbaahinta Imaaraadka Carabta. Waxaa uu sheegay in xilka ka saaran mashruucan uu yahay sidii ay u ilaalin lahaayeen iyaga iyo kuwa ay saamiga leeyihiin ee Somaliland iyo dowladda Itoobiya. Halkaan hoose ka daawo Warbixin arrintaan ku saabsan Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Agaasimaha DP World : Nama quseeyo hadalka ka soo yeeray dowladda Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  8. Ciidamada Amniga ee Puntland ee deegaanka Daru-salaam oo udhaw Xadka Puntland iyo Itoobiya ay wadaagaan ee gobolka Mudug ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen Sadax nin oo ku hubaysaan Bam baanooyi, kuwaas oo aan la ogayn halka ay ka yimaadeen iyo goobta ay usocdeen. Macada ilaaiyo hada in ragan ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab iyo in kale. Taliska Ciidamada Booliska ee deegaanka Daaru-salaam ayaa sheegay in ragan ay Ciidamadu ay ku raad joogeen deedna ay u suurta gashay in ay gacanta ku dhigaan. Ciidamada ayaa sidookale gacanta ku dhigay rag iyana xaalufin ku haya dhirta dhuxusha laga shido ee ku taala deegaanka , kuwaas oo haatan ah xukun suga yaal. Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska ee deegaanka Daru-Salaam Xuseen Cabdi Cilmi ayaa Puntlandi uga waramay qaabkii ay ugu suurta gashay qabashada ragaasi. Xuseen Cabdi Cilimi
  9. Gaadiidka lagu dhejiyay bacaha madow ee beersoolka loo yaqaan ayaa buuxiyay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland,xilli ay soo badanayso tuugada sida bareerka ah dhaca ugu geysanaya shacabka ku nool Garoowe. Waddooyinka waaweyn ee Garoowe ayaa lagu arkayaa gawaari badan oo nooca raaxada ah,kuwaasoo lagu soo dhejiyay bacaha madow ee beersoolka Somalidu tiraahdo,waxaana mararka qaar dadweynuhu sheegaya in dukaamada ay dhac u geysanayan dhalinyaro wadata gawaari beersool ah. Shacabka magaalada Garoowe ayaa aad uga cabayana gaadiidkan bacaha madow lagu qariyay oo qaarkood ay adeegsanayaan dhalinyaro habeenkii xaafadaha magaalada dhac iyo fowdo ka geysta. Taliska Booliiska gobolka Nugaal ayaa dadweynuhu ku eedeeyay in aysan waxba ka qaban dhibaatada gaadiidka beersoolka ah uu ku hayo magaalada iyo dhalinyarada kooxaha u abaabulan ee dhaca iyo fowdada ka geysta xaafadaha Garoowe. PUNTLAND POST The post Bacaha madow oo udub-dhexaad u noqday amni-darrada Garoowe. appeared first on Puntland Post.
  10. Gudigii gurmadka ee Qaraxii 14-October ee ka dhacay Magaalada Muqdisho kuna howlanaa gurmadka loo fidinayo dadkii wax yeelada ay ka soo gaartay Qaraxaasi dadka badan ay ku dhinteen ayaa maanta shaaciyay in ay soo gaba gabeeyeen shaqadii ay hayeen mudo hada laga joogo Afar bil iyo 20-cisho. Gudiyaga ayaa Munaasibada balaaran oo ay ku qabteen Aqalka dowladda hoose ee Magaalada Muqdisho ayay go,aankan kaga dhawaaqeen , waxaana Munaasibada ka soo qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Injineer Yariisow iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya. Gudiga ayaa waxa ay madasha ku soo ban dhigeen dhaqaalihii soo galay mudadii ay shaqada hayeen ,sida ay umaareeyeen, iyo tirada dakii lasiiyay dhaqaalahaasi , Caruurtii ku Agoomowday iyo sida ay Hay,aduhu uqayb sadeen ka faala qaadkooda. Hadaba halkan ka dhagayso Gudoomiyaha Gudigii Gurmadka Qaraxii Zoobe C/llaahi Shirwac. 150105_005 - My Recording
  11. Shirkada DP-World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay hadal ka soo yeeray Ra’isilwasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre. Sheekh Sultaan Axmed Ibnu Saliim oo ah Madaxa ugu sareeyo ee Shirkada DP World ayaa si caro leh uga jawaabay hadalka Ra’isilwasaare Kheyre isaga oo sheegay in Dowlada Soomaaliya aanay quseeynin heshiiskaasi. Sultaan Axmed Ibnu Saliim ayaa yiri “Nama khuseeyaan waxa kasoo yeedhay dawladda Soomaaliya, Somaliland waa dal madax-bannaan 28 sano” Sidoo kale waxa uu sheegay in dowlada Soomaaliya aanay awoodin in ay soo faragaliso heshiiskaasi isaga oo sheegay in uu ku koobanyahay oo kale sadaxda dhinac ee heshiiska galay sida Soomaliland, DP World iyo Dowlada Itoobiya. Dowlada Soomaaliya ayaa dhowaan sheegtay in aan lakala tashan islamarkaasina uu yahay sharci daro heshiiskii Soomaaliland iyo DP World dhexmaray. Hoos ka Daawo Muuqaalka Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post DP World ” Dowlada Soomaaliya Ma quseeyo heshiiskii aan la galnay Soomaaliland” appeared first on Puntland Post.
  12. Dubai Ports World, the speeding plague of Corruption While Dubai Ports World is engaged in apparent actions to raise cancer awareness through its Dubai DP World Tour Championship, evidence of demonstrated widespread wrongdoings and corruption reveals a dark face and yet another dramatically different reality : Dubai Ports World appears to be indeed itself a spreading plague. Currently involved in a series of corruption, misconducts and bribery accusations, before various courts and jurisdictions, the tentacles of DP World have spread like a disease throughout the whole world, mostly in Africa and the Middle East. DP World's corporate governance is in fact being scrutinized before the High Court in London. The government of Djibouti has accused DP World of corruption fraud and illegal activities in relation to the management of the Dibouti Doraleh Container Terminal and the unlawful winning of its 30-year concession to operate the Terminal. This lawsuit sprang from an investigation on Abrourahman Boreh, accused of misusing his government appointed position to gain personal advantage. It has been shown before the High Court that DP World is liable for offering bribes and secret commissions to Abdourahman Boreh. As a person appointed by and in charge of the interests of the Republic of Djibouti Charles Abrourahman Boreh was effectively by duty bound to defend the Nation interest during the 2006 negotiations for the concession of the Doraleh Container Terminal. DP World's infectious corrupted practices also spread to Senegal another poor country where Dubai port World subsidiary bribed Karim Wade, another notorious political official, who was found guilty by the Senegal High Court of bribery, corruption and illicit wealth appropriation and sentenced to a long penitentiary penalty. https://www.opednews.com/articles/Dubai-Ports-World-the-spe-by-Dagim-Hailu-Africa_Corruption_Dp-World_Dubai-Ports-World-151126-857.html
  13. Maanta oo Taariikhdu ay ku beegantahay 05.03.2018-ka ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir looga hadlayo arimaha Barakacayaasha iyo Qaxootiga ku soo laabanayo Dalka. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeeybgali doono madaxda Dowlada Xubnaha maamul Goboleedyada iyo ha’adaha Qaramada Midoobay ee arimaha Barakacayaasha. Warbaahinta ayaa loo soo bandhigay Qodobada shirkaasi looga hadlayo waxaana kamid ah :- 1-Xaaladda Dhabta ah oo Barakacayaasha Muqdisho ku noolyihiin. 2- Xaaladda amniga ee kaamamka Barakacayaasha. 3- Xaaladda Deegaannada ay ku noolyihiin Barakacayaasha. 4- Aragtida iyo Sharuucyadda dalka ee la xariira Arrimaha Barakacayaasha iyo Qaxootiga soo laabtay. 5- Sida dib u dejin loogu sameyn karo barakacayaasha iyo Sida loogu celin karo meelihii ay ka kala yimaadeen. Shirkaan oo hal maalin kale ah soconayo ayaa gaba gabadiisa laga soo saari doono War-Murtiyeed ku saabsan waxyaabihii looga hadlay shirka. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Shir ku saabsan Barakacayaasha iyo Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanayo oo ka dhacaya Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  14. Duqa Cusub ee sida ku meel-gaarka ah madaxweyne Gaas ugu magacaaay magaalada Boosaaso ayaa maanta markii u horraysay ka hadli doona xilka loo dhiibay iyo hawlaha u qorshaysan. Mudane. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo horay u ahaa Wasiir ku xigeenka Maaliyadda dowladda Puntland ayaa madaxweyne Gaas,si ku meel-gaar ah ugu magacaabay duqa magaalada Boosaaso,kadib markii uu xilka qaadis ku sameeyay,Eng. Yaasiin Mire Maxammed oo ahaa duqa Boosaaso,islamarkaana uu kala diray golihii degaanka oo lagu eedeeyay waxqabad la’aan iyo khilaaf joogta ah. Duqa Cusub ee Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa la filayaa in uu maanta la hadlo shacabka magaalada Boosaaso,isagoo si gaar ah diiradda u saaraya arrimo ku aaddan amniga degmadaasi. wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Duqa Cusub oo maanta la hadlaya shacabka Boosaaso. appeared first on Puntland Post.
  15. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka hadlay sababihii loo xiray qaar kamid ah Wadooyinka Magaaladda Muqdisho. Gudoomiye yariisoow ayaa ugu horeeyn shacabka Muqdisho ka raali galiyay xirnaashiyihii wadooyinka Muqdisho dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay “Shacabka ku nool Caasimadda waxaan uga cudur-daaranaynaa maalmihii koobnaa ee sababo la xiriira amniga u xirnaayeen qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho. ayuu yiri Gudoomiyaha Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay ka hortageen muddooyinkii ay xirnaayeen wadooyinka qaraxyo iyo falal amni daro oo Al-Shabaab ay doonayeen in ay ka geeystaan Muqdisho. “Waqtigii ay xirnaayeen waddooyinku waxaa laga hortagay falal abaabulan oo kooxaha argagixisadu la doonayeen shacabkeena, sugitaanka amnigu waa masuuliyad weyn oo lagu bad-baadinayo nafta iyo maalka bulshadeenna” ayuu yiri duqa Muqdisho. Afartii maalin ee la soo dhaafay waxaa xirnaa wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho oo dadka cabasho balaaran ay ka muujinayeen. Hoos ka Dhageyso Codka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/03/Cod-Yariisoow-Cowke-PP.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post-Muqdisho The post Eng Yariisoow” Waxaan ka hortagnay qaraxyo ka dhici Lahaa Muqdisho” appeared first on Puntland Post.
  16. KHARTOUM, – Sudanese authorities on Sunday freed 177 foreigners held by a human trafficking group in a neighborhood east of the Sudanese capital Khartoum, official SUNA news agency reported. “A joint force of the central reserve police, emergency and operations administration, the criminal investigation and the police of the locality cracked down on the area and arrested the main defendant,” Maj. Gen. Ibrahim Abdel-Rahim, Director of Khartoum State Police, was quoted as saying. He added that the force has managed to free the foreigners, who had been hidden in six houses, and seized a vehicle the defendant used in his operations. He noted that the victims have been hidden for more than 21 days at Alwan area in the eastern Nile neighborhood, east of Khartoum. Sudan has witnessed an increase in organized activities in the human trafficking and illegal immigration fields. Khartoum says it is maintaining high-level coordination with Ethiopia, Eritrea, Djibouti, Egypt, Libya and Tunisia from Africa, and Europe’s Italy, Spain, France and Britain to tackle the problem. Sudan is considered as one of the cross-points for human trafficking and illegal immigration. Earlier, European countries vowed support for Sudan in combating human trafficking after Khartoum asked for air and sea support to pursue multinational human smugglers. Source: – Xinhua The post Sudanese authorities free 177 foreigners held by human trafficking group appeared first on Caasimada Online.
  17. The Kalmo Refugee Support Group raised $6,000 Saturday night at their Korean Dinner and Culture Celebration event in Victoria. The fundraiser had Korean food, music, dance and art. The organization aims to reunite Marwo Abdi, a Somali-Canadian, with her family —who are UNHCR convention refugees overseas. Four of her family members are at a refugee camp in Kampala, Uganda. “They have been living there for many years and their situation is really precarious,” said Abdi. “They cant go back to Somalia. They are facing a lot of insecurity and health problems and lack of opportunities in Uganda.” Abdi was forced to flee Somalia with her family after a violent civil war broke out in the 1990’s — she was only six-years-old. In the process she was separated from her family and ended up in the Dadaab refugee camp in Kenya for 17 years. She reunited with her grandmother in the camp and eventually received a scholarship from the World University Service of Canada to attend UVic in 2008. She came as a first-year student and finished her studies in Sociology in 2014. She later was able to sponsor her husband to join her at UVic. “Its been a long time since I have seen my mom, my kids haven’t seen my mother, the family separation is really hard.” she said. “This is an initiative to raise funds in order for us to put in an application as a private sponsor [for the family members].” Abdi needs to raise about $55,000 to put in the application. “It’s a lot of money, that’s why we have organized this event,” she said. “We have linked with the Korean community [through] Jae Rang, one of our group members..she has really reached out to the Korean community.” Rang says she believes strongly in the cause and was motivated after hearing about the separation of mother from daughter. “I am someone who believes everyone should have the right to live with their mother,” said Rang. “Just the word mother clicked with me and I wanted to do something, as a member of the community, and a friend of Marwo.” Abdi says she is very grateful for the community’s support. “I have no words to express how happy I am, I feel so loved, this is just amazing… the outpouring of love I received is just unbelievable. ” Abdi said. Source: – cheknews The post Thousands raised at Korean cultural event in Victoria to help Somali-Canadian reunite with family appeared first on Caasimada Online.
  18. Turkey and Somalia on Sunday signed an agreement to reconstruct storage reservoir in Middle Shabelle region. The project which will be implemented Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) aims to rebuild the Jowhar Off-Stream Storage Reservoir which will be used for irrigation and flood management. Somalia’s minister of Agriculture, Saeed Hussein said the deal will help Somalia in the agricultural production. “This landmark pact will help the farmers in their productions by providing adequate water for irrigation. The project will also manage to reduce the floods,” Hussein said. The TIKA coordinator, Gilib Yilmaz who spoke at the signing ceremony which took place in Somali capital, Mogadishu said the project will focus on the rehabilitation of the reservoir which colloects water for future use. ” This project will deal with reconstruction of reservoir to collect the water from River Shabelle for irrigation when the level of river water decreases, it will easy for the formers to continue the production. This will help Somalia to increase the farm production,” Yilmaz said. Turkish Ambassador to Somalia, Olgan Baker, who attended the signing ceremony said his country is commited to support Somalia and its people. ” Turkey plans to complete the implementation of several development projects in Somalia before the end of this year,” Bekar pledged. Somali deputy prime minister, Mahdi Mohamed Guled who also witnessed the signing of the deal said the nation will benifit from reconstruction of Hawaadley and Sabuni reservoirs. ” The project will inject the nation over ten beneficial programmes including increasing food production which lowers food shortages and the hunger, availability of adequate water for irrigation, flood management and exportation of the country’s farm products,” Guled explained. Somalia and Turkey have signed several deals including trade, agricultural, education and among others. Last Month, Turkish delegation led by ambassador Baker had toured Somalia’s southern regional state, Jubbaland for assessment ahead of Turkey’s investment in Jubbaland. The ambassador and delegation who visited Goobweyn town had pledged to implement development projects in the town which is famous fish and farm products The post Somalia and Turkey sign agreement to rebuild water reservoir in Middle Shabelle region appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Turkiga ayaa Taliska ciidamada xoogga ku wareejisay Darees ciidan oo noociisa aysan horay u isticmaalin ciidamada Somalia. Dareeska ayaa waxaa lagu wareejiyay Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka oo ooga fadhiyo maareynta Dareeska cusub. Saraakiisha ciidamada Xoogga ayaa Dareeska ka gudoomay saraakiil kale oo ka socotay Wasaarada Gaashaandhiga dalkaasi Turkiga oo iminka howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho. Dareeska lagu wareejiyay Taliska ciidamada Xoogga ayaa isugu jira dhar, kabo iyo dhamaan agabka loo isticmaalo dareeska. Dareeska ayaa waxaa si gaara loogu tallo galay inay isticmaalaan ciidanka Badda iyo kuwa Cirka ee dowlada Somalia. Taliska ciidamada Xoogga, gaar ahaan Abaanduulaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Cali Caanood ayaa uga mahadceliyay Dowladda Turkiga sida ay u garab taagantahay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Dhinaca kale, waxaa aad looga cabsi qabaa in Dareeskaas uu galo gacanta maleeshiyaadka al-Shabaab iyadoo la adeegsanaayo isla Saraakiil ciidan oo ka tirsan Taliska. Al-Shabaab ayaa si sahlan ku hela darees waliba oo loogu deeqo ciidamada dowlada, kuwaa oo helitaan kadib ay ku fuliyaan Ismiidaamin iyo weeraro toosa oo ay ku qaadan xarumaha dowlada. The post Sawirro: Turkiga oo DFS ku wareejiyay Darees ciidan oo aan horay loo arag (Suuragal matahay in al-Shabaab uu gaaro?) appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho (Caasimada Online)-Macluumaad dheeraad ah ayaa laga soo bandhigay qaraxyadii ka dhacay Bishii October ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Zoobe iyo Hotelka Naasa Hablood ee Magaalada Muqdisho. Gudiga gurmadka Qaran oo mudadii kasoo wareegtay Qaraxa ku howlanaa howlihii gurmadka qaran oo Somaali meel walbo oo ay joogto isu soo gurmatay ayaa mar kale soo bandhigay jadwal muujinaya sida dadka uu usaameyay qaraxii Zoobe iyo weerarkii Hotel Naasa Hablood. Guddiga ayaa sheegay in mudada uu socday gurmadka inay qabteen lacag ka badan 4-milyan oo dollar, yadoona uu adeegaasi si toosa u gaaray dad ka badan 3 kun. Tirada khasaaraha weerarkii Zoobe ayaa inta la qiyaasay ka sii korortay halkii ay markii hore aheyd,waxana haatan gudigu ay shaaciyeen in dhimashadu ay gaartay ilaa 655, dhaawacuna uu gaaray 303,dadkii ku agoontoobay ay iyana ku sheegeen 1,547 taas oo micnaheedu yahay in khasaarihii uu sababay qaraxaas uu kordhay. Qaraxii Zoobe oo ahaa kii ugu waynaa ee abid ka dhaca Afrika, ayaa wuxuu saameeyay nolosha qoysas badan oo Soomaaliyeed oo ku noolaa Magaalada Muqdisho. Sidoo kale, waxaan jirin cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadaasi, maadaama Shabaab ay ka aa’museen, sidoo kalena aysan jirin cid gaar ah oo sheegatay. Dhinaca kale, gudiga gurmadka qaran ayaa madaxda ugu sareysa ee dalka ugu baaqay inay ka faala qaadaan caruurtii ku agoontoobay dhacdadii 14-october Waxaana gudoomiyaha Gudiga Gurmadka qaran C/llaahi Shirwac uu sheegay in Hey’ad Kheyriya ah oo laga leeyahay Qadar iyo safaarada Imaaradka ay ka faala qaadeyn boqolaal kamid ah caruurta agoonta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Khasaaraha Qarixii Zoobe oo kordhay & Gudiga gurmadka Qaran oo soo bandhigay Jadwalkii ay ku maareeyen (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  21. Muqdisho (Caasimada Online)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in xirnaanshiyaha waddooyinka Muqdisho ay yihiin kuwo ay sabab u sameysay dowlada Somalia. Guddoomiye Yariiswo, waxa uu sheegay in Hay’adaha Amniga ee dowladda uu kala hadlay Cabasho dadweynaha kasoo gaartay Xirnaashiyaha Wadooyinka Caasimadda. Waxa uu sheegay in lagu qanciyay sababo dhanka amniga ah, balse uu markii danbe dalbaday in shacabka laga dulqaado culeyska oo aan la xirin waddooyinka aadka u mashquulka badan. Yariisow ayaa tilmaamay in intii ay xirnaayeen wadooyinka Muqdisho ay Ciidamada Ammaanka kahor tageen Qaraxyo la damacsanaa in Magaalada laga geysto, taasina ay qeyb ka aheyd asbaabaha loo xiray waddooyinka. ‘’Dadku ma arkaan waxa loo xiray waddooyinka hadda tusaale maalmaha ay xirnaayeen waddooyinka waxa ay ciidamadu gacanta ku dhigeen Gaadiid sida Qaraxyo’’ ‘’Shacabku ha muujiyaan dulqaad si loo xaqiijiyo amnigooda,waxaanu u taaganahay ka hortaga weerarada’’ Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaa raaciyay in shacabka ay ka raaligelinayaan xirnaanshaha wadooyinka, wuxuuna tilmaamay sababta loo xiray wadooyinka in ay aheyd in ammaanka la xaqiijiyo, si looga hortago falal amini xumi oo dhaca. Dhinaca kale, hadalka gudoomiye Yariisow ayaa imaanaya kadib maalmo ay xernaayeen wadooyinka qaar ee Muqdisho shalay na dib loo furay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post ‘’Gaadiid lagu soo raray Qaraxyo ayaan qabanay ee shacabku ha muujiyaan dulqaad si loo xaqiijiyo amnigooda’’ appeared first on Caasimada Online.
  22. Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shir looga hadlaayo arrimaha barakacayaasha gudaha iyo Dadka Soomaalida ah ee ka soo laabtay dalka Yemen. Shirkan oo uu qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa ka qeybgelaya dowladda Federaalka ah,Dowlad Goboleedyada,Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha bani’adamnimada iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah. Qodobada xooga lagu saari doono shirka ayaa waxaa kamid ah: 1-Xaaladda Dhabta ah oo ay ku nool yihiin Barakacayaasha Muqdisho. 2-Xaaladda amni ee kaamamka Barakacayaasha Muqdisho. 3-Aragtida iyo Sharuucyadda dalka ee la xariira Arrimaha Barakacayaasha iyo Qaxootiga soo laabtay. 4-Sida dib u dejin loogu sameyn karo barakacayaasha iyo Sida loogu celin karo meelihii ay ka kala yimaadeen. Sidoo kale, shirkan ayaa socon doonaa maanta kaliya sida uu qorshuhu yahay,waxaana furmaya madaxda dowladda Federaalka ah iyada oo gaba gabadiisana war murtiyeed laga soo saarayo. Dhinaca kale, Furitaanka shirka ayaa waxa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka banaadir. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso qodobada diirada lagu saari doono shir muhiim ah oo ka furmaaya magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  23. Turkey and Somalia on Sunday signed an agreement to reconstruct storage reservoir in Middle Shabelle region. Source: Hiiraan Online
  24. The Kalmo Refugee Support Group raised $6,000 Saturday night at their Korean Dinner and Culture Celebration event in Victoria. Source: Hiiraan Online
  25. KHARTOUM, -- Sudanese authorities on Sunday freed 177 foreigners held by a human trafficking group in a neighborhood east of the Sudanese capital Khartoum, official SUNA news agency reported. Source: Hiiraan Online