Mohamed Bashe rrivatlised Somali language through his writings
The sudden death of Mohamed Bashe Hassan ( 1963-2020) left a vacuum in the promotion of Somali language and literature. Born in 1963 at Maygaagle village in Togdheer, Mohammed Bashe was enrolled at a Koranic school before his family moved to Hargeisa where he started his primary schooling at Biyodha’ay Primary School and Farah Omaar Secondary School, both in Hargeisa.
Early eighties before he turned twenty he had joined Somali National Movement, an armed opposition front against the former military regime. His budding journalistic talent landed him a job with Halgan, a Somali language radio for Somali opposition forces, then based in Addis Ababa.
In 1987 Bashe was awarded a scholarship to study journalism at Charles University in Prague. In 1992 he graduated with a Masters in Journalism and Mass Communication.
Mid 1990s Mohammed settled in London where, in 1999, he had become a well-regarded columnist for the Hargeisa-based Jamhuriya, the first Somali language newspaper to launch a weekly edition in London. His columns touched on current political issues and were fun to read not only for salience of issues but also for Bashe’s flair for using Somali language for political commentary or literary criticism.
Bashe was a Somali language wordsmith who graduated from writing columns to writing books and presenting TV programmes. Early 2000s Bashe wrote his first book, Hal Ka Haleel, a critical study of the literary works of the Somali poet and playright Mohamed Ibrahim Warsame ( aka Hadrawi). The book paved the way for the other works by different writers who had written critical works on Somali poets and playwrights. More importantly, Bashe blazed the trail in Somali diaspora publishing when publishers and distributors of Somali language books were non-existent.
Mohamed ventured into business but had not lost sight of his obligation to promote the Somali language publishing. He wrote four other books that constitute a remarkable oeuvre that generations of Somalis will read with interest. Guri Waa Haween ( Home means Women ) on the central role of women in the Somalia society; Hal Aan Tabayay ( One I Have been missing ), an anthology and commentary on the poems of the late Haji Adan Afqallo’; Hal Tisqaaday ( Poetry that has caught on) on the poetry and plays of the Ali Sugulle, and AfkaHooyo Waa Hodan: Hodantinimada af Soomaaliga ( Somali Language is Rich ).
The legacy of Mohammed Bashe Hassan will continue to inspire Somali writers whose work sustains the vitality of the Somali language at a time the Somali nation is still grappling with the effects of state collapse and its impact on all aspects of the Somali culture.
Iran waxay weeraro handadaad ah ku qaaday mid ka mid ah maraakiibta dagaalka Maraykanka oo marayay gacanka ay jaarka la tahay ee Hormuz.
Markabka maraykanka oo ahaa nooca xambaara diyaaraddaha dagaalka ayaa digniin u diray laba ka mid ah saldhigyada Maraykanka ee gobolka Bariga Dhexe, kadib cabsi soo wajahday.
Ciidamada badda ee Maraykanka ayaa tallaabada Iran ku tilmaamay ‘mid masuuliyad darro ah’ iyagoo ku macneeyay in ay ahayd ‘cabsi-gelin iyo handadaad.’
Dhacadadan ayaa imanaysa xili ay kacsantahay xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Iran, iyagoo biyaha Khaliijka marar badan isku qabtay.
Iran ayaa dhankeeda eedaymo u jeedisay Maraykanka. War kasoo baxay ciidamada ilaalada kacaanka ee Iran ayaa lagu xusay in ciidamada Iran ay samaynayeen tababar, balse waxa ay arkeen ay tahay daandaansi cad. Muuqaalo laga baahiyay talafishanka dawladda Iran ayaa lagu arkayay maraakiib ay Iran leedahay oo tuuraya gantaalo qaarkood loo ganay dhanka uu ku sugnaa markabka dagaalka Maraykanka ee gacanka marayay.
Mahdi Maxamed Guuleed ayaa inta uu ku guda jiray kormeerkiisa, wuxuu maamulka Bangiga dhexe kala hadlay dardar-gelinta shaqooyinka qaranka ay u hayaan iyo qodobo kale oo lagama maarmaan u ah socodsiinta howlohoda.
Kormeerkaan ayaa qeyb ka ah dadaal la doonayo in lagu xoojiyo waxqabadka hey’adaha dowladda iyo siddii loo dardar geli lahaa shaqooyinka loo hayo bulshada si uusan gaabis ugu imaan adeegyada kala duwan.
Sida ay ogaatay Caasimadda Online, Mr Guulleed ayaa ku amray maamulka Bank-ga dhexe inaan lacag laga bixin karin Bankiga inta lagu jiro xaalada kala guur ah ee Dalka.
“Maanta waxaan booqday Bank-ga dhexe ee Soomaaliya waxaan kula kulmay Gudoomiyaha iyo gudoomiye kuxigeenka . Waxaa la iiga warbixiyay isbadallada muhiimka ah ee taageeraya hormarinta maaliyadeed ee kobaca iyo ganacsiyada. Waxaan sidoo kale ka wada hadalnay doorka muhiimka ah ee Bankigu ku leeyahay in uu sii wato wakiilka maaliyadeed ee Soomaaliya” ayuu yiri Mr Guuleed.
Labada mas’uul ayaa sida la sheegayo Kulankooda uga wada-hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka iyo hirgelinta Wada-shaqayn dhexmarta Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Sidoo kale waxay ka wada-hadleen Arrimaha ku gedaaman Xaaladda Kala guur ka ah ee ay marayso Siyaasadda Soomaaliya gaar ahaanna Arrimaha Doorashada soo socota.
Madaxweynaha Galmudug oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa halkaasi ka wada kulamo u la qaadanayo mas’uuliyiinta kala duwan ee Dowladda Federaalka.
Axmadey Hilowle Maxamuud oo ka mid ahaa ciyaaryahadii hore kubbadda cagta Soomaaliya ayaa meel fagaar ah ka sheegay in naadiga Jeenyo ay samaysay taariikh weyn oo dhinaca guulaha marka loo eego kooxihii imaan jiray dalka waqtigii barisamaadka,isagoo ku tilmaamay Jeenyo in waligeed ay guul daro kala kulmi naadi ka timid dalka dibadiisa.
Halkan Ka Daawo Rikoorka Ay Samaysay Kooxda LLP Jeenyo
Sii hayaha ra’iisul wasaaraha ayaa inta uu ku guda jiray kormeerkiisa, wuxuu maamulka Bangiga dhexe kala hadlay dardar-gelinta shaqooyinka qaranka ay u hayaan iyo qodobo kale oo lagama maarmaan u ah socodsiinta howlohoda.
Kormeerkaan ayaa qeyb ka ah dadaal la doonayo in lagu xoojiyo waxqabadka hey’adaha dowladda iyo siddii loo dardar geli lahaa shaqooyinka loo hayo bulshada si uusan gaabis ugu imaan adeegyada kala duwan.
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns today’s conviction and sentencing of Abdiasis Ahmed Gurbiye, the Deputy Director of Goobjoog Media Group.
Today, 29 July 2020, Banadir Regional Court convicted Gurbiye on charges of “publication or circulation of false, exaggerated or tendentious information capable of disturbing public order” under article 328 of Somalia’s old and outdated penal code. The court found Gurbiye guilty and sentenced him to 6-month imprisonment and a fine of 5 million Somali shillings (approx. US$200). The court dismissed charges of “Insult to Political Administration or Judicial Body”, under article 269 of the Penal Code.
In a Facebook post, Abdiasis Ahmed Gurbiye alleged that the President of Somalia took a ventilator to his office while several people were getting infected by COVID-19, prompting the Office of Attorney General to level criminal charges against him.
“The conviction and sentencing of Abdiasis Ahmed Gurbiye is a big blow to the promotion and effective enjoyment of freedom of expression in Somalia. This verdict, which is unwarranted, excessive and unjustifiable, is sending a chilling message that criticizing authorities or public figures will land journalists in jail, even after Office of the President publicly asked for the charges against Gurbiye to be dropped,” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General.
NUSOJ has been urging the Federal Government of Somalia and the Office of Attorney General to decriminalise journalism and freedom of expression, ensure fair trials for journalists and a withdrawal of prison sentences against journalists.
“The Continued use of the penal code to indict journalists has created a hostile atmosphere for independent journalism in almost every region of this country, as it is explicitly used to silence any critical voices and Somali journalists continue to be primary victims of this oppressive approach” added Osman.
NUSOJ calls on the Somali judiciary to refrain from confusing exercising the right to freedom of expression with criminal activities as expressing viewpoint on a Facebook is not criminal.
“We call upon the Banadir Regional Court of appeal to quash the conviction and sentence, acquit Gurbiye and respect freedom of expression. If the judiciary still prefers to punish Gurbiye, we ask President Mohamed Abdullahi Farmaajo to use his powers to pardon him in order to uphold Somalia’s constitutionally guaranteed right to freedom of expression” declared Osman.
NUSOJ continues to point out that the Penal Code of Somalia is in breach of the Provisional Constitution of Somalia and international human rights treaties and standards, including the International Covenant on Civil and Political Rights and the African Charter on Human and People’s Rights.
“There is more at stake here than just one journalist’s freedom. Without strong shield laws in this country, journalists and other citizens who want to exercise their right to freedom of expression will continue to be targeted. This is not about the media. It’s about the unalienable right of freedom of expression” stressed Osman.
Since President Farmaajo came to office, Abdiasis Ahmed Gurbiye is the first journalist who was arrested, prosecuted, convicted and sent to jail in Mogadishu due to his right to freedom of expression.
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday xukun lagu riday, Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo dhowr jeer la horgeeyey maxkamaddaasi.
Garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir ayaa sheegay in Wariyaha lagu helay qodobka 328 ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo ku saabsan faafinta warar been abuur ah.
Sidoo kale wuxuu ku dhawaaqay in lagu xukumay lix bilood oo xarig ah iyo gacanaax lacageed oo dhan 5 milyan oo shilin Soomaali ah.
Maxkamadda ayaa sidoo kale sheegtay inuu racfaan qaadan karo Wariyaha, hadii uusan ku qanacsaneyn xukunka xabsiga ah ee lagu riday.
Kiiska Wariye Gurbiye ayaa soo jiitamayey bilihii u dambeeyey, iyada oo markii afaraad saaka la horgeeyey maxkamadda oo ku dhawaaqday go’aankaasi, waxaana wararka ay sheegayaan in xabsiga dhexe loo gudbiyey Gurbiye, kadib xukunka saaka lagu riday.
Guddoomiiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cali Key oo ahaa xoghayaha joogtada ah wasaaradda beeraha, kaas oo lagu aasay magaalada Muqdisho.
Cawad oo wareysi siiyey Shabelle ayaa marka hore tacsi u diray ehellada marxuumka, isagoona Alle uga baryey inuu ka waraabiyo Jannadiisa Firdowso.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu muddo u soo shaqeeyey dalkiisa, islamarkaana uu u geeriyooday xaalado caafimaad oo soo wajahay muddooyinkii la soo dhaafay.
Allaha u naxariisteen Marxuum Maxamed Cali Key ayaa muddo fog ka shaqeynayey wasaaradda beeraha, isagoo haatan xoghayaha wasaaraddaasi.
Haweenay Madowa oo ay Facebook, Youtube iyo Twitter Muqaalkeeda Hawada ka saareen+Sababta?
Dr Stella Immanuel
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada ee caalamka qabsaday muuqaalka haweeney dhakhtarad ah oo u dhalatay dalka Nigeria balse ka hawlgasha Mareykanka, taasi oo ku andacootay inay heshay daawada fayraska corona.
Muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada ayaa koox isugu yeertay inay yihiin “dhakhaatiirta Amerikaanka ee safka hore uga jira la dagaalka corona” oo xiran dharka qafilan waxaa ay sheegeen hadal loo arkay in uu yahay marin habaabin la xiriirta cudurka Corona.
Kooxdan ayaa sheegtay in daawda malaariyada ee hydroxychloroquine ay waxtar u leedahay daweynta xanuunka corona, sidookalena xirashada maryaha gafuurka lagu xirto aanay waxba tareynin.
“Waxaa daawada hydroxychloroquine ku daaweeyay dad gaaraya 300 oo bukaan oo qaba xanuunka corona, daawada waxay leedahay waxtar”, ayay tiri Stella Emanuel oo la hadleysay warbaahinta.
Muuqaalkaas ma uusan yeelanin wax sameynin markii hore balse waxaa lagu baraarugay markii madaxweyne Donald Trump iyo curadkiisa Trump Junior ay arrinkaas ku taageereyn barta Twitter-ka, taas oo keentay in ay si aad ah baraha bulshada u qabsato, laguna baahiyo Facebook iyo Twitter.
Sidoo kale muuqaaladaas ayaa lasoo dhigay barta muuqalaada la dhigo ee Youtube-ka, haseyeeshe saacado kadib waxaa hawada ka saaray shirkadaha Facebook iyo Twitter, kadib markii ay sheegeen inay marin habaabinayaan dadka, aysan waafaqsaneynna shuruucdooda.
Wiilka Trump
Facebook, YouTube iyoTwitter ayaa inta anaay saarin kahor waxaa muuqaalkaas daawatay dad ka badan 17 milyan oo qof.
Madaxweyne Trump ayaa ku andacooday in daawada malaariyada ee hydroxychloroquine ay daweyso corona, taas oo kahor imaneysa tallooyinka caafimmaad ee ilaa iyo hadda lagu dhaqmo.
Khubarada caafimmaadka ayaa sheegay in ilaa iyo hadda aysan heynin wax caddeynaya in daawdaas ay dabiibi karto fayraska adduunka aafeeyay ee ilaa iyo hadda loo la’ yahay dawo rasmi ah.
Trump waxaa kale o uu sheegay in sababta keliya ee loo diidayo daawada Covid19 ay tahay in uu isaga soo jeediyay, balse dadka qaar waxay su’aal gelinayaan aqoonta uu madaxweyne Trump u yeelan karo in uu ogaado waxa daawo u noqon karo xanuunka corona, maadaama saraakiisha caafimmaadka ee ugu sareysa Mareykanka aysan la qabin arrinkaas.
Shirkadda Twiter ayaa sidoo kale curudka Trump ka mamnuucday in uu bartaas wax ku qora muddo 12 saac, taas oo ah ganaaxa muuqaalka uu baahiyay.
Dhakhaatiirta cudurrada faafa ee Mareykanka ayaa ka digay hadalada marin habaabinta ee la xiriirta corona.
Hey’adda cuntada iyo daawada ee dalka Mareykanka ayaa bishii lasoo dhaafay ka digtay isticmaalka daawadaas, kaddib markii ay ogaadeen inay waxyeeleyn karto wadnaha.
Sidoo kale hey’adda caafimmaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in aysan heynin wax caddeyn ah oo muujinaya in daawada malaariyada ay daweyn karto covid19, sidaas darteedna aanan lagu kadsoomin.
Daraasad ay si wadajir ah u soo saareen WHO iyo machadka caafimmaadka ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in dadku ay ka digtoonaadaan isticmaalka hydroxychloroquine oo uu soo jeediyay mas’uulka ugu sareeya Mareykanka.
Hadal heynta ah in daawada Hydroxychloroquine loo isticmaali karo corona ayaa soo shaac baxday bishii Maarso ee sanadkan, xilligaas oo ku doodayay madaxweyne Trump balse su’aal la geliyay sax ahaanshaheeda.
Go’anka ay qaateen shirkadaha baraha bulshada ayaa u muuqda mid lagu dardagelinayo dedaalada looga hortagayo macluumaadka khaldan ee cudurka corona.
Maxaan ka naqaannaa dawooyinkan?
Daawada malaariyada
Mr Trump wuxuu marar badan “wax tarka ay dawadan u leedahay coronavirus” ku sheegay shirarka jaraa’id ee uu ku qabanayay Aqalka Cad, wuxuuna yiri: “Maxay kaa dhibeysaa? isticmaal.”
Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro ayaa isagana sheegay in dawada loo adeegsado Malaariyada ay meel kasta ka shaqeyneyso, inkastoo hadalkaas ay shirkadda Facebook meesha ka saartay, maadaama ay sheegtay inuu hareer marayo sharciga ay kula dagaallameyso faafinta xogta marin habaabinta ah.
Wixii ka dambeeyay hadalkii uu madaxweyne Trump arrintaas ku sheegay dabayaaqadii bishii March, waxaa jiray sare u kac weyn oo lagu soo warramay inuu ku yimid isticmaalka dawada malaariyada ee gudaha Mareykanka, inkastoo dalabkaas uu markii dambe hoos u dhacay.
Kaniinnada ka sameysan maaddada chloroquine-ta waxaa muddo dheer loo isticmaalayay in lagu daweeyo xanuunka ay kaneecada sababto ee malaariyada, si loogu dhimo qandhada iyo kuleyka xad-dhaafka ah, rajaduna waxay tahay inay dawaasi sidoo kale ula tacaali karto faraska dhaliya cudurka Covid-19.
Ciidamada ilalaada kacaanka Iraan ayaa madaafiic ku weeraray wax loo ekeysiiyay markabka qaada diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka.
Falkan ayaa ka dhacay marin biyoodka Xurmuus oo Iran ay horay ugu hanjabtay in ay xiri doonta.
Weerarkan oo u muuqday dhoolatus militari ayay dowladda Iran ugu magacdartay “Nabi Maxamed”.
Warbaahinta Iran ayaa baahiyay muuqaallo muujinaya ciidamada Iran oo gantaalo ka tuuraya diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah iyo madaafiicda goobta.
Militariga Iran oo madaafiic ku ridaya bartilmaameed la jilay
Balse ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in ay ka warheleen madaafiicda ay Iran riday, taas oo keentay in heegan la geliyo ciidamada Mareykanka ee jooga saldhigyada bariga dhexe.
Wuxuu u mquuday mid lagu cabsi gelinayo ciidamada Mareykanka ee inta badan adeegsada marinka Xurmuus.
“Ciidamada badda ee Mareykanka waxay sameyeen dhoolatus is difaacid ah, waxaana ka wada qeybgalay saaxiibadeen, taas oo sare u qaadeysa ammaanka maraakiibta mara badda, halka Iran ay sameneyso dhoolatus duulaan ah oo ay isku dayeeso in ay nagu cabsi geliso,” ayuu yiri Rebecca Rebarich oo ah afhayeenka ciidmada badda Mareykanka ee ku sugan Baxrayn.
Wuxuu intaa ku daray in waxa Iran ay qaaday ay tahay “mid mas’uuliyad darro ah oo aanan laga fiirsanin”.
Sidoo kale, Wasaradada gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in ay heegan gelisay ciiamadeeda ku sugan saldhigyada ay ku leedahay Imaraatka iyo Qatar
Arrinkan ayaa dhacay xilli ay xiisad u dhaxeyso Mareykanka iyo Iran, waxaana maalma kahor xukuumadda Tehran ay diyaaradaha mareykanka ku eedeysay handadaad lagu sameeyay diyaaradaha xamuulka Iran ee taga dalka Suuriya.
Madaafiicda-goobta ayaa sidoo kale lagu riday
Askarta Iran oo dusha uga degay markabka loo ekeysiiyay midka Mareykanka
Ilaa iyo hadda lama sheegin waxa sababay arrinkan oo u muuqda mid lagu cabsi gelinayo ciidamada Mareykanka.
Markabkan oo loo ekeysiiyay kan maraakiibta iyo diyaaradaha xambaara ee Mareykanka ee inta badan kormeera marinka Xurmuus, waxaana ka muuqday diyaaradaha kuwa dagaalka oo dhinacyada ka saaran.
Marinkaas ayaa udub dhexaad u ah inta badan maraakiibta shidaalka ee caalamka oo mara halkaas
Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa la ogaaday in dowladda Soomaaliya ay warqad laga qariyay saxaafadda u dirtay dhigeeda Kenya, waxeyna aheyd codsi ku saabsan xad gudubyada dhanka hawada.
Sida ay ogaatay Caasimadda Online, warqadaas waxaa la diray 13-kii bishii lasoo dhaafay waxaana si gaar ah diirada loogu saaray dhacdo 9-kii June ay ku lug yeelatay diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo ku sumadan 5YDMZ.
Sida gadaal laga ogaaday diyaaradda waxey ka duushay Muqdisho iyadoo sheegtay iney qof xanuunsan kasoo qaadi doonto magaalada Af-Madow ee ka tirsan gobolka Jubada Dhexe.
Ilo wareedyo ayaa sheegay in diyaaradda ay dib ugu laabatay Kenya kadib markii ay soo galiyeen gayiga Soomaaliya qaadka, waxaana la helay xog ku saabsan iney damiyeen aaladaha lagala socon lahaa halka ay marayaan.
Warqadda ay dowladda Soomaaliya u dirtay dhigeeda Kenya waxaa looga codsaday iney shaqada ka ceyriso labadii duuliye ee waday diyaaradii xad-gudubka sameysay.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta lix bilood oo xabsiya ku xukunta weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ka tirsan idaacadda Goobjoog.
Xukmane Gurbiye oo sida Maxkamaddu sheegtay lagu helay Tebinta warar been abuur ah ayaa sidoo kale lagu ganaaxay shan Milyan oo shilin Soomaali ah.
Warka la sheegay in uu tebiyay Suxufigaas ayaa la xiriiray in Madaxweyne Farmaajo si shakhsi ah u qaatay qalabka ventilator-ka ee loogu tala-galay dadka Neeftu ku dhegto.
Ururrada u dooda xuquuqda suxufiyiinta ayaa cambaareeyey xukunkaas oo ay ku tilmaameen mid xadgudub ku ah xorriyatu qowlka.
Sida ay diblomaasiyiin u dhuun daloola arimaha geeska Africa iyo dalalka Carabtu ay u xaqiijiyeen shabakada Qarannews, waxa dhawaan ay dawlada Sucuudigu xafiis ganacsi iyo mid siyaasadeedba ay doonaysaa in ay ka samaysato ama furato caasimada Somaliland ee Hargeysa, waxna baryahii u danbeeyay isi soo taraaya xiisaha iyo xidhiidhka ay dawlada Sucuudigu la soo samynayso Somaliland iyada oo ay Somaliland gaadhay xili aan indhaha laga qarsan karin.
Arintani ayuunbaa ku soo beegantay xili ay dawlada Imaaraadku ay sii xoojisay xidhiidhka wada shaqayneed ee ay la leedahay Somaliland taasi oo dawlada Imaaraadku ay ogolaatay in dalkeeda lagu gali doono Passprt-ka Somaliland sidoo kale ay aqoonsatay shahaadada dugsiyada sare ee Somaliland, oo dalkeeda wax barasho lagaga sii wadi karo ama lagaga shaqaysna karaba iyada oo sidoo kale ay Somaliland xafiiskeeda Imaaraadka ay dardar galin hor leh ku samaysay taasi oo soo jiidatay dawlada Imaaraadka.
Dhanka kalena waxa jira dawalada Itoobiya ayaa xoojinaysa xafiiskeeda Hargeysa ay ku leedahay iyada oo wararka ka soo baxaay Adisababa ay sheegayaan in ay Somaliland u diri doonaa safiir buuxa oo ka darjo sareeya kuwii hore u joogi jiray, kadib markii ay dhawaan dalka yimaadeen wafti heer sare ah oo ka socda dalka Itoobiya waftigaasi ayaa ka duwanaa wufuudii hore u iman jirtay dalka oo aan iyagu booqan jirin xafiiskooda Hargeysa hase ahaatee waftigii u danbeeyay ee dalka yimid waxa ay mudo ku sugnaayeen oo booqdeen xafiiskooda Hargeysa kadib markii ay dawlada Somaliland la kulmeen.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).
Kulanka oo ka dhacay guriga uu Muqdisho ka dagan yahay Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa labada mas’uul waxa ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan marxaladda adag ee lagu jiro xilligan kala guurka ah, kadib go’aankii Golaha Shacabka.
Sidoo kale labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay wada shaqeyn dhex-marta Galmudug iyo gobolka Banaadir.
Wararka qaar ayaa sidoo kale sheegaya in Madaxweyne Qoor-Qoor iyo guddoomiye Cumar Filish ay ka wada-hadleen arrimo ku aadan shirarka Dhuusamareeb iyo sidii maamulka gobolka Banaadir uu qeyb uga noqon lahaa shirka kale ee lagu ballasan yahay.
Duqa Muqdisho ayaanan ka qeyb-gali wejiga koowaad iyo midka labaad shirarkii ka dhacay caasimada Galmudug ee madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada.
Si kastaba ha’ahaatee Madaxweynaha Galmudug oo maalin ka hor soo gaaray Muqdisho ayaa bilaabay kulamo siyaasadeed isagoo olole uu ugu jiray in beeshiisa la siiyo kursiga ra’iisul wasaaraha cusub ee la magacaabayo, kaas oo bedalay, Xasan Cali Khayre.
Mogadishu (HOL) - The U.S. has not compensated families killed in its airstrike in Somalia despite admitting civilian killings, Amnesty International has said.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dr Xasan Sheekh Cali (Iimaam) oo ka ka mid ah aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is-bedalka siyaasadeed ee dhacay, kadib go’aankii Golaha Shacabka.
Xasan Sheekh Cali ayaa eedeymo culus dusha uga tuuray madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), wuxuuna sheegay in Madaxweynuhu uu doonayo inuu iska leexiyo fashilka ku yimid doorashada iyo xaaladda guud ee dalka.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu Madaxweynuhu rabo inuu dhammaan wixii dambi ah u saariyo, ra’iisul wasaarihii la riday ee Mudane Xasan Cali Khayre.
“Wax alla wixii uu tirinayay Mursal oo uu dhahayay Kheyre ku fashilmay, ee Farmaajaa ku fashilmay, wuxuu rabaa sidii kuraastii la xawilayay wixii dambi ah in Kheyre dusha ka saaro, dadka Soomaaliyeed waa og yihiin weyna garan karaan Kheyre ma ahan cida fashiltay ee waa Farmaajo sababta waxay tahay asal ahaan Soomaaliya ma dooran Khayre ee waxaa la doortay Farmaajo.” ayuu yiri Dr Xasan Sheekh Cali.
Dhinaca kale wuxuu shaaciyey in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) uu damacsan yahay muddo kororsi iyo in loogu daro muddo 2 sano ah.
“Fashil dhamaantiis inuu Xasan Cali Kheyre u saariyo ayuu rabaa, asigana uu cusub yahay oo uu hadda u dhashtay, labo sano uu rabo in loogu daro ee ma ahan 2 sano waa 20 sano ayuu doonayaa.” ayuu sii raaciyey hadalkaasi Dr Xasan Sheekh Cali.
Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo si aad hoggaanka xisbiyada mucaaradka ay uga digayaan inay dib u dhacdo doorashada 2020/2021, si looga gaashaanto muddo kororsi.
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay kiiska Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo dhowr jeer la horgeeyey maxkamaddaasi, kadib markii loo soo jeediyey edeymo culus oo isaga ka dhan ah.
Garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir ayaa sheegay in Wariyaha lagu helay qodobka 368 ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo ku saabsan faafinta warar been abuur ah.
Sidoo kale wuxuu ku dhawaaqay in lagu xukumay lix bilood oo xarig ah iyo gacanaax lacageed oo dhan 5 milyan oo shilin Soomaali ah.
Maxkamadda ayaa sidoo kale sheegtay inuu racfaan qaadan karo Wariyaha, hadii uusan ku qanacsaneyn xukunka xabsiga ah ee lagu riday.
Kiiska Wariye Gurbiye ayaa soo jiitamayey bilihii u dambeeyey, iyada oo markii afaraad saaka la horgeeyey maxkamadda oo ku dhawaaqday go’aankaasi, waxaana wararka ay sheegayaan in xabsiga dhexe loo gudbiyey Gurbiye, kadib xukunka saaka lagu riday.
Dhanka kale qaar ka mid ah ururada u dooda saxaafadda ayaa ka soo horjeestay go’aanka maxkamadda, iyaga oo sharci darro ku tilmaamay.
Si kastaba ha’ahaatee Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah tafaftiraha Goobjoog FM ayaa horey waxaa loo sheegay inay soo eedeysay Villa Soomaaliya, kadib markii uu warbixin xasaasi ah oo ku aadan sida loo xakameeyey Covid-19 uu ka qoray dowladda Somalia.
Wasiirka ayaa sheegay in u jeedka safarkooda uu la xiriiro barnaamijka Baxnaano ee lagu taageerayo dadka danyarta ah uu ka socdo dhammaan dowlad goboleedyada dalka, kaas oo sanadkaan la daah furay.
Wasiir Sadiiq ayaa sidoo kale sheegay in dowladda fedraalka Soomaaliya taageero dhaqaale oo soo kabasho ah siineyso muwaadiniinta uu saameeyay Ayaxa ku habsaday qeybo badan ka mid ah dalka.
“Waxaa kalo sharaf inoo ah Dowladda Soomaaliya inay taageerro dhaqaale oo soo kabasho ah siinayso Muwaadiniinta uu saameeyay Ayaxa ku habsadday qaybo ka mid ah Dalka, arrintan oo qayb ka ah socdaalka Baydhabo”ayuu yiri wasiir Warfaa.
Barnaamijka baxnaano ayaa waxaa daahfuray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Farmaajo 18 bishii April ee sannadkan 2020ka, waana barnamij la sheegay in lagu taageerayo shabacka Soomaaliyeed kuwooda danta yar.
MOHAMMED BASHE HAJI HASSAN: AN AUTHOR WHO REVITALISED THE SOMALI LANGUAGE
in News - Wararka
Posted
The sudden death of Mohamed Bashe Hassan ( 1963-2020) left a vacuum in the promotion of Somali language and literature. Born in 1963 at Maygaagle village in Togdheer, Mohammed Bashe was enrolled at a Koranic school before his family moved to Hargeisa where he started his primary schooling at Biyodha’ay Primary School and Farah Omaar Secondary School, both in Hargeisa.
Early eighties before he turned twenty he had joined Somali National Movement, an armed opposition front against the former military regime. His budding journalistic talent landed him a job with Halgan, a Somali language radio for Somali opposition forces, then based in Addis Ababa.
In 1987 Bashe was awarded a scholarship to study journalism at Charles University in Prague. In 1992 he graduated with a Masters in Journalism and Mass Communication.
Mid 1990s Mohammed settled in London where, in 1999, he had become a well-regarded columnist for the Hargeisa-based Jamhuriya, the first Somali language newspaper to launch a weekly edition in London. His columns touched on current political issues and were fun to read not only for salience of issues but also for Bashe’s flair for using Somali language for political commentary or literary criticism.
Bashe was a Somali language wordsmith who graduated from writing columns to writing books and presenting TV programmes. Early 2000s Bashe wrote his first book, Hal Ka Haleel, a critical study of the literary works of the Somali poet and playright Mohamed Ibrahim Warsame ( aka Hadrawi). The book paved the way for the other works by different writers who had written critical works on Somali poets and playwrights. More importantly, Bashe blazed the trail in Somali diaspora publishing when publishers and distributors of Somali language books were non-existent.
Mohamed ventured into business but had not lost sight of his obligation to promote the Somali language publishing. He wrote four other books that constitute a remarkable oeuvre that generations of Somalis will read with interest. Guri Waa Haween ( Home means Women ) on the central role of women in the Somalia society; Hal Aan Tabayay ( One I Have been missing ), an anthology and commentary on the poems of the late Haji Adan Afqallo’; Hal Tisqaaday ( Poetry that has caught on) on the poetry and plays of the Ali Sugulle, and Afka Hooyo Waa Hodan: Hodantinimada af Soomaaliga ( Somali Language is Rich ).
The legacy of Mohammed Bashe Hassan will continue to inspire Somali writers whose work sustains the vitality of the Somali language at a time the Somali nation is still grappling with the effects of state collapse and its impact on all aspects of the Somali culture.
© Puntland Post Monthly, 2020
The post MOHAMMED BASHE HAJI HASSAN: AN AUTHOR WHO REVITALISED THE SOMALI LANGUAGE appeared first on Puntland Post.