-
Content Count
213,269 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Posts posted by Deeq A.
-
-
-
-
President Deni will not temporarily hand over presidential duties while campaigning in Mogadishu.
Garowe (PP News Desk) — The President of Puntland State of Somalia Said Abdullahi Deni harbours ambition to become the next President of Somalia, but it is not as intense as the declaration of his candidacy unveiled three weeks ago.
He seemed to have been following in the footsteps of founding President of Puntland Abdullahi Yusuf Ahmed, who sought Somalia’s highest office while still in power at his enclave. Puntland Finance Minister Hassan Shire Abgal today told the local media that President Deni would return to Puntland to resume his duties “if he fails to win the Somalia Presidency”.
“We have a mandate. President Deni will not resign while campaigning in Mogadishu. People can hold us accountable once we leave the office” said Shire, to drive home the point that in Puntland leaders evade accountability while in power.
Commentators have interpreted Shire’s intervention as hint about Deni who “scaled down his ambition” to unseat the incumbent President Mohamed Abdullahi Mohamed. “President Deni does not seem to be contesting [Villa Somalia]. He is boosting election chances people who had undermined Puntland. People of Puntland State are aware that Deni has no a political ambition beyond antagonising President Farmaajo” tweeted Mohamed Baldho.
President Deni reportedly summoned federal MPs and Senators from Puntland to instruct them on how to vote and who to vote for if he gets eliminated in the first or second round of the voting.
© Puntland Post, 2022
The post Puntland President “Scales Down” Ambition to Become Somalia’s Next President appeared first on Puntland Post.
-
-
-
Jowhar (Caasimada Online) – Korneyl Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) oo ahaa sarkaalkii hoggaaminayey ciidankii ugu badnaa ee Badbaado Qaran ee sanad ka hor Farmaajo ka hor istaagay mudo kororsiga ayaa galabta loo doortay Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.
Si weyn ayaa loo soo dhaweeyey guusha sarkaalkaan oo sanadkii ugu dambeeyey awoodiisa isugu geeyey in dalku uu doorasho aado, wuxuu hoggaaminayey ciidankii ugu badnaa ee Muqdisho dhanka waqooyi ka soo galay markii Farmaajo uu labo sano ku darsaday xukunka 12-kii April 2021.
Dadka guushiisa ka falceliyey waxaa ka mid ah xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Kooramkii Badbaado Qaran uu galabta soo buuxsamay kadib markii Jowhar lagu doortay Col. Cusmaan Xaadoole.
Waxaa sanadkaan baarlamaanka ku soo biiray inta badan saraakiishii iyo masuuliyiintii kale ee sida tooska ah uga hor yimid mudo kororsigii Farmaajo, wuxuuna Taliye Xaadoole galabta ku guuleystay mid ka mid ah kuraastii ugu loolanka adkaa HirShabeelle ee HOP106, isagoo wareegii koowaad 56-cod uga guuleystay afar musharax oo kale.
Guushiisa kadib waxaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, wuxuuna ugu hambalyeeyay guusha uu galabta gaaray, isagoo kula dardaarmay u shaqeynta bulshada Hirshabeelle iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Korneyl Xaadoole oo kasoo jeeda beesha Mataan Cabdulle ee Wacbuudhan Abgaal ayaa ahaa sarkaal awood badan ku dhex leh qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka oo ka howlgasha gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ee HirShabeelle, wuxuuna mudo dheer ka soo mid ahaa hoggaanka qeytaas.
Waxa uu ku biirayaa xubno kale oo ka mid ahaa saraakiisha Badbaado Qaran oo baarlamanka soo galay, kuwaas oo ay ka mid yihiin Jeneraal Saadaq John, Korneyl Abuukar Jacfar, Sanetor Muuse Suudi iyo masuuliyiin kale oo u badan xildhibaano horay ugu jiray baarlamaanka.
Doorashada Colonel Xaadoole ayaa ka dhiggan in baarlamanka uu soo galay xubin kale oo aad ugu dhow mucaaradka madaxweyne Farmaajo. Waxay sidoo kale tani ka dhigan tahay inay kordheen saraakiisha ciidan ee ku jira baarlamankan 11-aad oo noqday kii ugu badnaa oo ay soo galaan saraakiil ciidan.
Kadib guusha Xaadoole ayaa waxaa rasaas xooggan oo dabaal deg ah galabta is qabsatay inta badan waqooyiga Muqdisho iyo magaalada ay doorashadu ka dhacday ee Jowhar, ayadoo aad loosoo dhoweynayo guusha Korneyl Xaadoole.
The post Sawirro: Guusha Korneyl Xaadoole oo si weyn looga falceliyey appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Wararka PP) — Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa foodda inagu soo haysa. Haddii uu Cabdirashiid Xiddig guuleysto ama haddii uu guuldarraysto wax isbeddel ah kuma dhacayo murrashaxnimada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xiddig wuxuu lama-filaan ku noqday Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo dhiggiisa Jubaland, Axmed Madoobe, ka filayay inuu hor istaago isa soo sharrixidda Xiddig, oo hadduu noqdo Guddoomiye Baarlamaan keeni kara in Deni waayo fursadda uu ku noqon karo Ra’iisal Wasaare haddii isaga iyo Farmaajo laga guuleysto.
Himilada Xiddig waxaa hor istaagi kara tartame ka socda beelaha kale. Isa soo sharrixidda Xiddig waa u fursad Madaxweyne Farmaajo oo bartilmaameed u ah Deni waayo Madaxweynaha Puntland wuxuu ololihiisa ku qoobxiray dhaqdhaqaaq xilka lagaga qaadayo Madaxweyne Farmaajo. Codadka seddex beelood (aan ahayn beelaha isu dhiibka siyaasadeed ku soo jiray) badankood, oo 60% ah, ayuu Farmaajo ku dadaalayaa inuu helo. Waxqabadkiisii shantii sano ee la soo dhaafay ayaa u ah barnaamij siyaasadeed dadban.
Madaxweyne Farmaajo wuxuu la tartamayaa laba madaxweyne hore iyo murrashixiin kale.
Madaxweyne Farmaajo wuxuu sameeyay isbahaysi xubnahiisu arkeen inay codkooda ku heli karaan muuqasho siyaasadeed. Fursadaha shaqada iyo dhaqaalaha ay heleen seddexda beelood aan ilaa hadda ku kaltamin labada xafiis ee fulinta way kordheen marka la barbardhigo fursadaha ay heleen muddo xileedkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
Labada Madaxweyne hore waxay Jubaland iyo Puntland u arkaan bahwadaag siyaasadeed, ka sokow ka kala mid ahaanshaha laba qowlaysato siyaadadeed — Damuljadiid iyo Aala Sheekh. Haddii midkood uu talada ku soo noqdo shaqada ugu horreysa uu ku dhaqaaqayo waa kala dhantaalidda isbahaysiga siyaasadeed uu Madaxweyne Farmaajo sameeyay iyo maamullada aad ugu dhow isaga — Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.
Rajadii dad badan sida Jeneraal Indhacadde iyo Cabdikariim Guuleed ay qabeen oo ah in laga reebo Madaxweyne Farmaajo tartanka way sii yaraatay. Maxay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif u soo bandhigi karaan beelaha metelaaddoodu sare u kacday shantii sano ee la soo dhaafay? Labadoodu midna ma laha ku tiirsanaan la’aanta cudud beeleed oo uu Farmaajo ku caanbaxay. Ra’iisal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh kaga dhow beelaha uu Farmaajo isku hallaynayo inkastoo Kheyre ka mid yahay Midowga Murrashixiinta.
Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku tartamayaa barnaamij siyaasadeed ku duulaya baalasha fursadihii siyaasadeed iyo dhaqaale uu u abuuray beelo ku dulmanaa awood-qeybsiga. Beelahaasi ma doonayaan inay ku noqdaan muuqasho la’aantii siyaasadeed. Damuljadiid iyo Aala Sheekh waxay aad ugu tashanayeen Deni oo si lama-filaan ah ugu soo biiray murrashixiinta u tartamaysa guriga Soomaaliya looga taliyo. Dhisidda ciidammada, tirtiridda mushaarradii la siin jiray askarta aan jirin iyo shaqaalaha rayidka dhowrka magac ku mushaarqaadan jiray ayaa ah guulo siyaasadeed oo uu Madaxweyne Farmaajo sheegan karo.
Madaxweyne Farmaajo wuxuu taageerayaa hab federaal aan wiiqayn awoodda dowladda dhexe, halka Madaxweynaha Puntland u xusulduubayo dhidabbo u aasidda hab federaal awooddiisu ay maamul federaaleedyadu dheelli-tirayaan. Wuu ku guuleystay wajiga kowaad ee barnaamijkiisa siyaasadda: waa hoggaamiyaha keliya oo si toos ah ula soo baxay xildhibaannada iyo senatarrada lagu doortay Puntland sanadkan, inkastuu gebi ahaanba wiiqay geeddi-socodka dimuqraaddiyeynta kaddib doorashooyinkii tijaabada ahayd ee dowladaha hoose. Waa iimo siyaasadeed uu Madaxweyne Farmaajo ka faa’iideysan karo.
© Puntland Post, 2022
The post Sida Madaxweyne Farmaajo ugu dadaalayo helista codadka ugu badan ee xildhibaannada appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha mudo xileedku ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan Madaxtooyada kula qaatay Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee baarlamaanka cusub.
Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed (Dhabancad) guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo isna ah guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Aqalka Sare ayuu ugu horeyn Farmaajo ugu hambalyeeyay masuuliyadda qaran ee loo igmaday.
“Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee BFS sida habsamida leh ee ay u fureen Kulanka 1aad ee Kalfadhiga 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo Alle uga baryey in uu ku garab galo gudashada waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday,” ayaa lagu yiri qoraal ay Villa Somalia ka soo saartay kulankaas.
Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, “Dhankooda, labada Guddoomiye ayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mahadceliyey kulanka, iyaga oo hoosta ka xarriiqay sida ay uga go’antahay dardar galinta doorashooyinka dalka.”
The post Sawirro: Farmaajo oo caawa Villa Somalia ku qaabilay guddoonka KMG ah ee BF appeared first on Caasimada Online.
-
Somalia’s newly elected parliament convened for the first time on Saturday, bringing the war-ravaged nation a step closer to completing the drawn-out process of appointing a new president.
Elections in Somalia follow a complex indirect model, whereby state legislatures and clan delegates pick lawmakers for the national parliament, who in turn choose the president.
Nearly 300 lawmakers were sworn in Thursday- already more than a year behind schedule- after a chaotic voting process that has been undermined by deadly violence and a power struggle between the current president and the prime minister.
International partners- including the United Nations, the African Union mission in Somalia, the European Union and a host of foreign governments- have welcomed the development.
Saturday’s parliamentary session set the ball rolling for the election of speakers for the lower and upper houses before they sit to choose a new president.
A date for choosing the new president has yet to be set.
The parliamentary elections should have been completed before President Mohamed Abdullahi Mohamed’s term expired in February 2021.
But political infighting stymied the process and the president’s mandate expired without a vote taking place.
Mohamed, better known as Farmajo, tried to extend his rule by decree but faced protests and violent opposition in Mogadishu, where rival political factions fought on the streets.
Under pressure from the international community, he appointed Prime Minister Mohamed Hussein Roble to seek consensus on a way forward but disagreements between the two men hindered progress.
The bitter spat between Roble and Farmajo stoked fears of further instability in the Horn of Africa country, which is battling a decade-long Islamist insurgency and the threat of famine.
Some parliamentary seats still remain unfilled but sufficient lawmakers have been sworn in to move the election process forward. So far, 298 legislators have taken the oath of office, from a possible 329 members for both houses.
Somalia has not held a one-person, one-vote election in 50 years.
The post Somalia lawmakers prepare to elect new president, amid power struggle and violence appeared first on Caasimada Online.
-
Ten journalists have been arrested and detained in Hargeisa, the capital of Somaliland, the self-declared independent region of Somalia, for covering an attempted jail break.
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), reported on Friday that the journalists who all work for local independent media organisations, were arrested for covering a daring attempted prison break on Wednesday in Hargeisa.
The Hargesia prison is a high security facility in the city where more than 150 criminal and terror convicts are being held.
A group of the detained men reportedly attempted to escape, leading to a fierce battle and in the ensuing clash with the police, media stations got wind of the melee and sent out reporters to cover the incident.
“The ten journalists were arrested as they covered a standoff between inmates and guards at the Hargeisa Central Prison where a riot broke out after prisoners started hurling stones at the guards,” NUSOJ said in the statement by Secretary-General Omar Faruk Osman.
“Reinforcements were called in and journalists from different media responded to the ensuing commotion that saw the guards open fire, to quell a protest by the inmates who were armed with stones,” Osman added.
According to the group, the police, following up on the arrest of the journalists, raided the independent Horn Cable TV headquarters in Hargeisa in efforts to prevent broadcasts on the events at the prison.
NUSOJ published a list of journalists it said were still in detention and demanded their urgent release, which included local MM TV journalist Mohamed Ilig and Hassan Gallayr, a BBC Somali service reporter.
Others included Niciima Abdi (Caroodeg Media), Ahmed Mahmud (Saab TV), Aydaruus Mahamed (Goobjoog online news site), Ahmed Shimali of HCTV, Mahamed Faan of MM TV and Ahmed Samraawi of Bulsho TV.
But in defence of the clampdown on the media, the Commander of Somaliland Prison Corps, General Ahmed Awale Yusuf, claimed that the affected journalists had shared false news.
“There are people who misinformed the public about the small incident that happened at the prison,” Gen Yusuf told the media.
“We hold them accountable, and we will not allow such people to go unpunished,” he added.
Slamreportsafrica
-
Ururka saxafiyiinta Solja ee ka dhisan Somaliland ayaa war kasoo saaray xarigga tiro saxafiyiin ah, kuwaas oo xiran maalintii afaraad, waxaana qoraal kasoo baxay lagu sheegay in xalaado caafimaad ay wanaagsan tahay, marka laga reebo Maxamed Cabdi Sheekh oo laga soo sheegayo xaaladda caafimaad darri CID-da lagu dabiibayo.
Agaasimaha guud ee warbaahinta Goobjoog Xasan Maxamuud Maxamuud ayaa ka dalbaday Somaliland in ay sii daayaan dhammaan weriyeyaasha xiran isaga oo intaa raaciyay in Goobjoog aad uga welwelsan tahay xaladda weriye Caydaruus Maxamed Axmed, isagoo rajeyneyay inuu xoriyaddiisa helo sida uga dhaqsiyaha badan.
Halkaan Ka Akhriso qoraalka ururka
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, oo ka mid ah xildhibaanada kasoo galay Jubaland ayaa ku dhowaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baaralamanka Soomaaliya.
Musharaxnimada Xidig, oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, ayaa leh cawaaqib siyaasadeed oo wax ka beddeli kara nidaamka awood qeybsiga Soomaaliya, oo beesha Daarood ay ka hesho xilka madaxweynaha ama ra’iisul wasaaraha, taasi oo saameyn karta Farmaajo iyo Saciid Deni.
Sida laga soo xigtay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan madaxtooyada Puntland, go’aanka Xidig ayaa lama-filaan ku noqday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay aad isugu dhow yihiin madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.
Musharaxnimada Xidig ma ahan mid la dhayalsan karo, wuxuuna awoodaa inuu xilkan kusoo baxo, isaga oo sidoo kale 2016-kii doorashadii dhacday ka helay codad badan oo lama filaan ahaa.
Xilligan waxaa intaas dheer in Koonfur Galbeed aysan dooneyn xilka guddoomiyaha golaha shacabka, sidaas darteedna ay suurta-gal tahay in Lafta-gareen oo gacanta ku haya xildhibaanadiisa uu ku riixo inay u codeeyaan Xidig.
Dhanka kale, Deni ayaa rumeysan in Xidig ayaa gadaal ka riixayaan Midowga Musharaxiinta oo ka careysan ballamadii uu uga baxay Deni, sida laga soo xigtay xubno xog ogaal ah.
“Xiddig waxaa wata Midowga Murrashixiinta oo aaminsan in Deni uga baxay ballantii ahayd inuu midkood dhisi doono si uu isagu u noqdso Ra’iisal Wasaare ama soo xulo qofka noqonaya,” ayuu yiri xog-ogaal siyaasadeed oo Muqdisho ku sugan.
Wuxuu sidoo kale intaas ku daray in murrashaxnimada Xiddig ay shaki ka dhex abuuri doonto Deni iyo Axmed Madoobe.
Axmed Madoobe ayaa horey Deni uga ballan-qaaday in qof ka socda Jubaland aanu xilkaas isku soo tagai doonin, si gaar ahna Xidig oo mar kasta la rumeysnaa inuu damac noocan ah ku jiro.
La-taliyayaasha Saciid Deni ayaa hadda ka fekeraya sidii ay u dejin lahaayeen istaraatijiyad ka hortagaysa inuu Xiddig ku guuleyso kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
“Deni wuxuu farayaa xildhibannada uu soo saartay inay u codeeyaan qof kale. Taasi waxay yaraynaysaa fursadda uu Xiddig ku noqon karo Guddoomiye baarlamaan,” ayuu yiri ilo-wareed xog ogaal u ah arrintan.
Si kastaba, wax kasta waxay ku xiran tahay waxa uu damacsan yahay Lafta-gareen, waxaana haddii uu si buuxda u taageero Xidig aad suurta-gal u ah inuu guuleysto, maadaama sidoo kale Hawiyaha iyo Dir ayagana ay taageeri doonaan.
The post Xog: Deni oo rumeysan inay taako u dhigeen Midowga Musharaxiinta, sidoo kalena ka shakisan Axmed Madobe appeared first on Caasimada Online.
-
Magaalada Jowhar ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa maanka lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad , kaas oo tirsigiisu yahay HOP#106, oo deegaan doorashadiisu yahay Jowhar waxaana ku guulaystay Kornel Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole.
Kursiga oo ahaa mid lagu tartamay ayaa waxaa ku loolamay laba musharrax oo kala ah Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole iyo Yaxye Abuukar, waxaana 56 cod oo ah codadkii Ergada kusoo baxay Kornel Cismaan, musharraxii la tartamay uu dhankiisa helay 25 cod, sida uu ku dhawaaqay guddiga doorashooyinka.
Xildhibaan Cismaan ayaa waxaa kursiga uu ku guulaystay uu kamid yahay kuraas ka harsan golaha shacabka oo wali aan laga soo dooran deegaannada maamulka Hirshabeelle, waxaana la filayaa in dhowaan uu soo gaaro Muqdisho si loogu dhaariyo kamid xildhibaannimada Baaralmaanka 11-aad iyo qaadasha Shahaadada FEIT.
Goobjoog News
-
Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta doortay guddiga qabanaya doorashada guddoonka oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, guddigaan la doortay ayaa ka kooban 6 xubnoon, kuwaas oo laga xulay mudanayaashada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka 11-aad.
- Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed (Koonfur galbeed)
- Senator Saciiid Cabdi Xuseen (Somaliland)
- Senator Farxaan Cali Xuseen (Puntland)
- Senator Samsam Daahir Maxamuud (Galmudug)
- Senator Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan (Jubbaand)
- Senator Samsam Cabdullaahi Axmed (Hirshabeelle).
-
The Hal-abuur start-up competition is officially kicked off today at the Premier Bank’s Tower at Maka Al-Mukarama Street, Mogadishu. Premier Bank has launched today its first Hal-abuur start-up venture competition in Mogadishu, benefiting and giving a golden opportunity to students with entrepreneurial abilities from Mogadishu universities.
Head of Business of Premier Bank, Abdishakur Afrah said, “31 contestants have applied for the competition, the bank appointed a committee to conduct a preliminary assessment and finally 12 students with bright business ideas from 10 universities were chosen and they compete and exhibit their business initiatives on the stage today.’’
Premier Bank Head of Public Relations, Ahmed Nur Mohamed stated that the competition will be broadcast in the media. He also mentioned that Premier Bank will reward the top three students with Excellency, amount of money of $ 21,000. The first winner with $9,000, the second winner will receive $7,000 and the third winner will also earn $5,000.
The head of Public Relations said that the bank would facilitate and work on holding such programs in Mogadishu every year. He calls on the university students who have not had the opportunity to participate in the competition this year to get prepared for the programs that will be held in the coming years. Ahmed Nur stressed that the bank is committed to funding fairly the successful competitors.
It’s noteworthy that Premier Bank is holding such competition in Hargeisa, Somaliland for the fifth year in a row.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qoraal u diray Maxkamadda Sare ee dalka ayaa ayiday hakinta lagu sameeyey kursiga HOP086 ee Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ay hakinta kursiga HOP086 u mareen habraacii saxda ahaa ee loogu talagalay habraaca fulinta doorashada dadban.
Xafiiska ayaa sidoo kale difaacay awoodda iyo sharciyadda guddiga doorashada, wuxuuna sheegay in gudidga ay awooddiisu tahay inuu mas’uul ka yahay guud ahaan kormeerka hannaanka doorashada iyo xaqiijinta inay si isku mid ah u dhacdo hannaanka doorashadu iyo dabagalkaa fulinta hannaankii lagu heshiiyay ee qabsoomidda doorashada.
Xafiiska ayaa ku gacan sayray sheegashada guddiga doorashada HirShabeelle ee ah in doorashada kursigan loo maray habraacii saxda ahaa.
“Caddeynta ay sheegeen guddiga doorashada HirsShabeelle ma waafaqsana habraaca hirgalinta doorashada dadban, awoodna uma laha in ay iyaga oo doorashada qabtay haddana dhahaan waa sax,” ayuu yiri xafiiska garyaqaanka dowladda.
Waxa kale oo uu xafiiska garyaqaanka sheegay in qabashada doorashada kursiga HOP086 ay khilaafasan tahay habraaca hirgelinta doorashooyinka ee 1 October 2020, ay tahay awoodda guddiga doorashada heer federaal inay kormeerto, hubiso islamarkaana dabagasho habsami u socodka doorashada taasi oo uu khilaafay kursiga HOP086.
Wuxuu sidoo kale diiday awoodda ay guddiga xalinta khilaafaadka, oo kursigan horey u fasaxay, u leeyihiin inay sidaas sameeyaan, isaga oo sheegay in taasi aanay aheyn awooddiisa.
“Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka go’aankiisu ma khuseeyo go’aanada Guddiga GHDHF, sababtoo ah labada guddi waxaa kala hagaya laba habraac oo kala duwan,” ayuu xafiiska garyaqaanka ku yrii qoraalka.
Ugu dambeyn xafiiska garyaqaanka guud ee dowladda ayaa Maxkamadda Sare ka codsaday afar qodob oo kala ah:
1- Inay diiddo cabashada ay dhinaca kale (qareenada Fahad) usoo gudbiyay, maadaama aysan jirin go’aan maamul oo kama dambeys ah oo laga dacwoon karo, si waafaqsan qodobka, Saad, Faqr. 3 (b) ee XNGS 1962.
2- In ay ayiddo go’aannada guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal 2020/2021, ee summaddiisu tahay FEIT/2017/2022, ee tr. 17 Feb 2022, iyo Go’aanka kale ku soo baxay war-saxaafadeed tr. 06 April 2022, kuwaa oo loo gaaray hab-raac iyo hannaan waafaqsan wixii lagu heshiiyay.
3- In maxkamaddu ay go’aan uga gaarto dacwaddan si waafaqsan danta guud, caddaalaadda iyo shuruucda dalka.
4- In ay dhinaca kale saarto kharashka dacwadda si waafagsan qodobka 62 XHMS.
The post Garyaqaanka guud ee DF oo Maxkamadda Sare u gudbiyey jawaabta kiiska kursiga FAHAD YAASIIN appeared first on Caasimada Online.
-
Jowhar (Caasimada Online) – Colonel Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) ayaa ku guuleystay doorashadii adkeyd ee kursiga HOP106 ee beelaha Galmaax Yoonis ee Wacbuudhan Abgaal oo maanta ka dhacday magaalada Jowhar, isaga oo ka adkaaday saddex musharax oo kale.
Colonel Cusmaan Xaadoole, oo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalk, ayaa wareegga koowaad ee doorashada helay 56 cod, isaga oo ka adkaaday musharaxiinta kala ah: Bashiir Maxamed Yuusuf, Fowziya Sheekh Cali Maxamuud iyo Yaxye Abuukar Aadan.
Afarta musharax ayaa cododka u kala helay sidan
1. Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole 56
2. Bashiir Maxamed Yuusuf 20
3. Fowziya Sheekh Cali Maxamuud 0
4. Yaxye Abuukar Aadan 25Colonel Cusmaan Xaadoole, oo kasoo jeeda beesha Mataan Cabdulle, ayaa lagu xusuustaa inuu hoggaaminayey ciidankii Badbaado Qaran ee soo galay Waqooyiga Muqdisho, kuwaas oo halkaas ka galay dagaal horseeday in laga laabto muddo kororsigii madaxweyne Farmaajo.
Waxa uu ku biirayaa xubno kale oo ka mid ahaa saraakiisha Badbaado Qaran oo baarlamanka soo galay, uuna ka mid yahay Jeneraal Saadaq John.
Doorashada Colonel Xaadoole ayaa ka dhiggan in baarlamanka uu soo galay xubin kale oo aad ugu dhow mucaaradka madaxweyne Farmaajo. Waxay sidoo kale tani ka dhigan tahay inay kordheen saraakiisha ciidan ee ku jira baarlamankan oo noqday kii ugu badnaa ee ay soo galaan saraakiil ciidan.
Kadib guusha Xaadoole ayaa waxaa rasaas xooggan oo dabaal deg ah laga riday inta badan waqooyiga Muqdisho, ayada oo aad loogu soo dhoweynayo guusha Colonle Xaadoole.
The post Korneylkii hogaaminayey Badbaado Qaran, Xaadoole oo xildhibaan loo doortay appeared first on Caasimada Online.
-
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Askar ka tirsan ciidamada Galmudug ayaa isku dilayKoontaroolka Faarax Koone ee magaalada Dhuusomareeb, sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal.
Askari ka tirsan ciidanka Booliska ayaa dilay askari kale xilli uu hurday, waxaana la sheegay in markii ay kusoo baxeen askartii kale ee ciidanka dowladda uu isna isla goobta isku dilay.
Askartaan ayaa ka mid ahaa kuwii dhawaan laga qaaday magaalada Muqdisho ee la geeyay magaalada Dhuusamareeb, si ay u taageeraan maamumlka Axmed Qoor Qoor.
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay billaabeen baaritaano ku aadan sida ay u dhaceen dilalka, islamarkaana saacaddaha soo socda ay la hadli doonaan warbaahinta.
Illa aiyo hadda ma cadda, waxa dhex yaalay labada askari ee midna la dilay midna isaga is-dilay, ee keentay inuu falkan dhaco.
Dhinaca kale, kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay in xalay weerar culus ku qaadday mid ka mid ah koontaroollada laga galo magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo ay ku dhaawaceen hal askari.
Maamulka Galmudug kama jawaabin sheegashada kooxda Al-Shabaab.
The post Askar laga qaaday Muqdisho oo hab yaab leh isku dilay appeared first on Caasimada Online.
-
-
-
M/weyne Biixi Oo Lacago Guddoonsiiyey 988-kii Qof Ee Ugu Hantida yaraa Ganacsatadii Xoolahoodu Ku Gubteen Suuqa Waaheen.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Barnaamuj ballaadhan oo Lacago loo qaybinayo dadkii ugu haynta hooseeyey ganacsatadii dhawaan hantidii ku gubatay dabkii suuqa Waaheen, si loo ganacsigoodii mar kale dib ugu bilaabaan.Munaasibadda qaybinta lacagta oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), xubno kamid ah golaha wasiirrada, guddida ganacsatada suuqa Waaheen, ayey ujeeddadeedu ahayd in hawlgalka Ballaadhan ee dib loogu xoolaynayo dadkii hantidoodu ku waayey suuqa Waaheen lagu ibo furo ganacsatadii danyarta ahayd oo tiro koob lagu sameeyey, kuwaas oo ganacsigooda lagu qiimeeyey inta u dhaxaysa $73 ilaa 5,000 oo doollarka Maraykanka ah.Ugu horrayn waxa madasha ka hadlay guddoomiyaha rugta ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Jamaal Caydiid Ibraahim, waxana uu sheegay inay kala huf iyo u dhabbo-gal dheer kaddib soo xuleen 988-kii qof ee ugu haynta hooseeyey ganacsatadii ay hantidoodu ku gubatay suuqa Waaheen, isaga oo xusay inuu madaxweynaha qaranku ku taliyey in dadkaas danyarta ah muhiimadda koowaad la siiyo kuwaas oo hayntooda hore lagu qiimeeyey inta u dhaxaysa $73 ilaa 5,000 (Saddex iyo toddobaatan doollar ilaa iyo shan kun oo doollar).Ku-xigeenka duqa Caasimadda Hargeysa, Mudane Khadar Axmed Cumar, ayaa isaguna bogaadiyey tallaabaddan uu madaxweynuhu hoggaaminayo ee qaadhaanka loo ururiyey suuqa Waaheen lagaga fuudh yeelay dadkii danyarta ahaa ee suuqa ku ganacsan jirey, kuwaas oo maanta noqday ciddii ugu horraysay ee Lacago la guddoonsiiyo si ay ganacsigoodii dib ugu bilaabaan.Xubno ku hadlay magaca dadka danyarta ah ee maanta lacagaha la guddoonsiiyey, ayaa madaxweynaha qaranka iyo xukuumaddaba ku ammaanay tallaabada ay lacagaha ku siisay, kagana dhigtay cidda ugu horraysa ee Lacago ay ganacsigoodii dib ugu bilaabaan la guddoonsiiyey.Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna guddoomiyaha guddida gurmadka iyo taakulaynta suuqa Waaheen oo madasha hadallo ka jeediyey, ayaa ku dheeraaday dedaalladii ay guddi ahaan ka sameeyeen sidii loo sugi lahaa tirada dadkii suuqa Waaheen ku ganacsan jirey, sida ay u kala jeeb roonaayeen iyo sidii ay u heli lahaayeen suuq ku-meel-gaadh ah oo ay ganacsigooda kusii wadan karaan.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo munaasibadda soo Afmeeray, ayaa ugu horrayn guddida gurmadka iyo taakulaynta suuqa Waaheen ku ammaanay sida xilkasnimada leh ee ay hawsha qaran ee loo igmaday u wadaan, waxana uu guud ahaanba shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay guddida la shaqeeyaan, wixii gurmad ah ee la ururinayona ay kusoo shubaan Akoonnada ay guddidu gacanta ku hayso, kana dheeraadaan wax kasta oo kala tafaraaruq ah xilligan adag ee lagu jiro.Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa caddeeyey in guddida iyo xukuumadda oo is kaashanayaa isla qaateen in wejiga koowaad ee qaadhaan qaybinta muhiimad gaar ah la siiyo ganacsatadii ugu jeebka yarayd suuqa Waaheen, iyada oo kuwooda qiimaha hantidoodu ka hoosaysay Boqolka Doollar la siinayo Shan Boqol oo Doollar, waxana uu yidhi,“Go’aankii aynnu isla qaadanay wuxuu ahaa dadka wixii hantidoodu shan kun ka yarayd waxoodii oo dhan aynu u celino, wixii Boqol Doollar ka yarna aynu Shan Boqol oo Doollar wada siinno, waayo waa lacag ummaddu soo ururisay, waxana waajib ah in horta kuwa liita laga daryeello, maantana taasaynu fulin doonaa”Lacagta maanta la qaybiyey waxa uu cadadkeedu dhamma $1,872,511 (Hal milyan siddeed Boqol, laba iyo toddobaatan kun, shan Boqol iyo kow iyo toban) Doollar, iyada oo 988-ka qof ee lasoo xulay 30-kamid ah uu madaxweynuhu gacantiisa ku siiyey, halka inta soo hadhayna iyo guddoomiyaha Baanka dhexe madaxweynaha hortiisa habka Electarooniga ah ugu diray.Wa-bilaahi Tawfiiq -
(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Barnaamuj ballaadhan oo Lacago loo qaybinayo dadkii ugu haynta hooseeyey ganacsatadii dhawaan hantidii ku gubatay dabkii suuqa Waaheen, si loo ganacsigoodii mar kale dib ugu bilaabaan.
Munaasibadda qaybinta lacagta oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), xubno kamid ah golaha wasiirrada, guddida ganacsatada suuqa Waaheen, ayey ujeeddadeedu ahayd in hawlgalka Ballaadhan ee dib loogu xoolaynayo dadkii hantidoodu ku waayey suuqa Waaheen lagu ibo furo ganacsatadii danyarta ahayd oo tiro koob lagu sameeyey, kuwaas oo ganacsigooda lagu qiimeeyey inta u dhaxaysa $73 ilaa 5,000 oo doollarka Maraykanka ah.
Ugu horrayn waxa madasha ka hadlay guddoomiyaha rugta ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Jamaal Caydiid Ibraahim, waxana uu sheegay inay kala huf iyo u dhabbo-gal dheer kaddib soo xuleen 988-kii qof ee ugu haynta hooseeyey ganacsatadii ay hantidoodu ku gubatay suuqa Waaheen, isaga oo xusay inuu madaxweynaha qaranku ku taliyey in dadkaas danyarta ah muhiimadda koowaad la siiyo kuwaas oo hayntooda hore lagu qiimeeyey inta u dhaxaysa $73 ilaa 5,000 (Saddex iyo toddobaatan doollar ilaa iyo shan kun oo doollar).
Ku-xigeenka duqa Caasimadda Hargeysa, Mudane Khadar Axmed Cumar, ayaa isaguna bogaadiyey tallaabaddan uu madaxweynuhu hoggaaminayo ee qaadhaanka loo ururiyey suuqa Waaheen lagaga fuudh yeelay dadkii danyarta ahaa ee suuqa ku ganacsan jirey, kuwaas oo maanta noqday ciddii ugu horraysay ee Lacago la guddoonsiiyo si ay ganacsigoodii dib ugu bilaabaan.
Xubno ku hadlay magaca dadka danyarta ah ee maanta lacagaha la guddoonsiiyey, ayaa madaxweynaha qaranka iyo xukuumaddaba ku ammaanay tallaabada ay lacagaha ku siisay, kagana dhigtay cidda ugu horraysa ee Lacago ay ganacsigoodii dib ugu bilaabaan la guddoonsiiyey.
Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna guddoomiyaha guddida gurmadka iyo taakulaynta suuqa Waaheen oo madasha hadallo ka jeediyey, ayaa ku dheeraaday dedaalladii ay guddi ahaan ka sameeyeen sidii loo sugi lahaa tirada dadkii suuqa Waaheen ku ganacsan jirey, sida ay u kala jeeb roonaayeen iyo sidii ay u heli lahaayeen suuq ku-meel-gaadh ah oo ay ganacsigooda kusii wadan karaan.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo munaasibadda soo Afmeeray, ayaa ugu horrayn guddida gurmadka iyo taakulaynta suuqa Waaheen ku ammaanay sida xilkasnimada leh ee ay hawsha qaran ee loo igmaday u wadaan, waxana uu guud ahaanba shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay guddida la shaqeeyaan, wixii gurmad ah ee la ururinayona ay kusoo shubaan Akoonnada ay guddidu gacanta ku hayso, kana dheeraadaan wax kasta oo kala tafaraaruq ah xilligan adag ee lagu jiro.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa caddeeyey in guddida iyo xukuumadda oo is kaashanayaa isla qaateen in wejiga koowaad ee qaadhaan qaybinta muhiimad gaar ah la siiyo ganacsatadii ugu jeebka yarayd suuqa Waaheen, iyada oo kuwooda qiimaha hantidoodu ka hoosaysay Boqolka Doollar la siinayo Shan Boqol oo Doollar, waxana uu yidhi,“Go’aankii aynnu isla qaadanay wuxuu ahaa dadka wixii hantidoodu shan kun ka yarayd waxoodii oo dhan aynu u celino, wixii Boqol Doollar ka yarna aynu Shan Boqol oo Doollar wada siinno, waayo waa lacag ummaddu soo ururisay, waxana waajib ah in horta kuwa liita laga daryeello, maantana taasaynu fulin doonaa”
Lacagta maanta la qaybiyey waxa uu cadadkeedu dhamma $1,872,511 (Hal milyan siddeed Boqol, laba iyo toddobaatan kun, shan Boqol iyo kow iyo toban) Doollar, iyada oo 988-ka qof ee lasoo xulay 30-kamid ah uu madaxweynuhu gacantiisa ku siiyey, halka inta soo hadhayna iyo guddoomiyaha Baanka dhexe madaxweynaha hortiisa habka Electarooniga ah ugu diray.
Wa-bilaahi Tawfiiq
-
Xildhibaan Si adag u duray Taliyaha & Ciidanka Booliiska S/land
Waxaan is weydiiyey qofka Muwaadinka ah ,ee Miskiinka ah ee Cadaalada u baahda ama ciidanka Booliska wax ka tirsada sida uu dulmi ,Cadaalad darro iyo ku tagri fal awoodeed uga badbaadi karo .Marka Xildhibanad Xasaanad leh sida Xildhibaan Maxamed Abiib waxaas aad arkeysaan uu Janankii Ciidanku kula kacay , Iyadoo hanjabaadaas iyo digdigtaas ay afxumo iyo Masuuliyad xumo uun ay thy ee aanu wax alle iyo wax uu ku sameyn karaa jirin .Tani waxay Cadeyneysaa in Ciidankeenii Boolisku xumaadey oo uu maanta u dhaqmayo sidii Maleeshiyaadka , uuna gabaad u noqdey , Tacadiga , tasaruf awoodeed oo aan sharuucda dalku siin iyo ku milan siyaasadeed oo ka saartey Nidaamkii Ciidan u dhaqmi lahaa .Marna waxaanan xaqooda lumineyn in kooban oo wanaagsani in ay jirto oo leh Saraakiil iyo Askarba , laakiinse aan wax la weydiin oo yaguba dulmanayaal ah .Waxa i taabatey Somaliland Cadowgeeda ayaad thy iyo Somaliland ma tihid !Somaliland Dhalashadeeda ma reer baa bixiyaMa masuul aan shaqadiisa garaneyn baa bixiyaMa koox nacamleynta iyo guul wadeynta masaariifta ayaa bixisa !Waxaan is weydiiyey yuu uyaqaan Jananku Cadowga Somaliland .Ma reer Awdal buu u yaqaanaa !Hadaba Jananka ayeynu ka rabnaa in uu Cadeeyo Sababta uu Xildhibaan Qaran ugu tilmaameyCadowga Somaliland .Waxa qoray Xildhibaan Mustafe Ahmed Khayreeye
Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Ay Xukuumadda Muuse Biixi U Fasaxday Ganacsade Jaar La Ah Tiyaatarka Hargeysa
in News - Wararka
Posted
Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Ay Xukuumadda Muuse Biixi U Fasaxday Ganacsade Jaar La Ah Tiyaatarka Hargeysa
Muran ka taagan dhul ay xukuumadu somaliland u fasaxday ganacsade la Jaar ahaa tiyaatarka Hargeysa iyo awooda maayar Mooge oo hal xidhaale adagi horyaalo.
Dabkii ka kacay suuqa waaheen iyo xaalada ka jirta caawa tiyaatarka hargaysa xidhiidh waynbaa ka dhaxeeya
Sida ka muuqata qoraalka ku qoran warqadan xiliga lagu soo beegay iyo Ciidamada faraha badan ee caawa lagu soo daadiyay Dhismaha tiyaatarku waa Arin si wayn looga soo shaqeeyay oo ah sidii xaalad abuur iyo joojin loogu samayn lahaa suuqa cusub ee ka bilaambay tiyaatarka Hargaysa.
Waxaana muuqata in dawladda gaar ahaan wasiirka wasaaradda Hawlaha guud ee Somaliland Cabdilaahi Cismaan abokor ayaa isku xoqaya Labada Ganacsade jaarka ah isagoo qoraalka hoose kasoo saaray arintan.
Qaran News